KASKEY GAADADA NEW SONG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024

Комментарии • 146

  • @Hassan97Mohamed
    @Hassan97Mohamed 2 года назад +36

    yaa daawanaya tan 2023/2024 ka siiya suul la mid ah halyeey Kaskey boqorka codka fannaanadii hore
    ERAYADII : ABWAAN KADEERI
    LAXANKII: KADEERI
    MUSIC BY : USTAAD LEGEND IIDLE FARAAX GAAS

    • @updyrahmanaaran1790
      @updyrahmanaaran1790 8 месяцев назад +1

      Iyado 2024 ay 3malin naga xigto ana dawanaya sxb big fun kaskey

    • @arfahdaud5329
      @arfahdaud5329 6 месяцев назад

      Aniga aya dawana hada

  • @abdiqadirali1562
    @abdiqadirali1562 3 года назад +42

    23-june-2021 kadib qofkii dhagaysanaya halkan like dhac kusii👍

  • @Rana_barbi
    @Rana_barbi 3 года назад +44

    Yaa from TikTok😂😂

    • @jtc7961
      @jtc7961 3 года назад +2

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣 aniga waliba waxaan kasoo arkay @mahad447

    • @Rana_barbi
      @Rana_barbi 3 года назад

      @@jtc7961 😂😂😂amba dee wlhi

    • @shariifmaxamed4587
      @shariifmaxamed4587 3 года назад +1

      Waa lasoo kala dhuumanaa miyaa😂😂😂

    • @A.A.A045
      @A.A.A045 3 года назад

      Me here 😂😂

    • @MohamedHassan-rc1dt
      @MohamedHassan-rc1dt 3 года назад

      Shaw dadkuba TikTok bay kasoo wada raschen👍🤣

  • @aligaas480
    @aligaas480 Месяц назад

    🔥🔥 old is gold … 2024 and yes it’s one of the 🔥🔥🔥 song in Somalia isiiiiiii🎉

  • @abdiazizhero9583
    @abdiazizhero9583 3 года назад +65

    Heestaan inta kasoo aragtay wiilka tike took 🤣🤣🤣form bada liido

  • @LailaAfrah-g2w
    @LailaAfrah-g2w 7 месяцев назад +5

    Ya dawanayo 2024😂🤭❤️

  • @saalimzain6522
    @saalimzain6522 3 года назад +21

    If you are still watching you are legend

  • @farhiyoabdi2350
    @farhiyoabdi2350 3 года назад +5

    December 3 2020 xasuuus 2009 ninkaan cabdulqadir markiisa hore xishood aa ka muuqday alle ayaa mahada leh fanka haduuba dhaafay sheikh kaskeey 😍😍😍illaah dartiis hada ku jeclahay shalay heeesa

  • @amaarrasheed2523
    @amaarrasheed2523 Год назад +3

    2009 mar aan garissa town joogey ayeey I nacsiiyeen heestaan. Idaacad aan u maleenayo in la dhihi jirey star fm 📻. Barnaamij aan u maleenayo inui ahaa dalabaadka heesaha. After 2 hees ama 1 iyadaa ku xigto. Waa I nacsiiyeen. 14 sano ka dib baan arkey iyadoo muqaal ah.

    • @Two_pac_shakur_63
      @Two_pac_shakur_63 11 месяцев назад

      Barnaamijka wacdaha dunida ayan ku xasusta star fm wayo wayo allaha Unaxaristo ismacil sheekh khaliifa

    • @amaarrasheed2523
      @amaarrasheed2523 11 месяцев назад

      @@Two_pac_shakur_63 ninkii inuu hadalka boobsiinaayo cml ma dhibteyna. AUN.

