Deg Deg Sharma Boy Hawiye Daarood iyo Jareerwayne waa Dadkayga

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024
  • si aad u hesho wararkii ugu dambeeyay Soomaliya,Caalamka iyo Madadaalo nagu Soo biir#Subscribe_Like_Share_GuuxawararkaTube

Комментарии • 65

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 3 года назад +1

    Sharma boy horey usoco mudane halganka halkaas kasiiwad waan kugarab taaganahay marwalba

  • @stopcrimescyberbullyingnow5726
    @stopcrimescyberbullyingnow5726 3 года назад

    MashaAllah walaal si wanaagsan u hadashay fakar fiican soo bandhigtay Sharma waan wadanaa waa legendkeena Team Sharma marnaba noo hoos👏🌹💐🎉🥳😍💝

  • @iqruush---------pea8836
    @iqruush---------pea8836 3 года назад +2

    M.a allha hakuxafido sharma keep going

  • @fadumoyusuf6569
    @fadumoyusuf6569 3 года назад +4

    wanu ku garabtaganahay anagodhan sharma boy guuleyso waliga cadawgadana cagta hoosteda ayeey ku jiiran guleso sharma boy

  • @Amal_UK
    @Amal_UK 3 года назад +3

    Sharma boy ❤❤❤

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 года назад +1

    My Boy Sharma Boy, Hooyo, Mcne Konton Jirbaan ahay, and I feel waxaan dareemaya, inaatahay Somaali Mideeye, Waana Sababta, aan Hesahaada ugahelo, Love for Sharma Boy, Ur up👍 haters are Down👎

  • @mlove3616
    @mlove3616 3 года назад +2

    Waa sax anagoo hooyooyin ah waan jecelnahay sababtoo ah waa nin yar oo wadani ah oo aad u qalbi fiican oo jecel dadkiisa iyo dalkiisa Ilaahay cadowga ha ka qabto waxaan Ilaahay ka rajaynayaa in dhalinyarada soomaaliyeed u ka masaxo qabiilka somaliya dib u dhaca ku haya waana sida kaliya oo horimar lagu gaarikaro soomali oo midaysan oo gacmaha is haysta si ay aduunka ula tartamaan waxaan qabaa rajada kaliya ee aan leenahay waa dhalinyarada soomaaliyeed oo isku duubma oo mid noqda Ilaahay faraj ha noo furo oo xaqa ha ina tuso amiin

  • @army-on8wp
    @army-on8wp 3 года назад +2

    Sharma waa somali

  • @anabnur2179
    @anabnur2179 3 года назад +1

    thanks Guuxa guulayso Sharma Boy He's legend singer Somali 😍

  • @abdosayidibrahimomaral-jab4052
    @abdosayidibrahimomaral-jab4052 3 года назад +1

    Sxb sharma waa ka wada taa keep on waana markii igu horeysey fanan somali aan u commenta gareeyo mahadsanid fanan soomaliyee oo dhab eh baa tahay

  • @farahfarah3604
    @farahfarah3604 3 года назад +6

    Sharma boy iyo somaliwany hanoolaato qabiiil iyo jaajuus ha dhacaan

  • @cashaluulacashaluula8446
    @cashaluulacashaluula8446 3 года назад +1

    Sharma.boy❤❤❤❤🌷🌷🌷😍😍🇸🇴🇸🇴

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 года назад +1

    Faniin Mogadishu laheystayaal sharmboy hore noogu sheegey

  • @xasancabdi6857
    @xasancabdi6857 3 года назад +2

    M.a

  • @fadumagargar946
    @fadumagargar946 3 года назад +3

    Fanaaniinta reer muqdisho wey cabsanoyaan waa la maamulaa. Waa la heystaa xur ma aha

  • @ayaaniidle7918
    @ayaaniidle7918 3 года назад +3

    waxaan.ahay.hooyo.waan.jeclahay.wiilkega.sh.boy.cadagiisa.cagta hoostis

  • @mohamedhagi8492
    @mohamedhagi8492 3 года назад

    Good comments bro. Somalia hanoolaato.

