Saaxiib Mahadsanid runtii annaga oo qurbaha iyo buuqiisa ku daalnay ayaad maalinkasta na xasuusisaa noloshii aan ku soo barbaarnay iyo dhaqankeenii wanaagsanaa ee miyiga markaa Mahadsanid ❤ .
Albaabka laga furay looma adeegsado xoolaha iyo miyiga !! Waxa la dhehaa 1: iminka ayaa ooda laga qaaday ama oodii laga rogey geelii ama xoolihii. 2: iminka ayaa buuxsinka laga qaaday ama buuxsinka laga rogey. 3: iminka ayaa la sii daayey xoolihii ama la foofiyey . Markaa ereyga Albaab lama adeegsado runtii marka miyiga la joogo.
Masha Allah Dhibiriyaale taloow hadan uu dalxiis tago maalay ogoolanaya 🎉🎉🎉🎉🎉
masha allah adeer sharaf iyo karaamoleh tusaale quruxpadan ayad tahay ader mcalin dhamaystiran oo dhinac walpa idhirigaliyay ayad tahay sijogto ah ayn ugu xidhanahay channelkaga youtube mahadsanid million times adeeer
My hometown salhlay❤
20/25 ayaan imanayaa Somali land bithmillahi kareem and hadaa joogtan waan idin raacayaa shaa Allah
Maasha Allah
Allow barakee geela
Saaxiib Mahadsanid runtii annaga oo qurbaha iyo buuqiisa ku daalnay ayaad maalinkasta na xasuusisaa noloshii aan ku soo barbaarnay iyo dhaqankeenii wanaagsanaa ee miyiga markaa Mahadsanid ❤ .
Deegaankeena oo dhan Allow barakee
Mashallah qurux geel❤
that's a wonderful mashaa Allah and nirig yar miyaa la idiinqalayi❤
Niman yahow,qurbac nooga qala geela dhalay🎉
Heestii xasan Madan quruxdiisa geel Dhalai Maa saartid
Albaabka laga furay looma adeegsado xoolaha iyo miyiga !!
Waxa la dhehaa
1: iminka ayaa ooda laga qaaday ama oodii laga rogey geelii ama xoolihii.
2: iminka ayaa buuxsinka laga qaaday ama buuxsinka laga rogey.
3: iminka ayaa la sii daayey xoolihii ama la foofiyey .
Markaa ereyga Albaab lama adeegsado runtii marka miyiga la joogo.
Ereyga albaab dhanka xerada xoolaha ama moorada xoolaha waxaa la yiraahdaa Oodafo.
Iminka/hadda/haatan ayaa oodafa laga rogay amase ooda laga qaaday.
Mahadsanidin!
Geela ma jecel8 waayo dhiigii nimanka Somalida oo dhan buuqabaa sadly but waxaan jecelahayi in aan nirkaha hilib kooda cuno
😂