Madaxwayne Wastaadkaa Xidhan Noo Sii Daa" Hawenka Koonfurta Hargeysa

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 17 июл 2021
  • Madaxwayne Wastaadkaa Xidhan Noo Sii Daa" Hawenka Koonfurta Hargeysa
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Live/Toos bulsho tv -cdn.mediavisionuk.com:8000/pla...
    Come to follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshotelevision
    / bulsho-tv
    bulshotv.net - continue to visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 172

  • @MohamedAbdi-hj3rk
    @MohamedAbdi-hj3rk 3 года назад +6

    Muxuu galay ninku sii daaya uun maahee dambi baa jira thank you.

  • @axmedgure2933
    @axmedgure2933 3 года назад +8

    Everyone family should come on t.v and beg the president to free their Criminal Relatives.
    🤣🤣🤣🤣

    • @45seabreeze
      @45seabreeze 3 года назад

      🤣🤣🤣🤣

    • @mahamedmohomoud1122
      @mahamedmohomoud1122 3 года назад

      Axmed Gure Talo saaxiib waa malintii danbi dhaafka qalqiga Allah markaa waxaanad gun ogayn haka hadlin (2 talo English kala qalqalooda ha qorin markaa saaxiib afkaaga hooyo qor hadii aad garanayso kufsiga kadaa English

    • @shukriahussein1146
      @shukriahussein1146 3 года назад

      🤣🤣🤣 waa yaab

    • @axmedgure2933
      @axmedgure2933 3 года назад

      @@mahamedmohomoud1122
      U should go on tv and beg the president for the release of English Language
      from me.😂😂😂😂

    • @MOHAMED-zc6bg
      @MOHAMED-zc6bg 3 года назад

      Guure sida la cadeeyay adigu maba tihid somaliland maxaa na kaa dhex dhigay cajiib

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 3 года назад +14

    Kkkkk waa yaab, Hablaha Hawdka iyo bariga Hrgysow, intad farha soo casayseen, garba saaro wawayna soo huwateen ayaad nin dembi galay u dooday saan. Maxad ugu hadli waydeen oo aad u mudaharadi waydeen ood ugu baroor diiqi waydeen, inantii Hinda Cumar ee nimanka Baska watay kugsadeen oo maydkeda bananka kusoo tuureen? Naa sidan isu dhaama oo ragha u doonina ee idinku isu hiiliya.

    • @hadrahadraibrahim4356
      @hadrahadraibrahim4356 3 года назад +1

      Waa runtaa walaahi waxaan lamaqal baa dhacay danyartaa lagu joogsanayaa u hadal dadkaan hadli karin

    • @nimcocraxaman5660
      @nimcocraxaman5660 3 года назад +2

      Hhhhh waleee waaa cajiib waabla xaragoonyaa xinaha idiley .

    • @alphamale5802
      @alphamale5802 2 года назад

      @Mustaqiima Ana bari baan TV ga keenaya afar koodhadh waaweyn oo koofyado dhaadheer oo nin qof dilay Muuse Biixi odhanayaa madaxweyne noo soo daa.

  • @sharmakefarah7485
    @sharmakefarah7485 2 года назад

    Bulsho tv mar walba waa saaxiibka dhabta ah ee shacabka iyo danyarta inta ila qabta like ha hasaarto.

  • @fadumosuleman9654
    @fadumosuleman9654 3 года назад +2

    Marka hore nooshega ninku waxaa wuu sameyey mida kale hadii qofkii la xidhaba dumar isasoo tuban wa mushkulad

    • @user-horo
      @user-horo 3 года назад +1

      Waa yaab?🤔 waa sharciga qabyaalada oon ogolayn sharciga ciqaabaha hadii qofwaliba yidhaa qofkayga soo daa sidee dawladnimo looga dambaynayaa? Maxaase jeelasha loosameeyay?waa suaalo badan oo jawaab ubaahan

  • @SultanAhmed-et3vc
    @SultanAhmed-et3vc 3 года назад +6

    Horta wax ha lagu helo,bilaa oo aanu denbi laheynba oo isagu xaquuq heli doono

  • @ahmettyasin3941
    @ahmettyasin3941 3 года назад +4

    Habluhu codkarsana sida ragga ayay u hadlayaan

  • @anissaabdi8261
    @anissaabdi8261 3 года назад +5

    Dadka xidhana halaso wada daayo qof sida loxidho majiro .

