SUNDUS CEYDA WAN KU JECLAHAY GAME DAGAAL & BUUQ ISU BEDELAY MACALIMO KOKO JACEYL USHEEGO XUKUN&LACAG

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 20 окт 2024

Комментарии • 829

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +89

    🤲❤️اللَّهُمَّ عَافِـني فِي بَدَنِي، اللَّهُمَّ عَافِـنِي فِي سَمْعِي، اللَّهُمَّ عَافِنِي فِي بَصَرِي، لَا إِلَهَ إلاَّ أَنْتَ. اللَّهُمَّ إِنِّي أَعُوذُبِكَ مِنَ الْكُفْر، وَالفَقْرِ، وَأَعُوذُبِكَ مِنْ عَذَابِ الْقَبْرِ ، لَا إلَهَ إلاَّ أَنْتَ🤲❤️

  • @NALEEYCali-ve8ty
    @NALEEYCali-ve8ty Месяц назад +198

    Dunidan maso marin ruux kasharaf badan kana run badan nabi muxamad scw scw scw❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +216

    بِسْمِ اللّٰهِ الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ🤲اَلْحَمْدُلِلّٰهِ رَبِّ الْعٰلَمِيْنَ🤲الرَّحْمٰنِ الرَّحِيْمِ🤲مٰلِكِ يَوْمِ الدِّيْنِ🤲اِيَّاكَ نَعْبُدُ وَاِيَّاكَ نَسْتَعِيْنُ🤲اِھْدِنَا الصِّرَاطَ الْمُسْتَـقِيْمَ🤲صِرَاطَ الَّذِيۡنَ اَنۡعَمۡتَ عَلَيۡهِمۡ ۙ 🤲غَيۡرِالۡمَغۡضُوۡبِ عَلَيۡهِمۡ وَلَا الضَّآلِّيۡنَ🤲آمين🤲🤲🤲

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +14

      Asxaabta ❤Aqwaati Fill'Ah🤲 Suurat Al Fatixa Waa Suurat Gaaban Oo Aad U Qaali Ah ❤ Afka Ha ka Bixininna ❤ Waa Duco Aad U Mohiim Ah❤ WBT🤲

    • @HGg-ev2wr
      @HGg-ev2wr Месяц назад

      اعوذ بالله من الشيطان الرجيم بسم الله الرحمن الرحيم قل اعوذ برب الناس ملك الناس اله الناس من شر الوسواس الخناس الذي يوسوس في صدور الناس من الجنه والناس 🤲🤲🤲🤲🤲​@@lavieestbelle-neutre3431

    • @MunaMohamed-jj7te
      @MunaMohamed-jj7te Месяц назад +4

      😂😂cekrvr

    • @LuulMohamedAhmed
      @LuulMohamedAhmed Месяц назад +3

      AMIIRA ALLOW CAFI

    • @NadiaNada-gn6ze
      @NadiaNada-gn6ze Месяц назад +3

      🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻❤❤❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +134

