Abwaan Guud buu ahaa Gaariye, Geesi weeye aan dhiman , Ilaahow ku guule Googol wacan ku sii Qabrigiisa gaarka ah . Naartaa God waynta ah ka badbaadi Guulow. Allaha u Danbi dhaafo , Jantu Alfardooso Allaha ka waraabiyo. Aamiin
Maa shaa Allaah anigoo ah nin reer Hiiraan ah, Allaha u naxriisto abwaan gaariye waxaan u qirayaa inuu ahaa geesi geesi dhalay, nin soomaali ah beenta iska ilaaliya. Allahayow u naxriiso abwaanadeena qiimaha leh.
02-dec-2019 05:37Am Alle haw naxariisto abwaan maxamed xaashi dhamac gaarriye, malahayga ma jiro abwaan,aqoonyahan ka aftahansan oo soomaali soo maray.
alle ha u naxaristo abwaan gaariye alla run badnaaaya oo taqisanaaya. bal eegg qalbi xaarnaanta u u falanqaynayo silsiladdii LA sameeeyey xilligiii LA ogaa
@@kingtv9589 sida taariikhdu sheegayso dowladdii kacaanku tacaddiyo xargaha goostay bay ka geystay dhulka puntland maanta loo yaqaaano heer ay gaadhay in ceelasha dowladdu miinooyin ku xirto berkadaha la aaso heer xoolihii haraad u dhinteen dadkana warkooda daa, taas waxaa sii dheer dilka xarigga iyo xad gudubka aan loo meel dayin ee laga gaystay puntland. Intaas oo dhammi waa ka horraysay somaliland… si kastoo ay ahaataba maanta waa taariikh u baahan in la diiwaangeliyo la iskana ilaaliyo jnay soo noqoto markale…. Soomaali alle ha isu booga dhayo Dhegayso abwaanka 10:42
Asma walal qof wacan baa tahay sidan qoraal kaaga ka dheehday. Lakin walal wax jeegaan la yidhaahdaa ma jirto ee siyaasad baa dhashay wanay dhamanaysa waana sida laga dhigto marba. Beri ka maaalin waxad arki doontaa yadoo si kale loo dhigay. Waxas oo dhana waxad ka raac daa qadiyadaada oo wax walba ka muhiimsan. Aad ban kuu salaamayaa walashay asma
rag waa ragi hore hadalna waa intu yidhi.gaariye waa somali dhalada ah illahow ku naxariiso 100 nin oo isago kale ah hadaanu helno somali way so noqon lahay ,midoobi lahayd, colaada iyo qabiilka naga bixi ,in nala qaybsado ,dakadaheena la iibsado may nagu dhacdeen weeey somaliyeey weer cad ba no xidhan hada nahay hooyooyinki somaliyeed
Gaariye allah unaxariisto dadkii hore waaye dad hadalna waa koodii waayo ufiirso dadkii oow dhibaateeyey waaye asow leeyahay allah unaxariisto mash allah allah kaa amaal.mariyo niyad wanaagaaga
Ilaahay dhamdood ha u naxaristo Raggi tirieyey xigmadan. Siinley. Deley . Raggani waxaa ahayeen kuwi siddi wacan ee uu fahmsiyey ummadda wixii u keligii taliye siyad bare kula kacay somaliddi Sida khaldan u siyasaaddi wixii la isku odhan jirey Somalia ee iskugu tegey 26 June 1960.
dhashii guulwade yaashu miyey garanayaan abwaan gaariye qabiil iyo qurun bay ku hadlayaane? kuwaan isaaqa ah ee faqashta ku hayah abawaan usheeg in hortood bahasha rag ku soo gubtey oo ay qiraan xaqiiqda taariikhdana aan la dafirin hadii kale citiraafka la heli maayo ilaa libinta laysu ogolaadoh citiraafkana laysu ogolaan maayoh?