    • @alihujaleh8627
      @alihujaleh8627 3 года назад

      WUXUU U DAQMAYAA MADAXWAYNUHU IAGA IYO WIILASHA UU DHALA 30 SANO INUU TALADA HAYAY WAA SIDAY UDHAQMAYEE SAADAAM XUSEN QADAFI HALKAAS MARKA AY GAADHANA WAXA LA SUGAA WAA BURBUR

  • @omerali8332
    @omerali8332 3 года назад +2

    oo xaaskiisiba hadli maysee gabdhahan kale maxy ahaayeen ma qaraabe ayay yihiin

  • @abdullahibrahim1285
    @abdullahibrahim1285 3 года назад +4

    WALIGAY MA ARAG QOF HALKAA ISA SOOTAAGAY OO SIDAASOO KALE U HADLAY

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +3

    Adduun Waalan, weeyi.

  • @aminahassan1173
    @aminahassan1173 3 года назад +4

    Qofku haduu miyir qabo cabsi illaahay iyo caqligiisa caafimaadka iyo xishoodka ayuu qofka islaamka ah xidha

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 года назад

    Maasha Allah Gabdho wanaagsan oo si wanaagsana u hadlay
    Waxaan rajaynayaa in codkiinaa quruxda badan uu madaxweynuhu tixgelin doono insha Allah

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 года назад +5

    Madaxweyne biixi kuwani waa ree abtigii wuu idin aqbalayaa madxwyne biixi hadii aysuuragal tahay arrintaasi

  • @abdullahibrahim1285
    @abdullahibrahim1285 3 года назад +5

    Ilmaadeerayaal aadbaad u mahadsantihiin

  • @ilhanhassan9813
    @ilhanhassan9813 3 года назад +4

    Inuu miskiin yahay maxaad ku ogaatay. Marka hore wax u sheega oo edebta soo bara.
    Muxuu sameeyay hadaanu qofku isa sixin oonu odhan dambi baan galay ee iga raali ahaada.
    Qof walba oo dambi galay hadii la soo daayo isagoon waajijibkiisa la marin

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      Hadh buu istaagay wastaadku wiilka muuse biixi dhalay baa kibir ku afduubay 🤨🤨🤨 kudarso midhkaasna

  • @najibxajinur4553
    @najibxajinur4553 3 года назад +1

    Baryo uun baa la wadi maxaa lagu xidhayba miyaan la odhanayn dumarku ha joojiyaan baryada

  • @karti-soor
    @karti-soor 3 года назад +8

    Madaxweyne Muuse Bixi Cabdi deg-deg hablaha codsigooda qaaddo... Waa habaryaha iyo ilmabtiyada..
    Kuwan Xisbiyo Mucaaridku Maxay uga hadli waayeen Ninka xidhan xaq Darraada laggu afduubtay..

  • @Abokor-Aw-Ali
    @Abokor-Aw-Ali 3 года назад +1

    Shaqada la idima dirsane ta guriyihiina ka adkaada

  • @abdihasanmuseabdibudhle8637
    @abdihasanmuseabdibudhle8637 3 года назад

    Masha allah rabbi wanaaga haydinku gargaaro idinkiyo anagaba
    Caynkaa weeye hala fahmo oo hala akhriyo qura,aanka kariimkaa marka kowaad
    Labaadna dastuurka dalka
    Geesiyadbaa tahee marwo hore usoco

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 3 года назад +4

    Hablaha si fiican ayey u hadleen walaahi in la maqlaan jecelay anigoon la reer ahayn si ixtiraam le ayey madax waynaha u baryeen madax wayne ka aqbal baryadooda iyo dalabkooda ala hayna cafiyo dhamaan

    • @xasanclaahi1564
      @xasanclaahi1564 3 года назад

      Horta,waxa,lagu,xidhay,ayaa,og,,waa,danbiile

    • @aliadam4810
      @aliadam4810 3 года назад

      @@xasanclaahi1564 dee waa laga yaabaa laakiin waxay u ektay danbi siyaasad oo aan cid kale daba socon oo uu dawladuun ka galey ilaah ayaa og sidaasaan u fahmay

  • @ugbadomar1424
    @ugbadomar1424 3 года назад +2

    Waxay dadkan xadhigun Ka shekaynaya war wixi Dabi Galena wala xidhaya o walabadhaya