    بِسْمِ ٱللَّٰهِ ٱلرَّحْمَٰنِ ٱلرَّحِيمِ❤️❤️❤️اٰمَنَ الرَّسُوۡلُ بِمَاۤ اُنۡزِلَ اِلَيۡهِ مِنۡ رَّبِّهٖ وَ الۡمُؤۡمِنُوۡنَ‌ؕ كُلٌّ اٰمَنَ بِاللّٰهِ وَمَلٰٓٮِٕكَتِهٖ وَكُتُبِهٖ وَرُسُلِهٖ ۚ لَا نُفَرِّقُ بَيۡنَ اَحَدٍ مِّنۡ رُّسُلِهٖ‌ ۚ وَقَالُوۡا سَمِعۡنَا وَاَطَعۡنَا‌ ۖغُفۡرَانَكَ رَبَّنَا وَاِلَيۡكَ الۡمَصِيۡرُ🤲🤲🤲لَا يُكَلِّفُ اللّٰهُ نَفۡسًا اِلَّا وُسۡعَهَا ‌ؕ لَهَا مَا كَسَبَتۡ وَعَلَيۡهَا مَا اكۡتَسَبَتۡ‌ؕ رَبَّنَا لَا تُؤَاخِذۡنَاۤ اِنۡ نَّسِيۡنَاۤ اَوۡ اَخۡطَاۡنَا ‌ۚ رَبَّنَا وَلَا تَحۡمِلۡ عَلَيۡنَاۤ اِصۡرًا كَمَا حَمَلۡتَهٗ عَلَى الَّذِيۡنَ مِنۡ قَبۡلِنَا ‌‌ۚرَبَّنَا وَلَا تُحَمِّلۡنَا مَا لَاطَاقَةَ لَنَا بِهٖ‌ ۚ وَاعۡفُ عَنَّا وَاغۡفِرۡ لَنَا وَارۡحَمۡنَا ۚ اَنۡتَ مَوۡلٰٮنَا فَانۡصُرۡنَا عَلَى الۡقَوۡمِ الۡكٰفِرِيۡنَ🤲🤲🤲🤲

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 Месяц назад +86

    Macalimow ixtiraam ka o qof ah waye sundus qeylo iyo qaraar xagee laga gaynaaa Hambalyo macalimow ugu dambeyn

    • @FatxicabdiFatxi1234
      @FatxicabdiFatxi1234 Месяц назад +2

      Inuu ixtiraamo rag u yahy sundusna waa gabar qalbi wanagsan

  • @kenedidhadi8701
    @kenedidhadi8701 Месяц назад +82

    Amiira maxa ku soo bixiyay wax maa maqashay kulaha 😂😂😂 Saxaf waa cabsi cabsi 😂😂😂

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +78

    اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحَمَّدٍ وَعَلَى آلِ مُحمَّد، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى إِبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَميدٌ مَجِيدٌ، اللَّهُمَّ بَارِكْ عَلَى مُحمَّدٌ وَعَلَى آلِ مُحَمَّدٍ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى إبْرَاهِيمَ وَعَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِـهِ وَذُرِّيَّـتِهِ، كَمَا صَلَّيْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ. وَبَارِكْ عَلَى مُحمَّدٍ وَعَلَى أَزْوَاجِهِ وَذُرِّيَّتِهِ، كَمَا بَارَكْتَ عَلَى آلِ إبْرَاهِيمَ، إِنَّكَ حَمِيدٌ مَجِيدٌ❤❤❤❤❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤❤❤❤❤

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +3

      ❤رَضِيتُ باللَّهِ رَبًّا، وَبِالْإِسْلَامِ دِيناً، وَبِمُحَمَّدٍ صَلَى اللَّهُ عَلِيهِ وَسَلَّمَ نَبِيَّاً❤❤❤

    • @HGg-ev2wr
      @HGg-ev2wr Месяц назад +2

      اللهم صل على محمد وعلى ال محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد بارك الله

    • @MohaKarshe
      @MohaKarshe Месяц назад +1

      Scw❤❤scw

  • @raxmo5863
    @raxmo5863 Месяц назад +170

    Asxabta amiiradena an udoceno alle hacafiyo🤲🤲🤲🤲 cawada cajis amiro dartet😮😢😢😢😢😢

    • @CaashoSaid-z3n
      @CaashoSaid-z3n Месяц назад +6

      Amiiradeena illhy ha noo caafiyo 🤲

    • @NajaxOmer-n1x
      @NajaxOmer-n1x Месяц назад +1

      Amiiradèna allah ha ku caafiyo

    • @SamiiraAhmedSamiiraAhmed
      @SamiiraAhmedSamiiraAhmed Месяц назад

      ​@@CaashoSaid-z3n𝐚𝐦𝐢𝐢𝐫𝐚 𝐢𝐥𝐚𝐡𝐚𝐲 𝐡𝐚 𝐧𝐨 𝐜𝐚𝐟𝐢𝐲𝐨 𝐢𝐲𝐚𝐝𝐚 𝐝𝐚𝐫𝐭𝐞 𝐭𝐨𝐭𝐨𝐛𝐤𝐚 𝐝𝐡𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚 𝐜𝐚𝐣𝐢𝐬😢

