SHEIKH MUSTAFA X ISMAIL | Diyaar Ma U Tahay Inaad Horumariso Naftaada & Noloshaada?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 6 окт 2024
  • SHEIKH MUSTAFA X ISMAIL | Diyaar Ma U Tahay Inaad Horumariso Naftaada & Noloshaada?
    wax aqriii sheikh mustafa x ismail

Комментарии • 296

  • @yelioxzeolite6678
    @yelioxzeolite6678 Год назад +168

    Noloshyda qofka wx badn ka badalay walahi wa sheikh mustafe😭❤️illahy cilmiga io caqligaba haku barakeyo Ader mcn🤲🏾❤️

  • @ayaanbaashe2826
    @ayaanbaashe2826 Год назад +46

    Sheekh mustafe Xaaji ismaaciil haaruun Alle cilmiga caqliga iyo caafimaadkaba haw siyaadiyo Aamiin. 🙏❤️👑

    • @IseekXaq
      @IseekXaq Год назад

      Waa Mustafa . not Mustafe... magaca rasuulka scw e saxa magaca walaalyaal . insha Allah

  • @dhaMeYs123
    @dhaMeYs123 Год назад +24

    ILlahay sheekh mustaFe abaaLkiisa jano haka dhiGo❤😭🤲
    Wax badan buu noLazhayda ka badaLaYe❤🥺

  • @shahWahgabadhiisa-bw9ib
    @shahWahgabadhiisa-bw9ib Год назад +7

    allaha ku barakeeyo cilmiga aad baratay sheikh mustafe kuwi ku daydo nabi mohamed scw scw scw allaha naga dhigo🤲🥺

  • @asmaafaysal5632
    @asmaafaysal5632 Год назад +44

    Cilmigaad ina soo gaadh siisay rabi hakuugu abaal celiyo 😊🧡

  • @AnfacD
    @AnfacD 10 месяцев назад +3

    Masha Allah Allaha Xifdiyo Sheekheena Sh. MUSTAFA . Jizakalaah Madxafka.

  • @jetaimemaman4826
    @jetaimemaman4826 Год назад +17

    Mashallah tabarakallah jaza'aalhu khayr sheikh Moustapha Sheikh kudayasho mudan 😢😢 illahay cimriga ha udhereyo

  • @Aniza-h4g
    @Aniza-h4g 11 месяцев назад +3

    Masha Allah sheikh mustafa aad ban u jecelhy muxadaroyinkaag mrkan seexanayo wan dhagystaa❤ Allah ku barakeeyo❤

  • @ceynitaakow2411
    @ceynitaakow2411 Год назад +7

    shiiq mustafe wlh nlosheydi wax badna kabadashy adeer mcn cilmigaga io caqliga alah ku siyadiyo😭❤️🤴

  • @saabriinsuusuu3923
    @saabriinsuusuu3923 Год назад +19

    Yaa rabbi sheekh mustafa janada kawaraabi 😭🤲🤲🤲🤲

  • @Cuddoon30
    @Cuddoon30 Год назад +19

    Cilmiga iyo Cimrigaba Allaha Usiyaadiyo Sheikh Mustafe 🤲❤🥺

  • @hafsaabdinasir9590
    @hafsaabdinasir9590 Год назад +9

    Jasaka Allah sheekh mustafe haaji ismacil haruun Cimriga io caqligaba Alle ha ku Siyaadiyo❤

  • @abdiqaniqeys
    @abdiqaniqeys Год назад +4

    Rabi janada haka warabiyo
    Sheikh mustafe
    Adiga Ina so garsiyay neh kitabkada gacnta midig Allah hka siyo
    Anaga neh rabi khyrka ha inagu kalmeyo
    😢😢 Vidowgan wlhi wa dahab❤❤

  • @Zahruush
    @Zahruush Год назад +7

    Macalinka nolosha🥺sheekhunaa rabi ha inoo xafido
    Wllo idinkana jazakallh khayr sidad inogu soo gudbisen❣❣

  • @Kfyo-o7l
    @Kfyo-o7l Год назад +15

    Cilmi dini iyo cilmi kalaba alla waa siyey cimri dheer iyo caafmd alaha siyo aadbaan ujeclahay sh musatafa❤️

