Somali Music Nafteydu naf bey rabtaa Song by ☆Farxiya Fiska☆

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 7 фев 2025

Комментарии • 305

  • @xamseaadan
    @xamseaadan 27 дней назад +4

    naftaydu nafbay rabta naftuna nafkalay rabta wadnaha nabarba kuyaal😢😢😢😢😢 aduunyo gelinba waa si hadad qoralkaygan aragtid nolol qurux badan ayaan Ku rajaynaya wllo❤

  • @ikraanCabdi-b1f
    @ikraanCabdi-b1f Год назад +13

    Nafteyda nafbeyrabtaa naftunah nafkelay rabtaa 😢aniga midan aya i hesata allahayow ruxaan jeclahy malin uun ila kulan sii💔😢

  • @MahadAliahmed
    @MahadAliahmed Год назад +50

    2:00 ayaan dhagaysanaya habeen khamiisa bishuna tahay 31/8/2323 Magaladaydi hargysa ee aan ku dhashay kuna karay ano u jooga fasax maalmihii u dambeyay iyo jawigi aduunka waxaa ila fadhiya saxibadaydi yaraanti oo aan aad isku jeclnay, waxaanu ka sheekaysanay xasuusti caruurnimo, ti dhalinyrnimo ee aan soo qadanay iyo xasuus kale oo qurux badan oo aan cawa iyadana meel dhignay old is gold qoralkaan waxaan rajayna yaa sanada kale i xasuusiyo habeenkan qimaha badan ee aanu haragysa caday cagta ku labanay ❤️😭✈️👬

    • @hooyoxaawa9448
      @hooyoxaawa9448 10 месяцев назад +1

      Kumee so jawab 😢❤

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 9 месяцев назад

      Fiska cisiyo sharaf ku noolow hees ugu yaraan 10 sano anan dhagaysan ayaan caawa dib usoo booqday lakiin I'm not emotion♥️🚫🙏

    • @sagalibrahim8929
      @sagalibrahim8929 4 месяца назад +1

      Noloshu gabigeduba waa xasuus wlhi waxkhtiguna waa seef 24/ 10/4😢

    • @moali6299
      @moali6299 11 дней назад +1

      Nabad ahow walaal waxaan rajaynaya inaad nabad qabto.

  • @FaizoCusman
    @FaizoCusman 8 месяцев назад +54

    Sacadu waa 8:00 habenima magaladuna waa muqdisha 22jir ah qalbi jab io quuus taagan💔😭sida sahalka ah aan ku bartay io sida dhaqsida ah uu isku badalat isma laha rabiyow qalbiga iiga reeb oo midka qeyr badan iigu badal 🤲💔😭hadaa iga danbeysa like ha Ila dhaafin 👍

  • @ubdiqanicaqli4326
    @ubdiqanicaqli4326 Год назад +13

    Heestaan waxaan dhagaysta mar walba markaan iyada so xasuusto run ahaanti hadaan ogaan lahaa inuu jacaylku ani igu dambayn doono wax walba ay jeceshahay waan isamayn lahaa balse manta way iga tagtay sababtoo Ana fahmin jacaylka ay iiqabtay iyo wax walba ay dartay u samayn jirtay inaan iska indha tiri jiray ❤️‍🩹🥺💔

  • @asmamahed
    @asmamahed Год назад +29

    4/12/2023😢❤
    Iso duce inu alle qalbiga i qabojiyo wll😢❤

  • @muna_____somali
    @muna_____somali Год назад +5

    Nasiib Lama dhaafayee
    Aduunkan nagaadi iyo
    Kayeel nabadoo lagu Nastiyo
    Nasri baan Eebahey kasugi 😢❤

    • @Shekeye-u2c
      @Shekeye-u2c 3 месяца назад +1

      Magaca boqordeyda wata ta tan dumar ka dortay 😥

  • @NimcoAbdihamiid-sz4fn
    @NimcoAbdihamiid-sz4fn 14 дней назад +1

    Heestan waxaan dhagaysanaya 20:37 ______24/1/2025 waxaan jooga galkacyo da'dayda 19sano jir haddii nur la I dul dhigay natijana anan ahyn jcyl noci yh hadu mana xaan ihely😓😭💔🔥💘

