ABDIRAHMAN NASRI - QOF KA NOQO ADUUNYADA OFFICIAL VIDEO 2024

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Abdirahman Nasri
    Qof Ka Noqo Aduunyada
    Ereyadii: Daaha Gaas
    Laxankii: Xaamud Ubax
    Music: Bulshawi Beatz
    Camera & Editing: Khadar Waqal
    Vocal Rec: Khadar Waqal
    Afro Waqal Furinle Pro
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 350

  • @EidAbdirahmanibraheem
    @EidAbdirahmanibraheem 4 месяца назад +233

    Hees yari waxba sheegi maysee Nabiga halagu saliyo. Scw

    • @NaimaAden-p6v
      @NaimaAden-p6v 4 месяца назад +15

      Warya nabiga melahn kle oo xumnta lgu gudbiyo hakenin doqon yhow bila cilmiga inta is ledahy comment io like badn hel xoolo yhow

    • @Hamdaquruhhh
      @Hamdaquruhhh 4 месяца назад +2

      Dhaadhaan nadalyow mxaa ku daawadsiiyay adiga nadal baa kudhalee😠😡👹👿

    • @DihaanaHirsi
      @DihaanaHirsi 4 месяца назад +1

      Scw

    • @bashiirwadne7502
      @bashiirwadne7502 4 месяца назад +2

      Adigu Diinta Aad Haystaaa waatee

    • @essiahassan5157
      @essiahassan5157 4 месяца назад +2

      Salalahu calayhi wasalaam ❤️ 😍 💖 ♥️ ✨️

  • @maftuuxmahdi
    @maftuuxmahdi 4 месяца назад +66

    Ku sali Nabigena is the best person ever the most knowledgeable, and the most shine all created prophet muhammad ( صل الله عليه وسلم)❤🕋😫

    • @Suhayb1_4
      @Suhayb1_4 4 месяца назад +3

      Sallalaahu caleyhi wasalam

    • @fardowsaadam8262
      @fardowsaadam8262 4 месяца назад

      Bl. Aan de hand in All Q,, g ex. V bb xx ❤😂❤gf0avv q ..,​@@Suhayb1_4

    • @AmiinYaasiin-gg7px
      @AmiinYaasiin-gg7px 2 месяца назад +2

      M.a

  • @nimaoabdirahman119
    @nimaoabdirahman119 3 месяца назад +15

    30 jeer inkabadan baan dhagaystay wayna qosaysay marxaladan ku jiro thanks abdirahman nasri ❤

  • @abdilahitorontaawi
    @abdilahitorontaawi 4 месяца назад +31

    Hala yaabin qaarkood
    Qaladada kusoo mara
    Noloshay ka qayb yihiin
    U qof noqo dantaadop
    Qofka noqo addunnyada
    Qof u yeedhin karin shay
    Qofnimada ka dili kara
    Adiguba qof ba tahay
    Qof lamida qofku yahay
    Qof lamida qof ku yahay💫

    • @badrafarah9498
      @badrafarah9498 4 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤

    • @NashaadCabdiqadir
      @NashaadCabdiqadir 2 месяца назад

      ❤❤❤❤

    • @ducowaalid649
      @ducowaalid649 2 месяца назад

      Ye ku socota wx iishega ma Canaan iyo dhiri galinaa😅😅 qof nooce ahaa loo adegsan kara ereyada🎤 😅

  • @abdiwahaababdoo1719
    @abdiwahaababdoo1719 4 месяца назад +1

    heestu waxay ku socotaa xisbiga wadani nin ragii wuu fahmayaa doqona loo sheegi maayo xirsi ayaa ku shubta ciro weeye xirsi baa uyeedhiya ciro oo karaamada kaqaaday ciro xirsi adeerkii siilaanyo ayuu ku xaaray ma ciruu biyo u kaban adiga maxay kula tahay?