    • @AbdunaazirAbduqadir
      @AbdunaazirAbduqadir Месяц назад

      Alle hacaafiyo lkn maxa ku dhacay😢

    • @YAXYEDiyeeshe-c8w
      @YAXYEDiyeeshe-c8w Месяц назад

      Wlala wasy😅​@@AbdunaazirAbduqadir

  • @ishuuppe6569
    @ishuuppe6569 Месяц назад +143

    Adnoy cwa naga so dahday ee hbn dnbe hanga so dahin milyon dhantena❤

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Месяц назад +50

    Masha allah Sundus Malin tuu uhiiliyay muca limo ayay so Xasuusa tay wayna utana Su shay Xabad bas basana waa Cuntay Nasab ayyy❤❤❤

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +50

    ❤️حَسْبِيَ اللَّهُ لَآ إِلَهَ إِلَّا هُوَ عَلَيْهِ تَوَكَّلْتُ❤️🤲

  • @Xayaat123
    @Xayaat123 Месяц назад +61

    Allow noo caafi Amiradena 🤲🏻☝😭

  • @NajaxNalka-q4v
    @NajaxNalka-q4v Месяц назад +49

    Wwww m.a aniga wn jclhy gemkan lkn adno abyo cwa mxa kugu dhcay tan kel wlshey amiira alle ha cafiyo ee igu sln tan kle wn ku farxey ina naqdey qofta ugu horesey ee dawtey ina naqdey io qofta ugu horeso komti kaso pixisey ina naqdey m.a qali adiga io reerka jire joga ❤❤❤

  • @NimcoMohamed-y7d
    @NimcoMohamed-y7d Месяц назад +30

    Sundus iyo koko inlaysku balameyo inta igu racday like hasaaraan 👍

  • @apdallajoy66
    @apdallajoy66 Месяц назад +120

    Ma Aqaano Cida Aqridoonta qoraalkan balse waxan ILahay kabaryaa inuu janada nagu kulmiyo___🥹🤲🏼🕋

  • @QamarIbrahimQueenqamar99
    @QamarIbrahimQueenqamar99 Месяц назад +23

    Amiira qurux Allah haku cafiyo Abayo 🤲🤲😭

  • @Nadwa-s5o
    @Nadwa-s5o Месяц назад +58

    Oo comment dhan anaaa ugu horeeyey baa qabsatee intiinuba ma hal mar wada timaaden😂😂 isku daysata bal😂😂😂❤

  • @Akwadani
    @Akwadani Месяц назад +52

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @BahjoCadey-db5yz
    @BahjoCadey-db5yz Месяц назад +61

    Saxaaf uma deena ma ahan kulahaa amiiro maxaa ku soo bixiyay wax miyaa maqashay 😂 ilhy ha caafiyo amiiradeena❤

    • @wardamustafe8195
      @wardamustafe8195 Месяц назад

      Laakiin amiira cayda way kawayntay

    • @FarxaanCali-x5p
      @FarxaanCali-x5p Месяц назад

      Ameradena 😂dhadhantatahy was
      Korme amirad kunoqotay

  • @Misswartsih
    @Misswartsih Месяц назад +105

    Saxafa wax ma maqashayyy kulaha alle haku caafiyo Amiiradena😢

    • @hafsa.00-1
      @hafsa.00-1 Месяц назад +8

      Shakiga wuu iga baxay😂 Ameen allah inoo cafiyo😢

  • @SabariinAbdullahi-j6r
    @SabariinAbdullahi-j6r Месяц назад +22

    Saxaafo Amiira qurux awye wan uxisey wlhi amiiradena ❤kumajirto bee

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Месяц назад +54

    Hy maca limow anaka maa namaran habaa binee lkn sundusey koko waa ka kaftan😅😅sundusey waan ku wataaa guuul

