Barnaamijka I wuu quruxbdanyay maansha Allah lkn Wxa fiican in qofka mrka Hore codkiisa la dhagaysto inankaa Ama inanta qaadaysa mrka inta danbee lala jiibiyo lkn qofkii qaadayay a heesta intaanu hees in lawada heeso maaha
Gabadhan barnamijka lehi iyadu ma wareysi bey wada mise wa marti dadka martida ha hor boodine heesooda dhageyste ka ahow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 adigaagi ba hor cararaya adeer nagada ciyarta
The best person ever the most knowledgeable and the most shine All Allah created is prophet Scw 🧠❤😢"
Adi shaqo malihid miya wľľ
The best person even the most knowledgeable and the most shine all allah created Is prophet❤
Gabadha codkeeda wuu fadhiyaa i liked😍🔥👍
Heesaha Aan Ugu Jecelahy Weey Heesaha Bilaa Music Ahi 💯🎻❤ 13.Aug.23 21.18 Pm
Wixii somaliya wan salamay 🥺
Sii lamida wall salaan kal iyo laab ah baan hawada ku soo marin❤
Gbdha wariyah codkeyda waa top kadhamada xamaasad baaqaadee❤
Gbdha wariyada ah ayaaba cod an cadi ahayn leh wlhi M.A ❤
Imaka maxan qimeynaa marka qofku waxu qaadaba qofkan makarfonka weyn sidata uga horeynayse.😢
Barnaamijkaan ugu jeclhy barnaamijyada ❤❤❤
Viv xamad xarabo show cod bay haysaa wawww😂😂😂❤❤
Wll shaqo aan shaqadaadii ahaayn baad haysaaye bal narnaamij yada dambe nala saayir mise wariye nimadii waxbaa laga badlaay😂😂😂
Waaa wareey dadkeygii ahaa
Astaaan baa iskeenteen ugu dambeyn.
Allah is one☝️😢❤️
Umada dhan way ogyihiinee wxkle like kuraadsato maad waysay😮
Daadihisada fadlan muut gal barnaamijka kan xiga baashaalka hanaga jiirine.
Aad iyo aad
So badi barnaamijkan walal dad fanaanina so qabo ❤
Inanti xanteda jaarka jaqaaq Kaga sisay❤❤
Wariyada codkeeda 10/10 waxba lagama qaban karo❤😂
Maxan wax dhageysanaba yuuska wariyaha dhagaha naga qaade ka amus heesaha wariye😂
Commentiga raadinayey adaa soo qoray mxa ka qaldan tan weriye maaha😂
waxan yusaysaa ya naga amusiya nio
7:02
13/8/2023
Ayee ii baxesa🥰
ILaahay waxan ka baryayaa In xaaLka dalkeena somaliland inoo HagaaJiyo 🤲🏼❤️🫡
Sidii inuu barnaamijka live yahay oo kle dadkoo dhan mexey usoo qorayaan inanta wariyaha naga aamus
😂😂😂
Kaliya kasoo dhiga hadiiba aadan dhaafeyn hadal aan micno badan laheyn
Codsi kaas oo ah next program fadlan wariye naga aamus oo ruuxa heesaya u daaa heestiiisa.
አማርኛ ተናጋሪ ነኝ ግን ቋንቋው እሰማለሁ መመለሥ ነው ሚፈትነኝ። ደሞም በጣም ምከታተለው ፕሮግራም ነው👌
ማሻ አላህ Sister ሶማለኛ ቀላል ባይሆንም ሞክሪ ትለምጃለሽ
@@fardousacarabay5291 ተባረከላ😍😍🙏 "ሲስተር-ሳሎን bro ነኝ" የኔ እህት ኢሻአላህ በደብ ሰምቼ ለመናገር እሞክራለሁ። አቺንም አመሰግናለሁ🙏 ደሞም ያቺ እግዛም እፈልጋለሁ??