  • @nimcoawil1761
    @nimcoawil1761 3 года назад +4

    Sharma boy noolaw

  • @sacdiyoahmed6904
    @sacdiyoahmed6904 3 года назад +1

    Waye cabsadan waxaa kaga yabaa in faro laga hayo dhamantoda marka sidas aye uga gabsaden Sharma boy 🇸🇴 Wayne ayaa garab tagan 🇸🇴❤️🎤🇸🇴🎤❤️✅💯

  • @bad_boy_abdalla4589
    @bad_boy_abdalla4589 3 года назад +3

    M.a team sharma

  • @fartunabdullah6702
    @fartunabdullah6702 3 года назад +8

    Nolow sharma iyo maslax

  • @khadarkiin2880
    @khadarkiin2880 3 года назад +7

    Keep going legend

  • @fadumawacays3256
    @fadumawacays3256 3 года назад

    Saxiix waanu wadanaa sharmaake yare jir oo joog indhihii kucunilahaa ha naxuuseenn ciddii uurka kaa necebna deyran waa ay ku hinaaseen fanaaniinta muqdisho balse cidla maaha sharma boy waa uu buuxaa

  • @zahramohamud9854
    @zahramohamud9854 3 года назад

    Guuleysta😍😍😍😍😍

  • @faadumomaxamed1342
    @faadumomaxamed1342 3 года назад

    Waad fikir fiicantahey hore u soco keep Going

  • @nacimajama8749
    @nacimajama8749 3 года назад +1

    my dad tol me that know asaga waaxo shaaqenaya said bara xiisabiyaha u ahaa xamar waa masha ku dhashaay laakin kuma kuriin xodiiteda ku duugan

  • @arkaboy9072
    @arkaboy9072 3 года назад +5

    Asc sxp setahay xld

  • @zakariyeqeys1153
    @zakariyeqeys1153 3 года назад +3

    M.a ❤️❤️

  • @zahramohamud9854
    @zahramohamud9854 3 года назад +1

    Asc wr

  • @mulkiabdi4514
    @mulkiabdi4514 3 года назад +1

    Anaga qabiil dooni meyno

  • @luuljaamac2023
    @luuljaamac2023 3 года назад +3

    QABIIL ALLAH AYAA ABUURAY AABAHEEN ADEM AYAA WAXAA LAGA
    ABUURAY CIID OWLAADIISII WAA ILMA
    ADEM INAGUNA WAXAAN KU ABTIRSANAA AABAHII NA DHALAY IYO
    MEESHUU KA SOO JEEDO OO ALLAAH
    NOOGU TIMAAMAY INAAN ISKU AQOONSANO MAAHA INAAN WAX ISKU
    YEELNO. SIDAAS DARTEED SHARMO BOY IYO DHALINYARADEEN DHAMAAN
    WAXAY MUDAN YIHIIN INAAN LA DHIBIN OO QABIIL LAGU XUMAYN WALIBA AYAGOO KA ARAGTI FIICAN
    KUWII ALIFKA QABIILKA NA BARAY OO
    WALI NALA HORTAAGAN OO RABAAN
    INAY DHALINYARADII INDHAHA FURTAY
    ARKAY INAAN QABIIL DARAJIYO DUGAAL LAHAYN.

  • @mohamedahmednur7440
    @mohamedahmednur7440 3 года назад +2

    Waa runta Walaal

  • @abshirokeyr6418
    @abshirokeyr6418 3 года назад +3

    Asc maasha alaah run baad ka hadashay

  • @nassalman6599
    @nassalman6599 3 года назад +1

    Fanaan Nairobi lamid waaye laheystayaal

  • @nacimajama8749
    @nacimajama8749 3 года назад +1

    sax 4 baraya no dhaxaasay xorniimada

  • @abdulmohammed1824
    @abdulmohammed1824 3 года назад +2

    Waxaa noo sheegased waa runtaa

  • @hamseharun7460
    @hamseharun7460 3 года назад +5

    maya taa qabiil magacaabista waa laga fcnyhy gobolada soomaaliyeed hakadhigo hesta gobol kasta reer ayuu matalayaa sharma awalaa ulo booc loogu tukubaayey sharma waan wada jecelnhy

