Cadowga Somaliland Waxay Leeyihin Ilaahow Ciro Soo Saar"Gud Faysal Cali Oo Karbaashay Wadani

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 июн 2024
  • Cadowga Somaliland Waxay Leeyihin Ilaahow Ciro Soo Saar"
    Gud Faysal Cali Oo Karbaashay Wadani
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogspot.com
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 56

  • @abdirahamnomar9313
    @abdirahamnomar9313 15 дней назад

    NOOLOW NOOLOW FAYSAL
    MADAWEYNA MUSTAQBALKA
    INSHA ALLAAAH

  • @Cabdiyuusuf-tk3yw
    @Cabdiyuusuf-tk3yw 15 дней назад

    Somaaliland waa del madaxbanaan doled madaxbanaan ❤❤❤❤❤26jun love guul 🎉🎉🎉🎉

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад +1

    Faysal Salaada la aqimayo uma jeedo.
    Saxaafadu hajoojiyaan wakhtiga salaada eed la eeganaysaan shirka shaydaaanka ama jaraaid sad ugu yeedhaaaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 15 дней назад

    I vote for Faysal cali

  • @kawsaribrahim5517
    @kawsaribrahim5517 15 дней назад

    Asc habo Faysal Ali Hussein I love you so much you our hero Mansh Allah you make me proud to be Somalilander noolow habo geesi qaran keep going habo Guul Somaliland ❤ guul cidanka qaranka guul ciidankaSSB❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 15 дней назад

    Guuuuuuulsomaliland geeeeeesi faysal waa run

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v 15 дней назад +1

    Suldan kii imika waxaa lalusha kulmiye waxu ku hadlaa maskaxda kulmiye

  • @omarjama7627
    @omarjama7627 15 дней назад +1

    Geesi ! Madaxweynaha Mustaqbalka ❤️🤍💚

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 15 дней назад

    Yaq yaqsigii ina samatar sheegay waa tan

  • @aminaahmed9352
    @aminaahmed9352 15 дней назад

    Cudad ma nihine Dadkayaga iyo Dalkayaga ayaa Qiimo nala leh oo aanu jecelayhay sidiina ma nihin xumaha iyo samahaa noo kala soocan ilahay baa ina kala fadalay dad sharaf leh ilahay naga dhigay Alxamdulilah

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 15 дней назад

    Ina geele iyo gur gurti waxba qaadi mayan somaliland way guulysanysa somaliland

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 15 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 15 дней назад +2

    Kkkkkkkkk cuqdadland😢😢😢😢😢😢

    • @fadumogedi7423
      @fadumogedi7423 15 дней назад

      Munafiqiinta failed state of somaliya sharkooda Alloow ka qabo Somaliland

  • @mawliidhassan5625
    @mawliidhassan5625 15 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤guul ❤❤❤somali❤❤❤land.❤❤❤❤❤❤guul ❤❤❤❤somali❤❤❤❤land❤❤❤❤❤❤❤

  • @kaltunhrg-zm6wt
    @kaltunhrg-zm6wt 15 дней назад

    Faysal Geesi Run sheeg ah.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 15 дней назад

    GUULAYSO GUDOOMIYE FAZALOW ILLAHAY IDAMKII.
    AAMIIN YAA DULJALAALI WAL IKRAAM:

  • @abuhanaan9009
    @abuhanaan9009 15 дней назад

    Hahahaha waa niyow ninkan faisal waa ba nin initiativ ah guulayso mudane

  • @omarabdisalam6807
    @omarabdisalam6807 15 дней назад

    Faisal cali waraabe sharkiisa xattaa wuu dhaafiyey sheeydaanka . Inyar allah kabaq miyaanu lahayn .marka uu leeyahay majeerteeniya tiisa issaaqiya ee xinka ,xassadka iyo xumaanta ku dhisan moyaanu arkayn ilaahay 90jirada habaaran ilaahayoow soomaali ka qabo.maxishoonayaan

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 15 дней назад

    Maalinmadow Inagadheh💔💔💔

  • @user-xe7zm3ix9m
    @user-xe7zm3ix9m 15 дней назад

    Xsibka huwanta ah waxay soo ibsadeen sadex boqol kadh oo lascaanod ka soo ibsadeen

  • @fe8445
    @fe8445 15 дней назад

    GOOJACADE 2 buu u baahan yahay.

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 15 дней назад

    DEE HORTA MAXAAD UGU SHEEGI WAAYDEEN
    2 LABADAN SAQAJAAN,
    DADKOODA JOOGA SOMALILAND INAY HADLAAN
    OO AAY U SHEEGAAN INAAY
    KA RAYSTEEN XAMAR IYO DJIBOUTI!!!!!

  • @user-be4ib2st7q
    @user-be4ib2st7q 15 дней назад

    Faysal waa madaxwaynaha mustaqbalka 🎉🎉🎉

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 15 дней назад

    Garoowe ayaanu qabsaneynaa waxaa ku xigtay in aad Majeerteen baridid.