  • @BashiirDheg
    @BashiirDheg Месяц назад +10

    Asaxaabta amiiradeena aan uducayno Allaha caafiyo aamiin soo qora

  • @bashkayare1235
    @bashkayare1235 Месяц назад +17

    Alle ha cafiyo amiir qurux alle dabi dhaf alle hka dhigo

  • @MalyunManka-bm1jc
    @MalyunManka-bm1jc Месяц назад +12

    Allaha cafiyo Amiira qurux cafimad tam ah insha Allah

  • @sihaamcraxmaan
    @sihaamcraxmaan Месяц назад +42

    Sundus Inay raneyso shaki ma kaaga jiro 🎉😂❤😭

  • @AbdallaAbshir-y8c
    @AbdallaAbshir-y8c Месяц назад +7

    Amiira ilaahay ha caafiyo insha allah caafimaad sariica ilaahay hasiiyo amiin yaa rabi

  • @Ftm2993
    @Ftm2993 Месяц назад +21

    :اللهمَﷺ🕋صَلِّﷺ🕋وسَـــلِّمْﷺ🕋وَبَارِكﷺْعلىﷺنَبِيِّنَـــ-🕋 مۣۗـُۙحۣۗـۙمۣۗـۙ ﷺ🕋

    • @lavieestbelle-neutre3431
      @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +2

      ❤اللَّهُمَّ صَلِّ وَسَلَّمْ عَلَى نَبِيِّنَا مُحَمَّدٍ❤

    • @IrkushPea
      @IrkushPea Месяц назад

      Scw❤

  • @safiyamahmoud3035
    @safiyamahmoud3035 Месяц назад +29

    Sudus waa balaayo low bahan yahay waa qof fur furan qosal badan😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @KeynaanMohamud-qy8tp
    @KeynaanMohamud-qy8tp Месяц назад +29

    Sax waa lacunaa been been guuul waan sii yey lakuma qadan karo sundusey ishiiisa maa kabaq day macali mow😢😢

  • @maarayxaashi975
    @maarayxaashi975 Месяц назад +15

    Allah hakucaafiyo byo macn wawalshyda amiira caawa wafiirin waayey indhaheed sorry sister😢😥😭

  • @Cumeer_big_faan
    @Cumeer_big_faan Месяц назад +70

    TEAM SUNDUS ONE LIKE ❤😊

  • @Cabaas90
    @Cabaas90 Месяц назад +28

    Inta jiran oo muslim eh ilaahay aa caafiyo😢❤

  • @enginerhamzawi3439
    @enginerhamzawi3439 Месяц назад +28

    Saxaaf runtaa waaye wixii anshaxa iyo akhlaaqda wax u dhimaaya ciyaarta yaan lagu darin

  • @XASANBARKAAN-1543
    @XASANBARKAAN-1543 Месяц назад +4

    Amiira allaha ku caafiyo
    لا بأس طهور إن شاء الله
    أسأل الله العظيم رب العرش الكريم أن يشفيك

  • @cabdifitaaxxuseen4200
    @cabdifitaaxxuseen4200 Месяц назад +27

    Game waaan jecel nooo sooo badi ADNA plz

  • @sacdiyoabdiqadir9903
    @sacdiyoabdiqadir9903 Месяц назад +20

    War sundus iyo mucalimow dhexdoda ka baxa😂wa dad walala oo isfhansn❤

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man Месяц назад +1

      Sundus waa qof qaldan oo sidii ciyaalkii u dhaqmaya ,qofkii ku ixtiraama ma ku dulsoconasaa
      Naagaha qaar waaba ciyaal caadiya