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 года назад +3

    Naago ismahadiyay oo sharcoga dalka kala wasteeya ogor saladin naago xusbiyo war baldalkan haloo wada joog0

  • @abdihasanmuseabdibudhle8637
    @abdihasanmuseabdibudhle8637 3 года назад

    Magacaagaanaan garanayne runtii fariid geesiyadaad tahee alle haku daayo

  • @siciidcaadi3589
    @siciidcaadi3589 3 года назад +1

    Madaxwayne liinta kadaaa hasiine gaastari ayuu leyahaye((((((( oo sodaa wastaadkaa

  • @ahashi7828
    @ahashi7828 3 года назад

    Asc Madaxweeynaha waan salaamayaa marka hore marka please dadka sharciga bar waayo markuu qofku yaqaano dambiga uu sameeyey iyo waxuu ku xidhan yahay waa wax la garan karo laakiin markii qofkii garan la’ayahay Waxa loo xiray waa musiibo.

  • @aamohamed5102
    @aamohamed5102 3 года назад +2

    Muxuu Sameeyey Ninku?

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      Waa wastaad meel hadh ah buu istaagay isagoo lahadlaya direewalkii cagafta dabeedna wiilkii muuse biixi dhalay baa ku dhegay oo yidhi codkaad kor uqaaday gurigayga gidaarkiisa 🙃🙃🙃 dulmiga waa lagu jabaa ❎❎

  • @alinuromer5876
    @alinuromer5876 3 года назад

    Mansha Allah. Hablahayaga qaaliga ah.

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 3 года назад +1

    Dawladuu intay noosoo talaabayso kulaha Wadadani
    Oo ma Roma ayay ku noolyiin dumarkani tolow manay Meeshu Hargeysa ahayn mise Gabadhani waa Reer Sucuudi mise tolow Yaman ayay katimid codkeeda Heersare oo claas A diu ahe😀😘😀😘😀😘😆😍😆🤗😉😉🤗🤗😙😙🙂😙🙂🙂😙🙂😙😙🙂😙🙂😚🙂😚🙂🙂😚🙂😚🙂😚🙂😚🙂😚😚🙂🙂😙😙😀😄😀😅😀😅😀😅😀😅😓😓😓😓

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 3 года назад +1

    Inalilah kkkk

  • @FaadumoArdo
    @FaadumoArdo 3 года назад

    Cajiib

  • @fatoomasomali4665
    @fatoomasomali4665 3 года назад +4

    Oo naagtii calanka iyo dadkaba caydey baa layediin soo daayey miyaad u barteen

    • @user-horo
      @user-horo 3 года назад

      Hhhhhhhhhhhh waa suaal meesha kujirta 🤣🤣🤣👍👍

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      Heego cadhooley waa isma dhaanto iyo dhasheedii kkkkk 🤣🤣🤣 haashterigii moorgan kudarso midhkaasna 📢📢📢📢

  • @maxamedsaciid7821
    @maxamedsaciid7821 3 года назад

    From arabsiyo mudane madax wayne waxaan kaa codsan lahaa si sharafle in aad habaryarahaa oo ah hablahayaga ku wa ugu qaalisan aad u fuliso sida ugu dhakhsaha badan codsigooga oo hadii inanka dayn loo sheeganaayo aad ka bixiso ileen madax wayne ayaad tahay, mudane fuli arinkaa hadii kale walee adiga iyo ku waad dhashay waligood lama kaftamaan ilmaadeeradood, waayo hablaha ku la hadlay waa ilmaabtitadaa muuse arinkani waa kugu halxidhaale,

  • @ayanlejibril57
    @ayanlejibril57 3 года назад

    100/100

  • @abdullahahmad5635
    @abdullahahmad5635 3 года назад

    Hawshaas janagale Kala xiriira isaga boliska amre

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 3 года назад

    Cajiib walee tana way ina sugaysay qof kii. Qof ka xidhan yahyoow soo hagoogo shalmad xine fiicana soo marso eedna muuse biixi u sheeg inuu soo daayo qafka kaa xidhan Maasha allaah

