Dood Cilmiyeed | Sheekh Shibli | Sheekh Abdirahman Bashir |

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024
  • Muxaadaro

Комментарии • 167

  • @mariamruun4274
    @mariamruun4274 3 года назад +35

    Sheikh shibli masha Allah ❤🌼❤🌼

  • @mariamgaal2617
    @mariamgaal2617 26 дней назад +1

    Jazaa'akum Allahu Khayr. Ummad fahamka qaadato oo dhabaqdo Allah naga dhigo. Amiin

  • @AhmedAbdiH
    @AhmedAbdiH 3 года назад +8

    MashaaAllah, Culimada hadii waa Hore Wacyi Noocan aha Samayn lahayeen Wax badan ayay Ka tiri Lahayeen Masiibadan Somalida Ku habsataY. Baba"a iyo Guumasysi Jacayl ka Ina haysta.

  • @mohamedamiin9400
    @mohamedamiin9400 2 года назад +8

    Maashaa allah, waa dood cilmiyeed aad u fiican, fadlan xigmadahan hala qoro oo gunaanad haloo sameyo. Mahasanidiin.

  • @mukhtarfarah969
    @mukhtarfarah969 3 года назад +9

    Aad ayay u fiucnaan lahayd hadii barnaamijyada noocan ah la badiyo.jazaka Alaah khayra dhamaan.shabaab iyo al qaacida waa shayaadiin in latskap qabto haboontay.

  • @edge6016
    @edge6016 Год назад +6

    Asalam Aleykum Barakallahu Fikum
    We need more meaningful conversation like this Thankyou all to our Shuyukh and the organizers Jazakallah

  • @saidgardaad4617
    @saidgardaad4617 3 года назад +10

    Very interesting topic. We need more topics like this.
    Thank you all

  • @positiveandfunny4332
    @positiveandfunny4332 21 день назад +2

    Raja Lagama Qabo Somalia 🇸🇴, kuwaas uu Sh Shibli shegaayo Kursiga ku ilaashanaya aana rabin in dadka la wacyi Galiyo Qiiro Qabiil ayeey dadka ku biiran si aney kursiga u waayin. SOMALIA 🇸🇴 DHIBKEEDA REER GALBEED MA'AHA WA QABIIL.

  • @aliwario8240
    @aliwario8240 3 года назад +11

    جلسة مهمة ومفيدة جدا
    ربنا يبارك في الجهود المبذولة في خدمة المجتمع

  • @rashidawad5825
    @rashidawad5825 2 года назад

    sheekhyaal somaliga noogu soo tebiya carabiga waan ka oodhanahay

  • @cabdiquduusbinuaxmed8003
    @cabdiquduusbinuaxmed8003 3 года назад +4

    Maxamuud shible iyo bashiir waa culumo waawayn

  • @noorawdoll3128
    @noorawdoll3128 3 года назад +7

    Allaha idin barakeeyo shuyuukhdeena sharafta leh

  • @CabdifataaxNuur-m6j
    @CabdifataaxNuur-m6j 3 дня назад

    Muxuu sheegi kitaabkii baa latuuraybe sheekhu muu hurdaa

  • @sayidyarechannel7554
    @sayidyarechannel7554 2 года назад +2

    Kitaab ka rabbi aan isku dhaqno hadii la dhaho cidii diidana warka loo cadeeyo ma takfiirnima. Aniga ma arko waqti xaadirkan culimo ka run sheegto ku dhaqanka kitaab ka rabbi. Inyar baa culimada ka badbaaday arrintaa ilaahy xaqa haa nagu sugo

  • @amunsheikhabdi6703
    @amunsheikhabdi6703 3 года назад +7

    Dood ma’ahan waxaan ee waa muxaadaro. Fadlan ku hadla soomaali dhamaystiran hadaad rabtaan in la idinka faa’iidaysto, carabigaan go’go’a ah waan ku wareernaye

    • @duceysane2979
      @duceysane2979 3 месяца назад

      🤣😅😅😂😂😂😂

    • @duceysane2979
      @duceysane2979 3 месяца назад +2

      maad baratid afcarabiga ileen diintaada ayee ku dhisan tahay

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 18 дней назад

    laa-ilaah ilalahu war ninkii dhihi jiray wayso igama jabt hadii aan jinabo ama hadii xaskeygi aan utaho hadii aan taran keegii aan taabt kiiba hada wax noshegaya
    culmo waa khasartay

  • @omersuleiman04
    @omersuleiman04 2 года назад +1

    Kuwa sidan u hadlaya miyaa Somali u ah culumo. Wallaahay waxaan u arkaa in ay maan gaab aqoon lahsyn ay yihiin. Aqoontu waxbarasho masha ee waa garasho.

