QIIMAHA DHULKA BANAAN JIDKA ROWDO EE KAXDA KAFAIDEYSO MAALGASHIGA DHULKAAGA INTOW JABANYAHAY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 114

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 года назад

    Maanshaa Allah

  • @samiirkahaaji864
    @samiirkahaaji864 2 года назад

    Aad iyo aad

  • @mohamedsheekhosmaan4387
    @mohamedsheekhosmaan4387 2 года назад +3

    Maasha Alaah gabarteena qayr Alaha ku siiyo Amiin

  • @mohamedamin7672
    @mohamedamin7672 2 года назад +2

    maasha alah sacdiya aad iyo aad umahdsan thy sida wangsn aad nogu so gudbisid masha alh alaha ku xafido sacdiya

  • @yucbaltelecom866
    @yucbaltelecom866 2 года назад

    شكرا علي الاحاطة والافادة حول برامج العمران المتواجدة في مقديشوا وضواحيها يا اختي الكريمة

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 2 года назад

    Xir alaha ku siiyo

  • @andynathon4771
    @andynathon4771 2 года назад

    Keep going

  • @abdiabdullah2643
    @abdiabdullah2643 2 года назад

    Merci beaucoup madame

  • @binbarekabdulrahman7938
    @binbarekabdulrahman7938 2 года назад

    Dhulka Ceelasha qiimaha la siisto soo godbiter wll

  • @shamsoshumey840
    @shamsoshumey840 2 года назад

    Masha allah allaha ku xafdiyo

  • @zahradurow9525
    @zahradurow9525 2 года назад +1

    Asc walaal waxan jeclanlahaa in aan arko xafala wabari shalamada somaali inta ka dambaso iyo sarta barafka inta u dhaxaysa iyo wabari oo dhan

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 года назад

      ruclips.net/video/2fH8Aw77oI0/видео.html

  • @maryanabdullejimaale8709
    @maryanabdullejimaale8709 2 года назад +1

    Mansha allaha habo qurux

  • @abdulkadirabdi6325
    @abdulkadirabdi6325 2 года назад

    Mashallah walashey khayr allaha kusiiyo waxbadan baadnoofaa iidaysa

  • @Afjey
    @Afjey 2 года назад

    Masha allah mahadsanid Wall

  • @drmohamedabdiosman3106
    @drmohamedabdiosman3106 2 года назад

    Asc masha Allah, shaqo wacan

  • @saynabolad174
    @saynabolad174 2 года назад

    Shukran xbt allahaa kubara keeyo allaa hana ku xafido .

  • @aliibrahim3125
    @aliibrahim3125 2 года назад

    dhulka hooyo wacanaa , adna dheeh qurxooneey waan ku soo dhaweeyaa.

  • @mraliabdi1081
    @mraliabdi1081 2 года назад

    Run waye wll wlhi masha allah ♥ 🙏we love you thanks alle ha ku xafido AmeenYa Rabi

  • @aishomohamed3300
    @aishomohamed3300 2 года назад

    asc sacdiyo hore usoca guul ayaan ku rajeenaa garasbaaley noo soo geli xafada macaani

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 2 года назад

    MA SHA ALLAH TABARAKALLAH

  • @warsameosman9495
    @warsameosman9495 2 года назад

    Wlhi walashey mcn muqaladaada aad soo galiso aad baan ugu raxeestaa allah ku dhooro

  • @kamalali79
    @kamalali79 2 года назад

    Asc walaasheey sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsato ilaah haku xafido Amin Amin Amin ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin Amin mahadsanid marwalba waxaad Nala qeebsato quruxda iyo horumarka dalkeena ilaah ha kaa siiyo ajir iyo xasanaad Amin Amin Amin shaqo wacan ayaad heysaa keep going my sister guulayso waligaa mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan ilaah haku dhowro Amin Amin Amin walaasheey sacdiyo xasan

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 2 года назад

    Masha Allah horumar wacan

  • @abdiazizmohamed6284
    @abdiazizmohamed6284 2 года назад

    Asc Sacadio mash allah congratulations ku sac! Kaxad soo duuba insha allah meesha aad ka leexatay ilaa iyo xeebta Iyo jasiir mahadsanida