  • @xidigta4552
    @xidigta4552 3 года назад +2

    Dadka san dhiiga geli madaxweynuhu hacfiyo

  • @nuurka658
    @nuurka658 3 года назад +1

    INA MUUSE BIIXI BAA XIRTAY MARKII HORABA

  • @Ali-xw9il
    @Ali-xw9il 3 года назад

    5bilood buu heego cadhooley uxidhanyahay dulmi xasbuna allaah wanicmal wakiil 🤲

  • @se1059
    @se1059 3 года назад +1

    Oo haduu wasdaad yahay muxuu sameeyay oo lagu xidhay tolow

  • @AhmedIbrahim-he2ux
    @AhmedIbrahim-he2ux 3 года назад +1

    mudane madaxweyne muse biixi cabdi anoo ah Ahmed nuux ismaciil jibriil waxaan kacodsanaya intaaso Hablood oo Habaryarahaa ah inaad tixkeliso codsigooda oo aad usoo raaciso inanka ka xidhan ee aydoonayaan inaad usoo dayso insha Allah oo aad soo raaciso maxaabiista aad xabsiga kacafindoonto maalinta barakeysan ee ciidul-Adxa ee fooda inagu soo haysa, waxaan rajeynaya maalin aanad fileyn inay iyaguna ay kuu abaalgudi si lamid ah sidaad codsigooda uga aqbasho.

  • @sucadcalideek4875
    @sucadcalideek4875 3 года назад +4

    Sheeko

    • @user-horo
      @user-horo 3 года назад +1

      🤣🤣🤣😅😅 hee maxaad layaabtay wll?

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      Heego

    • @sucadcalideek4875
      @sucadcalideek4875 3 года назад

      @@user-horo ciyaadhbaykujiran

  • @aden309
    @aden309 3 года назад +1

    Inanka 200.000$ dadka cunay ee ya bixinaya?

  • @zamzamzamsam6108
    @zamzamzamsam6108 3 года назад

    Walee waayaab oo madad buu dilay

  • @mohamethqadar9011
    @mohamethqadar9011 3 года назад

    Xukuumada
    Waa in loo sameeyo
    Dad uhadla shacabka
    Danyarta ee lagu tumanaayo

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 года назад

      waad ku mahadsantahay

  • @abdullahibrahim1285
    @abdullahibrahim1285 3 года назад +3

    M.wayne si qurux badan ayay u hadleene u dhakhso m.wayne

  • @abdullahibrahim1285
    @abdullahibrahim1285 3 года назад +4

    Aniga oo ah shicibka soomlilan m.wayne waxan kaa codsanayaa in aad Hablahaa halkaa isaaoo taagay waxay doonyaan in aad u fuliso

  • @abdiwali15_london
    @abdiwali15_london 3 года назад

    Mudane MBA dadka wada xidhan siidaa jeelka faaruqi.

  • @mohamedibraahim285
    @mohamedibraahim285 3 года назад +4

    Ceebey tacaal baryo waa wax laga roonyahay dumarow ha is xiijinina ninkan aad sheegaysaan tolkii bay is hurran yihiine

  • @asiyafarah1966
    @asiyafarah1966 3 года назад +1

    Ha laayska sasaabo,sikaale ma jiirto

  • @user-rn3zk7tb1t
    @user-rn3zk7tb1t 3 года назад

    Show faqash uun baa haa , iina Faqash

  • @nashou22
    @nashou22 3 года назад +1

    Waar Horta ninku muxuu dambi sameeyay. Haduu dambile yahay, iskasoo daa ma wanaagsana. Dumarkan dambigiisii ma sheegin.

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 года назад +1

    Ogor libaaxo

  • @rabitaloudaa32
    @rabitaloudaa32 3 года назад +1

    Shaqo ayay ku leeyihiin dambiga uu galayna

  • @abdirashidismail1334
    @abdirashidismail1334 3 года назад +1

    Walhi waa Gabadh fariida oo Cod kar ah inanta labaad ee hadlaysaa . Anna murankaygii baan galay😄😄😄😄😄😄
    Aad u qoslay siday runta u sheegay
    M.weyne Hablaha Maqal
    Viva Somaliland🏝🏝🏝🎄🎄🎄🎄

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 3 года назад

    Adeero looma baahna CD cid cabtee.liinta haloo Badiyo

  • @craxmaansoodaani652
    @craxmaansoodaani652 3 года назад +2

    Ninku muxuu sameeyey dambigiisu waa noocee ..?