  • @zihaamqurux9821
    @zihaamqurux9821 Месяц назад +48

    Sundusey xoga waad qadhadhsantahay wlhi macalimow Waa wiil ixtiram badan qofkasta Suu kula dhaqma lola dhaqma wiilka ku ixtiramay ixtiram

    • @XamdiXagaley
      @XamdiXagaley Месяц назад +4

      Haa wu xtiraamoya wlhi

    • @TheReal_Man
      @TheReal_Man Месяц назад

      Dumarka waxay unugul yihiin ragga ixtiraama ragga u naxariista bay ku dul socdaan

    • @KowsaeSaid
      @KowsaeSaid Месяц назад +2

      War umadan zxpo weye zxpo wa kuwiii is dhiba😊

  • @DeeqaDheeman-v5t
    @DeeqaDheeman-v5t Месяц назад +4

    Illhey swc xanuunka iyo cajiska alle cafimad aan dhamad lahayn haw gu badalo wllshena amiira qurux😢🤲🤲🤲🤲🤲

  • @asmaabdi1828
    @asmaabdi1828 Месяц назад +13

    Allow no caafi amiiradeen yaa Allah iyo cid kasta oo xanuunsan❤😢

  • @FadxiSaynudiin
    @FadxiSaynudiin Месяц назад +15

    Markale sooqabo amiira to cayda. Bless ❤❤❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman Месяц назад +17

    Next samia alpha pls and pls inta igu racsan like😮😅

  • @cabdidaahir8217
    @cabdidaahir8217 Месяц назад +17

    Wiilku wa nasab wlhi halmar wax dhaqan xuma ah ma weydiinin iyadana niiki iyo dabadada dadka u jeedi iyo qabdaro nin raga o gabadhaha sharaftoda ilaliya macalimu allow ku dhowr

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e Месяц назад +280

    Team sundus one like 👍

  • @lavieestbelle-neutre3431
    @lavieestbelle-neutre3431 Месяц назад +44

    Masha"Allah ❤😂😂😂❤ Team Kaan Jeclaa😂 Ii Nolaada ❤😘💪😘 Sundus 😘Ceyda❤ Koko😘 Macalimo❤💪💪🤲💪💪 Viva👍🇨🇦👍

  • @safianor7614
    @safianor7614 Месяц назад +16

    caawe waad lasoo daahdeen teamkyga idin jeclahy❤

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Месяц назад +8

    Amiiradena Illahey ha caafiyo 🤲😢

  • @Naduuuuuuuu
    @Naduuuuuuuu Месяц назад +14

    Adna pls saxaaf qof latartarsiin booto oo perka nooga qade pls saxaaf 😊maigu racsan tihiin❤👍

  • @AxmedNuur61
    @AxmedNuur61 Месяц назад +8

    Amiira gurux wlla allha kucaafiyo❤❤❤

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 Месяц назад +1

    MashaAllah macalimu waa ixtiram badan oo caqli usaxib aah illahey hauziyadiyo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @fartuunabuukar1398
    @fartuunabuukar1398 Месяц назад +36

    Cawa amiiradena way xanunsan tahay illahey ha inu cafiyo

  • @ahmedamoore810
    @ahmedamoore810 22 дня назад

    Macalimo wa ninka kaliya iga qosliya team27 wan taageera bro✅ i from jabuuti

  • @rayaanahmed
    @rayaanahmed Месяц назад +3

    Ifka lagu yahay walal😭
    Wan idin baryaa walalayaal i caawiya 13k i gaadhsiiya please 🙏 😭 ina soo dawo fadlan