  • @manomohamed8225
    @manomohamed8225 2 года назад +1

    Asc walal waxan ka codsameena marlad ledahay kaxd xagaku yala ma dhinaca karan naa ama dhinava madiina naga jahil bixi marka xafadaha sogaleesid kudheh huruway durkisa kudheh arjan durkisa ku dheh adiga maralale wadanka sida anukasijirni nogu sheg qurbo jog aya nahay sidi an ukasijirni maahe magacyo ooan wiligena maqlin aya shgoosa marka hore waxad nadhaada xafad hewal aya lo kasi jira hadane magaca noshe o xafada dhinaca muqdisho kajirto ama xamar dhanka kajiro qar bakurajeena ASC

  • @ismhan2398
    @ismhan2398 2 года назад

    Masha alaah waa mahadsan tahay dadaalka noo weydii dhul raqiis ah mahadsan id

  • @aweesdanbiil8623
    @aweesdanbiil8623 2 года назад

    SACDIYO CADEY INAAN ISKA DAWAADO JECLAHAY MUQALADA AAD SO GELISO MASHALAAH AND JEZAKUMULAAHI KHEER SISTER 💙💙💙🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @BaxasanA
    @BaxasanA 2 года назад

    Mashaa allaah Allaah yaxfad

  • @sadiaculusow2871
    @sadiaculusow2871 2 года назад

    Masha alah niyada ayaad noo dhistaa horay u soco qof walba wadankiisa wax u dhaama ma leh aduunka meel kastoo aad tagtid dareenka wadankaada aad dareemaysid

  • @somaliking3360
    @somaliking3360 2 года назад +1

    MashaAllah wadooyin waasac oo nadiif ah, aad ayaad uu mahadsantahay. 🇸🇴💚🇸🇴💜🇸🇴🧡🇸🇴

  • @adamosman4185
    @adamosman4185 2 года назад +1

    Muqdisho meelaha qaar waa halis ee allaah idin xafido

  • @husseinabdi5204
    @husseinabdi5204 2 года назад

    MASHA ALLAH BARKA ALLAHA GUUL KHAYE ALLAHA KU SIIYO

  • @SH-ho3np
    @SH-ho3np 2 года назад

    Mashallah sacdiya yarey Allaha ku xafido shaqo aad u fican ayaa dadkaada ayaa u haysaa waxaan ka codsanayaa qiimaha macaane garasbaley qiimahiisa jidka macaane toos ah ilaa iskolka gabdhaha agoonta lagu hayo jzk

  • @abshirmohamed3527
    @abshirmohamed3527 2 года назад

    Mashallah qalanjo

  • @ahmedhasan689
    @ahmedhasan689 2 года назад +1

    Masha Allah

  • @ksharif1564
    @ksharif1564 2 года назад

    Dhulkii labaad aan hore u soo aragnay wadadaan baa ka fican oo siman. Mashallah tabarakallaah hobo qaali horay u soco, rabina haku xafido amen yarabb. Aad baana kuu daawadaa

  • @ahmedmohamed-yp6un
    @ahmedmohamed-yp6un 2 года назад

    Mahadsanid walal , kaxda inkastoo magaalada kale ka fogtahay lkn waa meel hawo wanaagsan leh oo nafta u roon

  • @MohamedMohamed-hn2tb
    @MohamedMohamed-hn2tb 2 года назад

    Guul iyo gabanimo walaasheey Ilahay haku dhowro.

  • @abdihassan7856
    @abdihassan7856 2 года назад

    masha allah abyo ee websitena sameeso oo aad soogeliso guryaha iibka iyo ijaaaarka

  • @husseinaali3539
    @husseinaali3539 2 года назад

    Good job, horey usoco

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 2 года назад

    Maansha alaah aleh haku amaansado qurux badaneey

  • @Hana-yo5bl
    @Hana-yo5bl 2 года назад +1

    Asc cadey mahadsanid ee bosas ilaaa 2500 ah noo soo bandhig hadad awoodo

  • @dajistech1042
    @dajistech1042 2 года назад

    wcs bayo

  • @somalichannel7388
    @somalichannel7388 2 года назад

    Asc walaal dhulal ayaan rabay halkee kaala soo xariiraa

  • @nuroducale7302
    @nuroducale7302 2 года назад

    Masha Allah waa dhul quruxbadan.