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 3 года назад +3

      C raxmaan soodaani
      Daar ayuu dhisay

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад +3

      @@Mohammedabdi1127
      Hadh buu fadhiistay Ina Muuse Cabdi Dameer ayaa kibir ku xidhay

    • @Mohammedabdi1127
      @Mohammedabdi1127 3 года назад

      @@bilana289
      Waa ka xumahay in uu weli xidhan yahay waayo waxan ogaa iyada oo odaygii dhalay mediaha yimid oo leeyahay Madaxwayne wiilka i so daa. Marka runtii si kasta oo siyaasadda isugu qabano wallahay maynu jeclin badidenu in cid la dulmiyo, xitaa kuwa madaxda ah.
      Mana fiicna in cidna loo xoog sheegto. Allah inti dulman haka saaro. Ciid mubarek

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад +2

      @@Mohammedabdi1127
      Sidan lagu jiri maayo Ina Cabdi Dameer iyo caruurtiisa kibir in loogu dul qaata way soo dhamaan
      Waxay ahayd in uu maxakamad saaro oo dambiga uu galay sheegan ilayn qof aduunka iska xidhnaada ma jiree

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      @@Mohammedabdi1127 ilmihii uu dhalay wastaadku baa baryay oo yidhi aabahay iisiidaa 📢📢📢📢

  • @mohameddulin2863
    @mohameddulin2863 2 года назад

    NINKA DENBIGII WUU GALAY MAXA U JEEGI WAYDEEN.

  • @abdihasanmuseabdibudhle8637
    @abdihasanmuseabdibudhle8637 3 года назад

    Muwaadinka kowaad ee dalku waa madaxweynaheena Muuse biixi cabdi
    Mudane waa bil khayr badan siiba maalin sanado khayr aad shaqayn layd kaqayr badan ubaadkaa iyo xaaska aabahaas xidhan aday masuuliyad kaasaaranty
    Arinta xadhigana adaa go,aankeeda Iska leh
    Allaa mahad leh

  • @a.kariin9119
    @a.kariin9119 3 года назад

    Haduu kiiskiisi maxkamada kujiro maxay rabaan naa ka fadhiista guryihiina iyo caruurtiina ka shaqaysta

  • @saleebanali2905
    @saleebanali2905 3 года назад +2

    NAA NINKUU SHARCIGA AYAA LA MARINAYAA, HADUU DANBI LEEYAHAY MA IS KA SIDAA BAA.

  • @HassanAli-ok4zo
    @HassanAli-ok4zo 3 года назад

    Waar anigu waxay ku hadlayeen man maqlayn ee farahan caseeyaha lagu yidhi kaga dhalaali ayaaban daawanayey ee sheekedu maxay ahayd?

  • @maxamedsamriye3813
    @maxamedsamriye3813 3 года назад

    Madaxweyne codsigaa dumarkeena hoos haloo eego.

  • @khalid.channel2854
    @khalid.channel2854 3 года назад

    Muxuu usii deyn waayey taliyaha cidanka police dabagale muxu mesha ka joogta hadii uusan sii deyneynin.

  • @bilana289
    @bilana289 3 года назад +2

    Muuse Dameer ixtiraami maayo isagu ixtiraamka ha siiyo nacaskan iimaanka la

    • @abdobreezy1417
      @abdobreezy1417 3 года назад

      hooyada mu wasin mouse aman si madxwaynaha qabxadyhy cuqdada leh

  • @mosalamuni4456
    @mosalamuni4456 3 года назад

    Hadalka wanagsani waa kaaa
    Waxan rajaynayaa in madax waynuhu idanka aqbali doono codsigiinA hooyooyin sababtoo ah si sharaf leh ayad uhadasheen dhamntiin

  • @nimcocraxaman5660
    @nimcocraxaman5660 3 года назад

    Subxaanalaah dumarow maxaa hinda cumar ugu doodi waydeen ee sida foosha xun loo dilay hal dumara oo ka hadleysa lma arag dumarka mgca leh ama codka dheer ninka xidhan bilaa macni uma xidhna koley wuxuun buu galabsady naa heedhe inanta udooda oo cod dheer iyo mid hoose ugu hadla dumarow hoos isu eega alle haydiin karaameeyee

