Walal jira tahay uuna nala taliya kana tuuwan uumada manta inta waqtiga n'a side mahadsanid anu magaca dumarka ku hadlaya walahi wad u naxda u nala talisa mahadsanid Rabi khar Haka siiyo
Wlhy sheikh arimo jiro oo aan xilli walbo arkyno bad ka hadasha iyo xaqiiqoyin 👏👋👋 Wa run Somali wxay ku mahmda (laxwalba shilalkay isdhigta lagu qaĺaa👋👋👋👋👋👋
Allaah ha kasiiyo ajer iyo xasanaad ...waayo maanta dadyoka Qaar wexa we ku dhaqmaan ee xuquuqda naftooda ku ulobaan ayago raaligalinayo biliaadan asagow kale ah...allaah ayee usugnaatay raaali galin
Mansha allah Rabi khar Haka siyo inha allah walahi barnamijkaga wan la socda uu wan ku faiday mahadsanid sheek Rabi rali ka. Noqoyey dumashiday na igu salam inha allah🙏
Mahasanid shiiq aad ban u jeclahay taloyinkaaga Wana kafaiday runtii waxaan markasto isweydiyaa dadka aad saan u wanaajineyso maxaa kugu dira o ay kaga abaal dhacaan ileen wa kabadbadinta iyo nafteyda aan toda ka hormariyay cajiib hadan dawadeydii helay jasaka alaah show ilaahay ha ku xifdiyo
Sheekhan dar Allaan ujecelay sababtoo ah runtuu inoo sheegaa jasaakalaah khayr from Hargaysa
Walal jira tahay uuna nala taliya kana tuuwan uumada manta inta waqtiga n'a side mahadsanid anu magaca dumarka ku hadlaya walahi wad u naxda u nala talisa mahadsanid Rabi khar Haka siiyo
sheikh illahy ha ku xafidoH❤❤
Masha Allah sheikh Allah hakuxiftiyo
masha allah yaa sheyq cabdullahi xafidakallaahu yaa sheyq
Mashallah jazakallahu khair sheikh
Mashalah qeyr Allaha ku siiyo Sheeq
shiikh badbaado ilaaheey haku xifdiyo yaa allaah adiga iyo ehellaagaba
jazakaAllah kheir sheik thank u
Xaqiiq waa shiiq jira dabcan anaa hadal giisa ku faa iiday walaahi
asc wll ii Soo booqo
kanalka
الله يحفط شيخ في الدنيا و الاخرة illahy miiisanka xasanad ha ku saaaro wad noo faaaideysa markste
Wallee waa runtaa sheikh badbaado jasakallaahu kheira
Masha Allah waarun jasakallaalahu qeer sheeq wcs
Shiiq allaha ku xafido arintaas waa xaqiiqo qeyb kamide wan arkay
Masha allah shkh alle ha ku barakeeyo
Sheekh ilaahay ha ku barakeeyo garabkii haweenkaad tahay maasha Allah 💥💥💥💥
Wlhy sheikh arimo jiro oo aan xilli walbo arkyno bad ka hadasha iyo xaqiiqoyin 👏👋👋
Wa run Somali wxay ku mahmda (laxwalba shilalkay isdhigta lagu qaĺaa👋👋👋👋👋👋
Shugran wlahay runweeye sheekadan alle janatul fardawsa haku abaalmariyo
Mnsha allah sheikh alle hku xafidooo
Masha Allah thank you very much for advising ❤❤❤👍
🥰🥰❤️qeer allah ku siyo
Dadka meshan katugsado wa maxay subscrb sar uunba yeereysa wah
😂😂😂😂😂
absolutely mahad sanid shiekh badbado
Masha allaha sh. Ilaahay hakubarakeeyo. Adiga iyo familkaaga wax badan ayan kafaideeystay. Abaayo insha allaha mar baan idiin soweci doonaa
Shiiqow allaha Ku barakeyo💖
Mnchallah tbrklh Mahadsanid sheekh
Allaah ha kasiiyo ajer iyo xasanaad ...waayo maanta dadyoka Qaar wexa we ku dhaqmaan ee xuquuqda naftooda ku ulobaan ayago raaligalinayo biliaadan asagow kale ah...allaah ayee usugnaatay raaali galin
Jzkl qeyran sheekh Baarakallaahu fiik
Waa runta sheikh kheir Allaha Ku siiyo
asc wll ii Soo booqo kanalka
Wcz sheikh Badbaado jasaakalaah sheikhow🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
Wlh Runta ka hadashay Dar Allah baan ku jeclahay
asc wll ii Soo booqo kanalka
Masha allaha illaahaye haku xifdiyo 🌹
Ilaahay kher Hakusho shekhow
Alla beerka walhy San uqoslayey wan oyey
Masha allah shukran sheikh
Dadka badankoogu waxay usogalaan like iyo subscribe sheikhan wxau Ka hdlayo maka faidaystan wlhi 🤔😕
Masha allha
Mashalah Shaikh wax badan ka faaidney illaahy haku xifdiyo🤲🤲❤
Asc adigoo raali ah tusaalo iga sii sida qof naftiisa u daryeela awalan
maasha Allaah
Xaqiiq weeye mahadsanid sheekh
asc wllo /wll ii Soo booqo kanalka
Mansha allaaah kan yar run badanaaa talooyinkiisa hadaynu qaadano dumar badan oo inaga mida in badan May ooyeeeen
Masha allah sheelo
Mansha allah Rabi khar Haka siyo inha allah walahi barnamijkaga wan la socda uu wan ku faiday mahadsanid sheek Rabi rali ka. Noqoyey dumashiday na igu salam inha allah🙏
asc wll ii Soo booqo kanalka
Shekhow mahad sanid markasta wad nadhirigalisa barakow❤
mashaa allah
الله يحفظك شيخ
Mashallah mashallah walhi waa qoslay