  • @SaciidoAbukar
    @SaciidoAbukar Год назад +3

    Maansha.allaah.wax.bada.ayaad.noo.faaiideysey.allaaha.nagu.anfaco..aamin.adno.kheyr.allaah.kuu.siiyo.sheekh.mustafa.aamiin

  • @cabdiqaadirhoodaar1838
    @cabdiqaadirhoodaar1838 Год назад +7

    Alle ha barakeeyo Sheekh Mustafe Xaaji Haaruun

  • @fardosahassan1555
    @fardosahassan1555 Год назад +2

    ManshaAllah JazakaAllah sheikh mustafa..wa sheikh wax badan ka faiday

  • @mariambare4384
    @mariambare4384 Год назад +8

    Masha Allah ❤️ ilaahow cimriga iyo aqliga, xooga ku barakee

  • @zahra11573
    @zahra11573 Год назад +3

    Sheekh Mustahe wan jeclahay cimrigiisa iyo cilmigiisa allaha ubarakeeyo Illahow kuwa waqtigooda ka faaideysta igudar

  • @mohanasri5009
    @mohanasri5009 6 месяцев назад +1

    M.a sheikh mustafa allah ku barakeeyo ader mcn ❤

  • @kunkaroonabdullahi1664
    @kunkaroonabdullahi1664 Год назад +2

    Jazakalah shiekh mustafe xaji ismaciiL❤🥺🫶

  • @MohamednoorHussein-fl8mp
    @MohamednoorHussein-fl8mp Год назад +2

    Masha Allah sheikh mustafa

  • @asiyaabdi6231
    @asiyaabdi6231 Год назад +9

    Jazaaka Allah walaal Shekh mustafa illahay cimriga haku barakeeyo ❤

  • @xayaatothman2731
    @xayaatothman2731 Год назад +10

    Mahadsanid Shekh mustafa ❤️

  • @alichinoofficial5947
    @alichinoofficial5947 Год назад +2

    Cilmiga cimriga iyo cafimadkaba illah haku siyaadiyo ❤

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 Год назад +1

    Wa Run Akhrigu Waa Mufiid
    Laakiin Somallanders Ku Majecla Inay Wax Akhriyaan.
    Waa Dad Tacbaniina Xaga Qoraalka

  • @rithwashire8793
    @rithwashire8793 Год назад +2

    Masha allaah sheekheeni rabbi aakhiro iyo aduunba haku xifdiyo❤

  • @user-he9if4ey8h
    @user-he9if4ey8h 4 месяца назад +1

    Sheik Murstaf cimri dheer iyo cibaado suban Alaha haku siiyo ❤❤❤

  • @mustafjd.calakar7263
    @mustafjd.calakar7263 Год назад +5

    BAARAKALLAAH, Sheekh Mustafa

  • @anayramohameth3646
    @anayramohameth3646 Год назад +4

    Ilahyy cimri dheer haku siiyo sheikh mustafa🥺❤

  • @Dr_bahjaa
    @Dr_bahjaa Год назад +5

    Masha allh ♥️ sheikh mustafa allh haku xifdiyo aamiin

  • @ayanabdi5894
    @ayanabdi5894 Год назад +1

    Maaasha allah haaaaa insh allah guuul rajeeya 😍😍😍😍😍🥰🥰

  • @deqoaxmed-dc6wh
    @deqoaxmed-dc6wh 11 месяцев назад +1

    Masha Allah ❤

  • @faaraxcolow2211
    @faaraxcolow2211 3 месяца назад

    ماشاءالله حفظك الله ورعاك وجزاك الله خير الجزاء

  • @asmaabukar5946
    @asmaabukar5946 Год назад +1

    Ma akhaano wax wax aan dhoho sheikh mustafa ismaaciil harun Yuusuf oo aan ka eheyn nabiyulaahi muxamad salalaahu caleyhi wasalam miciisa noqo maalinta qiyaamaha