Qarin Jiqood sxbyaal mahaysaa. Hadalkaa hore ee uu tixraacaya abwaanku ee malahagga Qoraa/Abwaan Ahmed farah Idaajaa uu yiri. Hadaad haysaan link ga nala wadaaga Jaale yaal Mahadsanidiin
ISAAQ waa Diir. Sheikh Isaaq was the oldest son of Sheikh Mohammed Xiniftire Mahe Diir. Sheikh isaaq’s younger brothers were Biymal, Badimal and dabrube. Cisa Madobe, Gadabursi, samaroon, Akisha, Gurgure, Garre, Cali, Qubays, Cabdalla. Know your history reer Sheikh. You are born of the bigger clan of Diir which is over 8 million. Reer Sheikh Isaaq was divide from it’s larger family to be conquered and controlled. But now we are back to our heritage. In the Federal government of Somalia with 4.5 we are considered Diir. Mashallah Allah. Allah SWT works in mysterious ways. We have to be smart enough to understand it. Use your brain reer Sheikh Isaaq. You are Diir understand.
Haa waan fahmay sidan ayaa la rabay soo maaha oo ah in qabiil qabiil loo kala baxo oo midnimadana la burburiyo, isfahanay, wax kale ma ahaayn waayo Siyaad Bare oo keliya ma ahaayn in la rido haawshu intaa waay ka weeyneeyd, balse maxaay ka faaiidnay, halaag, hoog, burbur, maatadii oo gaalo u gashay iyo inaaynaan maanta dunida waxba ka ahaayn, hadaay daacad yihiin Siyaad ayaay xukunka ka dejin lahaayeen kabacdina waay iska hagaagi lahaayd
Abwaan Guud buu ahaa Gaariye, Geesi weeye aan dhiman , Ilaahow ku guule Googol wacan ku sii Qabrigiisa gaarka ah . Naartaa God waynta ah ka badbaadi Guulow. Allaha u Danbi dhaafo , Jantu Alfardooso Allaha ka waraabiyo. Aamiin
Maa shaa Allaah anigoo ah nin reer Hiiraan ah, Allaha u naxriisto abwaan gaariye waxaan u qirayaa inuu ahaa geesi geesi dhalay, nin soomaali ah beenta iska ilaaliya. Allahayow u naxriiso abwaanadeena qiimaha leh.
Masha Allah anigo reer Puntland ah wlh hadana abwaan gaariye si gaar ah baan u taagera ilahay raxmadisa waasaca ha geeyo
Wlalo abwnku midna maaha waa somli oo dhan puntland iyo waxa wlalky nga yara da
Mohamad Geele
Hahahahah
Anigoo ah puntland 😂
Mohamad Geele
Gaariye waa abwaan soomaaliyeed aan caadifi ahayn
Tank's sxb
anigoo ah wil Rer Mudug ah Cumar Maxamuud ah Abwaan Gaariye wa legend si gaar ah Khaliif Shiikh Maxamuud bay kulmeen Gaariye isagoo khaliif Somali oo dhan guubaabiyay oo xataa tolkii ku jiro Gaariye waa daacad wa nin Somaliyed wa ninkii yiri Abkuu doono ha sheekto...dad waxaa ehel ii ah....kaa isfahmayno... isku si wax iila arkaayo .... namidayso ujeedo
Abwaan Maxamed xaashi dhamac gaariye alaha unaxariisto ilahay janatul fardawsa alaha kawarabiyo ehelkii iyo qarabadiina samir iyo iibaan alaha kasiiyo dhamantodba alle su alaha qabriga ufudaydiyo Amiin Amiin
Abwaan ilahy haw naxaristo wlhy rer waqoyigu waa dad qalbi furan oo an uur ku qaad lhyn, inkasto imnka qadiyad adgi dadki so kala dhexgashay
Ilaahow ku naxariso abwaan gariye iyo dhaman abwaninteni murtida iyo mansoyinka noga tagay❤
02-dec-2019 05:37Am
Alle haw naxariisto abwaan maxamed xaashi dhamac gaarriye, malahayga ma jiro abwaan,aqoonyahan ka aftahansan oo soomaali soo maray.