  • @abdiali5750
    @abdiali5750 2 года назад

    Maashaa Allah guleeyso

  • @cabdiraxmancabdi6152
    @cabdiraxmancabdi6152 2 года назад

    Masha Allah noolow sacdiyo

  • @AMA-qt9jz
    @AMA-qt9jz 2 года назад

    Keep on going sister

  • @maryanhaji8981
    @maryanhaji8981 2 года назад

    Wanfahmay kuli sida loo Kala Gato Insha Allah Familia Ayan udiraya waad a ku mahadsan tahay gabadheda shukran

  • @MrQaali
    @MrQaali 2 года назад

    Wad Mahan santahay walal waxaa ku dhiman wadada odwenye iyo wadada ifeeko ilaa isgoska darasalaam shukran

  • @biyondafamilybiyondabeela4718
    @biyondafamilybiyondabeela4718 2 года назад

    Asc wr wb sister waan ku salamay for Leicester 🇬🇧 waxaan rabay inaan kaftan ka dhoho kaxda karbuuno dadka waa u kaah kaxduuna dadka waa u keeyed😘 Allah ku baba keeyo jizakallah kheyr

  • @HassanHassan-ei6bb
    @HassanHassan-ei6bb 2 года назад

    asc abaayo waku salaamay intaa kadib shaqo fican ayad heysaaye lkn sidaad noola wadaageeyso balaari oo sameey meelo aan kaala xiriirno si aan kaagala faaiideysano fursadaha meesha aadku heyso whatsapp iyo waxyaabo lamid ah sameey si aan kuulasoo xiriirno

  • @munaxuseen5456
    @munaxuseen5456 2 года назад

    Maansha alaah walaasheen aleh khayr haku siiyo waxbadan ayaad noo soo gudbisaye

  • @shankaroonfarah9535
    @shankaroonfarah9535 2 года назад

    Masha Allah abayo inolow weligaa

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 2 года назад

    gabadha haka iloobina like ta, kumanaankaas daawanaayo hadeey like wada saaraan weey fiicnaan leheed. marka yaanan ka iloobin like ta. maasha allah Degmada Kaxda weey weeyntahay wlh.

  • @maryanruun1413
    @maryanruun1413 2 года назад

    Masha allah shukran xabiibti

  • @darishore814
    @darishore814 2 года назад

    Kaxda si xowli bey ku dhismeysaa Masha allah

  • @guidetoquran9240
    @guidetoquran9240 2 года назад

    Maasha allah abaayo waaku mahadsantahay muuqaalaada aad nala wadaagtid mahadsanid kun jeer waxbadan kaa faaiidaydalaalka meeshaan teelkiisa iisoo qor hadaa heeysid

  • @abdullahiali5102
    @abdullahiali5102 2 года назад

    Masha Allah walashey horey usoco

    • @fadumahasan1080
      @fadumahasan1080 2 года назад

      Aac Maasha allha Tabarkalaah gadhahena wad naqancisay jisakalahu qeer Xabibti aniga waa jecelaha melaha bananaka wan iiman inshaa allha

  • @faadumosbshir7501
    @faadumosbshir7501 2 года назад

    Asc abaayo bada intuu u jiraa

  • @yusufaisho457
    @yusufaisho457 2 года назад

    Manshallaah abaayo kaxda dhul shan kunna malagahela

  • @amranfarah7672
    @amranfarah7672 2 года назад

    Ascww abaayo qeyr Allah haku siiyo runtii wan kaa faaidnay xabiibti waxaan kaa codsanayaa dalaalka numberkiisa si an ula xiriiro masha Allah dhulkeena Allah ha noo barakeeyo nabad waarta Allah ha noo siiyo cadawgana Allah hanaga qabto amiin.