  • @HoodoAdanYusuf
    @HoodoAdanYusuf Год назад +11

    Heataaan waaa hees markaaan maqlo qalbiga ka ilmeyo waxaan xidhiidh laheyn wiiil mudo 1sano io badha wilkiiii waaa jeclaanjiray isna sidooo kle malin malmaha kamida calaf baaa nakala kexeyey wn daremay markuuuu gurkeygi maqlay suuu noqday io xaladuuu galay💔😭 0:31

    • @shubkakaar
      @shubkakaar 9 месяцев назад +1

      Abyoh ina sas yesho maheen😢

    • @XasanAxmed-r3k
      @XasanAxmed-r3k 4 месяца назад

      Maxed nova sheegi khayano ayaad ku sameysay ee

    • @Moha7993
      @Moha7993 2 месяца назад

      Why hadad jeclayd qofkale ugaraacdayna

  • @gabadhugaradkudhalay4387
    @gabadhugaradkudhalay4387 Год назад +30

    Nuxuus ba igu habsade nashaadi bu latagay 💔😭 wlhi jclka wa cudur qofkan jeclaa isma hayno Wali wa jeclhy dhowrsano kadib Wali wan raba nafta Kama samrin riye Ila thy Ina wayay isaga duruuf aduun ba nakala fogeyse qof kle igama doran family issues ba hesta isna ilhey haka furdamiyo Ana raja ku nolahy one day wa heli Donta naftyda amisanthy Ilhow qalbiga iga reeb oo bashaahnimade io nolosheyda wacned dib igu celi 💔😭😭

    • @Mohan_dakane
      @Mohan_dakane Год назад

      Wuku so labana i.a🥹

    • @gabadhugaradkudhalay4387
      @gabadhugaradkudhalay4387 Год назад

      @@Mohan_dakane waxu wa aduuye ninba wayo so jooog 😭wa laga baxa wll Mhdsanid

    • @mustaaqnasir4520
      @mustaaqnasir4520 Год назад +1

      Inaad midawdaan baan alle idiin waydiiyay jacaylkiinuna isagoo kii kabadan😥🥲🤲❤️

    • @VaizaOsman
      @VaizaOsman 11 месяцев назад

      ​@@gabadhugaradkudhalay4387xppti ma heshay wilki

    • @hooyoxaawa9448
      @hooyoxaawa9448 10 месяцев назад

      Wll qalbiyey ma midowdeen😢❤

  • @kowsarabdiali
    @kowsarabdiali Год назад +8

    Nafteydu Nafbay rabtaa Naftuna Naf kalay rabtaa hadii nuur la I duldhigay najiidan anan haayn jecel nuucii u darna wllhi qisa jecel waxa tahay waan soo maray I.a nasiib fiican illhay ka sugii 💔🥹😥qof jeceshay markii ku qiyaamo waaliba mar mar badan aaday u xuntahay I.a nab siigu iga galay maalin ka soo baxa sugaya😢maantay tariikh tahay 11/2/2024 marka dabe ee fariintay soo fiiri waxa rajeyna aniga oo xlada aan had ku jiro in waxa iska badalan😥😥😥

  • @abwaanheersare1
    @abwaanheersare1 10 месяцев назад +22

    Sacadu waa 11:12 malinnimo wan xanuunsanahay hestana weey idaran tahay hada ayaan cirbad isi soduray da.deydu 24jir Magaladu waa muqdisho waxa ilajira asxabteyda waxan rejeyna in qoralkan xasuus inoqon doono hadan nolahay😢. Heestu hada waxay iimaree hadii nuur la idul dhigay natijana aanan heeyn😢😢

  • @ssffs484
    @ssffs484 11 месяцев назад +8

    Cawe xanunka daremayo illahey unba og 5 sano ban jeclaa marku wax helay an is lahaa reerbaa yeelaneysaan buu igu dhhy qof kle ban jeclhy anigo xiligii adkaa garabkiisa ahaa wn bogsan insha allah 😭😭

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 Год назад +5

    Wadnaha nabar ba kuyal jacaylkana wa u nuglahay ❤isnin 1/1/2024 haben xusis tisa wata ya rabi waxan rajaynayo i rume

  • @caynaancabdi7895
    @caynaancabdi7895 Месяц назад

    Wadnaha nabarkaa ku yaal!.
    Codkaaggu dhiigga cadbuu kordhinayaaa farxiyaay.

