Wiilkan wuu qalbi fiican yahay walahi, wuxuu u baahan yahay cid la taliso, garab qabato kana caawiso duruufta ku kalifeyso inuu fanka ku hamiyo. Alle ayaan u baryayaa in irsaaq xalal ah meel aan fanka aheyn kasiiyo insha'allah
Ninka ragga ah markuu da’da labatanka ku jiro waxuu u baahanyahay in la taban-taabiyo la garab istaago, misane wiilku baahi gaar ah ayuu sii qabaa, xataa gaadhiga uu wato, kuwo ka casrisan baa jiro o ka dhib yar, dadka wax nagu dhaamo ha caawiyaan, riziq xalaal ah Alle ha siiyo oo fanka uu ku haminayo ilowsiiyo…
Curyaan Ceeb maaha wax alle kuu keenay weeye isku kalsoon ogow walaal allaha ku siiyo waxaad jeceshahay irsaaqadana alle bixiya ee shaqayso Heeso waxba kuma soo kordhinaayo ee alle shaqo fiican ha ku siiyo ee raadso ALLAH Bari in uu ku siiyo wax walba ku siiyo 19 jir waad yar tahay ee wax baraa hadaad shaqo ku raadso oo kor isu qaad heeso Maya RaB Maya
Kawaran Hadaa Cawa Geeyriyooto Adoo iska indhotiraayo Saliga Nabiga صــلـي الـلـه عــلـيه وســلــم❤️
Scw
Sc w
inta geerida xasuusan isoo raaca😍😍😍
Adhi nagaaa hordimoo
Alle jid tosan hanagu dilo iyo camal suban 🤲
👍👍👍👍💝💝💝
Wiilkan wuu qalbi fiican yahay walahi, wuxuu u baahan yahay cid la taliso, garab qabato kana caawiso duruufta ku kalifeyso inuu fanka ku hamiyo.
Alle ayaan u baryayaa in irsaaq xalal ah meel aan fanka aheyn kasiiyo insha'allah
Aamin yarabi walahi wa sidas risiq xalal ah mel kale ilhy haka siyo 🤲🤲🤲😭
Aamiin yaa alaah
Amiiin
Ridwaan qosolka kadhamaday wiilkan illahay arzaaaad xalaal ah oo waasic ah hasiiyo
Hes waa danbi waxaana naga batay dunub tena kale ee Wall Ilaahay itsaqad ka wanaagsan oo xalaal ah haku siiyo ❤❤
Masha allaah wlhi wa WIIL QALBI fcn rabbiyow albaabada kheerka u fur
Waxakasta miyaa iska qadanaysaa waa Ethiopian ninkani .
Alow Mel ukafilaneynin Ka irzaq❤🤲
Waa wiil yaroo aad uqurux badan masha Allah
Alhamdulilah feisalow may Allah s.w open door for you I.a
Waa qof wanaagsan oo qosol badan lkn he has to be honest with himself. Let’s support the brother inshaallah.
Xirfadkale wax kuraadi xitaa diin baro macalin noqo
Ridwanow nikan miskinka shaqysan karin 200 dalor iska sii barnamijkad ka dubty lacag badan baad ka helysaaye asna ka farxi 😢
Maasha allaah wlhi waa will qalbi wanagsan illaahay waxanka baryayaa meel aan fanka ahayn inuu illaahay irzaaqadka siiyo yaa rabbiii addoonkaaga waddo wanagsan waxkusii
Somali maaha
Somali waye
Mashallah abwe geesiya tahay wa in la garab istaaga wa wiil yar o qalbi fcn o iman leh❤
He has pure heart insha Allah through your determination and hard work you will succeed brother
Wilka haku jesjesin warah ridwaan
M.allah walhi wa runtis xaga suuliga Allaah hau kaalmeyo dadka noocaas ah u abwan feysal shegy
The boy has a good heart,inshallah u will succesd bro
Waa orom .
Waa Ethiopian fool xun😂
Inshaalah garab wad helaysa walalka ❤❤❤❤.
Ilahay caafimad taam ah kusiiyo.