  • @maxamadaadan5123
    @maxamadaadan5123 3 года назад

    Hablaha codkooga haqadin madaxwayne

  • @xuseenmoh9529
    @xuseenmoh9529 3 года назад

    Anigooreerkaligayidinkalajooga.waalaydhacayeemakahadlikartaa

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 года назад +1

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk,

  • @user-horo
    @user-horo 3 года назад

    Kol hadii maxakamadi arinkiisa waddo m/waxaynuhu waxba kama qaban karo sidaan qabo lkn kolka laxukumo ayuu cafis ufidin karaa maxbuusku, haddaanu dambi wayn ama tu dayn lagu leeyahay

    • @lipanfaarah9508
      @lipanfaarah9508 3 года назад

      Xeer ilaalinta ayaa loo sheegayaa to withdraw the case, it is called NOLLE PROSEQUI

  • @hilaahcali6615
    @hilaahcali6615 3 года назад

    Marka hore ha layska ilasliyo gefka la gelayo haddii caabaadka dhaafa. Qof weliba wuxu galo wax meel u sii yaal, calool nugaal haweenkani, nin dambiile ah ayey3 rabaan in ciyaar lagu soo daayo. Waa in ninkaa sharciga la marayaa

  • @ayuubkhalig1477
    @ayuubkhalig1477 3 года назад

    Mámada xinaha madaw gacmah marsan waa maamo ilbax aha walhi waay iga qoslisay

  • @xasanclaahi1564
    @xasanclaahi1564 3 года назад

    Muxuu,ku,xidhan,yahay?

  • @ahamedsheekh4275
    @ahamedsheekh4275 3 года назад

    Muuse wuxuu noqday taliye xabsi

  • @abdulkadiral-hashim3134
    @abdulkadiral-hashim3134 3 года назад

    Waryaadhaheen waxan TV isku sheegaya waxay noqdeen meel garnaqsi iyo meel wax kasta lagaga hadlo, meeshu sawtan maxkamadaha leh, takale dadkani ma Ina Biixi ayay u xidhan yihiin ciduu doonana wuu xidha ciduu doonana wuu siidaya waba yaabe

  • @jamalwarsame5587
    @jamalwarsame5587 3 года назад +3

    Tacdiga iyo tiiq tiiqsiga halga daayo. Dadka dan yarta. Hadii kle bari marka power-ka lagala wareega. Aya adna si ficn lagaga shqysan doonaa.

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 3 года назад

    Horta dumarkan Yadkhulu turaabku indho adaga waxan jayabay wateen amana ceshtaan ragooda markey khamtiga miisayaan mana dayan niicda

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      Heego cadhooley us 🤫🤫🤫🤫😡😡😡

    • @ahmedkaisehashi164
      @ahmedkaisehashi164 3 года назад

      @@Ali-xw9il Jaalr maba Naqano Heego ee Niicdooda Media kabadatay marka horena isma ogga
      Ninbaa lagahayay
      Kkkkk ......

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      @@ahmedkaisehashi164 heego cadhooley niic looma baahna 🤫🤫🤫🤨🤨

    • @ahmedkaisehashi164
      @ahmedkaisehashi164 3 года назад

      @@Ali-xw9il kkkkk
      Hye Feero jaale 😀😀😀😄😀😄

  • @khalidmohamoud7171
    @khalidmohamoud7171 3 года назад

    Wr wxy meeshan xadhigun maalinnwalba la baryaya meeshu ma jeel isaaq bad ka furan wxni qaylo ka badane hablo cid baryaya lama arki jirine

    • @ugbadcilmi6861
      @ugbadcilmi6861 3 года назад

      Oodadka lagwracayo.iyo hablha soomaliya malinba midlwayo maxad ughadliwayday

  • @asxaabi
    @asxaabi 3 года назад

    Muxuu sameeyey, muxuu danbi galay, wadanka sharci ayaa lagu xumumaa marba sida lagu soo tooso maaha. Faldanbiyeed ka maydaan sheegin. Kiis madaniya miyuu yahay arrinku mise waa criminal case.

  • @rambowabdi3255
    @rambowabdi3255 3 года назад +3

    Waar kii muuse dadka miyuu iska xidha imika saru u kajee subxana allah

  • @faridwiser5441
    @faridwiser5441 3 года назад

    Cajiib.
    Dimarkii Koonfurta Iyo Barriga Hargaysa. Ragiinii maye. Ninku hadii denbi loo haysto dee ummada u sheega waxa lagu haysto, oo lawyer u qabta.
    Hadii kibir iyo Hadh buu fadhiistay loo xidhay, oo ina Muuse Biixi ayuu u xidhaan yahay ay dhan tahay. Dee waa ceeb saraan all the me from south and east of Hargaysa ethnic group.
    Dumarow ha is bahdilina, ina Muuse ma Gaanigii iyo Moorgankii Hargaysa.. Meel u gala oo tacshiirad huwiya.
    .