  • @WaayoArag.
    @WaayoArag. 2 года назад +10

    Mid ka mid ah heesaha aan jeclahay. Farxiya Fiska Eebbe haku karaameeyo sharafeey

  • @abdikifaxbadal6196
    @abdikifaxbadal6196 2 месяца назад +5

    Waxa jirtay gabadh an isbaramay 2018 waxan ahyn isku fasal ruun ahnti ayada aan ban ujeclaa lakin sabab jiraa owgeeda ayada xiriir uma so bandhigaan waxan kaliya la noqday saxiib mudo laba sano kadib malin jumca ah 13/11/2020 baan ayaada xariir jaceyl uso bandhigtay lakin nasiib xumo ayada wey iga diday ayado igu dhahday waxad iguso dhowaneysay waxan bad damecsaneyd miyaa ayaado markas an daremanin xalaada an ku jiro iyo jaceylka an uqaabo intu la egyahay balse aniga darenkeygi wan qariyay anigo ayada raali gareynaya isna leh yeysan ka foganin ayada balse naf wax jecel ma quusatee marki uu sanadka 2021 bilowgisa baan isdhahaay mar labaad usheego darenkaga jaceyl ee ad uqabto ayada balse mar labaad waxan kala kulmay hadala markaas anaan ayada ka filanin o niyad jab a😢 markey halkaas mareyso aniga waxan goansaday inan ayada anan la hadlin kana foogado si an u ilaawo mudo markaasa sanado igala badneyd aniga balse hal bil kaliya ah aheyd ayan waxan maqlay in la so doontay ayaada o mardhow eey guuri gali rabto Aniga markaas waxan galay xalaada anan hada qiyasi karin balse ugu danmbeyn wan aqbalay wanan ka gudbay✋💔 (NASIIB LAMA DHAFAYEE ADUNKO NAAGADO IYO MEEL NABADO OLAGU NASTIYO NASRI BAN EBEHEYY KA SUGI😢)
    1:38 16/11/2024

    • @muhazeali2142
      @muhazeali2142 2 месяца назад

      Sorry walal wa iska xaal aduun😢

  • @izmailmohamouth7727
    @izmailmohamouth7727 Год назад +4

    AnigGgoNn wax qalbi jab ahi jiriNn saasSOoYy thaYy waNn dhagaYystTa.ilahaYy ha ii kaa daaYyo caWo cumar cabdilHi cige ❤😢

  • @cadaaladaxoogleh408
    @cadaaladaxoogleh408 Год назад +1

    Boqorada codka farxiya fiska caleeek ❤❤❤❤❤❤ sida fanaanadeena u jecelnahay iyo subc badan iyo kile badan u heesan isma lahan is muujiya please saan waa ka xumahay 1M iska dhaaf 1B ka badan u qalanta come on taageerayaasha idiinma jeedo

  • @apdirazakmahmed2782
    @apdirazakmahmed2782 2 года назад +25

    Heestan xusuus ayey galisey 2022/5/3 Habeen arbaca saacaduna tahay 11:00 soo galeyso ayaan ku dhageysanayaah Carbiska Shaqo Qaran somaliland

  • @Bureqaj
    @Bureqaj 3 месяца назад +1

    Heestan waxay i noqotay xasuus aad igu weyn markan wayaay qofkeygii waqti aan dhagysto waxa ugu horeysay 2021 lkn xiligay sameynta weyn igu yeelatay waxa weyee 18/6/2024 mrkan wayaay qofkeygii jecel xad dhafay mrkan u qaday ka dib ayu i shegay inu ruux kle jecla markas ayaan bilaabay nafteydu nafbey rabta naftuna naf kaley rabta ax ilahaw qalbigayga ka masax 😭😭💔