    • @HibaqMohamed-cr8ks
      @HibaqMohamed-cr8ks 4 месяца назад

      Walee waa run daaha gaas lama tuso xisibiga waddani kkkkkkkkkk

  • @Fartuuunn
    @Fartuuunn 4 месяца назад +4

    Doqonta lashegaba ani inan ahy ban umalleyna
    Dacadnimada ma wanagsana mar marka qar bal kwrn saxibada oo aad zaid ujecled hadey kudhawacdo waliba ay kala waregto ninkad ku heshiseen inad is gursatan sanadkan sanad wanagsan ima ahn wxa isku key darsame xanuno badan dhimashadi ayeydey qiyanadi wilkan jecla qiyanadi gawadhii saxibtey ehed oo waliba aroskeda la igu casumay
    Iga rali noqda wxan uso qoray farintan inan idin ku nafiso maxa yelay waxan ahy kali ciid aan kunafiso mahestooo😢 xiligan aan qorayo ilinta ceshan la.ahy
    Dacadnimo her aan kagaray wxan marayee inan magacisa ciwan kadhigto iyo jaceyl aan uqabo
    Ahmadow wll hada farintan aaragto waa anigii koley wat igaran wxan ku leyahy cafimad kuwaroo 😢😢😢😢😢😢😢😢😢

    • @AbdimajidNasir-ch9qv
      @AbdimajidNasir-ch9qv 3 месяца назад +2

      Sorry wll waxa lagayabaa in aanu qofkaasi kuu wanaagsaneen lkn insha allah mid wanaagsan ayaad heli qofka muminka ahna god labo jeer lagama qaniino markaa niyada kheyr u sheeg wlo...❤🎉🎉

    • @Qasaac55
      @Qasaac55 2 месяца назад +2

      Wall laga yaabaa in uuna qofkaasi qofkaagii kuu qalamayay ahayan oo uu shar kula dhaafay inshaallah qof kawanaagsan oo aad kunasto dhibikasta oo aad soomartayna ku illowdo ayaad heli. Marnba niyadada yay jabin qof qiimahaga garanwayanan uma qalamo in aad ka fikirto ama aad wakhati ku lumiso markaa wuu soo noqon oo nabasi baa soo celin lkn mar aadan u baaahnayan buu soo noqon donaa oo aad tashatay. Never give up sis

    • @mohamedabdullahi9185
      @mohamedabdullahi9185 Месяц назад

      qof laga dul qaadey awalba tayo ficn malahen

    • @Okelo-v2c
      @Okelo-v2c 23 дня назад

      Sorry nabsi uu ku hoos keeni insha allah niyada khayr usheeg marka aad xasuusatan dheh laa xawla walaa quwata ilaa bilaah is ilawsii nolashaa wado mid ka fiican baad heli insha allah

    • @Okelo-v2c
      @Okelo-v2c 23 дня назад

      Nimerkaagana isoo sii waxbaan kuu sheegiye

  • @xikmaawi3917
    @xikmaawi3917 3 месяца назад +2

    Abwaan daaha gaas eshcalaa hees dadba naxaya markay maqlaan magacaage jiro joog

    • @MohamedHassan-nv1gm
      @MohamedHassan-nv1gm Месяц назад

      Dadka Naxsan Baan ku qoslayaa😂👇🏽👇🏽 #Legend Daaha Gaas 🫡

  • @HendAbdilahy
    @HendAbdilahy 4 месяца назад +16

    Si kastaba u qiimee
    Qorqor boqolkuno jeeeer
    Amaan qaayo ugu yeel
    Doqoni wa qofkedi
    Abuur qadir waa dhalan 💯✅

  • @DihaanaHirsi
    @DihaanaHirsi 4 месяца назад +57

    I love this man lkn inan halo wa riyo anyway keep going it is so amazing song

    • @Degaliah
      @Degaliah 4 месяца назад +6

      Waayo 😂😂😂 sow single maha

    • @JamaSalman
      @JamaSalman 4 месяца назад +3

      Aniguba inaan adiga ku helo waa riyo😂

    • @DuGsi6
      @DuGsi6 4 месяца назад +5

      Qofba qof bu dondonaya 😂😂❤

    • @DihaanaHirsi
      @DihaanaHirsi 4 месяца назад +1

      @@JamaSalman 😂😂

    • @selfiesis4life942
      @selfiesis4life942 4 месяца назад +2

      @@JamaSalman😂😂😂😂

  • @mowliitdeeq2748
    @mowliitdeeq2748 4 месяца назад +4

    Wlh been sheegi mayo 3 sano ayaan nolosha wax walba u qabtay oon qayrkeed dhaafshay intaan waxtarkaygii Isugu geeyey maalintay aragtay inay halkay rabtay gaadhayna waxa lay sameeyay ceeb aanan lahayn lkn hadana waan u duceeyaaa inay qayrkeed u sarayso oooy heer gadho nolosha

    • @KafeeyaXaabseyxirsi
      @KafeeyaXaabseyxirsi 4 месяца назад +1

      Caku jacyloow😢

    • @khadramaxamed-l3p
      @khadramaxamed-l3p 4 месяца назад

      Yaah wadad wlh geesi ayaad tahay hadaad wali u ducaynayso qofkii dantiisa ka dhex arkay hadana ka dhaqaaqay