    • @xogbaar
      @xogbaar 2 года назад +2

      Adigu maxaad haysaa

    • @Sweeti924
      @Sweeti924 2 года назад +4

      @@xogbaar asaga wa sac sida dadka wax laga shaygo un bu garanaya wa bila naf

    • @ahmedkulowabdi821
      @ahmedkulowabdi821 Год назад +1

      Adigoo?

  • @SalmaanDheere-i7r
    @SalmaanDheere-i7r 4 дня назад

    M.a sibli

  • @aweysxaraare3869
    @aweysxaraare3869 16 дней назад

    Ileen shibil waa shabab hadii lagu dhaqmayo diin dagaalba ma dheceen shababna ma jireen
    Ee hala soo xiro shibil

    • @DaahirSiyaad-s3s
      @DaahirSiyaad-s3s 9 дней назад +1

      Miyaad waalatay xukunkii ilaahay ayuukuhadlaye ma wuxuu Allaah kuhadlay ayaa shabaab lagunoqdaa miyaadan Muslim ahayn

  • @daacadable
    @daacadable 3 года назад +1

    Waa arin aad u qurux badan oo aad iyo aad lagu baahanyahay. Jizakallah Kheyr.

  • @omerdaud5573
    @omerdaud5573 20 дней назад

    صلي الله عليه وسلم

  • @sadaam1973
    @sadaam1973 3 года назад +1

    Masha Allah wax badan yaa ka fahnay insha Allah waxan rajyanayaa inaa la sii wadi doono doodoha noocas oo kale

  • @cabdiraxmaanaadan9885
    @cabdiraxmaanaadan9885 8 месяцев назад +1

    لله درّ الشيخ شِبِلِّي

  • @AbdikaderShafii-cj1tl
    @AbdikaderShafii-cj1tl Год назад

    Masha Allah sheikh abdirahman bashir

  • @axmedcilmi8701
    @axmedcilmi8701 2 года назад +1

    Ninkey dilaan iyo ninki dila waa shahiid rasuulku madhinoo khawaarijta

  • @maslahadow1440
    @maslahadow1440 Год назад +1

    shayadhiin meel iskugu timid calaykum lacnatul allah wa bmalaikati wa al nasi ajmaciin

  • @sadiafarah5021
    @sadiafarah5021 Год назад +1

    Culimada allaha nuuxafido

  • @user-fl9sl8me2o
    @user-fl9sl8me2o 8 месяцев назад

    Sheekh yaada jiisakallahu khar laken anaka waxa nugugura seyas gaal ushaqayenay iyo seyas jahel ah oqab yaaled kashanay

  • @mohameddiriye7315
    @mohameddiriye7315 2 года назад

    Allaahu S c w

  • @isakhassan4353
    @isakhassan4353 Год назад +2

    Masha allah

  • @apdinuurmuuse7674
    @apdinuurmuuse7674 Год назад

    Masha allaah shiikh shibli

  • @mohammedhassanhussein620
    @mohammedhassanhussein620 19 дней назад

    Waad riyooneeysaan dowlad aan eheen mid islaami eh ha sugina taas kaliyaa awoodeena soo celin karta diintu aragti ma ahan waa qoranthy .

  • @abdilleahmed-sn8ei
    @abdilleahmed-sn8ei Год назад

    Mashalah good points all cumaaaunaaaa

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 Год назад +4

    Mashalah lakin culumadena Somali pure ah ku hadla xiwaar, shaadaad, iqtisaad, jidam mixwar iyo ereryo badan ayad ku dhax laawaysaan.
    Raga re galbedka wax kuso bartayna actuallly, decision, ideas securitga opinion iyo ereyo badan ayay isticmaalaan.
    Dee Adeer luuqada somaliga kadaaya ciyaarta.
    Mashalah waa dood fiican 🎉🎉🎉🎉