  • @Ismihaanali-p2v
    @Ismihaanali-p2v Месяц назад

    Allaha caafiyo amiiradeena usoo duceeya plz😢😢

  • @SabariinAbdullahi-j6r
    @SabariinAbdullahi-j6r Месяц назад +6

    Wow jah kuweygi. Macalimow iyo Sundus iyo ceyda iyo Maxamed Saxaf sacid❤❤

  • @HiboIsmailElmoge
    @HiboIsmailElmoge Месяц назад +22

    Team amira iyo ceyda one like 👍 ❤❤

  • @fansamiiraqurux
    @fansamiiraqurux Месяц назад +4

    wlhi Niyadan Ku hayay macalimow iyo sundus❤

  • @MaznaAbdizamad
    @MaznaAbdizamad Месяц назад +3

    sundus qeyla badna na wlley guul jecelka sharafta ka muhiimsane plz dadka si sharaf leh ula dhaqan

  • @Siham-g2v
    @Siham-g2v Месяц назад +1

    Macalimo xushmad midhan waye wlhi❤❤❤

  • @ameyra1
    @ameyra1 Месяц назад +20

    Please next koko nookeen adnooy😂😂😂❤

  • @CabdulahiTubiste
    @CabdulahiTubiste Месяц назад

    Amiiro illaahay hakucaafiyo❤❤

  • @NimcoCisman-o7v
    @NimcoCisman-o7v Месяц назад

    Ala wilka mcalimow la dhoho ixtiram iyo xishod badana mashalah allh haku dayo

  • @MeymunXaaji-fl4cx
    @MeymunXaaji-fl4cx Месяц назад +4

    Allah hacafiyo🤲🤲 amiira qurux

  • @MaryamDahir-vh2xd
    @MaryamDahir-vh2xd Месяц назад +17

    Naayaa sundus wiilka sa ula dhaqan tay kaman helin Hada lada Qaar O Xanaf tale mahayn inay uquurto Sxb Kaga Dadka Kuugu Dhaw Naa idhaf Caqli malihide ish

  • @Ruqiyoruun-ub9ee
    @Ruqiyoruun-ub9ee Месяц назад +2

    Allaha ku caafiyo abaayo amiira qurux

  • @SahroMahamed-o5u
    @SahroMahamed-o5u Месяц назад +18

    Macalimo waa laga daremaya fudedkeedu dhibsanayaa shib bu ka yiri😅

  • @Ayaaniita987
    @Ayaaniita987 Месяц назад +5

    Alle ha caafiyoH maskiinta🥺🤲

  • @NasracarabXasan-jb5gu
    @NasracarabXasan-jb5gu Месяц назад +3

    Illhy ha ku caafiyo amiira.wlhi xaly oo dhan waan u ducynyay😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲

  • @dheeman-t6g
    @dheeman-t6g Месяц назад +2

    Allah caafi amiiro qurux 😢

  • @FansCumeer
    @FansCumeer Месяц назад +8

    Ilhay ha cafiyo amiiradena 😢😢 cawo wan la daremaynaa😢😢

  • @SafoSafomohamed
    @SafoSafomohamed Месяц назад +5

    ilaahow Amiira Caafi ... 🤲🥺

  • @Saabo607
    @Saabo607 Месяц назад +2

    Amiira illhay ha caafiyo Aamiin yaarabi

  • @QueenAmiira-fw6cn
    @QueenAmiira-fw6cn Месяц назад +8

    27:12 ar saxafaaa fashil socda 😂😂😂😂🎉

  • @SuleekhaAbdiRahman
    @SuleekhaAbdiRahman Месяц назад +10

    Adnooy abaayo mcn pls basbaaska iyo ukunta kasaar aniga tartey ugasaar abaayo mcn quruxeey qalanjooy qalbiyeey ❤️ ♥️

    • @Diinoos
      @Diinoos Месяц назад +2

      waar video ga ma ahan live scw kkkkkkkkk

  • @RaxmoMaxamuud-vv2um
    @RaxmoMaxamuud-vv2um Месяц назад

    Adna saxaaf soo istaajiya barnaamij kan as iyo amiira ❤️❤️ please apaayo

  • @HamdiAbdillahi-he5mu
    @HamdiAbdillahi-he5mu Месяц назад +7

    Amiira wlshei maxa maqashay kulaha mrki ceyda jaceylka loo sheegtey😂😂😂 bisinka

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy Месяц назад +2

    Ya allah cafimad tamah nosi amiiradena adiga waxwalbo awodide🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @ikhlasosman9769
    @ikhlasosman9769 Месяц назад +18