  • @MaryamaHassan-go9xk
    @MaryamaHassan-go9xk 3 месяца назад

    War xasheeg manto dhan hadline so dah qa

  • @maryamaalaayaxafiidaamiin8749
    @maryamaalaayaxafiidaamiin8749 3 года назад

    Isaaq masomali baaaa warcusub no

  • @mohamedsugal4318
    @mohamedsugal4318 3 года назад +2

    90jir ban ahy nikan wa wata IGA yabsaday lipxan lipxyasha

  • @user-gd3xm1ql4u
    @user-gd3xm1ql4u 3 года назад +2

    Wwwww❤️❤️❤️❤️❤️❤️👍👍👍👍👍

  • @yaashyaashyaashyaashali1391
    @yaashyaashyaashyaashali1391 3 года назад +2

    Sharma boy mabo heeso hestisa Damerka ada waa hesi kara ilen hes mabo ahan waa iska hadale

  • @AL_shahada
    @AL_shahada 3 года назад

    Yaa ugaandhees ah ciyal cafayo iyo ciyaal geel jir yuu uhiliyay ugandhes iyo aduunka oo kumalgeliyo ugadheska jido lee tagta ragkale leelajoogtaa ani jaraafo waadigujirtaa

  • @zahramohamud9854
    @zahramohamud9854 3 года назад

    Nooloowe haber yer adiga iyo rer xamar dhan iyo sharmo boy

  • @Durwaa
    @Durwaa 3 года назад +2

    Been badanaa hooyo afartanjira heesaha sharma boy xafidsan kuye, hooyooyinka shaqa la-aa.

    • @stopcrimescyberbullyingnow5726
      @stopcrimescyberbullyingnow5726 3 года назад

      Maxaa been aha sharmq cid kastaa j jecel cirooleh iyo caruurba iyo inta u daxeeysaba hada comments mama dhaheeysa 50 aan jiraa heesahaaga waan jecelyahay waan ku taagera leh

    • @stopcrimescyberbullyingnow5726
      @stopcrimescyberbullyingnow5726 3 года назад

      Comments aqri macaa 90 jir sharma taagersan ahay la leeyahay

    • @Durwaa
      @Durwaa 3 года назад

      @@stopcrimescyberbullyingnow5726
      Hooyo saqajaan ah iga dheh ninkaa aad sheegaysid dhaqan xumo ayuu dadka ku soo kordhiyay heesahiisa oo dhan waa kuwa aqlaaqda, dhaqanka iyo aadaabta ka fog marka habarta jeclaanayso waa mid qudhun ah oo qudhunka jecel.

    • @stopcrimescyberbullyingnow5726
      @stopcrimescyberbullyingnow5726 3 года назад

      @@Durwaa mooryaantii maseersaned oo odaygi khaniiska dabeeyste family futada ka fayday uma xumid dhaqan xumo aababeed iyo hooyadeed waa asaga iyo adiga Nacalatulaahi calal qowmuluud diinta is gaarsiya intiinaa dadka idinkaga sareeya dhinac walba afka la soo galeeysaan

    • @Durwaa
      @Durwaa 3 года назад

      @@stopcrimescyberbullyingnow5726
      Uskud dhiiqayahay dhareerayso oo daba iyo wax afkeena aan kala xishoonayno ku hadlaysa sida loo hadlo baro dhaqan xumo ayaa caado kuu ah wax kale ma taqaanid damiin yahay dulinimada lagu koroyay.

  • @huaweiy8179
    @huaweiy8179 3 года назад +1

    kkkk wali qabyaalad ayuu kuhadleeyaa haday runtaada tahay

  • @axmedmaxamedsalax1648
    @axmedmaxamedsalax1648 3 года назад +2

    F

  • @axmednuurali3369
    @axmednuurali3369 3 года назад +3

    Habarta silked ben bdn

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 3 года назад +2

      Markad sas u cayeeyso hooyo ama dumar hooyada iyo walasha koda firi wasaqyahow

    • @farhiyoabdirisaq261
      @farhiyoabdirisaq261 3 года назад +2

      Is marji

    • @halane6523
      @halane6523 3 года назад +1

      Waryaa hooyo soomali ha caynin xaaraan ayaa lagugu dhalay

    • @fartunabdullah6702
      @fartunabdullah6702 3 года назад

      @@halane6523 intas waxeey.quru la yihiin.wilka yarka bal maxeey.ka.raban.cunug wadankisa jooga.o ku faraxsan