  • @mohamedahmedmusse8778
    @mohamedahmedmusse8778 4 месяца назад +1

    HEESI WATAN NUXUR✍🏽
    ILOW SHARMA B EEBO CADE😂

  • @Mariamitio
    @Mariamitio Месяц назад +2

    His voice is something 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @SafwanCazka
    @SafwanCazka 4 месяца назад +2

    Ereyada waa top lkn laxanka lagu dheelay qamae suugaani ama sakariye kobciyo in loo daaya ahayd waa hees qalbi taabasho ah❤

  • @mahamuodyuusuf7228
    @mahamuodyuusuf7228 4 месяца назад +5

    Wlhi intu sheegay waan arkay lkin qof taagnanaayo boskiisa ma jiro noloashu wa nacas ee qoontaada ha u woda dhiibin 🫡🫵 qof lamida qofku yahy 🎵

  • @rakiacase6272
    @rakiacase6272 2 месяца назад +1

    Abdirahman nasri cumaamada wn kugu tuuray anigu wll nolashu kuma xumayso ❤ 18/7/2024 12:51 duhurnimo
    U qof noqo dantaado
    Qofka noqo aduunyada 😮

  • @sagalahmed5074
    @sagalahmed5074 4 месяца назад +7

    Tegraha nasri waa halka labta ah❤

  • @saynebxasan9049
    @saynebxasan9049 4 месяца назад +14

    Wa waxa igahaysta qof aan aqaan walaahay waxad umalaysa inu aniga itilmamayo wadhi❤️❤️🤍🤍💚💚💚🤍🤍❤️❤️❤️❤️❤️🤍🤍🤍💚💚💚💚🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤️❤️❤️

  • @khadanabdi8788
    @khadanabdi8788 4 месяца назад +1

    Hala yaabin qaarkood
    Qaladada kuso Mara
    Noloshay ka qayb yihiin

  • @barwaaqobaazhe-kb9zz
    @barwaaqobaazhe-kb9zz 4 месяца назад +18

    Heestaba haduu abdirahman nasri soo qaday waan cabsanahay😘

  • @hannamaxmuut
    @hannamaxmuut 4 месяца назад +5

    Quruxdiisa daya musliminey😭😭😭😭🤴🏻❤️💋

  • @ilsanmohamed8141
    @ilsanmohamed8141 4 месяца назад +1

    Dhago hadal free tolow yey ku socotaa

  • @ismaaciilcaaqil289
    @ismaaciilcaaqil289 4 месяца назад +12

    Heestada inuu sameyey daaha abdi jamac duale gaas Inta ila fahanatay intay daarin ismuujiya ❤🤚
    Abdirahman nasri Aduun kale baad ka timid 🔥💞

  • @cwaliindhacade6875
    @cwaliindhacade6875 4 месяца назад +5

    Si kastaba ha iska ahaatee 2024 iskaabulnimo waa macasalaameyn rabaa insh allh😂😂

    • @XubbiXubbi-t8p
      @XubbiXubbi-t8p 4 месяца назад

      Na hnoga bixn😂

    • @AniizaAli
      @AniizaAli 4 месяца назад

      Hhh ha inooga siiban bal inala joog 😂

    • @Qasaac55
      @Qasaac55 2 месяца назад

      Sidokale ani xaaa ❤😂😊

  • @ayaanadaanayaanadan8506
    @ayaanadaanayaanadan8506 4 месяца назад

    Wlh wa hes i tabty wa jcdly wa is girsany wax kasta u qabty grb buxa siayay waxu igu abal gudy qalbi jab bahdil iyo ina u naga igu bahdila ilma aya u dhaly lkn cid uga dacwa maya alah ay uga dacwoday xaqeyga ina u ka so bxiya manta wa murugsanhy malinta u qimeheyga garta aya comentga so firi dona iso duceya ina aaalh xaqa tuso wa nin an xaskiaa qimehda aqon 😢😢si kasta wax ugu qaba wa qasara tacab qudhi nacas ka glay 😢😢😢😢