  • @mohamudxidig4130
    @mohamudxidig4130 2 года назад

    Mahadsanid abaayo dalalka nambrkisa isii wanrabaa dhul eyhurmuud gadeyso xamar ayaa leygushegay wan jeclaalahaa inaad iiwareysato

  • @AZus6pd
    @AZus6pd 2 года назад +2

    In my humble opinion. This whole land grabbing that is going on in Mogadishu needs to go through the legal process . What is the point of building a villa or modern house when there is no long term sewage system and no legal title . NO PLANNING, NO SURVEYS, NO BOUNDARIES, NO TITLE .that whole kaxda area is a government land . For example if l want to build a house who is going to approve? Where is the city planning department or you just come and build ?

  • @hakimahassan2940
    @hakimahassan2940 2 года назад

    Keep going sister.❤❤

  • @abdosalim6636
    @abdosalim6636 2 года назад

    Asc mashaa alaah
    Dhulalka Xaafadaha dharkinleey nooga soo deey Barnamij walalaal adoo mahadsanid

    • @abobasement346
      @abobasement346 2 года назад

      Adeer beritoh bah moryantuh fuqsanaysah

  • @AliBaba-pb6jo
    @AliBaba-pb6jo 2 года назад

    Asc abayo mcne codsigega itixgali Noh plz xafada foriyow so bandhig

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 года назад +1

      Soo qor degmada ay katirsantahay iyo xafadaha canka ah ay udhawdahay

  • @appazhassan8503
    @appazhassan8503 2 года назад

    Wll aniga ka Rabo dhulka yakala xirira wll

  • @siidoowgaroon4626
    @siidoowgaroon4626 2 года назад

    Kawaran xafadan hee barkulan meqaa lagu helaa walal

  • @leilasaid3035
    @leilasaid3035 2 года назад

    Please walal xaafada la dhaho marina beach estate ma nooga soo duubikartaa hadii aad awoodo bal iiga soo jawaab

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 года назад +2

      Degmada ay katirsantahay so qor

    • @leilasaid3035
      @leilasaid3035 2 года назад

      @@ajmaldagan1119 xbbti Karaan ay ka tiran tahay waxaad google gareysaa magacan RUclips waad arkeysaa Marina Beach estate.thanks walaashey adagia wadenkii na jecleysiisay Aad baan u jeclahay barjaamujkaaga

  • @salmajaakat2861
    @salmajaakat2861 2 года назад

    A s c abayo setahey ilahey qerhakusiyo masha alaha abayo labarka dalaalka ugufican kaxada isodir pls

  • @MohamedAhmed-ue2gq
    @MohamedAhmed-ue2gq 2 года назад

    Asc sacdiyo waan ku salaamey dalaal nuber kiisa ha dii aad soo qori kartid waan kaaga mahad cin laaa mahad sanid walashey

  • @faaraxcalifaraax9176
    @faaraxcalifaraax9176 2 года назад

    Abayo waxa kugu tahay gabadh wanagsan

  • @Ahmed80-k3o
    @Ahmed80-k3o 2 года назад

    Dul aaraba abayo wax mcarif maledayah ?

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 года назад

      Dalalkan kala xiriir 0613502520 what’s up

  • @ismailaweys744
    @ismailaweys744 2 года назад

    Please xafada IBN bank ee jasiira dhulka price soo bandhig bangigaaa gadayay please

  • @abdulkadirdahir3592
    @abdulkadirdahir3592 2 года назад

    Da'daada iyo af soomaaligaaga way kala duwan yihiin, xaqiiqdii dad badan oo wariye sheeganaya ayaad ka af soomaali Fiican tahay. Dadaal WAA BARNAAMIJ AAD U FIICAN. THANK U.

  • @abdifarah6099
    @abdifarah6099 2 года назад

    30.000 wa lagaac qaliiyaa in hargesa u can by a villa home for 30.000

  • @qweeninash9120
    @qweeninash9120 2 года назад

    Abayo wankusalamay ootweyne qimahisa nosodub

  • @cumaradanmaxamed6885
    @cumaradanmaxamed6885 2 года назад

    Gabadhaan Waan Daawadaa wax Aad U Fiican Ayey Soo Bandhigtaa pls Fallow Gareysa

  • @spotluxe1885
    @spotluxe1885 2 года назад +1

    I would encourage kids to invest in creating businesses as lands do not create jobs. What create jobs is businesses 🤷🏽 common sense

