Mahadsanidiin HBN sida aad warararka aduunka noola socodsiinaysaan. Shekada dhakhtarka. Fadlan ogaada Been abuurka dhakhtarnimada in Soomaliya ay halis ugu jirto arintaas been abuurka dhakhtarnimada. Ma isku dayi kartaan in aad baaritaan samaysaan dhinaca Somaliya iyo S/land si aad u bad baadisaan dad farabadan???? Mahadsanidiin
CIIDAMA BADAN AYAA DULFADHI WAA CABSI YAHUUD WAANA MARAYKAN IYO SAAXIIBAYAALAW IISOO CARARA WAR RASMI AH MAAHA WA Y SHEEGAYSAA EE BEERLAXAWSIGGI LAGU YAQAANAY HAUUDA WAAYO WAX KASTA OY HAYSATO KUMA KALSOONA NAFTEEDA HADAAN CID KALE HAREERAHA KA JOOGIN
Waxaan u so jeedina hbn in Ay Naga yareyso xayeysiimaha faraha badan oo aan uga so guurbay tvyaasha Plz waan ogtahay in Ay shaqadiina tahay lkn macamiisha idin daawado
Israa'iil waxay ku fikiraysa inay bada kasoo gasho si ay u gaaraan buurta ay ku tuhmayaan in masiixudajaal imaan doono! Lama hurayo dagaal hertagoon oon umalaynayo inuu bilaabman doono marka iiraan kusoo biirto oo maraykan iyo shiinana kusoo biiri doonaan Hadii Rabbi idmo(Cilmu cindalaah,walaahu aclam)
Orduqan waabeenaale iska dhaadhiciya islaamka israa,iil sowka laganacsada boqor ka cabdale waatuug jaajuusa ee qadar waadalyar oo uudadkiisuna yaryahay Aadna way udadaashaa qadar
HBN don't tell us about Erdoğan....Erdoğan is in NATO and he keeps bragging and blowing hot for the last one year and doing nothing .He should just keep quite.
Mid kale ayaad ilowday ah in ay Yuhuudu beegsanayso dadka shacabka iyadoo marmarsiiyo ka dhiganaysa xisbulah ayaa hub ku dhex qarsatay goobaha shacabku degen yahay.
Haddii aad ku cusub tahay bogga fadlan nagu soo biir oo Subscribe saar, akhyaareey barnaamijka share iyo like ha lagu cimaamado. Mahadsanidiin.
aad ayaan ugu xidhanahay shenkan hadaan reer Djibouti nahay
Allahu akbar ilaheyow inta dulman oo Muslim ah ugar gaar rer gasa & rer muqdisho ugar gaar Aamiin yaa Allah salalaahu calayhim wasalaaam Allahu akbar
Tiimkega waxan ahay abo somaliyed o niga wada codsanayo dhamantin in ad igu wada sacidin dhamantin SUBSCRIBED walalahey qali ah e somaliyed wadna mahadsantihin dhamantin guulesta wiligin walalyal aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin 🇸🇴 ♥️
Allah ha guuuleyo muslimita dhamana amin amon amin
Allaah yahuud ha halajiyo
Waa masiibo rabi nacdaley
Allaha guuleyo walalaha reer falastin iyo dhamaan musliminta.
Allaah guuleeyo wllhen falastiin iyo dhamaan muslimiinta
Allahu akbar ❤❤❤❤allahu akbar❤❤❤ allahu akbar❤❤❤
Mashaalaah...tolow Xageen u maraa
Suriya tag wlo
Illaahy Ha Guuleyo WALALAHYGA FALASTIIN IYO SHIICADABA WAAA MAXA
War,mauled,xaaji,waan,ku,sallaamay,,illaahaayywo,jabi,yuhuuda,iyo,ku,gardarada,ku,taageerayaa,aamin,aamiin,aamiin
Mahadsanid mowliid inbadan
Aduunka Maso marin rux ka kheir badan Nabigena udgoon mohmed scw❤❤adigo akhrinaya waxan ka codsanaya in aad ku salido xabiibu Raxmaan❤❤
Waa dhamaadkii yuhuuda in shaa Allah
Ku.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤❤❤❤
Dhaarta ma taqaaniin Sababteeda, waa in aan la sheegin Qasaaraha Yuhuuda
النصرللمسلمين أن شاء اللة ياحي ياقيوم برحمتك نستغيث فاصلح لنا شأنها كله
Sanad kan waa dhamaadkii yuhuud insha allaj❤❤
Ilaahow u gargaar walaalaheenna falastiin
Hbn markata iyo meelkasta ku xirow
Asc Mowliid mahadsanid
Asc wariye waan kudhegaystaa laakiin faalo caruureedka inagadaa carab sida dumar, adoomo,ah ayaa bi,llaa meher LA,fuulay,iiraan xaaladeeda khabiirbaan kuahay 7sano Ayaan kunoolaa hubkay kufaantaa waa rash Tamarindo ciidaha sida happy new year ka
Yuhuud madaalan balaayo allah kurido ilaahay yuhuud dabeel balaayo allah usoo diro
Ilaahey.hajebiyo.sahnuniyada.