    • @BashiirAbdi-cl9qm
      @BashiirAbdi-cl9qm Месяц назад

      Adiga iska bilaaw sixida ugaas pure masoomaliyaa hhh war nio bal tanoo kle

  • @dahirguuleed6853
    @dahirguuleed6853 3 года назад +1

    Asc waan salaamayaa culimada dhibaatada waa culimada oo fahamkii diinta dhinac kale la aaday oo ah qofkii qamiis qurxan wata ee marka hore umada allaha siiyo culimo hotkacda oo iyagu hotseeda in lagu xukun tamo shareeca laakiin culimaa u faysbook marka culimada aan culimada u naqaan waa kuwa sitoos ah u hortaagan kudhaqanka islamka sheikh maanta banaanka ugu soo baxaya anigu waxan raali kadhigayaa allah waxa kasoo haray maya isla markaana miskiisa soo gata isku daya in uu yiraahdo aniga ayaa bilaabay lakiin dawlada waydhaliilayaan culimadana way takfiirinayaan marka calooshay faaruqinayaan micno kale kuma jiro

  • @Zahra-ri2pl
    @Zahra-ri2pl 7 месяцев назад

    Sax waaye sheekh shibli masha alllah

  • @AbdirahmanMohamoud-q3e
    @AbdirahmanMohamoud-q3e 17 дней назад

    59:11

  • @ubahdahraan4494
    @ubahdahraan4494 3 года назад +4

    Barnamijkan waa barnamij aad ufiican balse barnamijkan wuxuu ku fiicnaa Shibile iyo koxdiisa un lagu soocasumo maxaa yelay mashakilka Somaliya ka jira qeybta ugu weyn waa iyaga.

    • @crahmaancolaad6924
      @crahmaancolaad6924 2 года назад

      𝙰𝚊𝚍 𝚒𝚢𝚘 𝚊𝚊𝚍

    • @abdelkhaliqali
      @abdelkhaliqali 2 года назад

      Aad oo weyn

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 года назад

      Subxaanallaah. Sheekh Maxamuud Shibli isagoo ilma yara buu bilaabay inuu Diinta Ilaahay faafiyo kadib markuu cilmiga kasoo qaatay Aabihii Sheekh Maxamed. Inta LA ogyahayna qayb kama ahayn Dagaal iyo Dulmi umadeed. Waa yaabe maxaad Sheekha kutiri dhibka ama mushkilu qayb kayahay. Culumadda Caalimiinta ahe Caabidiinta ah aan faraha kaqaadno anagoo nafteena uturayno. Dhaqanka xuno xasadka miirane hebel haduuba igu qabiil ahayn waan diiday xattaa khaykiisa aan iska dayno.

    • @abdimohamed1339
      @abdimohamed1339 Год назад

      Sh.weli qabiilkii waa lagu dagaalamayaa

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 3 года назад +2

    Adinkaa tagfiir ah,

  • @somsaid2116
    @somsaid2116 2 года назад +2

    Rabi haydin xafido culumo

  • @AbdirahmanMohamoud-q3e
    @AbdirahmanMohamoud-q3e 17 дней назад

    59:45 yes

  • @mohammedabdirrahmanrubblei9141
    @mohammedabdirrahmanrubblei9141 3 года назад +3

    Hala badiyo culuum is-waydaarsigaan oo kale

  • @buraale134
    @buraale134 3 года назад +2

    Mashallah

  • @aaminoculusow2124
    @aaminoculusow2124 Год назад

    Culuma allay deg deg ha loopy soo dabaalo soomaalia

  • @axmedcilmi8701
    @axmedcilmi8701 2 года назад

    Dadka boosaskooda dejiya waxaa yiri rasuulka scw midda kale cali binu ibii daalib wuxuu yiri dadku waxa ey garanayaan kula hadla nabi muxamed ayaana samey jiray dadku isku fahan ma ahan casrigana qiimey sey wax ku fahmaayaan kula hadal munaasibka taagan gaalo aad muslimihee camal ha ula hadlin ee macsida iska ilaalsha dheh macsi ayey ku dheceene naxdin badan oo ad adag ka dhaaf oo kutubka uga nixihee diinku waa fudeyd ee haku adkeyn,muslimiin macsi ku dhacay lee waaye salaada iyo towbada ku dadaala dheh.