  • @mascudofficial2822
    @mascudofficial2822 3 года назад +12

    heestan waxa sameyay abwaan kadheeri waxana ereyada ku luqeynayo fananki hore abduqadir abubakar kaskey heestan waxa ladhaha gaadada🥰

    • @shariifmaxamed4587
      @shariifmaxamed4587 3 года назад +1

      5saac iga soo horeysey tiktok maad ka imaatey masul😁😂

    • @xafsadiiriye2001
      @xafsadiiriye2001 3 года назад

      Reer tiktok rufiyaan nimo😁😁😂😂

    • @h2official218
      @h2official218 3 года назад

      Tiktok 🤣🤣🤣

    • @mascudofficial2822
      @mascudofficial2822 3 года назад +1

      @@shariifmaxamed4587 maya ina abti heestan heesaha aan ugu jeclhy aye ku jirta

    • @mascudofficial2822
      @mascudofficial2822 3 года назад

      @@xafsadiiriye2001 tiktok miya kasocota

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 3 года назад +13

    From Tiktok Heesihi Hore Macanaa

  • @faisalissa3216
    @faisalissa3216 4 месяца назад

    Kaskey is my good friend, my Allah bless him. He stopped to be fanan masha allah. Good old days Nairobi in the early and mid 90’s

  • @Gantaalahamedia
    @Gantaalahamedia Год назад +2

    Old is gold 2010 aya ada u dhageeysan jiray al fanaan kaskeey

  • @Sulfa317
    @Sulfa317 27 дней назад

    24/8/2024/habeen sabti ah oo axaad so galeeso sacada eey tahay 11:50habeennimo Magalaad mandera Kenya ❤❤❤

  • @A-shaakir
    @A-shaakir 3 года назад +7

    Heestaan hadaa 2021 soo raadisay like saar🤔😀🙈

  • @zak7269
    @zak7269 3 месяца назад +1

    Yaa dawanaya June/01/2024 🇨🇦

  • @abdifitahdahir4240
    @abdifitahdahir4240 2 года назад +4

    2021 yaadawanayo nisib badnidaa😭😭

  • @adanfarhan7988
    @adanfarhan7988 3 года назад +8

    Legend's listens something like this... "Gayaaan kale mawayine gasiin an cuni kariin gajadhaa mabiyee...." ❤

  • @cabdulaahimaxamed4964
    @cabdulaahimaxamed4964 2 года назад +4

    Friday 17/6/22 caawa alxmdullahi wan faraxsanahay inta murugsan Allah murugta ka qaaado ✊️✊️✊️

  • @spacewater5866
    @spacewater5866 3 года назад +8

    Kaskey.. Allah xagiis guul iyo cafis sxb.

  • @feisalhussein6456
    @feisalhussein6456 4 года назад +5

    Waa burcad faneedka ragga ugu weyn ninkaan heestaan waxaa iska lahaa abwaan kaadheeri wali waa heesti uu fanka kusoo galay waxay ahayd inuusan ereyada deelqaaf galinin xuquuqda heestana qofki lahaa uu xuso oo uu yiraahdo xasuusti hebel

    • @dhanaansade4247
      @dhanaansade4247 4 года назад +2

      Sax kaa dheeri
      Waa laboobay sxp
      Heestiisu keydka heesa lama galin

  • @aamiindaahir1940
    @aamiindaahir1940 Год назад +2

    Legend abdulqadir kaskey😢

  • @hanuush6787
    @hanuush6787 3 года назад +6

    Maxa lo laha fan iyo dad waa kuwii hore balo {🙊🙊 from tik tok ya kaso raacay 🤣🤣

    • @Ahmedjib
      @Ahmedjib 3 года назад

      Kuwa haddeer dambi iyo bilaa nuxur bay isku darsadeen. Lkn kuwaasi wax nafleh bay la iman jireen. Laxan ama miro.