  • @SadamMohomoud
    @SadamMohomoud 4 месяца назад

    Heestan midha macan waxan dhagaysanya anoy hamigugu ku jiro inan tahribi iso duceya in alle I fudeydiyo oo an dhaqso ka baxoy libiya ❤😢

  • @shukrim9927
    @shukrim9927 3 месяца назад +1

    Farxiya fiska music nafteyida nafkale rabta jaclka 8th June 2024 waw Wan xasuus farxiya fiska song love love love love love

  • @NaimaMuniish
    @NaimaMuniish 9 месяцев назад +6

    00:48 haben nimo ayan bananka sofariste anigo aad uniyad jabsan ilhyna waxan kabarya inuu qalbiga iqaboji qofkii aan jeclahy aya iqiyanay ad ayan uga murugoday waxa uu igu sameye manaxan ayaa ihele isooduceya inuu ilhy qlbiga iqabojiryo nasri ban ebahey kasugi💔🥺🙏

  • @Ciidle1
    @Ciidle1 Год назад +2

    Naftaydu naf bay rabta
    Naftuna nafkale rabtaa💔😢
    Wadnaha nabar baa ku yaal
    Jacaylka u nugul"
    2:00 am 11 January 2024 💔💔💔

  • @KHADAR-p8
    @KHADAR-p8 5 месяцев назад +3

    Manto ah malin isniin tariqduna tahy 2 September 2024 10:39 subaxnimo
    Hadi ad iga danbayso like iisar

  • @Mucaad7337
    @Mucaad7337 7 месяцев назад +11

    15/6/2024 Eid arafo aya bari ah
    😢heestan waxan dhegaysanyh xili an dhex dabalanayo mowjado ad u xanuun badn io dhibato aduun 😰 naxuusba igu habsady nashaadi bu la dagay 😰niyada simar ban ku iri
    Wxn booqon doona ano sidan ka wanagsn inta iga dambeysana iso duceeya

  • @Miirnahmahamedcabdisalan
    @Miirnahmahamedcabdisalan 9 месяцев назад +5

    Naftaydu naf bay rabtaa naftuna nafkalay rabtaa watan maanta ihaysta meel aan u dhaqaaqo ma hyo😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @NafisoabdiNuur
    @NafisoabdiNuur 5 месяцев назад +4

    Yarabi manta malmaha igaduwane qalbiga iqaboji nasirow maxa cill ibadey😢😢5/9/2024 ala qalbigaa😢😢

    • @NacimaAbdullah
      @NacimaAbdullah 5 месяцев назад +1

      Sorry qalbiy 😢😢

    • @Moha7993
      @Moha7993 2 месяца назад +1

      Waba anga naxay magacyga intaan arkay qalbga Allah hakuqaboojiyo nolol cuzup kurajeynaya

  • @abdihakimahmed10
    @abdihakimahmed10 Год назад +6

    Noloshu waa cajiib
    Jaceylku waa cajiib
    Waqtigu waa cajiib
    Calafku waa cajiib
    5 feb 2024 12:18 Duhurnimo

  • @xaaxaale100
    @xaaxaale100 Год назад +3

    Erayadii Abwaan Cabdi Dhuux Yuusuf Maareeyihii hore ee Tiyaatarka Qaranka cimriga Allaha kuu dheereeyo Abwaane

  • @badrauk6940
    @badrauk6940 Год назад +6

    30 jun 2023 ban dhagaysanaya anoo niyad jabsan qofkan jeclana aan wayay😭💔😭💔😭

  • @mohamud-fe4zm
    @mohamud-fe4zm Месяц назад

    3.13 habeenimo habeen aan nolosheyd mustaqbalkeyga aan anigu burburiyey gaar waliba sigaar school f4 anigoo 5bilood soowadey 😢

  • @mawliidomermilano4663
    @mawliidomermilano4663 Год назад +3

    Caawa oo ay bishu tahay Friday 19 January 2024 saacadu 1;57 hapeenimo waxan dib u xasuustay jcylkygi koowad ee ibartay dareen iyo damqashoba 😢