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 15 дней назад +1

    Faysal cali warabe waa munaafaq munaafaq ku saaqiday siyaasada

  • @halimaosman9462
    @halimaosman9462 15 дней назад

    Guuleso madaxwenaha sosocdafaisal cali warabe❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂

  • @HoodoiyoAyaan
    @HoodoiyoAyaan 15 дней назад

    Adigaba dowladi Somalia wada ku jirtay oo dadkaga adiga ka mid ah dadka laayaaya 😂😂😂😂😂😂😂 faysal kartuun

  • @mehdiahmed3639
    @mehdiahmed3639 15 дней назад +2

    Faysal niin waalan

    • @kaltunhrg-zm6wt
      @kaltunhrg-zm6wt 15 дней назад

      Kkkk Faysal kabihiisa magadhi kartid Adoon yahow Ximarka ahi.

    • @mehdiahmed3639
      @mehdiahmed3639 15 дней назад

      @@kaltunhrg-zm6wt kkkkk wa reer waalan oo faysal madax u yahay

    • @osmangiire1349
      @osmangiire1349 15 дней назад

      Beentii at dadka waqooyi qaaranka kaga urursanjireen 1988 iyo wixii kahoreeyey ayay waliwadaan😂
      Waa 2024! Beentii dadku waa fahmeen😳
      Somalinacayb dadku marabaaniin😁

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 15 дней назад +1

    Yaaahuuuu hana cowryin omomyahow

  • @sahraahmed-fv6rj
    @sahraahmed-fv6rj 15 дней назад +1

    Kan cilaaj buu u baahanyahay

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 дней назад

      faysal geesi cadaw jebiye unta ka ilmay siisa cadawga

  • @abdirahinmahamed2173
    @abdirahinmahamed2173 15 дней назад +1

    Feysal Faaruq😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 14 дней назад

      Faysal faaruq wuxu la naa nasyahay Sheekh cumar faaruq

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 15 дней назад

    7/11960 Maalin Caloolxumo100%

  • @amalos3435
    @amalos3435 15 дней назад

    Waar rer somaliland noow waar waxa magaca garxajis sitow Faysal cali warbe doorta ninkasi waa muwadi
    Ciro uu kudayey
    Dadku waxay u codeyn kulmiye iyo ucid wayo waa Faysal dalkuu difacaa

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 15 дней назад

    DEE HORTA
    DADKANI LULO IYO FAHAM DARO AYAAY KU RAAGEEN EE HA TOOSAAN.

  • @sultanc.kariim9366
    @sultanc.kariim9366 15 дней назад

    Kulmiye inaad la shaqaynayso dadku way og yohiin mucaarid muraarid dhalialaya adugaa lagu arkay

  • @salithasiad3511
    @salithasiad3511 15 дней назад

    Dedaas doqon inaad kutahay Doofar nimasow maaha

  • @MaxamuudMaxamed-sm3ub
    @MaxamuudMaxamed-sm3ub 15 дней назад

    Cirro iyo xirsi wad fashilsay dhagrta somaliland u maleegyan somaliland cadwgeda ha garato

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад

    Kkk Faysal wuu ku dhax wareeray siyaasada somalida.
    Ader dhulkaagii ayaad tagtay ethiopia looma qixin

  • @horijoogmedia
    @horijoogmedia 15 дней назад

    Faysal doorte

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 15 дней назад

    Faysaloow Garoowe ayaan tageyaa waxaa kadambeysay Khaatumo in ay ina soo eryato. Itoobiya kuusoo hubeyneyay waxay rabtay in Soomaaliya buburto. Soomaaliyana waxay hubayneysay Eritrean iyo Meles Zenawi oo Muqdisho joogay.
    Waar dadka beenta kadaa.

  • @qoobeeykaliilcawad8027
    @qoobeeykaliilcawad8027 15 дней назад

    Waxaan yaa dhslay ? Dadka hoos jooga oo waxaan loo aqrinayo, munaafaq beenloow ah

  • @abmoh9216
    @abmoh9216 15 дней назад

    Buurbaa kugu gudbane miyaad soo bixi kartaa.
    Majeerteen miyaad u duuli

  • @Redspittingcobra
    @Redspittingcobra 15 дней назад +1

    Waar dadka aynu beenta kadeyno. July 1 waa maalintii Soomaalilaan iyo Soomaaliya ay xoriyada qaateen kadibna modoobeen.
    Horto yaa taariikhda qaldan ee ah in Soomaalilaan xoriyada qaadatay 26 June inoo dhigay. Soomaalilaan waxay xoriyada la qaadatay Soomaaliya July 1, 1960 .

    • @sssdddf8508
      @sssdddf8508 15 дней назад

      Shitspittingcobra
      Get lost idiot tariikhda soo baro xaasid ma somaliland baad xassodaysa