"ሰብስክራብ አርጌልሻለሁ ዩቱብሽ 👍👍 የመጀመረያም ሳልሆን አልቀርም🤓"
Tikikil
@@fardousacarabay5291ኢንሻአላህ እየሞከርኩ ነው ደግሞም አሳካዋለሁ😍😍👍
@@salmaog1044shukren family +😍😍🙏
Wariyaha naga aamusiya plz 😂🤦🏽♀️mar walba hoosta ayaa ka ooysaa
Xamda naayaa walaal , comedygii codmacaan baad ku darsatee ❤❤
Yaaaziin Zoo Qapo Wllo Parnaamijka Kan Xiga ❤🙌
Alla walalo qoodhaa iyo xeradaa heesihii cumar dhuule naag soo dar qeybta 2
Weyyyyy dadkeygii ahaa 😂❤ 19:02
Maxaad umusiin gabadha wey cod macaantahay ❤ wey u camirtey
Aniga ugu hor daawaday
😂😂😂😂
Cadceed hore pro
Qofta barmajika wada Naga amuusiya midh kama maqlne🤣
Neo tan weriyada Hesaha kaga walysa ish wey kahos yusaysa😂
🎷🎤 the best song 🎶 ❤
Ish nio mida wariyaha iyadaba dadka hor carareysa ma iyada is casuuntay😂
The one an only tayasiir ❤
Heesta wuxu wa aduunye Muxiyadiin geele ayaa leh hadanad aqoon fan mataqaajid😂
Yaasiin aaway🥺
Wariyaha maaha ta wax qasaysa waa tan kale ag fadhida
All top voice 👌 🙌 👏 🎉
Waad mahadsantahay wariyada Lkn wllo ka amuus oo hala qaadin plz
Wariyad waa lagu saaran yahay 😂😂😂
Wariye naga aamus wah😂
Taysiir heesta miday naftu dooratee ayaa samayn igu lahayd
War hedhe barnaamijku Waa ku Celis qoftan wariyaa naga aamusiiya
inantan ma qadra salima ay qaraabo yihin
Inanta barnaamijka daadihinaysa waxan u sheegi lahaa 🎤 maadama ay iyadu hayso inay aamusto waayo markasta codkeeda ayaa ka dheer ka hoobalka
Aniga oo ah afhayeenka inanta waanu qaadanay midhaa kkkk
Halkee ku aamusi way jalboobtay adoo dhagaysanaya la qadaya mesha laguma amusi karo hadad garanayso
Barnaamijka I wuu quruxbdanyay maansha Allah lkn Wxa fiican in qofka mrka Hore codkiisa la dhagaysto inankaa Ama inanta qaadaysa mrka inta danbee lala jiibiyo lkn qofkii qaadayay a heesta intaanu hees in lawada heeso maaha
Waxaasaa cod lagaa dhahaa 🎉
Ax yaa cod
gabadha barnaamijka wadaa anaga iyo martida noo kala bax waa codsi waayo Mikrofonkaga ka awood badan kay ayaga haystaan codkaga ka badan kooda
Faalo yar oo barnaamijka ku saabsan
Tayasiir soo tii yara cayiley😂 m.a
Cadceed asoo weligi caato ahaa ayuu iminkadan madax weyni ku darsadey😂
Bishaaro m.a iyadane wee yara kala baxdey
Gabadha ugu danbeysa wey iga baxsatey waayo ayada in badan ma daawan😂
Ku laha jacaylka wan aaminsanahay lknse wan iska ilaaliya 😅😅😅😅 adeero ma leyska ilaaliya wale isago libdhaya ayu kuso galaya numberkaaga iso qor aniga ku tusaya isago daf kuso idhiye 😅😅😅😅😅😅😅😅😅
Gabadhaha wariyaha ahay dee wll aamus maxaa ku qaatay hadi kale dee kaliga soo hees umadiba adaa ka cod dheere maxa ka khaldan
Wariyahaba wn nacay sasun bu isaga dhex galaysaa
Barnaamijka danbe I.a wariyaha naga badala please
Inanta wariyaha ahi ha naga aamusto😮
Inanta wariyaha mesha weyba qastaye waxey
90 Aand me😂😅
Wariyanimadii Ma wax ba laga badalay nio,🤔
Bisinka inantu maay ka aamusto barnaamijka
Waryaha plz aamus wah😢
wariyadu wayba cod mcntaho meesha way mcanaynsa ee mxy dadju leeyihin
Tan wariyaha ah maiyadaan dhagaysana mise dadkan hesaya?
Dadkan nolosha ka dhacay waa waxa dadka iyo dalkaba iyo Diintaba la hadhay, naagtanna ma moodaa in ay xadiis sheegayso
Diin iyo dalba waxba kama taqaanidee laxyahee naka amu😢
inanta daadihnaysaa ashqaraar yahay codkeedu
Waxan guuguuda haysee weriyaaa naga aamusiiya
Maka soo qayb galaa astaan tijaabi codkaaga
Parti 2 pzl tayasir iyo Warda iyo Yacine
Tan wariyaha ah y’a Amos ku idhahda talow 😏😤😤😤
qoftaan wariyaha yaa naga amusiyaa talow
😊
kooxdani xagee joogaan waa funs
Hargaisa
hoygii fanka iga dheh hargaisa @@omarabdo6643
mahadsanid wll
Wooow
Xalqada 2bada warda halgu sodaro
Wariye please naga aamus
cod❤
War astaaney qoftaan makarofanka wayn wax maka dhageysan karna😂billa calayk dhagaha noga waqtiya nagu socdee
Hayaan meeday
10Q all famili😍💐💐🙏
xamda xaraabo😂
Gabadhan barnamijka lehi iyadu ma wareysi bey wada mise wa marti dadka martida ha hor boodine heesooda dhageyste ka ahow 😂😂😂😂😂😂😂😂😂 adigaagi ba hor cararaya adeer nagada ciyarta
Uf yaa naga amusa qofkan wariya isku sheega
Bushaaro😂
Naa wlal Duco qapto aamus o inaad daadihiso oo qudha ku Eekow waxY sawdiga wixipa qasay🙆♂️
😂😂😂
Comentley iyo wariyaha haloo kala baxo😢😊