  • @ShugriaxmedCaydiid-yr2ct
    @ShugriaxmedCaydiid-yr2ct Год назад +3

    3 July 2023 maalin isniin ah sacaduna tahay 5:46 galabnimo anigoo intaas oo wiil iga dabo socoto ayaan hadana asige dartiis iska indha tiray asige dartiis aan uga soo baxay gayeenkey bulshadii aan ku dhaxjiray xitaa gees uga baxay kaligiis aan ta meel fadhiistay ka fikiraa asigana ima ogo nafteyda nafbay rabtaa naftuna nafkley rabtaa wadnaha nabarbaa ku yaal

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 7 месяцев назад +2

    Nasiib aan eebe hayn ha sugin hibooleydii dankii dhexe magoosha jiilkaan 2024 ayaan dhagaysanaya anoo safar u ah mombasa kenya safari njema insha allh 🙏🫡

    • @MaxamedXasan-ex8yy
      @MaxamedXasan-ex8yy 6 месяцев назад

      SIXID nasiib ma'aha ee waa ñasri Baan eebahey kasugin

  • @QamarCali-p4n
    @QamarCali-p4n 3 месяца назад

    21/10 2024 wa habin talada sacdu 2:43 waxn daremay qalbi xanin dal farabadn iyo nid jab shadina wan ka fadhiste iso duceya wllo hadad iga dabeyso😭💔😭💔💔😭😭😭😭

  • @fardowsafardowsa4976
    @fardowsafardowsa4976 3 года назад +18

    💔💔💔😭 runti qalbiga manta ixanunaya💔💔😥😰😰

  • @Ruwayda-s7d
    @Ruwayda-s7d 3 месяца назад

    Saacad waa 12 pm naf ban jeclahy nafteydana naf baa jecel niyadna uma hayo qofka i jecel 😢 ALLOW SAHal xalka

  • @Kuuuzeeyyyy
    @Kuuuzeeyyyy 8 месяцев назад +1

    Alxm manta ani qof ijecel waa hestaa balse anigu mid kalaban aduunka ujeclahay illhyoow qalbigayga midkan iraba oo soo jeedi ooo qalbiga iga reeb qofka kale yaarabi😭😭😭😭

    • @siman111
      @siman111 8 месяцев назад

      Aamin Inshallah midka qayr kuu ah Mashallah aamin

  • @AminaMohamed-v7h
    @AminaMohamed-v7h 8 месяцев назад +2

    Rabbow qofkii aan jeclaa wali aduun yada maiman baan umaleynayaa 💔💔💔😭😭

    • @Ciidle1
      @Ciidle1 4 месяца назад

      Sabob huno

  • @dekashuayb2079
    @dekashuayb2079 2 года назад +3

    Qasaal tv daawo riwaayadi cusub qof weyn ainga lmatihid ayuub

  • @ZakriyeZaki
    @ZakriyeZaki 9 месяцев назад +2

    sun /12/my😢 8:08 naftayfu nafbay rabtaa naftuna nafkaly rabta😢riyadu maw nacas nima 😢 jecelku xuma marku kaliga yahy oo 😢lawayo si lagaga tago 😢 jecelow h.ws😂 😢
    Naftaydan zazabaya hadad noqoty zahaley 😢❤

  • @IlwaadGabo
    @IlwaadGabo 2 месяца назад

    Naftayde naf baye rabta naftuna nafkaleye rabta😢😢😢😢

  • @NacimaAbdullah
    @NacimaAbdullah 7 месяцев назад +8

    Wa malin arboco ah tariqtuh 3 bisha July sanadku 2024 😢😢😢 wa malin an kadarimayuh qalbiga kulel wayuh wa malin an guan kaqatiy qof qalbigika ad okuwin 😢😢😢 xasos hae ahatuh nasib lamadafiyeh nasribah ebahiy kasugiy😢😢

    • @NacimaAbdullah
      @NacimaAbdullah 2 месяца назад

      Wa malin taladu ah tariqto 3 bisha December sanadka 2024 islasanadkey daxdesa ayah marlawad kudawacmiy xirer jacel 😢😢😢😢😢qabiga Allah eqawojiyo

  • @XamdiCabdi-t7d
    @XamdiCabdi-t7d 2 месяца назад

    2024/11/25 November 😢9:28💔😭 qofkan jecla 😢qof kalu La joga runti qalbiga ii gubanayo hadan ogan laha jaceylka intas la eg Uma qaden allow qalbiga ii qaboji😢💔