    • @caliyamani2717
      @caliyamani2717 2 года назад

      Waa waa wareey war yaa sheekadii calmaaniyiinta maad la timi

  • @AdamSharif-j8h
    @AdamSharif-j8h 3 месяца назад

    Sheikh waa waxay quluwi

  • @abdifitahabdulle1756
    @abdifitahabdulle1756 2 года назад

    Cawo Intan faa iidey waligey ma faaiidin adiga iyo culimada waxan idin rajeynayaa cafiimad iyo cimri dheer mooducyadan please hanaga jarina

  • @aliwario8240
    @aliwario8240 3 года назад +2

    Thanks alot

  • @hassanqassim624
    @hassanqassim624 Год назад +1

    Doodaha noocana bulshadu way u baahantahay

  • @malaqdooy5138
    @malaqdooy5138 3 года назад

    Masha Allah culimadeyni sharafta le Allah ha idin xifdiyo melkasto joogtan sheikh shilile runta ka sheegay dowladda fatwo rabta lkn madaxda iyo ciidamada sharci ma qabto bilaa akhlaq waye culimada istarasho afka lagu nadiifsado ma aha dowmada waxa laga raba in culimada dhageysato,

  • @masuusow1093
    @masuusow1093 2 года назад +1

    Waxaa suaal iga ah labada sheekh inteey joogaan. Dowlada kitaabka qoranka maku dhakhantaa.??????

  • @cabdiqanimaxamed-sw3ug
    @cabdiqanimaxamed-sw3ug Год назад

    Sheekhmaaha ninka tolkii karaacaa diinta

  • @abdillahimed3647
    @abdillahimed3647 2 года назад

    Oui

  • @axmedcilmi8701
    @axmedcilmi8701 2 года назад

    Gacantiisa naas gabdheed ninleh ayaa meydkooda khawaarijta ku arki doontiin xatiis meyheynoo in lala dagaalami doono rasuulku sheekay calina ninka meydkoodi ka helay.

  • @ramlodhalhow6088
    @ramlodhalhow6088 8 месяцев назад

    ❤❤❤❤❤❤

  • @mataankk9903
    @mataankk9903 2 года назад +1

    Asc culimadan ya ukala gar qaadi yaab war sheekh shibil awey alwala walbaraa ii ad dad ka u akh ri ne sey wa adigan taa geeri kuwan dowlada shegan ee dimiqoradiyada ku dhaqmi ee didan ki taab kii alle wa yaab ragan culimada shegan ee taageri kuwan didan ki tab ka alle war alle ka baqa adin koo ila shan mar la xadin gar ka ah ha taa gerin farmajo oo noo tagay sanamya alle na dha fiyey calmani din la dirir ah ha ta gerina o ku akhara segina mad u olo lesan sidi loo so cilin laha das tuur kii alle mar gala rac ad daba jog taan

  • @BashirDhere
    @BashirDhere 2 месяца назад

    Yutuper intaas qof muslim caynaaya iyo madax dowladeed . Iyo sheekh shibili miyaad isku meel soo dhigtay

  • @feisal6592
    @feisal6592 Год назад

    Best to vote ndio tunsill kwa mjonawezaa

  • @maankahudayfi6236
    @maankahudayfi6236 3 года назад

    Mnsha allah wa arin wnaagsan sidatani hala badiyo kulanka nocano kale ah

  • @yusufhassan589
    @yusufhassan589 Год назад

    Marka la doodaayo in cadaalada laga tago ma ahan dadkaad ka hadlaysaan dad ka mid ah inaad dooda ku soo dartaan waayo xaakimka waa in uu dhagaystaa labada dhinac booskaasna waxaa fadhiya shacbiga doodana ma qurxana xaqeedana lama siin waxaad tihiinba kolay ictisaam waan naqaan na qaldimaayaan mar kale mufakir c/raxmaan bashiir waan dhagaysan karnaa oo gaalada qayaanadoida meelaha nalaga soo galay ayuu yaqaan waana is ilaalinaayay oo ictisaam isku halayn magalaan shaati qabyaaladna waa wataan miusaan ayaa ka maqan

  • @abdullaahihussein3800
    @abdullaahihussein3800 Год назад +2

    Waa yaabe dowladu ma arkaan miyaa wexey sameneeyso oo ah in sharcigi ilahey laturay mid gaalo sameysayna lagu dhaqmo 😂😂😂

  • @abdisalam2161
    @abdisalam2161 3 года назад +1

    Culunadan wey ogyihiin inaaney shacabka dhisan dawlada jirta hadana runta masheegayaaan magaran karo sababta