Guul allha garsiiyo xamaas iyo xulfadeeda
40 Duug 4na Sheeg Israa'iileey istaahilkaaga weey aheeyd, Qasaaro uma yara Yuhuuda lkn Jabkooda waa qarsadaan waanna Mabaadii'dooda Sahyuuniyada
Mowliid iyo saaxiibkiisa waan idinsalaamey asalaamacaleykum
❤❤❤
Mareykan ilaahey aduunka haka qabto
ASC. WARFARXAD. LEH. SHEEG
Wsy ku fashilmeen maalintii 2aad
Asc 1.qodobka kowaad waxaa qabanaya difaaca 2 waxaa soo ridaya macalinka wayna 3 yurubta iyo carabta qaar qaarkooda soi ridaya
Soomaaliya kuwa Qaliimada sameeya haddii la baari lahaa waaba la yaabi lahaa..
Asc hbn online
Xisbulah guul
Mahadsanidiin HBN sida aad warararka aduunka noola socodsiinaysaan.
Shekada dhakhtarka. Fadlan ogaada Been abuurka dhakhtarnimada in Soomaliya ay halis ugu jirto arintaas been abuurka dhakhtarnimada.
Ma isku dayi kartaan in aad baaritaan samaysaan dhinaca Somaliya iyo S/land si aad u bad baadisaan dad farabadan????
Mahadsanidiin
Guulguul
Asc wad mahad santhy
Warkaa waa la sugayey ee dagaalka hala wado
Ha la galo jihaadka somaliyeeey
HBN WAXAN ARAGNAA CARAB OO QAXEEYSO WAANA TUSTEEN, YAHUUD OO QAXEEYSO AAWAY YAHUYDA WAAD KA CABSANEEYSAAN
hadii eeraan ay 15 sano dib u dhac ku dhacayso maraykanka iyo yahuudu waa burburayaan waxayna gaarayaan meel ayna ka soo noqon
Hbn warku daqiiqdad buu usoo dhacayaa markaa warba warkuu kadanbeeyo noo daaya warkaa hore sheegteen ka gudbaa warbaa laba maalmood kusoo celcelinaysaan
Allaha u gargaaro muslamiinta .
Ilaahah run haka dhigo 40000 oo dagaalyhayn
CIIDAMA BADAN AYAA DULFADHI WAA CABSI YAHUUD WAANA MARAYKAN IYO SAAXIIBAYAALAW IISOO CARARA WAR RASMI AH MAAHA WA Y SHEEGAYSAA EE BEERLAXAWSIGGI LAGU YAQAANAY HAUUDA WAAYO WAX KASTA OY HAYSATO KUMA KALSOONA NAFTEEDA HADAAN CID KALE HAREERAHA KA JOOGIN
Scww
BURBUURKA YAHUUDA AAWAY?????
QASAARADA YAHUUDA AAWAY
Yuhuudi shacabka ayey beegsadaan
36-20=16 Dr caqligu maqadan karaa
Waliba qaleen?
Hadu xirfad Dr nimo ah u leyahi haxamaasho dad badan aya wata certificate biin abuur ah
Yuhuud waxa ku filan kooxaha wax iska caabinta ee Iran taageerto lkn Iran u qaawisan mayso yuhuuda waayo waxba Maaha yuhuudi lkn reer galbeedka ayaa buunbuuniya
Isreal Dhaqaalaha raga uhayee.nin kas waaxariif xogsaya
Isreal Dhaqaalaha raga uhayee
Yaan la inagu wareerin netanyaahu iyo yuhuud waxa dagaalka bariga dhexe masuul ka waa maraykan iyo aygiisa ingiriis dabadhilifka maraykanka lkn yuhuudi waxba maaha
Guuuuuul xamas Guuuuuul xamas
Xishulah waa lagu dhex jiraa Basaas yaa ka buxaa talabaad cadawgu. Uka hor dagay oo godad iyo difacba Alle hakaqato muslimiinta shayadinta
Israaiil,wax dhaawacma mooyee wax dhintaba soo ma jiro?
Israel wey qarsata sxb
Waxaan u so jeedina hbn in Ay Naga yareyso xayeysiimaha faraha badan oo aan uga so guurbay tvyaasha Plz waan ogtahay in Ay shaqadiina tahay lkn macamiisha idin daawado
Markaa Maxey xisbulaahi u gadan weeydey hubka difaaca cirka cajiib
Wasiirada israaiil isna aaminayaan miyaa,maxaa dhaarta keenay?
🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇪🇹🇪🇹🇪🇹🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Syria colan heights way qansan Tana wahubaal
Israa'iil waxay ku fikiraysa inay bada kasoo gasho si ay u gaaraan buurta ay ku tuhmayaan in masiixudajaal imaan doono! Lama hurayo dagaal hertagoon oon umalaynayo inuu bilaabman doono marka iiraan kusoo biirto oo maraykan iyo shiinana kusoo biiri doonaan Hadii Rabbi idmo(Cilmu cindalaah,walaahu aclam)
Hadey qariyaangeeridooda cerafaatabin
Maxaad usheegi waydeen dhimashada iyo dhaawaca israail
Duqeynta saasaj waxaalakalafegeeyaa 10 motor. 2 babada askari waxey iskujirsanauazn 10 motor best 10mititaj wa waste haudjaxeyso meeshaas waxaa yaraanaya qasaaraha gantaalada gaasiisaaxn
Yuhuudi diplomaasiyad iyo wanaag midna ma leh lkn afka qudha ee ay taqaano waa xoog
Asc waa kuwan dalkeena buuxa ee iska dhigaya dhakhtarka ilka oo kale kkkk
Waxa wada diyaaradaha duqaynaya lubnaan waa maraykan hubaynaya yuhuuda
Xisbulaah gantaalada khatarta ah inay adegsadaan way ka baqayaan may isdhiiban fulayadu
Haday aygu marba meel werarayan Adnan aad garan u tay see baahan lug ugu lahayn?
Israaiil waan difaaceynaa laakiin iiraan ma.difaaci karto lubnaan ..lol...
Miyay qarsataa wixii gaadha Israel wixii gaadha
Maxaan ka ognahay wadankeeni somaliyeed ee mudo 30 sanadood kabadan dhaawac kubadan iyo dhakhaatiir an sumadooda shahaado la xaqiijan karin hadana qaliin sameynaya isbitaalada aan hoos tagin dowlada oo tereda xad dhaafka ah luuq waliba kaaga sohor baxayaan isbitaal bravit hospital
Ninkani ma qaldana sobobtoo ah hadii wadanku aanu lahayn nidaam dabagaleed ama wasaarada caafimaadku fadhiid tahay, dalkuna dal faqiira uu yahay wax kasta ka dhici kara!
Waabintood affartankun mawaxqarsoomikaraa marhoralasheegilahaa
hubka lagu xasuuqayo shacabka falastiin iyo lubnaan yaa bixinaaya marka maraykanku leeyahay dagaalka kuma jirno
Walee ayaan daraah ku dhacday Carab! Sidey Falastiin u daawanayeen baa ayagiina hada mid-mid loo dubannayaa! Soomalidaan uga baqayaa iyana haday dafaraaruqa iska dayn waanyaan in ayanah kolba inyar gaar loo dubto. ALLOW sahal amuuraha.
Waxaa ka daran kuwa jooga soomaaliya ee dadka indhaha😮 tiray amaba siiyey dawooyin xanuuno aysan qabin mudder dheer cajiib.
🇱🇧🇱🇧🇱🇧🤲🤲🤲🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲🤲♥️♥️♥️
Sahnuuniyada israil allha babiyo yada iyo xulfada marykanku horkacayo
Yahuud.hadey.dhintaan.masheegayaan
Dhanwalba hadaaneegno weyfashilantahey weyna burbureysa
Orduqan waabeenaale iska dhaadhiciya islaamka israa,iil sowka laganacsada boqor ka cabdale waatuug jaajuusa ee qadar waadalyar oo uudadkiisuna yaryahay Aadna way udadaashaa qadar
Meqo waye salida tran omega 3
Dhaqtar been abuura waxay ka dhacday Australia
Way qarinayaan yahuudu dhibtooda
Alow cawii adomadad
Wax ay kabaqayso majiraan ee dadka beenta kadaaya carab meesha waxba kumahayaan
HBN don't tell us about Erdoğan....Erdoğan is in NATO and he keeps bragging and blowing hot for the last one year and doing nothing .He should just keep quite.
Dhaqtarkas waabadhargee maxaa marhore loo ogaanwaayey
Mid kale ayaad ilowday ah in ay Yuhuudu beegsanayso dadka shacabka iyadoo marmarsiiyo ka dhiganaysa xisbulah ayaa hub ku dhex qarsatay goobaha shacabku degen yahay.
M
Waxaan u bahan nahay qasaraha iisrail maxaa losheegiila yahay
Israel suriya iyo lub naan falas tiin dhiiga shacabka carbeed bilaash baa guluf ciidan baalagu qaadi mareykan ku nijaas nijaas zaarana weeyan yuhuuda hala safto loo dulqaa maayo nasaara iyo isael 558 lugnaan ah shacab bey kibir ku laayen sharci qabana yaana majiro mareykan baa kadan beeya waxano dhan masuuli yiin israel ah illaa ladilo hagaafi meyso xaladu
Yuhuud waxa ku filan xamaas iyo xisbulah
Dagalka xisbulahi kumagulaysan karto israel inta ay xisbulahi aysan haysan diyarado dagal iyo qalbka kadiga gantalada sogarayah isreal Tasna Wa inay iran iyo xisbulahi wax kabadalan oo hormariyan awododa cirka iyo difaaaca
Waa.beentii.sahnuniga..yahuud.been.ilaaheey.ayey.been.usheegeeen