DEG DEG CIMRAAN OO AFKA FURTEY ARINTA MAXAMED BUSKUD XASKISA FASHIL

Поделиться
HTML-код

Комментарии • 72

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 дней назад +7

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

  • @Maryam-gx5hr
    @Maryam-gx5hr 5 дней назад

    Wax garad baa tahay walaal cimran masha Allah

  • @fariidoxaaji8738
    @fariidoxaaji8738 8 дней назад +1

    Noloshii hore iyo midaanba Allaa kuu qorey adigu maadan dooran ee Allaah u ooy oo bari iska duceeyso

  • @fartunabukar9620
    @fartunabukar9620 8 дней назад +1

    Maashallaah cimraan walaal runbaad usheegtay mahadsanid

  • @user-yc3dr2ef8q
    @user-yc3dr2ef8q 8 дней назад +2

    Salalhu caleywaslim udgonow rasulkiallow naxrisnabdgalyo korikisaha ahto scw scw scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤ scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 8 дней назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

  • @omfatmaaqeeli5240
    @omfatmaaqeeli5240 8 дней назад +1

    اللهم صل على محمد وآل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميدا مجيد اللهم بارك على محمد وآل محمد كما بارك على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميدا مجيد

  • @user-vu1mw3nn7b
    @user-vu1mw3nn7b 8 дней назад +1

    Sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam sallahu caleyhi wasalam

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 8 дней назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤

  • @Caliya7
    @Caliya7 8 дней назад +3

    Dhib maleh waa uurka iyo arimihiisa insha Allaah markii Allaah kalakeeno ee ay umusha kabaxdo ayey miirsandontaa insha Allaah.

  • @madinamaxamed4928
    @madinamaxamed4928 8 дней назад

    MASH Allah jazkallah wll for the good advice

  • @anabnasir4099
    @anabnasir4099 8 дней назад +2

    Walahi. Wajigisa ayalaga garta inusan dacad uahayn buskud 😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 8 дней назад +1

    Xasbuna Allah wa nicama wakiil. Dumarka ha ka oohinina, subxaana Allah. Waa hooyo 😢😢😢😢 yaa Rabi.

  • @HawoFood-ps9qp
    @HawoFood-ps9qp 8 дней назад

    Acs Cimraan?
    Aaway Barliin?
    waxaan rajeynaya in ay cafimaad qabto insha allah

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 8 дней назад +1

    Salalllaahu calayhi. Wasalaam
    Salalllaahu. Calayhi wasalam
    Salallaahu. Calayhi wasalam
    Salallaahu calayhi wasalam
    Salallaahu calayhi. Wasalam
    Salallaahu calayhi. Wasalasm
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 8 дней назад

      اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤

  • @SamsamBarkadle
    @SamsamBarkadle 8 дней назад

    Subxanallah

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo473 8 дней назад +1

    Mideeda waxaa la. Arki jiray qof walba oo sirtiisa qarsanayo. Hada waxaan la yaabay oo aan ka xumahay aduunkaba inaan laga helaynin qof sirtiisa u qarsoon tahay kuli waa wada facshirka sidii in qiyaamaha ay joogaan. Cajaa.ib yaa duniya. Adunyah jamiila.

  • @XabiibiCali-vy7xy
    @XabiibiCali-vy7xy 8 дней назад +1

    Wallaahi waxaan islahaa sixun buu uga hadli doonaa laakiin sifiican baad uhadashay

  • @IbraVo-n8b
    @IbraVo-n8b 8 дней назад +1

    Scw

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 дней назад

    Muniira Masha"Allah 🤣Atarice 🤣 Weeyn 🤣Waaaa😂😂😂😂🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤲🤲🤲🤲 Alloow Noo Kaa Xifid Ya'rabb 🤲🤲🤲❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @FadxiyaSeed
    @FadxiyaSeed 8 дней назад +2

    Sawki dahabka uso gadaayay

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 8 дней назад

    Allaahuma salicalaa muxamad wacalaa ahlihii wasacbihii wasalam

  • @fahmaali3542
    @fahmaali3542 5 дней назад

    Hanna oo waa naag ka shaqeysa waligey ma arkin. Musiibo

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 8 дней назад

    ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @ruqiaali7490
    @ruqiaali7490 8 дней назад +2

    Uurka ma aduu meel kuu yaalaa ur baan qasab ku qaaday ku lahaa

  • @a.sabriye5797
    @a.sabriye5797 8 дней назад

    Uur degdeg ah waa inaa qaadaa kulahaa qoftu doqon miyaa subxanallaah ubadka ma gacantisuu ku sitaa xiliguu rabo loo qaado