    • @hanuush6787
      @hanuush6787 3 года назад

      @@Ahmedjib😂 ya sir Allah waxan miya hada nuxur iyo erayo ah midna xadiis mahaa labadaba waa danbi but kuwa imika waxan hees kama dhigan viva kuwa Hadeer👌

    • @apdymawel5237
      @apdymawel5237 3 года назад

      @@hanuush6787 hhh
      Dadkii hore 100% ayaga ka dhaqan xuma kuwa hada
      Xaga fanka heesta shafka igu camcami ee cumar dhuule weli ma dhagaystan😃😃

    • @Ahmedjib
      @Ahmedjib 3 года назад

      @@hanuush6787 kala mad'hab baynu nahaye inagu kala wad.
      Ma anniga dhagaysan karaya "Sariirta waa lagu kaadshay" iyo "kamsarada keen caawa cajiinka aan ka qasee" 😂😂😂😂

    • @Ahmedjib
      @Ahmedjib 3 года назад

      @@apdymawel5237 heestaasi cay maleh macal practical bay wadatay. 😂😂
      "Anoo naaska gulucda leh
      Farahaygu gaadheen
      ....."
      TAAS BAL SOO DHAGAYSTA 🤣

  • @duranhassan6456
    @duranhassan6456 4 года назад +9

    Heestaan waxaa leh abwaan Kaadheeri, balse si fiican buu u qaaday fannaankan.

  • @asmamahed
    @asmamahed Год назад +1

    Ya daawanaya 2023 2024💔😢

  • @diniali9095
    @diniali9095 3 месяца назад

    Kaskeey you are really artist.thank you bro..

  • @mexicoahmed7177
    @mexicoahmed7177 3 года назад +1

    From TikTok

  • @heytamhcs1082
    @heytamhcs1082 3 года назад +2

    inta From TiKTok ah ismujiya😜🥰

  • @mushtaqabdiqani5512
    @mushtaqabdiqani5512 Год назад +1

    Gebi ka dhacay 💔🤸

  • @maariyaargsan5248
    @maariyaargsan5248 5 лет назад +7

    Hees macan way shidanathy

  • @apdiraxiinmaxamuud8041
    @apdiraxiinmaxamuud8041 2 года назад

    Maxaan gabi ka dhacayoo
    Gudcur roobabeed guureeyey awgaa
    Legend kaskey

  • @AbdiazizMahad-c2e
    @AbdiazizMahad-c2e 3 месяца назад

    Muxu qayilay

  • @sulekholove1646
    @sulekholove1646 4 года назад +7

    Wuuuuuuw wlhi heestn caw iigu hors oo sher l ii soo dhahy 😘😇😘

  • @wiilkaReerCigalle
    @wiilkaReerCigalle 4 года назад +9

    Abdiqaadir kaskey waa ninkii kayaabiyay tubeec 😂
    THE KING 👑🙌

  • @FatimaMohammed-r7r
    @FatimaMohammed-r7r 5 месяцев назад

    4/42024❤

  • @abdiwalimohamedqadey4247
    @abdiwalimohamedqadey4247 2 года назад +1

    Heestan 2022 hada soo raadisay is muuji😄

  • @oskazaki7516
    @oskazaki7516 3 года назад +5

    Tiktok ya kaimdhy farta tag

  • @theabdiqani2354
    @theabdiqani2354 6 месяцев назад

    2024 mar❤

  • @mahdidahiye1151
    @mahdidahiye1151 4 года назад +3

    Kaskey fanaan weyn igadeh

  • @lilmo3962
    @lilmo3962 2 года назад +3

    Legend ❤

  • @abdallaali8845
    @abdallaali8845 Месяц назад

    28.7.2024

  • @halimamahat2866
    @halimamahat2866 11 месяцев назад +1

    October 2023

  • @shidanecismaan3840
    @shidanecismaan3840 3 года назад +2

    Heestii Abwaan kaadheeri

  • @abdullahabdinur9302
    @abdullahabdinur9302 Год назад +2

    Hestan waa hesihi Marka yara dageysani jiray xasus❤

  • @HH-lo1kn
    @HH-lo1kn Год назад

    2023 yaa daawanaya

  • @mahathuseen5260
    @mahathuseen5260 6 лет назад +12

    ♥️2019

  • @mohamedomar610
    @mohamedomar610 Год назад

    2013 bakool anigoo wfp la' shaqeynaayo

  • @mohamedabubakar8698
    @mohamedabubakar8698 Год назад

    Geeyaan kale ma waayina...Gasiir aadan cuni karin gaajada ba'iyee GACANTADA IGU QABO