Ridwan wiilka haku gosling waxaas waa jees jees markiin waye walaahi qalbiga ayuu ka hadlay ilahay haku garab istaago walal ridwan wiilka haku qoslin
Dee laguma qoslayo ee waa wiil qosal miiran. Anba qosalkii buu iga dhameeyay.
Ridhwan my brother this is best video I have ever watched on RUclips ❤ the year 2024 I'm waiting for another one 2025 inshallaha ❤
Dagodiya is not easy walahi funny people wa umad daacad ehh intaan ka aqaana❤❤❤😂
Big respect taliya
Masha allah waaa wiil qalbi wanagsan ilahay arsaqad xalaala oo wasaca rabiha siiyo 🤲🥰
pure talent zxp horey u soco 🔥👌💪
😂😂😂😂😂😂
😂😂😂😂
War inankaan
Waa funny
Heesu waa danbi isga dhaaf Abowe😊
TUUGSI MA FIICNO, WAA KU CAAWINAYNA INSHA'LAH
@zeynabahmed732 cool down taliso
Ridwaan pls kaxishoo yarka hakubashaline
Wil qalbii wanaksan mash Allah irsaq mel daw Allah kasiyo amin
Ree wajir full respect 🙏
Waan idin so salaamay
Dibka nagadhaf wallalo 😂😂
@AhmeddeisAbdille
Sxb dhib kama wado waa mid gacaltooyo xaqiiqdi 😅😅😅tooshka iga leexi
Ala ridwaanow waxyabaha qaar laguma dhawaqo maxad ugu leedahy cuuryan ayadtahy wiilka niyada udhis
Wuxuu yahay hadii la sheego dhib maaha alle ayaa ka dhigay
Inuu yahay wuu ogyahay asagaa leh naafo ahay marka problems kuma qabo
Wlhi ninkan legend waya wlhi
Wonders will never cease
Legend Wan kuwataa heesta dogodia Wan kasugayaa 👏👏👏👏👏👏
Ethiopian 😂😂😂
Ninka ragga ah markuu da’da labatanka ku jiro waxuu u baahanyahay in la taban-taabiyo la garab istaago, misane wiilku baahi gaar ah ayuu sii qabaa, xataa gaadhiga uu wato, kuwo ka casrisan baa jiro o ka dhib yar, dadka wax nagu dhaamo ha caawiyaan, riziq xalaal ah Alle ha siiyo oo fanka uu ku haminayo ilowsiiyo…
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤
🥺🥺. . *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho
Waaxaan kutarin jimcad ducad badi saacatu ijaab kujirta wll khaasatan casarka jimcada inshaa alaah mahadsanid wll❤❤❤❤❤❤
wallahi waan qaslay, ninkan waa comedian, bro keep going
Wll iska dhaaf heesaha ilahay irsaaqada meelkale ilahay kaasiinayaa insha allah iska samir
Ya Allah open a door for him.He really has a pure heart.And grant him health.Ya Allah your capable of everything.
Wiil Qalpi Wanagsan Oo Weji Furan❤Nolosha Kuma Xumeeyso Walalkeey Macaan❤
Legend mtu ya wajir
Waa inaan daacad ah Allahayow garabkal
Wiilkan wiiil fcn waye lkn wax la taliyo ayuuu u bahanyya oo garb siyo aboowe alle ha ku xifdiyo adi iska cibadyso ❤❤❤
Masha Allah waa lahajada asalka eheed.
Well done brother
Ridwaan asaaba funny ah 😂😂😂😂😂
Faysal classmate keep going my brother.