  • @user-sj7wc4pv5u
    @user-sj7wc4pv5u 8 дней назад

    Waa parkı

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo473 8 дней назад

    Subxaana laah malakul quduus

  • @ilhammohamou698
    @ilhammohamou698 8 дней назад

    Hana waaa lagaranayaa waa qof aan naxin

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 8 дней назад

    Wcs wr wb wlllkey cimraan

  • @habibajamac9941
    @habibajamac9941 8 дней назад

    Xasbiya laahu wanicmal wakiil

  • @maryanbobo473
    @maryanbobo473 8 дней назад

    Alaha nabad kugu kala keeno nabad ku korso owlaadaada ayaga ku anfici doona insha alaah bi.idni laahi kariim

  • @dhulkaygahooyo3023
    @dhulkaygahooyo3023 8 дней назад

    Allah waxaan haddey run tahaybo oo views ahayn wuu ciilay ama waa uurka walacnimada wallahi kolley si fiican baad ooga hadashay Maasha allah cinraan waa sidaa walal bal aan usoo duceeno, ilaahay ceebtooda inuu asturo, aamiin!

  • @maxamedyusufxasan1680
    @maxamedyusufxasan1680 8 дней назад

    Switzerland ayuuu imaadey

  • @FaadumoFaadumo-gi8kr
    @FaadumoFaadumo-gi8kr 8 дней назад

    Wllhi anigay saan ihaysataa wllhi illaa hada Walid iyo wll col iga yahiin wllhi

    • @lulali6059
      @lulali6059 8 дней назад

      Walaashey waalid iyo walaalo col lagama noqdo, walaalaha lama helo lakin nin waa la helaa. Ninku nidaam ayaa leeys ku noolaadaa, Allaha aya meherkaas idiin ka dhaxeeysiiyey, haduu maher kaas aheyn laheyn iskuma imaadeen, quf waliba guri ayuu ku noolaa, marka walaalaha marna kama kala go,daan. Walaalaha iyo waa laid la heshii oo ku ooy iyagaa kalama gadaan ilaa dhimato ma ogiyee, lakin nin Hadii isfurtaan waa kala harteen.

  • @deqoomar5564
    @deqoomar5564 8 дней назад

    Walee ana kala marqati ah shugri oo hana la baxdey in ay sas tahay

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 8 дней назад

    Sociale médias buufiskiisa lee waaye😂😂😂❤❤❤😂😂😂🎉🎉🎉😂😂😂🤣🤲🤲🤲🤲👍👍👍👍👍👍

  • @mohamedaarjaamac217
    @mohamedaarjaamac217 8 дней назад

    😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @ubaxabdulle7059
    @ubaxabdulle7059 8 дней назад

    Bini adamka jaceylka lagama badiyo hadii wax jeclaanayo Alihii I uumay iyo waradkii I dhalay mida kale aduunka wax walba bilaw iyo dhamaad buu leeyahay

  • @marshalukraine
    @marshalukraine 8 дней назад

    kan wa dumar shaaneeye wuxu faafiiya ceebta dadka kaaale waliba u ku raxaysta taas lama yaabaayo waayo cimran wa 4.5

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 8 дней назад

    Maniira markii Hore ba Qalad baad sameesay ninkaagii iyo. Caruurtaadii baad uga soo carartay ilahay ha kuu gargaaro

  • @Qamar-wj9nc
    @Qamar-wj9nc 8 дней назад

    Cimraan ,,,,, reer koofur h/gidir qoleeysan gacanta saarin malahan, soomaaliyeey nagu taageera (aheeyn,ii hii )

  • @nawalhersi4983
    @nawalhersi4983 8 дней назад

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭🟢⚪️🔴

  • @muslimohh1001
    @muslimohh1001 8 дней назад

    Ala maxey hana kadontay hana inkar Allah hakuride mar ey iga naxsatay habarkan habaray hospital ayey gashan 2022 ila hada arageda iyo hadalkedaba wey idhibayan ilahey haka qabto dhibatada ey kuheyso umada somaliyey😮😢

  • @lalahiabass3649
    @lalahiabass3649 8 дней назад

    Lee ilaaha ilaahu waxan ma dhaba

  • @user-df6hw9xr8e
    @user-df6hw9xr8e 8 дней назад

    Maxa nagahan & cabadkoda nacay na markad shashada benta noga jileysay sow naftada madan qayamin dahab bena shushumis bena na nabsigi ninkagi hore ba kuhaya sa had fican tahay buskut madan hos imaden buskut faqri fqrigana daqadu ka arka waxan ku oran lah ilmahagi dib ugu noqo you have time

  • @hawakiin6410
    @hawakiin6410 8 дней назад

    Amiiro nabsi baa helay ni keedi hore ayeey nabsi ka gashay

  • @rodaali169
    @rodaali169 8 дней назад

    Maxamed buskut miskii ayuu ahaa
    Lakiin maniira waan weceshahay maxay u ugu tagtay hani lacag un bay ka hadlaysaa sonahii arjaynay hadyada iyo farxada waar beent joojiya maxamed sifiican ayuu u hadlay