    Sundus abayo xishood pleas oo fudeydka izka daa waa ceeb saan iyo foolxumo

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze Месяц назад +1

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw scw scw ❤️❤️❤️❤️ scw❤scw❤❤❤

  • @LuulIsmail-y5y
    @LuulIsmail-y5y Месяц назад

    Bismillah sundus qeylo badanaa
    Wilka ixtiram subxanallah

  • @aragsancabdinuurCabdinuur
    @aragsancabdinuurCabdinuur Месяц назад +2

    allah ku cafiyo abyo amiro qurux

  • @BisharAli-gk4qo
    @BisharAli-gk4qo Месяц назад +8

    Sundus waa qof gob ah macalimow waa nin gabdhaha aad u ixtiraamo

  • @nimahassan1798
    @nimahassan1798 Месяц назад +1

    Macalimo ixtiramki oqofah Masha alaah ❤❤

  • @AbdinasirOmar-w7z
    @AbdinasirOmar-w7z Месяц назад +2

    Allah caafiyo amiiradeena aamin yaarabi 🤲🤲 🤲 🤲🤲🤲

  • @Nimco-t7w
    @Nimco-t7w Месяц назад +2

    Amiiradaan.alle.hacafiyo.amiiin.amiin.😢😢😢😢😢

  • @NastexaNalka-u2k
    @NastexaNalka-u2k Месяц назад +1

    Amiiradeena ilaahey haku caafiyo abaayo😊😊😊😊

  • @XawishQurux
    @XawishQurux Месяц назад +1

    Allah ku cafiyo Abayo mcn 🤲 😢😢😭

  • @QueenAbshiiro
    @QueenAbshiiro Месяц назад +5

    Allow noo caafi amiiro qurux

  • @HaboonAdan-ng2qh
    @HaboonAdan-ng2qh Месяц назад

    Adna channel keep going insha llah 2m ❤❤❤❤❤

  • @Msssuuro-o2p
    @Msssuuro-o2p Месяц назад +9

    Amiiro ilahay hanoo caafiyo😢😢

  • @MaandeeqAbdi-v9f
    @MaandeeqAbdi-v9f Месяц назад +6

    Ilaahey hacafiyo walsheen amiira qurux 😢

  • @Wabaryaal
    @Wabaryaal Месяц назад +1

    Alha noo caa fiyo amiiradeen caafi maad ayaa uguducee

  • @ahmettak1
    @ahmettak1 Месяц назад +15

    Macalimow ciyarta wukudhelay cumeer usheego inu dhahay ahayd 😂😂

  • @GodeyGacalo-zk3qs
    @GodeyGacalo-zk3qs Месяц назад +3

    Masha Allah labadiinaba wad gulaysateen❤

  • @dekamohamed6906
    @dekamohamed6906 Месяц назад

    Alle haku cafiyo Amiira Quruxey 😢

  • @AbdiAsma-n3m
    @AbdiAsma-n3m Месяц назад +1

    Walashay mcn amira qurux Allah ha ikaa caafiyo walashay mcn amira qurux

  • @MinhalOmar
    @MinhalOmar Месяц назад

    Waaa la cayumay Ad bay qurx batantahy Allah ha ku caafiyo abyo Amira qurx

  • @niciimacqaadir
    @niciimacqaadir Месяц назад +2

    wllshy amira ilhy cafimad haku siiyo

  • @imranadan-e2q
    @imranadan-e2q Месяц назад

    Alow cfmd taam ah ku sii wlshy Amiro❤❤❤

  • @MariyaInrahim
    @MariyaInrahim Месяц назад

    Amiira Alle haku caafiyo walaashay