  • @mahdidahiye1151
    @mahdidahiye1151 4 года назад +2

    2020 ❤️

  • @abdulrabi-ahmed
    @abdulrabi-ahmed 7 лет назад +3

    Halkeedii buu dhigay walaahi!

  • @FC_7MAN
    @FC_7MAN 3 года назад +1

    Sheeko oo majajilestayasha iyo mid dad weyne nin baa gabar doontay lagu xujeyay wuxuu kusameynaya inuu runta kashego gabar magaca rag guud mey kumehelsanta mase mid raganimadiis ineey xaqiiq tahay sababtee askariga haween loogu sodiraaa oo ay uga qabataa raganimadis sharudaha askariga ooga mid tahay siba melatariga oo kufano sidii miranayo moos macunee ragii meyda soogubaa nahay iney botin toban qof udhiganto ala qaf isaga celinkaro sida boliska miranayada aheen kaxog badan yahay max maqalna wax kastaa waalasisadaliya sida daran bikiliton intey tartamin baa kartoon kufirsan jireen oo jirin shekadoda madaxweeynihi uhoreyay ciyal dhagax kuturen isago kaligi lugeynaya kadib waa iscasilay aniga waxan arkay darbiga inleska firinayo marki lasohadal qaado oo korantada darbiga kujirta leska maqlaa oo dowladaa lasoohadal qaadi karin laleyahay leskuquslo hadalka lasiwadi karin waxa laguquslayana darbigo indhuhu isugu tagan maxa ufirisay darbiga adiga iga hor firshay kadib qusul kudhamato leskuyabo qofba qofka kale wixii jiraba cakaree imaanayaan ma fahmin

  • @FadumoSicid-n1b
    @FadumoSicid-n1b 8 месяцев назад

    Ilhow dadk isi jecel isu calf anh mid baari ah I sahal

  • @kullownuur430
    @kullownuur430 Год назад

    Viva Kaskadenfinanzierung lajjjjan

  • @somalirealmusic4717
    @somalirealmusic4717 3 года назад

    Who’s here 2021?

  • @sharmaanish3561
    @sharmaanish3561 3 года назад +6

    𝙁𝙧𝙤𝙢 𝙩𝙞𝙠𝙩𝙤𝙠
    😭✊😂

  • @raxmocabdimuudey698
    @raxmocabdimuudey698 4 месяца назад

    2024

  • @daudbulxan6148
    @daudbulxan6148 6 месяцев назад

    mar 2024

  • @mudhiano_1379
    @mudhiano_1379 2 года назад

    ||Just 23/Jun/2022»»»»»»»»»»»2025»»Inoo Balan Ah I.a||

  • @ilyaasslb3065
    @ilyaasslb3065 Год назад

    Naasaha Guntoodiyo Gaadada Salaaxee 😋😋😃😃

  • @faqadaricumar5448
    @faqadaricumar5448 10 месяцев назад +4

    Who is watching 2023

  • @najmaartan3472
    @najmaartan3472 2 года назад +1

    Legend

  • @cunayemohamed9092
    @cunayemohamed9092 2 месяца назад

    208 ila 9 wlhi meshana shitaykk

  • @ahmedmohamed7625
    @ahmedmohamed7625 8 лет назад +2

    Hees aad umacaan iga dheh....