Ilhy adiga iyo hadraawiba haidiin naxariisto🤲
Dhaxal waan inoga tagten ilhy haidiin ka abaalmariyo💫
Haduu ina hadlana waxaynu odhan waataad na dirtay.
Rabbi naxariistii janno hka waraabiyo abwaanka
alle ha u naxaristo abwaan gaariye
alla run badnaaaya oo taqisanaaya.
bal eegg qalbi xaarnaanta u u falanqaynayo silsiladdii LA sameeeyey xilligiii LA ogaa
7:22 am
7:March:2020
M.a AlleH haaa ku naxariistoH abwaan🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Ixtiraaamka iyo xishooodka 🎖👌allaha unaxariiisto abwankan
Alle ha u naxariisto abwaankeenii iyo dhamaan abwanadeenii
Abwaan maxamed xaashi dhamac gaariye.alla haunaxariisto .from puntland.
Anigo ah nin reer mudug ah, gaariye waku mahadsan yahay inu ka dhiidhiyay baraagihi nalaga aasay iyo tacadigi lo geystey mudug sare iyo nugaal
Yaa idin gaystey marka wll
@@kingtv9589 sida taariikhdu sheegayso dowladdii kacaanku tacaddiyo xargaha goostay bay ka geystay dhulka puntland maanta loo yaqaaano heer ay gaadhay in ceelasha dowladdu miinooyin ku xirto berkadaha la aaso heer xoolihii haraad u dhinteen dadkana warkooda daa, taas waxaa sii dheer dilka xarigga iyo xad gudubka aan loo meel dayin ee laga gaystay puntland. Intaas oo dhammi waa ka horraysay somaliland… si kastoo ay ahaataba maanta waa taariikh u baahan in la diiwaangeliyo la iskana ilaaliyo jnay soo noqoto markale…. Soomaali alle ha isu booga dhayo
Dhegayso abwaanka 10:42
#2020__Hadaad DaawaNaYzo Like iizaar🙏❤🙏😅
Ilahayow ada weyne Mujaahid Gaariye u naxariiso oo qabriga u nuur, geesi runta ku rafta weeye iyo indheergarad Somaliyeed.
Alle ha u naxariisto abwaan gaariye runtii abwaanadii hore ma kale dhicijirin
2022 yaa daawanaya ❤❤❤
aabo gaariye alle haku naxariste lipaax ayuuu ahaaaaa
Gariye Waa NinRuuntaa hadalka Kaa shegi jiray alle how naxariste
gaariye alle naxaristih jaano haka warabiyo Abaal ayad na gashatay rabi raxmadiisa hakugu deeqo.
wuxu yidhi"hagar lawe igu gali buuga tarikhda an wax hilmamin"
Alle ha u naxaristo abwaankii Wayna maxamed Ibrahim xaashi dhamac
ILaahw ha unaxrsto Gaariye intii lamid ahaydba
Alaha u naxaristo siyad bare iyo abwaankaba
Ilaahay how naxariisto jannatul firdowsana haka waraabiyo isaga iyo intii lajiilka ahayd wxpa kamasii noolee....
Alla ha u naxaristo aaammmmmiiiinnn
Allahayow kuunxariso Abwan qaaliya
AUN to this Somali Bantu hero.
Haja war Abwaanku Isaaq bu ahaaye Bantuga meel kale amaan uga raadi iyoba waa dad Soomali oo qiimo iyo qaayo leh e.
Illaahay ha u naxariisto abwaanka
AHU maxamed xaashi dhamac gaariye iyo zhpkii hadraawi😢
Abwaankani waa somali dhaba xishoodka iyo ixtiraamka uu dadka u hayo sida uu oga hadla hayo taariikhda.