  • @abdiabdi7915
    @abdiabdi7915 7 месяцев назад

    Shiikh maxamuud shibili wuxuu na Ka halaa lacag Dan 108 billion us dollars school layiraahdo California group of schools

  • @sheikhmursal369
    @sheikhmursal369 3 года назад +2

    اين التكفيريون يا علماء الحكام اتقو الله وحاهدو في سبيله

    • @culusow1
      @culusow1 3 года назад

      I taqi laaha majiro midka mid ah oo sheegay In uu jihaad jirin laakiin yaan la dilin waaye walaal ee marka hore fahan waxey culumada.

    • @MohammedAhmed-dk4mv
      @MohammedAhmed-dk4mv 3 года назад

      ما الذي يمنعك أنت من الجهاد ؟؟

  • @osmankamil9702
    @osmankamil9702 2 года назад

    Asc ikhwa. 1.gudidhaqale oo aamin ah ururisana dhaqale lagumalgaliyo dadkii umadan badbaadin lahaa. 2.inla ururiyo dad tirayar oo tayo leh.kanakooban culimo daacad ah aqoon yahan daacad ah.iyo odaydhaqameed daacad ah. Lagana codsado inaysoodajiyaan xeerkii umada lagu hagilahaa. Iyo inay soodoortan dadkii umada hogaamin lahaa.

    • @Runtahaygunicin
      @Runtahaygunicin Год назад

      Xeerkii umada lagu hagi lahaa wall waaka rabi

  • @farxaandheere7374
    @farxaandheere7374 2 года назад +1

    Shibili ictisaam wareerey

  • @MohamudDahir-du7jt
    @MohamudDahir-du7jt 12 дней назад

    Maba xishoonaysaan waxaad soo qoraysaan dood Sheekh Ahiible iyo Sh Cabdiraxmaan Bashiir taasina waad ku gafteen waxay ahayd inaad tiraahdaan Sh Maxamuud Shiible iyo Khaliif Cabdiraxmaan bashiir ama Aw cabdiraxmaan Bashiir waayo Cabdiraxmaan waa oday tacbaan ah oo caqlaani ahi aan diinta aqoon u lahayn aaminsan inuu mufakir yahay .marka waa dadka oo la khaldayaa

  • @ahmedabdirizak9861
    @ahmedabdirizak9861 Год назад

    Fikir wanasgsan

  • @kaltounnour3710
    @kaltounnour3710 Год назад +1

    Wax wanaagsan aya laga hadlay Lakin dumarkana ku soo casuuma

  • @AbshirFuaad-fq2bd
    @AbshirFuaad-fq2bd 4 месяца назад

    Culimada Caalam ku hada ma waxaan baa? Waa Aduunyo khayr ka laga fogeeyay.

  • @abdirashidgaandaa7305
    @abdirashidgaandaa7305 3 года назад +1

    Nimanka passporada Canada iyo gaalada kale ka qaatay ee u dhaartay inay daacad iyaga u yihiin dimoqraadiyada gaalnimada ahna amaya say diin Islam u difaaci karaan

  • @mohamoudahmed135
    @mohamoudahmed135 2 года назад

    Odaygan waa iska caamo seebuu ula doodaa sh shibile

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 года назад +2

      Culumadda dad baa casuuntay aan isu dayno. 3da Sheekhba waa dad Cilmi iyo iimaan leh mashaa Allaah Allaha xifdiyo

    • @mohamudmohamud2534
      @mohamudmohamud2534 Год назад

      ​@@hafsaali4297
      Waa Saad sheegtey illaahey caqliga hakuu siyaadiyo

  • @dahirmax6281
    @dahirmax6281 3 года назад +4

    Asc anigoo culimada uga mahadcelinayo fikirka suuban oo ay noosoo bandhigeen waxaan suaali lahaa. Haddii uu aqoonyahankeenii yahay Dr. Hebel oo qaaynuunka kusoo bartay dal calmaani ah. Laqabka sheekhna uu ka mudan yahay laqabka Dr. Hadaba sideebaan ku heleeynaa in aan diin isku xukuno??!!!!!