  • @amiiradifarxda6945
    @amiiradifarxda6945 2 года назад

    cawa waa 8 february 20222
    xasuus bay ihaan donta

  • @mafahminytchannel4218
    @mafahminytchannel4218 2 года назад +1

    Guntiinadii markii uu furay buu riyada ka kacay inta fahantay riyo laisku dabsaarayo inee ka hdleeso heestan farta taaga✋🤣🤣🤣

  • @Mustaf-warsame0023
    @Mustaf-warsame0023 3 года назад

    Maxaan gebi ka dhacayoo

  • @Dulqusley
    @Dulqusley 5 лет назад +1

    Legendary

  • @cabdirisaqxaji2690
    @cabdirisaqxaji2690 3 года назад +2

    Heestan kooca ayaa loo qaaday

  • @djabdiyaremohamuud857
    @djabdiyaremohamuud857 2 года назад

    2009

  • @muhumedmohamed2960
    @muhumedmohamed2960 Год назад

    Legend😂😂

  • @ceydiidxasan9108
    @ceydiidxasan9108 7 лет назад +1

    wax kle iga dheh kaskey libaax

  • @abdisitarkhadr2617
    @abdisitarkhadr2617 3 года назад

    2008 xasus

  • @xayaatxilwa8256
    @xayaatxilwa8256 5 лет назад +3

    Xasuus 2003

  • @cabdiraxmaanmaxamed966
    @cabdiraxmaanmaxamed966 11 месяцев назад

    2023

  • @abdiwahadahmedmahamed8691
    @abdiwahadahmedmahamed8691 7 лет назад +1

    libaax kiskey

    • @shakurasheeno4931
      @shakurasheeno4931 3 года назад

      Dunida ma jogta 4 sano kahor ayad meshan ku jirte noloshasa wax maka badhashay

  • @honahmedkhalifelmi2492
    @honahmedkhalifelmi2492 3 года назад +1

    Hestan hes bey shabahdaa ereydeeda wxaa ka mid ahaa
    Alla alla maxa u Go.adoomay awgaa adna aadan garaneyn io gacanteydu seyree lkn islaantii qaday maxa suuusto shit

    • @Ahmedjib
      @Ahmedjib 3 года назад

      Heestan waa beri hore Abwaanka sameeyay tartankii H. HIRGALAY buu kaga qayb galay.

  • @farhiyafiskaabdi5297
    @farhiyafiskaabdi5297 3 года назад

    2020

  • @cabdisamadjama3147
    @cabdisamadjama3147 Год назад

    subxanalah heestu macaanaa😂😂😂😂

  • @abdimohamed5067
    @abdimohamed5067 4 года назад +1

    Boqorka codka somalia tubeec kadhib waaye not ciyaalka xaafada boqoradoda xamari qaaci codka kore iyo cofka hoose iyo midka dhexe meel aan lagu fiicnayn malahan abdulqadir abuuuka kaskey mucjizo

    • @shaajacsheekh
      @shaajacsheekh Год назад

      Nin fanka wax ka yaqaan ayaa tahay sxb

  • @najmaabdi3849
    @najmaabdi3849 4 года назад +3

    Marka so gadomee galusyada anka furay gagi maran ka tose

  • @raxmocabdullahi4039
    @raxmocabdullahi4039 2 года назад

    My name hhh

  • @aishadheman5154
    @aishadheman5154 3 года назад

    Tiktok baan ka imi🤣🤣

  • @aarlibaax7095
    @aarlibaax7095 8 лет назад +1

    thx bro

  • @roonali9115
    @roonali9115 Год назад

    😂😂

  • @minhaaj45
    @minhaaj45 3 года назад +1

    From tiktok sat/jul/3/5:18pm

    • @zakifunujo2235
      @zakifunujo2235 3 года назад +1

      2009 ninki ku marqaami jiray kawran isaga 😂😂

  • @shakurasheeno4931
    @shakurasheeno4931 3 года назад

    From TikTok

  • @abdullahisheekh9970
    @abdullahisheekh9970 3 года назад

    Legend