  • @maxamedlibaax6906
    @maxamedlibaax6906 3 года назад

    Waabay ubarteen yagana ha Lagu daro

    • @Ali-xw9il
      @Ali-xw9il 3 года назад

      Heego haashterigii moorgan baad ubaratay sowmaaha 🤨🤨🤨

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +2

    Tuug hore, waad noo sii deysee, tuug labaadna noo sii daa . MD MBC.

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      Muxuu yahay dambiguu galay bal sheeg

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 года назад

      @@bilana289 Bileyska,xeer ilaalinta,iyo maxkamadda degmada weydii... MD muuse biixi , xaq uma laha in uu dambiilayaal maxkamado xukumeen banaanka u soo daayo. Sow tii la lahaa ninku waa handaraab.

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад +1

      @@davidwillium371 waar ninka dambi laguma haysto ee in muuse cabdi Dameer ayuu I xidhan yahay
      Xeer ilaalinta ayaa sheegtey in uu ninku in muuse cabdi dameer u xidhan yahay
      Hadh buu istaagey baa lagu haystaa
      🐄 🐄 🐄 🐄 🐄 waa layska qaban

    • @davidwillium371
      @davidwillium371 3 года назад +1

      @@bilana289 magacaagu bilanaa!! Caqligaagu madhanaa!!

  • @bilana289
    @bilana289 3 года назад +4

    Aduunyo godoon weeyan reerkani MSB dawladiisii jeelka ayaa hadh cad la bixi jireen
    Muuse Dameer in la baryo ma aha
    Muuse Dameer inankiisa ayaa kibir ku xidhay oo yidhi hadh ayuu taagnaa
    Kibirka waa lagu dumaa faqash ayaa laga diidey kibir

    • @siciidcaadi3589
      @siciidcaadi3589 3 года назад +1

      Bilan ma muse cabdalad tahay madaxwaynaha sidaa haucaayin hadiikale waa laguu baryi kkkk liintaad ku cabi ama afkaaga hayso ama afgooye aaad

  • @waaniye4164
    @waaniye4164 3 года назад

    Dumar kani bar yahan dambe looyaray isku bedeleen dalku miyaanu nidaam sharci lahayn boolis xeer ilaalin

  • @ahmedhussein97
    @ahmedhussein97 3 года назад +2

    Iahayoow gabdhan caqliga u daa rag waawayn bay dhaamaan

    • @Bulshotv
      @Bulshotv  3 года назад

      Mahadsanid Ahmed Hussein

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 года назад

    Cafis wuxu micne leeyahay marka uu qofku isagu codsado. Dadkale cafiska ma yeelankaraan. Dumarku si fiican ayay u hadleen lkn codsi aan qof toos uga imani dadkale ma dhammaynkaraan

  • @abdirahmanjoordi3220
    @abdirahmanjoordi3220 3 года назад +2

    Hadaan muuse lahadlayaa wryaa muuse sii daa zhp ninka

  • @mrshabazg6647
    @mrshabazg6647 3 года назад

    Rag cadaalad waa yaa sidii cawsha kala yaac
    Ninkastoo salaan dheer ubaxa sii bashaa xigi
    Chief caaqil muse kibirkan uu dadka kuxidh xidhayo xisaab baa kadan bayn

  • @mhassan0163
    @mhassan0163 3 года назад

    Dalka miyaan sharci ka jirin, maxay u odhan waayeen sharciga ha la mariyo. Madaxweyne sharciga kama weyna

  • @user-horo
    @user-horo 3 года назад

    Gabadhii uu idinka yeelay waagii dhawayd ee uu cafiska ufidiyay M_waynuhu ee calanka ku gaftay somaliland,waxaan maqlay inay halkeedii kamiistay oo ay xamar joogto ee idinku dumaroow maxaydin uqabanwaydeen iyada iyo ciddii kale ee marka hore qaladka kudhacaysa oo qaranka dambi ka galaya? Bal dib isugu noqda oo kahortag qaladka