  • @luulxasan7549
    @luulxasan7549 2 года назад

    aww culimada qaarbaabab xor ahayn iyo weiya yaashaba rayiga iyo sharciguna waa kala jaad .
    hadii shrciga islaamka lagu dhaqmilahaa cidiba isma qabsadeen culimadase waxaanka codsanaynaa naftu laba jeer ma baxdee in ay runta sheegaan

    • @caliyamani2717
      @caliyamani2717 2 года назад

      وهذا صراط ربك مستقيما فاتبعوه ولا تتبعوا السبل فتفرق بكم عن سبيله

  • @rdiwanjirde2160
    @rdiwanjirde2160 3 года назад

    Mshlh barnmijyada noo so bdi
    An ka faidaysno sheekh

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 месяца назад

    Dowlada intee joogta dalka gumaysi uu ku dadban uu ku jiraaye shabaabna waa naloo sameeyay waa film dadka lagu wareerinayo shacabka ayaa laga rabaa

  • @usaamemahamuud
    @usaamemahamuud 5 месяцев назад

    هههه ما شاء الله يقول الدكتور والشيخ الخطبة الواحد اليتيمية hhh

  • @hassanqassim624
    @hassanqassim624 Год назад

    Horta problem haysta somalia waxa ragaadiyay ama curyaamiyay waa laba qodob
    1 waa odayasha kaabo qabiilka ah (suldan,garaad,ugaas) magacii doona ha lagu yeedhe
    2 siyaasi shisheeya u adeegaya
    Labada nooc hadii ay dadku iska fahmaan

  • @adansantur4677
    @adansantur4677 Год назад

    Baq baq waxaad haaysaan

  • @gudbifariinta3958
    @gudbifariinta3958 Год назад

    Somalia population is three groups as the following
    1) the Bedouins who are those from the country
    2) farmers who produce agricultural products
    3) those living on the Coast who produce fishing products
    The Somalia problem is from the Country Pumpkins . Religion is their strategy to dominate the rest of the population. The Bedouin of Somalia famous people are all the presidents from Siyaad Barre to Hassan Shiekh and all the so called famous people.
    Bedouins are kept at bay the world over in Morocco in Algeria in Syria and in all the golf states in the Middle East even in Saudi Arabia in Sudan and Chad or in Libya
    the Bedouins do not have a say in the political discourse in modern society. Bedouins are very lucky only in Somalia just look at this Shibli guy’s face.

  • @1tzSalem
    @1tzSalem Год назад

    Dadkii Nabi Muxamed SCW kuguhmey dulmi ma umaleyneysaa in cidkale makuqancayaan waa maya sababtu waa dad cuqubadii Nabiga ay kudhacdey kuwaas diin shaqo kumalahan laakiin adinkana adinkaaba dhalay kuwa ad kasheekeyneysaan
    Marka dhib adinka ad bilowden oo adinka aad barteen oo heerka xumaanta ay kagaareen masdarkeeda adinka aad tihiin marka dadkale ayaa calla raadinayee ee adinka ma ahan

  • @abdirishiidhassanegag3239
    @abdirishiidhassanegag3239 3 месяца назад

    Fadlan ereyo soomali ah oo dadku wada fahmi karaan adeegsada waayo carabiga lama wada yaqaan . Mahadsanidin.

  • @maxamedcabdulahi7034
    @maxamedcabdulahi7034 2 года назад

    Msh allah culimada

  • @al-macrifa6739
    @al-macrifa6739 3 года назад

    Waa cajiib

  • @JalaqSane-db4wp
    @JalaqSane-db4wp Год назад

    ilaa haatan maheyno Hal Qof oo tagfiir ah oo wax sooQoray dhaman waa lasoo dhoweyey culumada iwaa hagaag

  • @malyuundhoore487
    @malyuundhoore487 2 месяца назад

    Culumada Somalia aan carabi iyo quraan iyo xadiis la baron aa jirtee af Somalia ku hadal

  • @faahiyedhoodi7296
    @faahiyedhoodi7296 3 года назад +2

    Shibili waa eber wallahi

    • @abdirahmanmahdiibrahim2607
      @abdirahmanmahdiibrahim2607 3 года назад

      Hhh فاقد الشيء لا يعطيه

    • @yahyeamaanat7448
      @yahyeamaanat7448 3 года назад

      Adugu waxaad hyso dabada keen

    • @MohammedAhmed-dk4mv
      @MohammedAhmed-dk4mv 3 года назад

      Kaliba badalkisa fatwo
      🙄🙄

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 года назад +1

      @Said damiir hadaad leedahay waxaas umaadan quurteen Caalim dhan ee kubishaareyso in Culumadda dhaheen "Qofka Culumadda wax kasheega geeridiisa horteeda ayuu dhintaa"

  • @mohamedelmi6860
    @mohamedelmi6860 2 года назад

    Rag xal wado ma arko ee waxaa iimuuqdo rag ajandooda riixaayo oo ah suuro xumeynta alshabaab.