  • @NadraAbdi-p8w
    @NadraAbdi-p8w 6 дней назад

    Nafsiba hya gabdh

  • @maslax1119
    @maslax1119 8 дней назад

    Qaftaas waa caaan weeye somalida ee kala geesaa washedaan ween halsaka jeero

  • @maxamedyusufxasan1680
    @maxamedyusufxasan1680 8 дней назад

    Haduusan sharci laheyn Sidee asiga Iyo iyada safar u galijireeen midaas aan is weydiineeeeyo

  • @khadragelle7801
    @khadragelle7801 8 дней назад

    Dad wasakha dad bilaa dhana wax xun mooyaane wax kale sheekadoodu .ahayn nin naag maxaa .arimahooda sooqa keenaya kuwan lacagta ku raadiyaana kaxun qudhun

  • @Qamar-wj9nc
    @Qamar-wj9nc 8 дней назад

    Dagaaladii, siyaad bare,kii eelaayda, Abgaal,murusade,xawaadle,unisom maraykan wato,c/hi yuusuf,itoobiiyaan,,maxaakiimtii,,,,,,,!!!,, jah jah makanaa gabar gaajo udili lahaa?????

  • @user-sn5yz7vg8v
    @user-sn5yz7vg8v 8 дней назад

    RAXAN. WEYN XAAS BIILA WALIGEY MA ARKIN MANA MAQLIN REER KOFUR ISLA NAHAY LAAKIIN ANIGA WAQOYI KASO JEDA
    SORRY MUNIRA WAAD WAAYA ARAGTAY
    DA.DAAD A UYAR TAHAY UNIVERST KASO BAXDAY ALE KU QASAARIN MAAYO ABAYO AAMU
    WALHY ELAYDA DUMARKODA BEERAHAY KU FASHAAN MA BIILAAN
    REER WAQOYIGU WADAD XAYATO YAQAN MUNIRA WA REER WAQOYI DJABUTI DHAQANKA KALA DUWAN

  • @abobasement346
    @abobasement346 8 дней назад

    Alah nabsiguh xumah gurigagih bad u so dumisay yutubar moryanah ilahay u noqoh

  • @hamdiwarsame9894
    @hamdiwarsame9894 8 дней назад

    Dadka imaankii ayaa ka tagay veiws raadis waye Imaanka beela

  • @user-oh2kl2xr7b
    @user-oh2kl2xr7b 8 дней назад

    Aduun maxa lasuga nin iyo naag qosqolkodi wa been she said

  • @haniaden2700
    @haniaden2700 8 дней назад

    Ma ana moday mise way xabarsan tahay

  • @user-ip7ws6pt2h
    @user-ip7ws6pt2h 8 дней назад

    Wwaxba kama jiraan ee calool jilicsanidaa maxaa kaaga gidhiisha dameer iyo ninka wata daymaa kaa deeqda cimraan

  • @user-jo9iu2cm8c
    @user-jo9iu2cm8c 8 дней назад

    HABARTII GAASHA AHEED EE HANA ABUKAR AYAA WALI QASKII UMADA SOMALIYEED KULA DHEX JIRTAY WALI WADA ( ISKA ILAALIYA HANA ABUKAR WAA SHAYDAAN )

    • @Rupaz7cr7fan
      @Rupaz7cr7fan 8 дней назад

      Astaqfurullah Ilaahay kacabso Gaal hakutilmaamin khof Muslimad ah

    • @user-jo9iu2cm8c
      @user-jo9iu2cm8c 8 дней назад

      @@Rupaz7cr7fan Ma ku dhaaran kartaa inay Muslim tahay mujrimadaas ( aniga waan ku dhaaran karaa ) si fiican ayaan u aqaanaa

  • @Sahruuja1
    @Sahruuja1 7 дней назад

    Naagihii soomaaliyeed
    Maxaa waalay meel walba way ka ooyayaan tani hana ladhahaayo ala maxay Dambi shaqaysatay soomaali badan ayey kala Gaysay

  • @AyaanIsmail-ro6ir
    @AyaanIsmail-ro6ir 8 дней назад

    Qofkani ma Hana Anuukar baa? Oo Gabadh yar oo 23 jira baan mooday wali waan garan laayahay codkeeda uun baan gartay. Yaab maxay sameesay

  • @user-ix8qx5ov5r
    @user-ix8qx5ov5r 8 дней назад

    Yaahuu muniiro maxishooto wahan kayabana markii aad birtii urka lugubaraye aad dadka hortoda lasofarisatey urbanleyahy arka yaan tan sugaye

  • @saidmussa6461
    @saidmussa6461 8 дней назад

    Barank waaye wax kajira majirto FAKE NEWS WAX KAJIRA MAJIRTO WAA FAKE RUclipsR ROOTI LOOGA RAADSADO WAA ISWADA OGUIHIIN

  • @HawoFood-ps9qp
    @HawoFood-ps9qp 8 дней назад

    Acs Cimraan?
    Aaway Barliin?
    waxaan rajeynaya in ay cafimaad qabto insha allah