  • @ahmedgellah3050
    @ahmedgellah3050 3 года назад

    NINKU HADDII UU GALAY DANBI MUDAN IN LA CIQAABO OO TUSAALE SHAAN UU DULMAY DAD OO AY KU MAQANTAY XUQUUQ DAD KALE LEEYAHAY MAXAA LAGA YEELAYAA????
    WAXAY HABLUHU SHEEGEEN INUU NINKA XIDHANI YAHAY WASTAAD, MA LAGA YAABAA INUU KU KACAY WAX-IS-WAYDAARIN KU SAABSAN DHUL-BOOB IYO WAX LA MIDA?????
    HADDII AANAY KU MAQNAYN HANTI GAAR AHI WIXII KALE OO DHAN WAA LAGA SAAMIXI KARAA.

  • @khaddaradamios7117
    @khaddaradamios7117 3 года назад

    Dalka sharcibaa ka jira marjaca loo noqonayaana waa sharcigeena iyo ka Islamka.

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 3 года назад

    Dumarku way salamnyihiin.marka hore huduu ninkani debilayahay ma xukunkaa loo jebinayaa hadaanu.lahayn denbi maxakamduba way siidayn idina badha bulshada ee aad la soo farisateen soo daya ninkas waxa ka qurux badnayd idinkoo arji u.soo qora cadi ay qusayso arinkasu.waanad mahsantiin

    • @45seabreeze
      @45seabreeze 3 года назад

      Xaq bey u leeyihin inay dadkooda u doodan haday xaqa ku tagan yihiin.

    • @45seabreeze
      @45seabreeze 3 года назад

      Oo ay aqoon sharcii leeyihiin

  • @MrAhmedyaasiin
    @MrAhmedyaasiin 3 года назад

    Waar dadkan horta sharciga siday uyaqaanaan ninkan xeer ilaalinta ayaa haysata oo danigiisa baadhaysa waa alshabaab waa nin argagixiso looga shakisan yahay madaxweyne ma sii dayn karo sharciga ilaaliya

    • @bilana289
      @bilana289 3 года назад

      Hooyada baa argagixiso ah nacas nacas dhalay

  • @ahmedkaisehashi164
    @ahmedkaisehashi164 3 года назад +2

    Feero iyo Heego iyo Hayadupa isma dhaaman waayo Halabaha lula koonfurta kkkkk😀😀😀😀😀😀
    Anoo ah reer
    Xxxxxx..ama reer .......yyyy
    May iska dhahan maxay ka shegayan koo fur iyo waqooyi iyo galbedba mauada meshani lehba🤔😐🙄🙄🙄🙄🙄

  • @mrsocdaal1434
    @mrsocdaal1434 3 года назад

    Muuse jaahil miyaa xishoodo doowladnimadii wexeey raacday madaxweyne siilaanyo

    • @gantaalguusha6213
      @gantaalguusha6213 3 года назад

      Tuugii Maxamuud XAASHI Ma Kuwii Loo Geyn Jiraad Ahayd kkkkkkkkkkkk

    • @mrsocdaal1434
      @mrsocdaal1434 3 года назад

      @@gantaalguusha6213 maxamuud xaashi miyaa waligii dad masaakiin ah baloodh kadhacay muuse jaahil waa tuug aan xishoon xitaa waxa uu kaxishoo waayay cusmaan dacas oo dhintay waa tuu agaanti uu katagay kadhacay beertoodii uf uf muuse jaahil iyo kuwa taageeraba

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 3 года назад +1

    Waar waa faqastii oon biyo ismarin Ninkasi wuxu u xidhin weelka u dhalay ina Bixii maanta Halkaa ayaynu marayna marka maxa loo cayaya inagii ay ka Lamida ama ka siixun subxanallah illahay Na astur😆

  • @sarahussein5872
    @sarahussein5872 3 года назад

    Dumarki ciidagle dowaladnimadi qalad bay ka fahmeen.

    • @nasyadeuanyeong8707
      @nasyadeuanyeong8707 3 года назад

      Kkkkkkk dadka dambiyada qalay hadii laga boodo oo loo eexdo sidaynu ku helaynaa anaan habaryaro mar hadii la yidhii Dee kuwokalena Edo ba'y odhanay dumaroo xishooda oo aamina waxa UU sharcigu siiyo ileen dadbbadan oon wada ciidaynbaa jeelaaha ku jiree