  • @Abdirahman-ismail
    @Abdirahman-ismail 4 месяца назад +3

    Eng - Khader Waqal fantastic video Abti ❤️

  • @somaliyameni202
    @somaliyameni202 4 месяца назад +3

    Doqon si kastoo ugu hagar baxdo waa doqon ti un 😢😢😢😢

  • @NajaxmaxamedismaacilNajax123
    @NajaxmaxamedismaacilNajax123 4 месяца назад

    Heetani ma macaana sababtuna waa laxanka 😂
    Yarka waa lagu wan jalay

  • @malaak1
    @malaak1 2 месяца назад +1

    Feeling this Song and we give it 8

  • @apdiqaniuthman
    @apdiqaniuthman 4 месяца назад +2

    the best song Qof Ka Noqo Aduunyda 😢
    Heestii inBadn la Zugayy 🥺
    Apdirohman Narsi the best artist

  • @moabdiweli6695
    @moabdiweli6695 4 месяца назад

    🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @Abdilahimahdi5555
    @Abdilahimahdi5555 4 месяца назад +1

    Bulshawi beat back 😂

  • @barwaqo1125
    @barwaqo1125 4 месяца назад +2

    Waaaw nasri cajaayib❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaryamMaryam-wz6pv
    @MaryamMaryam-wz6pv 4 месяца назад +3

    Waxan ka mid ahay dawayaashaasi ugu horeyaay😮🎉❤

  • @mostlydriving
    @mostlydriving 4 месяца назад +17

    Here before 1M views 🔥🔥🔥 like ta ha ilaa dhaafin kkk

  • @muniirjamaalabdilahi833
    @muniirjamaalabdilahi833 4 месяца назад +2

    Tan way hees dhaaftay ee magac kale ha loo bixiyo nio ❤

  • @HodanKhaliif-k5r
    @HodanKhaliif-k5r 4 месяца назад +3

    Fananka kaliya an tageero❤

  • @farxiyaabdimaxamed3346
    @farxiyaabdimaxamed3346 4 месяца назад +3

    Doqoni waa qofkeedi💯

  • @Boqoradasamirka
    @Boqoradasamirka 4 месяца назад +1

    Wllo ale ka cabsado wiilkan waxu ku wayinadayi ku naxayi ishega m.a alah wiilena wllo ishega plz 😢

    • @HibaqMohamed-cr8ks
      @HibaqMohamed-cr8ks 4 месяца назад

      Biyyhu iska sii daayay wuu guursday ragga biyaha qaljiya

  • @Hoodo-r1p
    @Hoodo-r1p 21 день назад

    Inaba caadi maaha Daaha Gaas iyo Nasri yare❤❤❤

  • @IstaahilAbdirahman
    @IstaahilAbdirahman 4 месяца назад +1

    scw

  • @CraxmaanMuhumed
    @CraxmaanMuhumed 4 месяца назад +1

    Wiilkan wan jecelhy wllhi inaan dartii London u tagaan rabaa lkn Ma heli doona talow😢

  • @Fatouma_issa
    @Fatouma_issa 2 месяца назад

    This song is Mursal Muse coated, and i didn’t like that whoever told him to do this 😫😤🤧

  • @NafizaIid
    @NafizaIid 8 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AbdullahiBarre-b6l
    @AbdullahiBarre-b6l 4 месяца назад

    % 90 heesta qof ayaad ka dhigteen 😂😂😂

  • @CRFATE
    @CRFATE 4 месяца назад +4

    Bulshawi ❤

  • @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf
    @cabdixakiinxaajiinaxaaji-qp4uf 25 дней назад

    𝑪𝒂𝒃𝒅𝒊𝒓𝒂𝒙𝒎𝒂𝒂𝒏 𝒏𝒂𝒔𝒓𝒊 𝒔𝒐𝒐 𝒃𝒂𝒅𝒊 𝒉𝒆𝒆𝒔𝒂𝒉𝒂𝒏 𝒘𝒂𝒍𝒂𝒍 𝒅𝒉𝒊𝒓𝒊 𝒈𝒂𝒍𝒊𝒏𝒕𝒂 𝒓𝒊𝒎𝒂𝒕𝒊𝒄𝒔 𝒌𝒂 𝒄𝒖𝒎𝒂𝒎𝒂𝒅𝒂 𝒘𝒂𝒂𝒏 𝒌𝒖𝒈𝒖 𝒕𝒖𝒖𝒓𝒏𝒆𝒚 𝒃𝒓𝒐 ❤❤❤❤❤🫡🫡🫡🫡🫡🫡✌️✌️✌️✌️✌️✌️✌️🫶🫶🫶🫶🫶🫶🫶🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @nasrabilan1663
    @nasrabilan1663 4 месяца назад