  • @QuenKiin
    @QuenKiin Месяц назад

    Hadii nuur la idul dhigay natijana anan heyn 💔

  • @FathaNuura-q3h
    @FathaNuura-q3h 22 дня назад

    Hadiii nuur ley duldhigey natiijana anan hayn😢

  • @Najuuy
    @Najuuy 8 месяцев назад +3

    Inta iga si danbayn donta 18/5/2024😴💔

  • @Amran819
    @Amran819 7 месяцев назад +4

    Wadnaha nabar ba kuyal 😢 1/7/2024

  • @Milgoyar1111
    @Milgoyar1111 7 месяцев назад +1

    Hadii nuur la iidil dhigay natijanah anan hyan 😢

  • @bulshaachannel2696
    @bulshaachannel2696 2 года назад +8

    Fiska really talented sister keep going with your good and soothing voice you really made me get rid of all sort of stress for every while I here this attractive voice

  • @zahrazuhuur9002
    @zahrazuhuur9002 Год назад +1

    31 /8 /2023 /August habeen jimca ah asiga waa max muus anigana qalbigiisa max buus ku ay jacel kulama tashanaayo😭😭😭😭 10:39 habeen limo

  • @SacdiyoYussuf-k5k
    @SacdiyoYussuf-k5k Месяц назад +1

    Waa sidaa 🧐🧐

  • @MohamedSulub-kt6xl
    @MohamedSulub-kt6xl 9 месяцев назад +2

    29/4/2024 axad ah saacadu waa 9:30 subaxnimo waxaa rajo beeshey riyo aan mudo naawilayey😢😭💔💔 anyway gabadhaa walaashaya nolol farxad leh ban u rajayna yadoo bilaa sabab igaga tagty😭😭🙏✌️🙏❤️💔

  • @bulshaachannel2696
    @bulshaachannel2696 3 года назад +2

    Fiska 💔💔💔 you remind me of back memories

  • @AwilAwil-y3n
    @AwilAwil-y3n 6 месяцев назад

    Ilaahada xabsi kuyaala India ayaan kujiraa oo waxaan ku xakuma nahay xabsi daayin hestana waan dhageystaa😢😢😢

  • @xamaraawi7406
    @xamaraawi7406 Год назад +3

    18/8/2023 ❤ Sacuna Tahay 3:30 Baa Anoo Hestan Igaso horbaxday Xasuus BaN Galay Naftaydu Nafbay rabtaa Naftuna nafkale rabtaa Riyada Ma Unacsnimaaaaaa

  • @AhmedGeydhe
    @AhmedGeydhe Год назад +2

    Naftaydu Nafbay Rabtaa💔😰

  • @MohamettmohamuttmohamettMohame
    @MohamettmohamuttmohamettMohame 8 дней назад

    31/1/2025 😢 habeen jumca ah heestan wxn dhagaysanayaa anigoo xalad dareen kujira😊

  • @SaidDego-gu7zl
    @SaidDego-gu7zl 9 месяцев назад

    1:58 jcyl Aya ihay waxan jeclhy Wil la dhaho apdirahman cJ oo rer puntland rer qardhod😢😢

  • @mohajama5621
    @mohajama5621 11 месяцев назад +2

    Commentska ayaa heesta ka murugo badan dadku waa wada dhawac 😢

  • @Somali830
    @Somali830 4 месяца назад +1

    Se tihin bukaanada dhakhtarkan ku jirow 😢💔

  • @AsiyaCisman-so4ph
    @AsiyaCisman-so4ph 19 дней назад

    Wadnaha nabarba ku yaaa 💔😢

  • @CabdirisaaqIbraahim-z8w
    @CabdirisaaqIbraahim-z8w 6 месяцев назад +1

    19 July 2024 hargeisa sm ah h.abokora re gadiida 10:39 am laandhere jabanaynaya awlaadul caasima ❤😅

  • @FatumaAbdullahi-k7b
    @FatumaAbdullahi-k7b 5 месяцев назад +1

    Nuxuus baa igu habsady nashadkii buu latagy💔😔

  • @najaxmohamed3298
    @najaxmohamed3298 12 дней назад +1

    26 jan 2025😊❤

  • @Hayaatderie77
    @Hayaatderie77 Год назад

    25/12/2023 habeen isinina ayan dhagysnya heesta 😢 naftydu naf bay rabta naftuna naf kly rabtaa niyda Ma u nacsnimaa 😢