Intii qosol ladhacday 😂😂
Degdeg badanaa ridwaanku 😅
Sidaas ma ahan wall waxad helaysaa qof sidaad tahay kugu JECEL niyada khyr usheeg aboowe qaali
Adi nin Ethiopian ah a abowe maa dhihi .Ethiopian waaye kani
@@Beru700ninkan somali waya ana aqane sug nio raga xaniyaha logama dhage
Masha Allah 🇸🇴 aan garab istaagno wllkeen oo qalbi wanaagsan weeye
Wllhi your comedian 😂😂 you make me laugh laiarkey like isaar
Wiil qalbi waangzan weye ilhy irsaaqad kle oon fanka ahyn hakuu fududeeyo wllo
Qof kastow waligaa qof xariir kala dhaxeyo habarin qof kle anigey igu dhacaday qisadaan o kle😢
No hees Lakin RUclips Furo Wilyara Tahay Allah kuarsaqayo Funny video Sameey So funny Tahay
Fanka mela ehen alle irsaqad haka siyo fanka qeyr maha lagumana duceysto e qof waliba o kujira rabi haka so hadeyo 🤲
😂😂😂😂😂😂😂koletiga kulaha 😅😅😅😅😅😅😅😅u made my day wlhi
Rudwaankan waaba xaaraami caadiya xagaa ugu baashali miskiinka
Ethiopian weeye .
Yarkaan nasiib wacan ayaan ku rajeynaa sxp🙏
😢wllhi kan legend waye
Ilhy wax walba uu jecelyahay ha siiyo cafimad na ha siiyo waa wiil fcn
Allakana qosol iga dhameyay😂😂
Keep going Taliye😂
Ilahay haku siiyo risiiq xalalaha
Hataa ayabaa fadithaye iskadaf hesta wll wax kale kufikir
Maan shaa Allah waa nin han le❤🦁🦁🔥🙌
Ridwan issack please part 2 kaso samey maxa kudaci ,,rajaa inukakca maleyhy ama it's permanent waye😢
Zxp irsaaq ilhay mel kale ka siyo fanka iska dhaf 😂😂😂😂😂😂
From tarbaj Raha wankusalamay ❤😊 walalka😊
Ninkan legend waye…
Mshlh wiil ku farxsan siduu alle ka dhigey waye nolosha meel fcn alle haka siiyo fan arsaaq mah
Lkn waxaga waa personal attack bro sidan wa laga fcnyhy 🙏🙏🙏
Curyaan Ceeb maaha wax alle kuu keenay weeye isku kalsoon ogow walaal allaha ku siiyo waxaad jeceshahay irsaaqadana alle bixiya ee shaqayso Heeso waxba kuma soo kordhinaayo ee alle shaqo fiican ha ku siiyo ee raadso ALLAH Bari in uu ku siiyo wax walba ku siiyo 19 jir waad yar tahay ee wax baraa hadaad shaqo ku raadso oo kor isu qaad heeso Maya RaB Maya
Hadal xaqiq ah wlhi ❤
Ridwan ninka haku qosline shekada ka gur 😂😂😂😂
the guy is legend keep going sxb
SCW SCW ♥️♥️💯
Wa maskine qalbiga kahadleye ilhy wax san hasiyo
Wlhi wiilka fikradisa wey ficantahay masha alaah
M,a saxibkey qali Hori usuco saxib
Legend wye runtii ninkan❤❤
Never give up pro
Kalsonida oo qof eh
King of dagodia
Ridwaan wiilka ka da aa yasida waa nin rag ah
Waa wiil aqli low ah allaha siiyo wixii u qeyr ah
Atttttttttttty hayellllin 😂😅waaa iska dawaqiii lkn. Mahaan inas afaraha jclkiis inas kahadlaa
Ridhwaan caawa sfcn uqoslaayo mida kale dabaalka qofta uuba isku diree😂
😂😂😂😂 halkii gabar oo usamrysyna maanta ayu isku diray 😂😂 qof hadal badn wax walba kafilo😂
Masha Allah pro hore usoco❤
maa sha'allah
Iyaah iicamira😂😊
Wiilkn walahi waaa funy cadia qosol dartiis badarkega xitaa wa iga daaty😂😂
Talent guy 👏👏👏
waxaan bilaaaa weeeeeyn waye 🤣🤣🤣
20:39/24:19 😂😂😂😂😂😂 rer tarbaj/wajeer aren't easy
Pure Ambition ❤
Very funny yarka
I like confidents wlhi
MashaAllah
Iskadaa wll waxan adunwaa ilaahey caafimad weydiiso
Guleyso❤❤❤
Ridwaan ani adi ayaaba ka helay kwrn❤
Maaxaa uguqoslaysaa subxanalaah