Alle how naxriisto Abwan gariye hal yy qaran Ayuu ahaa
Naxariis waasaca.alle.haku siiyo adeer abwan.nagu qaaliya baad ahaydee
Allah ha unaxariisto gaariye
Waa aarkii halyeygii alle ha u naxariisto aamiin aamiin aamiin yaa allaahu janaddii
Allah yaa raxma abwaan gaariye
Axyaa abwaan alla ha u naxariisto abwaanka
Ilaahay naxariisti jano haka warabiyo
Ilaahay haw naxariisto abwaan gaariye
Asma walal qof wacan baa tahay sidan qoraal kaaga ka dheehday. Lakin walal wax jeegaan la yidhaahdaa ma jirto ee siyaasad baa dhashay wanay dhamanaysa waana sida laga dhigto marba. Beri ka maaalin waxad arki doontaa yadoo si kale loo dhigay. Waxas oo dhana waxad ka raac daa qadiyadaada oo wax walba ka muhiimsan. Aad ban kuu salaamayaa walashay asma
2021/6/24
😓Allow Kuu Naxariiso 😪
Abwaan gaariye allow kuu naxariiso khaliif shiikh maxamuud allaha naxariistii jano ha siiyo labadaba qabiil kaste macalaa qabiilkiisa wuu guubaabinayey mujaahidku oo dadka waa layska layney 17nin baa halmara la toogtay oo maxamuud saleeban u badan abwaanku saasuu u guubaabinayey dhamaan qabiilada allow kuu naxariiso 😭
ninkii isaaqa ugu caqliga badnaa waa ninkaan ilaahow kuu naxariiso abwaan jano fardowso ilaahay haku geeyo ?
dudadii rasuulkiyo la showr duul malaa ig ah ?
dadka maan gaabka ah oo aan taaariikhda la socon wax u sheeg abwaan?
Ninkaan waa shiiqaal maahan isaaq
@@nurreproductions4340 yaa kkkk waar ha waalan maaha sheekhaale
Ka sheekhasha ahi waa maxamed cali kaariye kana waa maxamed xaashi dhamac gaariye
Waan isku khalday sxb.
dhibmle waxay ahaayeen abwaanin somaaliyeed (litacaarafuu🙏)
Wllee libaax buu ahaa
Alla yarxamaH
Aloow unaxriiso macalin gaariye idaajaa cimri dheer iyo caafimaad suuban
Ilaahayow u naxariiso
Gaariye abwaan culus kaftan loow waaye runshega in kastow ree tolkey dhaqankoda oow ka marneen labo labo laan oo dib ueegida ayaan iskula imaan jirnay wax kale
Allah unaxariisto
Naxariistii janno alle ha ka waraabiyo
illaw u naxariiso ....Amiiiiiiiiin
18/7/2022
4:47
Alle ha unaxariisto abwaanka.aamimln
I can't stop laughing watching this gariye was hilarious lolz.