asc wll ii Soo booqo kanalka
Mahadsanid sheikh
Thanks shq
Masha alaah alaha ku xafido
M.sh.alaha ku sharfo wllkey
Masha Allah mahadsanid
Xaqiiiq
Mahasanid shiiq aad ban u jeclahay taloyinkaaga Wana kafaiday runtii waxaan markasto isweydiyaa dadka aad saan u wanaajineyso maxaa kugu dira o ay kaga abaal dhacaan ileen wa kabadbadinta iyo nafteyda aan toda ka hormariyay cajiib hadan dawadeydii helay jasaka alaah show ilaahay ha ku xifdiyo
maasha allh🎋💪❤❤
❤❤
Jazakallah kheyr sheikh badbaado
Mahadsanid wllo waa qodobo taabana jiritaanka qofka
masha Allah shekih
❤️❤️❤️alaha nokaa daysto sheekh
markasta wan kuu duceeya shiikh
Alx masha alaah bro
Ilahay hakula jiro shikhena
man sha allah
Anigay igu dhacdey neyrobi ayan jogaa dadka aruuri waxan ilaabay nafteydii caruurteyda danteyda danta caruurteyda danta mertida kahormarinjiray.doqonti yamanta kaxanajiyey yanagu daarey.hhhhhhhh mama malyuun ibaxsadeen.ileen dadka dulqad kabadan .xanaqoda cadimaahin. Wamerti weykusomuten karoonaw.any way bananka ubaxshey .kkkkkkkk bil aadan ku aamanaya wa intuu dankalehay.merkay ilmihi igu badaten aandaley qarabo maqadikari igu danbeysay amaan. Merka alxamdu 2 sano ayan gurigan kunolahay ilmihii qurux anigii qurux dadkii shaqalaha igaburinjirey.aan udayacay carurta. Manta imasalaman. Laakin ha lagu aamano umawanajin.ilaahaydertisa. merka warun dantada laga hormariya hhhhhhhhhhhhhh
Warun malinkada dantada garato lagu dudaya
Walaahi anaa yaaba qofkasto oo aan wanaajiyo oo ibni aadama isa ga oo aniga cadawgayga koowaad ah ayaan arkaa markaa saan yaabaa oo naftayda waydiiyaa tolow ma doqon bay kuu haystaa shiikh igu ogow taladaas insha allaah tacaalaa ilaahay hakaa abalmariyo aakhiro iyo aduunba
Wwy dhacdaa wanaga xumaan lobadalaa waxaba lagumodaa inaad dhimantahay oo laga rronyahay
Dadka nocaas ah aniga ayaa ahaan jire lkn ugu dambeentii walagu kaladhinte ilmo nimo ayaa I heyse walidkeyga anigo Yar liga sowate dhamejkii iga gaare ilahay ayaa og Alxamdulilah kanooli hada
Abayo wallhi bili aadamka abaal maleh waaleska qabtah intay goori goortahy
Waa barnaamij muhiim ah
asc wll ii Soo booqo kanalka wll
Mash allh Jasakalah shikhow qofku isagaa noloshiisa maraynkar haa sax lkn waya fiicanatahy wuxu rabo inuu sii waadixa uga haddalo islamarkaba isagon ciidan kacabsanyn waxan didikar waxan doonikara
Hhh shayhk alow ku xafid
Alla maxaad run badantahy shiiq jazakalahu kheyr caqli badan oo iga maqan maxaad igaransiisay
Mashallah
Kkkk runtii sheshan sigara ayuu dumarka ugu hiliyaa
Xaqiiq been maha taas ayay ani ahda i haysataa ii sooduceeya insha allh
Ma ka baxday aniga baay i haysata hada eh
Walahi waa ruun waayo aniga ninkeyga ayaan ku arakey
Shugran Sheikh
Sheikh qof sidan majiraa
Thanks
Asc walhi waa runta
Sheekhan ciwankiisa fb wlaalyaal qofkii haya ha ila wadaago
Asc.reer.badabaado
Fadlan shiish badbadow mel khasa oo aan kalo soo xiriran rabaa ee isheg runtii waxad tahay lataliye wanagsan dacadno u ah in qofwalbo uu hormariyo wano kago mahad celen
Wlhi wa runt shq qufn ma la rali giln karo
Jasakallah qeer sheq
شكرن
Walaahi waan arkay dad sidana
Anaa ugu horeya manta
Warun walahi biniadam laiskumadibo laismana dacifiyo wixi xaqada kadal
Scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍 scw 😍
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Frist
Saxaaa
Xqq weeye Wlhy Bilahay Waxaas Umaba Adkaysan Karoh ani kolba
M.allh sheekh allh haku barakeeyo fadlan shekhan magaciisa ishega ama ciwaankiisa fb ama whtasp number kiisa
cabdale faruuq wllo
Sh.alha kubarakeeyo lkn mar walibo gabdhakaliya maxaad udifaacdaa aaway kaalinta wiilasha iska ilaaligabaryahay adigoodhaya marwalibo aan arkaa...
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣waa sheekh fcn
Sheekham ciwankiisa fb wlala isoo dira
Ciwaankiisa fb isoo sheeg walal
Codsi Waxaa fiican in aad soo koobto oo dadka qofabada uun u sheegti
asc wll ii Soo booqo kanalka wll
Manshllh sheik allah kubarakeyo
Kkkk waba aniga tasi lkn yay ku nicin igama aha
Asc sheeq badbado lamberkaga halkee kahelaa
Waxa dhaqamadas ku dhaqmo waa dadka an naftooda ku kalsoneeyn.
Shiik
Ku qabo
Warkaaga ayaa ku socdee