  • @jirdechannel8121
    @jirdechannel8121 Год назад +2

    Waxaan dhegaysanayaa habeen weliba goor dambe,anigu qofbaan jeclahay isna waa uu ijecelyahay balse waxaa kale oo jirta qof kle oo aniga ijecel wanna qof daacada oo qalbi wanaagsan wlhi markasta oo aan is idhaahdo runta usheeg waxaan arkayaa dhoolacadayn teeda mana doonaayo inaan murugo iyo ilmo ugu bedelo farxadaa ay aniga igu faraxsantahy. Jacaylkaygii horena kama tegi karo.

    • @Nadiaaaaaa-w7y
      @Nadiaaaaaa-w7y 11 месяцев назад

      Wll aduunkan way adag thy sida lagu helo qofku jecel oo daacad weliba ku ah marka qofka ku jecel raaac ban ku odhan laha adigana wax walbana iga og ee waxyaabo badan qiime 😢

  • @OBOOSS
    @OBOOSS 10 месяцев назад

    Waaw cawa ramadaan kariim 20 24 ❤❤ 10:33 #nimcooy waxkadhe

  • @ikraancabdillahi5453
    @ikraancabdillahi5453 Год назад +4

    ɴᴀғᴛᴇʏᴅᴜ ɴᴀғʙᴇʏ ʀʙᴛᴀᴀ🥺
    ɴᴀғᴛᴜɴᴀ ɴᴀғ ᴋᴀʟᴇʏʏ ʀʙᴛᴀᴀ😢
    ᴡᴀᴅɴᴀʜᴀ ɴᴀʙᴀʀ ʙᴀ ᴋᴜʏᴀL🤦‍♀️
    ᴊᴄʏʟᴋᴀɴᴀ ᴡᴀᴀ ɴᴜɢʟᴀʜʏ😭💔

  • @maajidyareofficial2784
    @maajidyareofficial2784 2 года назад +10

    waxan is jeclayn gabar mar kastana aan u tago asxaap iskaga dhex jirtaa waqtina waan u wayay aniga darteed qof walba jar i dhahdo wan u jaray dadkii dhamaa wan la kala dhintay xitaa wilashi asxptaydaa ahaa aqir balankii aan wada galnay way iga baxday mar walba aan u dhawaado way iga sii foganee wax walbana wan u samayn jiray darteed ila hada wan fahmi sababta ii fogaatay heestan waxaa modaa iney igu socoto

  • @sumayasumaya820
    @sumayasumaya820 Год назад +3

    FarxiyaYyyy😭😭😭😭💔💔💔

  • @ismaciilyare9464
    @ismaciilyare9464 3 года назад +1

    Iyada ma u Nacasnima🥰

  • @eidjezto7220
    @eidjezto7220 2 года назад +2

    Riyadu ma iinacasnima 😪

  • @shueibahmednour
    @shueibahmednour 9 месяцев назад

    Comments 8 7 9 10 ka hor la qara aqriyey
    Aniga comment hadad aragto 2024 like ha ila dhafin 😢😢 1:23

  • @DalxaRidwa
    @DalxaRidwa Год назад

    tan hees dhaftey wllhi love me farxiya fiska

  • @CabdinasirCali-mt7th
    @CabdinasirCali-mt7th 8 месяцев назад +1

    Waxa izo dhamday shaly imtixanki form fourka 30/52024 kma murugsani imtixnnka njitada an keniyo iyo asxabtydi oo kla tagny wxan ka murugsanahy gabdha an jeclahy oo an wax fara ah ku hayn nolol cuzub ban bilabi rba magaldana WA ka tigaya inana cxd somliyed ku biiri rba ma aqano inan ku dhiman dono iyo inkle wxan jeclan lha mrki ugu dambeysey inan iyda mcsalameyo culyzka qlbigyga zarana iga dago 💔