    Heestan cawa yada ii dhiri galisay darenkayga iyo xaldan ku sugnahy bayka hadlaysa 2023/8/4 waxan is barnay wiil wan is jeclanhy aniga haygu badnadbe markan afar bilod la socday ban arkay sago nag igu khiymya waxan goansaday inan xidhidhka dhameyo balse may noqon wan ka heshinay waxan ka codsaday malintad qof igu dul wadayso ii sheeg runta haye balanbuna iga qaday aniga way igu yartahy aminadu lkn waxan niyada galiyay waa bili adan is badli kara sidi an u jecla marki si kasi badan ban u jeclday ugu danbayn wiilki inanti bu igu dul waday waliba anigo wacya inta mobilka laygu xidha jawi lala qadnayeey 😢 qof nimda ka dili kara heestanba cawa wahel iyo dhiri galin ii noqotay 😢

  • @degmosoham3066
    @degmosoham3066 Месяц назад

    Wow walal ta voix c est Beau machallah bigggg kiss

  • @Abdifahibrahim
    @Abdifahibrahim 4 месяца назад

    Layaab layaab nacasi halkeedi ma dhaafto

  • @Azma182
    @Azma182 2 месяца назад

    Waa qasare uun tacab qudhii nacasa kaa gaalay😢

  • @JojoSeylac
    @JojoSeylac Месяц назад

    Boqorka geeska Africa 🌍 ❤️ m a

  • @barwaqo1125
    @barwaqo1125 4 месяца назад

    Ala heestu qof aan ogahay ku mamacaan aan udiro

  • @maarshaallyrics
    @maarshaallyrics 4 месяца назад

    Imisa jeerbuu ereyga qof kusoo noqday Nacalaa hibo la mood kuyaal

  • @mohamedahmedmusse8778
    @mohamedahmedmusse8778 4 месяца назад +1

    DRUCKE ICH BEIDES DAUMEN HOCH 🙌🏽🗣️🧠

  • @Hassan_tiger252
    @Hassan_tiger252 5 дней назад

    doqoni wa halkedi😢

  • @SaedMohamed-ih1rn
    @SaedMohamed-ih1rn 4 месяца назад +11

    The Best Singer Nasriga 2024😮

  • @suldaand
    @suldaand 4 месяца назад +3

    Kani fanaaan waa dhaaafay❤😂

  • @zimbayare5554
    @zimbayare5554 4 месяца назад +1

    fanka Purco Halyey dhali meel walipa inu ka muqda wa faral nasriGa hirgalaY

  • @RidwaanMohamedJamac
    @RidwaanMohamedJamac 2 месяца назад

    Doqoni wa qofkedi🫡

  • @Ilhanapdi-jt2go
    @Ilhanapdi-jt2go 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @abdirahmanAli-ps9ql
    @abdirahmanAli-ps9ql 4 месяца назад +1

    Mansha allah ustadkii laxamada xaamud apdilaahi faarax ubaxle nin culuz ayaa u maskax badhay

  • @AhmedJama-mb3lo
    @AhmedJama-mb3lo 4 месяца назад

    Heestan anigaa is lahaa qor tallow Abwaankii samayey ma qalbigayga ayuu ka xaday, magaciisii ila wadaaga maxakamada heeg ayaan geynayaaa Mr Ninwayn😂😂😂

  • @NastehoHeyle
    @NastehoHeyle 4 месяца назад

    😢hees wey dhaaftay wlhi

  • @BuuxDaahir
    @BuuxDaahir 4 месяца назад +2

    Goatka nasri😊

  • @ZekiBerberaawi
    @ZekiBerberaawi 4 месяца назад +2

    Waqal The Beast 🔥

  • @FAAD21
    @FAAD21 10 дней назад

    Nice song

  • @HodmaAhmet
    @HodmaAhmet 4 месяца назад

    War de daaha wuu kugu soo goostay😅

  • @cabdalemaxamed
    @cabdalemaxamed 3 месяца назад +1

    Heesaha saliga nebigaa ka macaan scw scw

  • @ugbaadaragsan9592
    @ugbaadaragsan9592 4 месяца назад +1

    Halayaabin qaladada kuso mara nolosheey ka qayb yahiin cajiib cajiib iga gadan heestani ANasri ❤

