SUBXANALAH: CARUUR QAMRI INTA LASIIYAY VIDEO LAGA DUUBAY OO MAXKAMADA LA KEENAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 сен 2024
  • ▪SUBSCRIBE#Subscribe #Like #Share #Comment
    ▪ASC Ku soo Dhawaaw Channelka Maxkamada Calasow.
    Waxaan Kaaga Mahad Celinayaa Soo Booqashada Channelka Fadlan Hadii Aad nagu Cusubtahay Subscribe Saar Mahadsanid
    Channelkaan Waxaad Ka Heli Kartaa:-
    ●tik tok Cadaalad
    ●tik tok Challenge
    ●tik tok Sadaqo
    ●Tik tok Qaraaxo
    ▪Fadlan Waxaan Kaa Codsanaynaa In aad subscribe Kareysid Si ay kuu Soo Garaan Maclumaad Dheeri ah
    ▪Waa Ku Mahadsanthy Mar labaad Booqoshada Channelkan MAHADSANIDIIN
    ▪SUBSCRIBE

Комментарии • 30

  • @Sacdiyacaadey
    @Sacdiyacaadey 3 часа назад +1

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw

  • @lulxirsi6787
    @lulxirsi6787 3 часа назад +1

    Acuudubillahi waxa dhici doona Allah un baa garanaya

  • @abdirahman-b9l
    @abdirahman-b9l 6 часов назад +5

    Naaya waa Naagtaasi Ina Carab laleeyahy markaad caruurtada
    Naagkale udhiibayso Miyaanad walalo iyo hooyo toona lahayne Adaa khaldan oo qof maafiyo ah udhiibtay uff

    • @Nuurahassan7
      @Nuurahassan7 3 часа назад

      Naagta maxe isku yahin gabdhaha mala kufsaday😢

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 3 часа назад +1

    Ilhey qalbika haku qabojiyo sanadkan wil iyo gabar dad laguma amino 😢

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 3 часа назад +2

    Walshey hada I aragto plz gabdhaha ka baar cudurka hiv eydhis 😢

  • @Matildaschannel-kx8rz
    @Matildaschannel-kx8rz 3 часа назад +1

    Miskiim kulahaa wixii dhici doona ayuu ogyahay kulahaa arima ilaah ugaar ah ayuu faragashtay..

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад +1

    YA U DHIIBEY CARURTA NAGTA MA ILMO AYA LO DHIIBTA NAAG AN WALIDKA AMA WALASHA AHEYN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Час назад

    BISMILLAHI RAXMANI RAXIIM WA ADUNYO GADOON

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад

    BISMILLAHI HADEY ILMAHA FOOQ SARTEY O TIRI IS TURA WA SHABABAD

  • @Nuurahassan7
    @Nuurahassan7 3 часа назад

    Gabdhaha yar ma la kufsaday Bismilah 😢

  • @Seinab-pt7io
    @Seinab-pt7io 29 минут назад +1

    DAAHIROW NAAGTA SIDAAS CARUUR U DHIBAATEEYSAY WAXAA DHICI KARTA INEEY MUQDISHO TAGTO OO CARUUR SIDAA UGASHO EE MAXKAMA SOMALIA TASWIIRTEEDA LAWADAAG OO WANTED KA DHIG.

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад +1

    ILMO AYA LA DAYACA KUWO KALE AYA LA DHALA 😂😂😂😂😂

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад

    HABARYAR RUNA MA AHA NAAG DUBTEY MANDORIYE SIISEY CARURTA

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад

    ABAABA DAHIR MAHADSANID WE LOVE YOU👑❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🇸🇴

  • @jabiiba9800
    @jabiiba9800 5 часов назад +1

    Dahir 2bil aya radinayay lama arkayo maxaa sameyaa xage kala hadlaa yaa ii shegi karo ??

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад

    MEXEY UGU DHIIBATEY NAAG AN WALASHEED AMA AYEYDOOD AHEYN

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад

    DADKA WAXAN KU KACEY HALA XIRO 20 SANO

  • @Bintucabdi-c1c
    @Bintucabdi-c1c 4 часа назад

    Maxaa caruurtaada naagtaa u geeyay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад

    ILMAHAAS WAXA DAYACEY HOYADOOD MARKEY DHALEYSEY ILMO KALE KUWAAS MEXEY U DONAN WEYSEY

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Час назад

    NAGTA SAN U GASHEY CARURTA BIRI WEXEY U FAKANE MUQDISHO HADEY RABTO ILMAHA MUQDISHO AYEY DUBANE

  • @manshaalaahsheikhfadumo5997
    @manshaalaahsheikhfadumo5997 6 часов назад +2

    😢😢😢😢😢😢

  • @zahrayussuf6187
    @zahrayussuf6187 5 часов назад +1

    Maxkamada way ka soo dartay wixii dhici doono allah uun baa og Alle ka cabsada bisinka

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 Час назад

    AABO DAHIROOW IGA FIRI NAGTA ISAAQ O ILMAHA DUBTEY HADEY MUQDISHO ADO OY ILMAHEENA DUBTO KA WARAMA

  • @khadraessa1265
    @khadraessa1265 6 часов назад

    Isaaq baa dhalay

  • @kafiakhaire821
    @kafiakhaire821 2 часа назад +1

    INEY BURCO KU JOGAAN AYA LA QATEY

  • @GuxayeGarmaqate
    @GuxayeGarmaqate 2 часа назад

    Umada wajiyadooda ayey feenten kuwani me3l walba fadeexad iyo balayey la jogaan.
    War waxaan waa been

  • @zahrayussuf6187
    @zahrayussuf6187 5 часов назад

    Astaqfurulah Allah ayaa wax og alle ka baqa subxsnallah

  • @haboon6195
    @haboon6195 4 часа назад

    Candho calasay beenale tahay shacni wad dulmiyaysa

    • @dumarkaabachannel161
      @dumarkaabachannel161 Час назад

      Sided ku ogatay in la dulminayo sowtan hablo yaryar ayay dhibataysay la leyhy