Hhh libaax somali baad lahadlaysaye somali ugu qor
Alle ha u naxariis gaariye
Aaaaaamiin
rag waa ragi hore hadalna waa intu yidhi.gaariye waa somali dhalada ah illahow ku naxariiso 100 nin oo isago kale ah hadaanu helno somali way so noqon lahay ,midoobi lahayd, colaada iyo qabiilka naga bixi ,in nala qaybsado ,dakadaheena la iibsado may nagu dhacdeen weeey somaliyeey weer cad ba no xidhan hada nahay hooyooyinki somaliyeed
Fousia haniyad xuman wlo rajada ilaahayna haka qusan ogowna boqolal gaariye ayaa nool umada Somaliyeedna si'ay umidowdaba waa laysu iman inshallah
Illahow kuu naxariiso
Allh haku naxaristo apahi somaliland
Gaariye allah unaxariisto dadkii hore waaye dad hadalna waa koodii waayo ufiirso dadkii oow dhibaateeyey waaye asow leeyahay allah unaxariisto mash allah allah kaa amaal.mariyo niyad wanaagaaga
Isniin 2 november 2020 ya iga dambeya
ALLE HAW NAXARIISTO ABWAAN GAARIYE
Allah ah u naxariiso
Gaariye AUN waxuu ahaa Abwaan wax badan OG
gaariy
e
Alle haku naxaristo tarikhdu way ka macantahay markay run tahay
Allah haku naxariisto
Alaha ha kuu naxariisto
Allow ku naxirso abwaan gaariye
Alah hau naxariisto
Ilaahayi how naxariisto abwaan fiican ayuu ahaa
Aaaaaamiin yaa rabi
allow kuu naxariiso aabo soomaaliyeed ahyde
عبدالله إسماعيل ilaahow kuu naxariisobacdal maalintiilabaad ee ciidul fidri june 16/2018
nikaan waligii siyaad bare xidhin
AHUN Gaariye
ilahay ha u naxariiisto
Ilaahaw kuu naxariiso aamiin
Allow kuu naxarizo
Ilaahay dhamdood ha u naxaristo
Raggi tirieyey xigmadan.
Siinley.
Deley .
Raggani waxaa ahayeen kuwi siddi wacan ee uu fahmsiyey ummadda wixii u keligii taliye siyad bare kula kacay somaliddi Sida khaldan u siyasaaddi wixii la isku odhan jirey Somalia ee iskugu tegey 26 June 1960.
alle ha kuu naxariisto abwaan gaariye
Dhaxal muuqda ayey inoogà tageen
Illaahoow Kuu Naxariiso
Ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo abwaan gaariye waxuu ahaa abwaan qaaliya laakin salaamullaahi calal xujaaj ilaahay ha ha unaxariisto maxamed siyaad bare halyay qaran buu ahaa soomaali ka danbayn ninkasta ha iska hadlee
Hooyadaa Siyaad was!
Adoon caaytamin siyaad & kaariyaba dad macquul ah ayay ahaayeen, lkn kuwa hada joogaa ee kusoo diray ee beenta kuu sheegay taariikhda somliyeed ayaa qori doonta
Adam Eeleye naclad baa ku dhashay khaniis yahaw khaniis ku dhalay
Tufuuu caleeyk, hooyaadaa iyo siyaadba was
Waxaa khaniis ah ninka nin kale amaanayaa sidii ooridisii. Yaa malcuun!
Gaariye R.I.P truly genius academic as well.
Are you cristianism
What the fuck are you talking about
R.I.P rest in peace waa shuqul gaalo sxb
dhashii guulwade yaashu miyey garanayaan abwaan gaariye qabiil iyo qurun bay ku hadlayaane?
kuwaan isaaqa ah ee faqashta ku hayah abawaan usheeg in hortood bahasha rag ku soo gubtey oo ay qiraan xaqiiqda taariikhdana aan la dafirin hadii kale citiraafka la heli maayo ilaa libinta laysu ogolaadoh citiraafkana laysu ogolaan maayoh?
anoo ah somali samaliland puntland jupland iyo kuwa kaloo jira waa tageraa abwanka dhabtii
Qarin Jiqood sxbyaal mahaysaa. Hadalkaa hore ee uu tixraacaya abwaanku ee malahagga Qoraa/Abwaan Ahmed farah Idaajaa uu yiri.
Hadaad haysaan link ga nala wadaaga Jaale yaal
Mahadsanidiin
Alle qabriga hakuu nuuro
aduunyada ragbaa ka tegay taariikh kaga tegay....