  • @Arlihassan
    @Arlihassan 3 месяца назад

    Wan kuwataa wll 😂

  • @raakia5486
    @raakia5486 4 месяца назад +1

    Doqoni waa qofkeedi, waxan waa hees dhaaftay.🙃

  • @AboubakerKhadircali
    @AboubakerKhadircali 4 месяца назад +1

    Abdiraxman Nasri Fanan Qaran horay uu soco

  • @AmiraAbdirahman-v5z
    @AmiraAbdirahman-v5z 4 месяца назад +1

    Doqoni waa qofkeedi😢

  • @abdikafibarreibrahim636
    @abdikafibarreibrahim636 4 месяца назад +1

    Cajiib nacas always nacas

  • @NasraaliHrsi
    @NasraaliHrsi 4 месяца назад

    noloshaykaqayb yihiin Walh runte 😢😢😢

  • @yusufguulofficial
    @yusufguulofficial 4 месяца назад

    Rag waa weyn ayaa isugy tegey heesta
    Daaha gaas
    Xaamud ubax
    Bulshaawi
    Iyo Abdirihman Nasri oo barteeda dhigay
    Waqal studio oo Editting aan lagu gareyn❤

  • @JamaalCaska-mb8vw
    @JamaalCaska-mb8vw 4 месяца назад +3

    Abwaan Daaha gaas

  • @habibaali2400
    @habibaali2400 4 месяца назад

    Wow Wow That is true Song🎤🎶💯👍👑🌹🏆⭐️🥇👏👏🫶♥️🫶

  • @Axmed-uu8vp
    @Axmed-uu8vp 4 месяца назад +1

    Markay 1.M Gaadho Reply iso Gala

  • @AyanAbdi-g9n
    @AyanAbdi-g9n 4 месяца назад +1

    top voice 🎉😊

  • @WardaAadan-c9n
    @WardaAadan-c9n 3 месяца назад

    ❤❤❤

  • @AasiyaAbdi
    @AasiyaAbdi 2 месяца назад

    Waaw❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SakibKhan-hm7hk
    @SakibKhan-hm7hk Месяц назад

    My crush ❤🎉

  • @HamdaAbdirashiid-43
    @HamdaAbdirashiid-43 4 месяца назад +2

    macha allah abdirahmankaygii❤

  • @BushraQanii
    @BushraQanii 3 месяца назад

    Qof ka noqo aduunyada naftaydaayy inshallah 22 /6/2024. 9:38😢😮😢😢

  • @KawsarFoosi
    @KawsarFoosi 3 месяца назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @Yoolskills
    @Yoolskills 4 месяца назад +1

    The Coat Camera Khadar Waqal❤

  • @SalmaMohamoud-
    @SalmaMohamoud- 4 месяца назад +1

    doqon waa qofkeedee 😮🔥

  • @bisharahussein9510
    @bisharahussein9510 4 месяца назад

    Qalbi daacad ahi ma hungoobo.dib miyey usoo noqon.malmihii naruradu.

  • @CabdirashiidDaryeele
    @CabdirashiidDaryeele 3 месяца назад

    Heestasi in qarxayso inta Ila mid ka ah farta taaag

  • @zacdiyaahmeth3283
    @zacdiyaahmeth3283 4 месяца назад

    Si kastaba u qiil Don
    Udhig qabkasto wcn
    Inted imahed qarin
    Qof qaladkaston sameyo dusha saran jiray Ana uma garabi jirin 😢beatkasan kuso xasustay 😌

  • @HouffanAhmedAli
    @HouffanAhmedAli 10 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @nasrocumar5376
    @nasrocumar5376 4 месяца назад

    Love me❤❤

  • @abdullahimuhumed5591
    @abdullahimuhumed5591 4 месяца назад +1

    Amazing words and cute voice ❤

  • @IfkaXussen
    @IfkaXussen 4 месяца назад +1

    sax noqo qof lamid ah❤

  • @awoahmed-er4si
    @awoahmed-er4si 10 дней назад

    ❤😂

  • @Momuse-fp8jw
    @Momuse-fp8jw 4 месяца назад

    100%

  • @maxamedbaashe-xy2jo
    @maxamedbaashe-xy2jo 4 месяца назад +1

    Qofba waa si aadmiga 28/5/2024

  • @Xamuudichannel
    @Xamuudichannel 4 месяца назад

    Waxan hees mahe habarjeclo nimo ban ku dhagayste😂😂

    • @Okelo-v2c
      @Okelo-v2c 4 месяца назад

      Kkkkk waabad ixasuusinay mid aan wax isku nahay ayaan hees soo saaray imay cajabin lkn imikaaban dhagaysan reerkayaga awgii😅😅😅😅😅

  • @Boqoldhaan
    @Boqoldhaan 3 месяца назад

    Abdirahman cadceed hees baad kasoo tuurtay axsan Hees