  • @Shekeye-u2c
    @Shekeye-u2c 3 месяца назад +1

    Heystan gbr sxb eheen ba ani iyo kuwa asxb BDN call ku jirnaa ku dhahay qof yhy wanku he'sta bay hestan iqade Nafteydu nafbay rabta naftuna nafkle
    wadanaha nabar ku yal
    Jaceyl wu nuglaye
    shukri kuma ilowin sxb nolo qurux ku rajeyna 😥💔❤️‍🩹

  • @AbdiladifBillow-hm4fe
    @AbdiladifBillow-hm4fe 6 месяцев назад +1

    Emotional comeback 18 July😢😢

  • @apdleseid2574
    @apdleseid2574 Год назад +1

    Farxiya fiska🎤🔥

  • @Moha7993
    @Moha7993 2 месяца назад

    Dadka dhagaysana heesta wa dad wada qalbijabzan anigana iska jawi lee iskagadhagaysanaya fanaanadan iskatageero codkeeda

  • @IqraJamacsaid
    @IqraJamacsaid 8 месяцев назад +2

    Safar baan ku dhaysanayee garowe ilaa qardho 3/6/2024. 4:30pm galabnimo❤

  • @OkashAbdi
    @OkashAbdi 11 дней назад +1

    27/1/2025 malin xasus mudan Naftaydu nafbay rabta naftuna naf kalay rabta riyadu ma u nacasnima

  • @CabdiraxmaanMaxamed-q5z
    @CabdiraxmaanMaxamed-q5z 12 дней назад +1

    2025 😢

  • @medziad2730
    @medziad2730 2 года назад +2

    Riiyado maa iii nacaas niima 😭😭😭😭 2011 ilaa haada 2022

  • @abdirihmanhajji7992
    @abdirihmanhajji7992 2 года назад +2

    Poqorada codka fiska realy talent runtii alleh haku xiftiyo

  • @Hus3ein
    @Hus3ein 6 месяцев назад +2

    Nafteydu naf bey rabta hah 😊 11-07-2024

  • @Alonebird575
    @Alonebird575 Год назад +15

    16/01/2024 ❤

  • @ayaanmaygaag1761
    @ayaanmaygaag1761 Год назад

    Wadnaha nabar ba kuyal jacaylkana wa u nuglahay ❤️‍🩹 1/1/2024 haben xusis tisa wata ya rabi waxan rajaynayo i rume

  • @SaredoOsman-cg1lh
    @SaredoOsman-cg1lh 8 месяцев назад +2

    3:31 hapeenimo dhagaysanaya😢

  • @hamdiosmanjama1619
    @hamdiosmanjama1619 14 дней назад

    Friday 24 /1/2025 January jcyl ima haayo Wana dhageesanaa😅😂

  • @Hus3ein
    @Hus3ein 8 месяцев назад +2

    Nafteyda naf bey rabta xabaday nolashey kusodiwow mcn june3 tuesd 2024

  • @maxwellcharo-ww5gj
    @maxwellcharo-ww5gj 10 месяцев назад

    Wa hesta kaliye qalbigeyga tabato

  • @clqaniaxmed723
    @clqaniaxmed723 Год назад

    Hees qaaliya oo midho macaan

  • @khalideys5330
    @khalideys5330 2 года назад +3

    Fiska fanadada codka mcn

    • @saadmad
      @saadmad 2 года назад

      Runti hesta qalbigayda ayeye tabaysa

    • @fuaadkhadar6071
      @fuaadkhadar6071 2 года назад

      Halkaasaan kaasoo qabtay zhp

  • @Maxamedyare-lf9rk
    @Maxamedyare-lf9rk Год назад

    The queen of voice

  • @Ayah_4yz
    @Ayah_4yz 4 месяца назад

    Tolow maxaan kugu jeclaadaay💔😭

  • @GouledMohamedAhmed
    @GouledMohamedAhmed 9 месяцев назад

    Masha allah❤

  • @AsiyaCisman-so4ph
    @AsiyaCisman-so4ph 5 дней назад

    Mxy noga tagan markay ogadan inaynu jeclnahy horta💔🥹