Barmaamijkan oo dhamaystiran yaa ilawadaagi kara
Allah haw naxariisto oday somaliyred buu haa
so funny masha allah
somali qabyalad mana dayan kuna baa ba'e
ilaahow noo gar gaar
Waa run dal aankategeynaa dadse kategi meyno ay dhaheen dowladdii maxamed siyaad waana tan maanta taagan
Allaha uraxmado abwaanka
Wxn daawanayaa 2021/2/21Axad 1:40
Tuugaan manoolyahay
ISAAQ waa Diir. Sheikh Isaaq was the oldest son of Sheikh Mohammed Xiniftire Mahe Diir. Sheikh isaaq’s younger brothers were Biymal, Badimal and dabrube. Cisa Madobe, Gadabursi, samaroon, Akisha, Gurgure, Garre, Cali, Qubays, Cabdalla. Know your history reer Sheikh. You are born of the bigger clan of Diir which is over 8 million. Reer Sheikh Isaaq was divide from it’s larger family to be conquered and controlled. But now we are back to our heritage. In the Federal government of Somalia with 4.5 we are considered Diir. Mashallah Allah. Allah SWT works in mysterious ways. We have to be smart enough to understand it. Use your brain reer Sheikh Isaaq. You are Diir understand.
kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Waar Reerahan aad ka sheekaynayso somalinimada uun baa Naga dhaxaysa
Yes bro we are dir
Sidaa weeye wll isaaq Mohamed xinif tire mehe dir weeye
Dawladii siyaad bare AUN Dulmigii ugu horeeyay uguna badnaa oo uur xumo oo dhan xanbaarsanaa dadkii lagu sameeyey waxay ahaayeen majeerteen wataas oo uu Qirayo abwaan Gaariye AUN qabiilkii ugu Horeeyey oo taargad laga dhigto bay ahaayeen waana tan maanta keentay puntland
Dadka badankii Taariikhdaas waa moogyihiin
hhhh aduu Yaad tahay
cid moogan maleh bro siyaad barre afkiisaa laga hayaa majeerteen wadanka laga saaro oo shacabkii ayuu xasuuqay baraagaha ayuu sun ku shubi jiray hadee soosoco ayaynu niri xabad ayay sheekadu tagtay anagoo 6 sano la dagaaleyna ayay noo imaadeen SNM oo baxsad ah halkaas oo SSDF kusoo dhowaysay mucaaradnimada xiligaas SSDF gobolka galgaduud dagmo kamid ah oo layiraahdo Balanbale ayaan ka qabsanay siyaad barre waa halkii anaga iyo ethiopia isku qabsanay ee abdulahi yusuf yiri balanbale anagaa joogna somali ayaanu nahay
Idinku xaq baa ulahaydeen sababtoo ah idinkaa dawladaii baa inqilaabay. Dad kale ee waxba galabsan ayaa laga gardaranyahay
Lkn waxaad ilooday in aad isku raacdeen inaad xabashi keentaan gayiga somaliyeed, adinka, hawiye, isaaqba, waxaa ka qurux badneed inaad mucaaradnimo wax ku badashaan oo dowlad dhistaan, lkn xabashi ayaad Mar labaad soo celiseen, ilaah waa nasoo dhaafiyay wakhti badan
ibrahim hassen waxaan filayaa inaad dareemayso xasuuq ay idiin gaysteen ethiopia lkn maad iska ilowdaan bro waa caadiye ?
alle How Naxariisto
Nin adag
Alle naxariistii jano amin
ilaahow unaxariiso
Haa waan fahmay sidan ayaa la rabay soo maaha oo ah in qabiil qabiil loo kala baxo oo midnimadana la burburiyo, isfahanay, wax kale ma ahaayn waayo Siyaad Bare oo keliya ma ahaayn in la rido haawshu intaa waay ka weeyneeyd, balse maxaay ka faaiidnay, halaag, hoog, burbur, maatadii oo gaalo u gashay iyo inaaynaan maanta dunida waxba ka ahaayn, hadaay daacad yihiin Siyaad ayaay xukunka ka dejin lahaayeen kabacdina waay iska hagaagi lahaayd
Inteey na qayilsiiyeen
الله يرحمه