  • @macaalinkabarbaarinta1481
    @macaalinkabarbaarinta1481 2 года назад

    Siyaasiga danaysta ah, waxuu shacabka ku haystan,qabiil.ajaanibta meesha jogtana maraban soomaali inaay nabaddi, ka dhacdo, al shababna shaqada aay hayn waxaa aad ugu faraxsan ,dadka degaan xalane!!!

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 2 года назад +1

    Shareecada aad sheegaysaan demoqraadiyada ma ogola. Islamku ma ogola in haweeyanay madaxweyne ka noqoto waddan muslum ah. Aaway sinaanta iyo cadaalada shareecadda eed sheegaysaan?

    • @Nono-fm5mj
      @Nono-fm5mj 2 года назад

      somlida hadda dumarka ayaaba ka fiican siyaasiga soomaligu waa tuug

  • @qaysmohamed659
    @qaysmohamed659 2 года назад

    Noloshu diintay ku jirtaa

  • @sheikhmursal369
    @sheikhmursal369 3 года назад

    Idiinkaaba diinta iyo dadka iyo dalka lidku ah allh kabaqa

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 Год назад +1

    Father of cbb a bashir

  • @bardehanad4919
    @bardehanad4919 3 года назад +2

    Culumaddu waa mahadsan yahiin lkn haddii kiiba 1 saac hadlo see hadalka loo wadaagi.? Qofku waa inaanu 5 daqiiqo ka badan hadal, dadka kalena fursad siiyo.

  • @libanali1626
    @libanali1626 2 года назад

    Shibili sheekh maaha maxaa dooda soo dhigay adeerayaal waa aduun doon maxuu siyaasad ka yaqaana ma sharci yaqaan ayuu yahay

    • @hafsaali4297
      @hafsaali4297 2 года назад

      Subxaanallaah. Adiga dadaalo kafiicnow aan kudhageysane. Laakiin aniga waxba idiinma sheehi karo sheekhi wax noo akhrinayayna aad dacaayadeyso xageen ukacnaa. Sheekh Shibli waa Caalim Allah's xifdiyo haduu shaqeysto wax aduunyo ah kasbado isagey anfaci. Adiga meel uun kaso bax.

    • @libanali1626
      @libanali1626 2 года назад

      @@hafsaali4297 ma is waydisay waxa uu kuu akhriyo mise waxad tahay weel wax lagu shubo keliya mataqan cidda wax soo bartay lagama rabo halkan adigase nin waa kuu nin adna naag baad tahay

  • @khaalidxaaji2965
    @khaalidxaaji2965 2 года назад +3

    dhamaantood waxay sheegayaan inay dawladahan hada utaliya somalida aanay diinta ku dhaqmin
    alshabaabna aragtidaas mid lamida uumbay qabaan jawabaata usoo baxdayna waa inay la dagaalamaan
    markaa iyaga iyo alshabaab wax farqiya uma dhaxeeyaan

  • @abdiali3204
    @abdiali3204 2 года назад

    She c/duraxman jabuuti waa lagarta sinili maxaa meesha
    Keenay asigaa takfiir ah ma ninka soogal moodo oo asiga
    Aan qaboysana dukanayo

  • @mohamedhussein6132
    @mohamedhussein6132 3 года назад +2

    Meel hoo ubaahan war wax kamataro culimo ee ficil ayaa loo baa hanyahy soomaali wataktay ee yaa dabiirleh maanta oo bad baadikara

  • @ahmednagashi557
    @ahmednagashi557 Год назад

    Waxbo kamafahmn

  • @duulqarneeyn1855
    @duulqarneeyn1855 2 года назад

    Hadal isagaa iska badane marka diinta looso noqdo ee kitaabka lays ki xukumo alshabaab waala waayi intase ka horaysa qarax iyo birbur waa joogaya alle haloo noqdo somaliyeey danbiga dadka ayey alshabaab ka dhalatee