  • @zamzam5255
    @zamzam5255 2 года назад

    DHUL DAADKII HORE AAY LEYIHIIN OO XALAAL AH NOO SOO GUUDBII MEELAHAAN DOWLAADA DHULKAAN ISKA LEHEED AMAA SHACAAB HOREE

  • @abdiqadirosman6935
    @abdiqadirosman6935 2 года назад

    Asc walal side tahay. Cod malahan

  • @sacdiyokeynaan2958
    @sacdiyokeynaan2958 2 года назад

    ASC ABAAYO GURYAHAS AAD LEDAHEY 5 IYO 8 AAN RABNAYE SEENLAGU HELA

  • @axmedxuseen9107
    @axmedxuseen9107 2 года назад

    Maashaa allah tabaarakallaah 😍😘🧡

  • @kaamiloodowa5561
    @kaamiloodowa5561 2 года назад

    Asc sacdiyo xasan maamo waa ku salaamay marka hore kheer Allah haku siiyo waa kuu duceeyaa markaad soo bandhigto bilicda dhulkeena maamo waxaan kaa codsanaa dhulka jayga ee tago jasiiro beecooda

  • @salahmoalim2664
    @salahmoalim2664 2 года назад

    boosaska aad kahad leey sid waa qaali marekanka iyo turkiga ayaaba karaqiisan

  • @deqhassanali5263
    @deqhassanali5263 2 года назад

    Weydoow ranboodka markaa joogto xafada waqooyi kajirto jaayga raac midagtaada ka imaanaayo markaad afgooye dhinaceeda ku socoto

  • @cabdallabooroow5017
    @cabdallabooroow5017 2 года назад

    Dul raqis ah oo aad ugu talagashay dan yarta noo soo ban dhig

  • @yusufmao475
    @yusufmao475 2 года назад +1

    Adigoo mahadsan,
    Waxaan kuu sheegaa cudurka daarka badan iska daa, kaliye waxaad ka sheekeysaa Qiyaasta Qiimaha meesha aad joogto, adiga dambi kuma lihid Haddey Qaali tahay iyo haddii kale iska sheeg Qiyaasta Qiimaha hadba goobta aad joogtid.

  • @abdullahiali5102
    @abdullahiali5102 2 года назад

    Xafada arjentiin dagmada kaaran sheekh cali cabdule ilaa warshada maxaa sheekh cali kabilaabato dhabarka dambe ee hotel lafween.

  • @MrSheikh778
    @MrSheikh778 2 года назад

    Komentiga iyo cosiyada kama soo jaawatid, magaranayo sababta, umalayn maayo inaan kanaalkaaga ku sii xirnaan doono waayo ma aadan qiimayn qoraalkeyga iyo cudsigayga

    • @ajmaldagan1119
      @ajmaldagan1119  2 года назад +1

      Xafadee dalbatay oo laguu soo duubi wayay

    • @MrSheikh778
      @MrSheikh778 2 года назад

      @@ajmaldagan1119 waxaan kaa dalbay iskool 15 may iyo barxada wartanabada, waxaan kaloo kaa codsaday inaad iga caawiso dadka dadka guryaha kireeyo waxaan u baahnaa qol iyo fadhi golan dagmada Hodan ama Boondheere waxaan rabaa inaan imaado Xamar inasha Allah iyadoo mudo iigu dambeysay

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 2 года назад

    Ajmal ceelasha biyaha inoo soo duub ,, hadad jaanis u hesho...

  • @needmybest5258
    @needmybest5258 2 года назад

    WHO owns the Land IT must Go to normal process bevor you sell Out Here Something what does Not belong to you and you Not have the right to do this ,what about the Refugees people in their own country WHO fleed from what ever there is going and living in Camps suburb from xamer or in Camps in Kenia or Äthiopie or fleed in the Western world , what about their lands they left Back , they should live in their lands bevor you Sold Here the land whats doesnt Not belong you. Bevor you should sell Land build a human rightd and build Government which Care of ITS people and their country. What are you doing Here is criminel and forbidden Stop doing this shitt better Help the people in Camps to come Back in their lands.

  • @deeqmohamed3811
    @deeqmohamed3811 2 года назад

    thank you sister