Runta beentu waa u cadaw-Axmed Mooge Liibaan-Qaaci|Lyrics

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 9 фев 2025
  • Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah. Hoobal waxa aad ka helaysaa fankii Soomaalida ee ka horreeyay 1991 iyo inta la baadisooc ah.

Комментарии • 42

  • @mceeri7238
    @mceeri7238 3 года назад +6

    Mayor Cabdikariim Ayuu Nooga Tegay Iyo Heeso Cajiiba
    AHUN axmed Mooge Liiban Baban

  • @waarimeysidewanaag8847
    @waarimeysidewanaag8847 4 года назад +7

    😇👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏👏
    RUNTU BEENTA WA U CADOW!
    XAQU BADILKA WA U CADOW!
    MIDNIMONA KELI WA CADOW!
    QARANKUNA QABIL WA U CADOW

  • @abdaleali6328
    @abdaleali6328 3 года назад +3

    Anana wanu kaa qaadnay qabrigigi ma huruda illahaw unaxariiso naxariis iyo nabadgalyo kjrgaaga ha ahaato

  • @liishaaninvestigation6641
    @liishaaninvestigation6641 2 года назад +1

    Waa eryadiii alle hau naxariistee
    Awkadleeye
    Laxamkii Xuuro
    Kamankii c/naasir macalin
    Codkii axmed mooge

    • @adammohed5416
      @adammohed5416 10 месяцев назад

      Adeer laxanka heesta waxa leh cabdinaasir macalin caydiid ka eeg youtubeka isaga oo afkiisa ka sheegaya

  • @nuureebo12
    @nuureebo12 3 года назад +3

    Waa xusuus qaliya dhalinyRDA reerhargeisa slland wXakujirSicid mohamed siciid ahmed mooge mubarik xariir. Muse bihi . Guled abdi. Farduse muse

  • @gureymohamed679
    @gureymohamed679 2 года назад +1

    "Baraddana nabsaa yaaloo
    Berrito waad ka sheekayne"
    AHUN intii Dhimatay 😥😥😥

  • @calimaqdis5952
    @calimaqdis5952 2 года назад

    Eraydii abwaan awkadleeye
    Codkii axmed mooge
    Kamanka cabdinaasir macalin caydiid

  • @zuhurzeyn2376
    @zuhurzeyn2376 3 года назад +5

    Eid Mubarak to all muslims around the world cafiimad igu ciida💖💖💝

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 4 года назад +10

    Mucjisadii fanka axmed mooge wuxuu lahaa cod cajiiba iyo qaab u heesid ugaara
    Boqorka qaaciga ninka keliya ee ku heesay badiba laxamada qaraamiga sida daceecad ciil nugul hayaan
    Wuxuu qaadaa heeso xambaarsan oo gudbinaya suugaan sida jacayl calaacal guubaabo wax u sheeg digasho ammaan duco isbarbardhig ama isu ekaysiin
    Fanaanada sahra axmed ayuu heesaha u badan la waaday sideetamaadkii ayay hargaysa u shidnayd
    Nb fannaanka taageero ayaan u ahay 80 heesood ayaan ka aqaannaa heesahiisa

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 4 года назад +3

      Kaabe Axmed Mooge Waa Fanaaniintii Qaaliga ahayd Waliba Taageero Weyn baan u ahay Inkastoo heesaha Qaraamiga Mar kay noqoto uu si Layaab leh u qaado Balse Markay Laxamada Qaraamka noqoto Waxaa Jiray Fanaanin Balo ku Qabay oo ay Ka mid ahaayeen
      Tubeec Aun
      Cumar dhuule Aun
      Kuluc Aun
      Dararamle Aun
      Mushteeg Aun
      Laba suule Aun
      Xuseen Kaahin Aun
      Cismaan gacanlow Aun
      Maxamed yuusuf Aun
      Axmed Mooge Aun
      Maxamed Mooge Aun
      Maxamed Joof Aun
      Siciid Xamar Aun

    • @chitopaz252
      @chitopaz252 3 года назад +2

      @@khabiirqaraam7935 Axmed gacayte hilmaantay😍

    • @khabiirqaraam7935
      @khabiirqaraam7935 3 года назад +1

      @@chitopaz252 Gacayte Fanaan qaali ah buu ahaa sxb Umaley jaceyl baa ka mida heesihiisa aan aadka u jecelahay

  • @cabdinaasirjamaac6010
    @cabdinaasirjamaac6010 Год назад +1

    Waayo waayo ❤️❤️❤️

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 4 года назад +3

    Alaha unaxariisto axmed

  • @user-yf2fy9sj8c
    @user-yf2fy9sj8c 4 месяца назад

    Allaha u naxariisto

  • @hamzeahmed6411
    @hamzeahmed6411 3 года назад +1

    Alle ha unaxariisto

  • @Qaraamiyahan
    @Qaraamiyahan 2 года назад +2

    Runta Beentu Waw Cadawe ❤️

  • @xamsemaxamed955
    @xamsemaxamed955 3 года назад +1

    Dadkii luuqda lagu mAnAystay alow kuu naxariiso adiyo wxii muslim ahpa

  • @fathhxxannn1
    @fathhxxannn1 4 года назад +3

    heesta waxaa lahaa Alle haw naxariste Maxamed Mooge

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 4 года назад

    Masha Allh waa xasuus qali Ah

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 4 года назад

    Alaa h haw naxariisto Amiin Amiin

  • @ahmedwarsame5028
    @ahmedwarsame5028 3 года назад +1

    eesh calaa Laxan iyo Cod💯

  • @haaaahaaaa5775
    @haaaahaaaa5775 4 года назад +2

    Mahafsanidiin

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 4 года назад +3

    waa hees macno ween leh

  • @Armani_yossef
    @Armani_yossef Год назад

    Laxanka waxa iska leh c/naasir m caydiid.

  • @haaaahaaaa5775
    @haaaahaaaa5775 4 года назад +2

    Calayk yaa axmed

  • @sugulefatax9749
    @sugulefatax9749 Год назад +1

    The elder talks befor lies is haram

  • @GaafahaNabsiga
    @GaafahaNabsiga 4 года назад

    Cajiib. 👏👍

  • @khadarhussain1741
    @khadarhussain1741 4 года назад +2

    Waa hees fiican

  • @SuhaybAskar
    @SuhaybAskar Год назад

    Asc

  • @caraweelo2673
    @caraweelo2673 3 года назад

    👑
    A.U.N 🌹🌹🌹

  • @nouramohamed3219
    @nouramohamed3219 4 года назад +2

    yaa salaam

  • @mohamedabdi5444
    @mohamedabdi5444 23 дня назад

    ❤🎉😢

  • @cabdilaahibari1254
    @cabdilaahibari1254 Год назад

  • @Muxyadiincabdi-q5y
    @Muxyadiincabdi-q5y 7 месяцев назад

    Inamuge