  • @Moogane
    @Moogane Год назад +3

    ilaah cimri dheer haku siiyo shiikh mustafe ❤

  • @ismailshobay5628
    @ismailshobay5628 Год назад +2

    Maasha Alaah shekhunaa baarakalaah

  • @mukhtarmuhumed1304
    @mukhtarmuhumed1304 Год назад +4

    Masha, allah Sheeikh Jasaaka laahhu khayr Mustafe xaaji iSmail ✋✋👍✍

  • @awliyosporttrainer3615
    @awliyosporttrainer3615 Год назад +26

    ما شاء الله تبارك الله

  • @saramahamed3316
    @saramahamed3316 Год назад +4

    mansh allh sheek mustafe xaji ibrahim harun😢🎉

  • @natureplace5
    @natureplace5 6 месяцев назад +1

    Mnsha allh sh alle Haku barakeeyo

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 месяцев назад

    Jazakallahu Khayr Sheikh Mustafa

  • @zuhurhassan2881
    @zuhurhassan2881 Год назад +3

    Allah cimriga iyo caqligaba hakuu barakeeyo sheekh

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 Год назад +4

    Allaahu akabar allaahu akabar allahu akabar nebi muxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw sca scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @muniirahibrahim9721
    @muniirahibrahim9721 Год назад +43

    Masha Allah 🥺❤️

  • @MaxamedIsmail-c8l
    @MaxamedIsmail-c8l 9 месяцев назад +1

    MashA alah alehabarakeeyo sheekha

  • @laki1236
    @laki1236 Год назад +2

    Masha Allah Alleh haku karameyo 🤲 shekh mustafe

  • @hamzeozman8998
    @hamzeozman8998 Год назад +3

    Maasha Allah alle haku xifdiyo labada daaroodba sh mustafe

  • @nasriitanalka1177
    @nasriitanalka1177 Год назад +3

    Hadiiba nolosha bila aadamka qof badalo waa sheekh mustafe xaji harun alla cimriga hakuu barakeeyo🥰🥰

  • @abdisalanismaelmohamed4681
    @abdisalanismaelmohamed4681 Год назад

    Jazakallah ❤sheikh mustafa

  • @xasanmuqtar3714
    @xasanmuqtar3714 Год назад +1

    Maa sha aallha jaazaakumulahu khayir aalloowu ku barakake

  • @MousabHoussein-zz2cz
    @MousabHoussein-zz2cz 10 месяцев назад

    Sheekhaan wan tageera oo wuxu leeyahay cilmi bdn allaha usiiyaadiyee ❤❤❤

  • @ahmedabdilahi3718
    @ahmedabdilahi3718 Год назад

    SHEEKH MUSTAFE XAAJI ISMAACIIL ILLAAHAY CAQLIGA CIMRIGA CAAFIMAADKA IYO CIBAADADABA HAKUUBADIYO AAMIIN YAA RABBI.

  • @KhadraAbdilahi-r8g
    @KhadraAbdilahi-r8g Год назад

    Masha allh mch allh sheekh alle hakaa abaal mariyo khayrkad nooso gudbisid❤

  • @ramlaabdi4775
    @ramlaabdi4775 Год назад +9

    Mansha allah ❤❤ 🥰

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 месяцев назад

    Waa Meesha Laynaga Haytsto
    Waxbarasha Wadamadeena Kuyar
    Hadaliyo Baalixoofto Ayanu Aduunkii Kagahadhnay.💔

  • @cabdiqanisiyaad1949
    @cabdiqanisiyaad1949 Год назад +2

    Mansha allah alle haka abaal mariyo sheekh

  • @MohamedMk-u7w
    @MohamedMk-u7w Год назад +2

    Masha Allaha ❤❤

  • @NajaxaJaamac
    @NajaxaJaamac Год назад

    Alle cimriga haku bareekeeeyo shaikh mustafa ismaaciil haaruun ❤

  • @moktarmukho
    @moktarmukho Год назад +4

    Masha Allah, Alle ha kaa abaal mariyo❤️

  • @munaridwan3739
    @munaridwan3739 Год назад

    Mnsha alaah allaha nagu canfaco sheikh ha usuuro misinka xasanadka ❤❤

  • @nafisacali3840
    @nafisacali3840 Год назад +1

    Masha Allah ♥️🥺

  • @faidmohud1251
    @faidmohud1251 Год назад

    Masha Allah Sheikh Mustafe Wax Aqrisku Waa Muhiiim

  • @kimhayaat4388
    @kimhayaat4388 Год назад +1

    Sheikh mustafa haji ismacil harun ilahy haku xifdiyo 🥺❤️

  • @mustaqimburhan2772
    @mustaqimburhan2772 Год назад +2

    M.a sheekh ajir iyo xasanaad alle hakaasiyo

  • @Farah-uh6yx
    @Farah-uh6yx Год назад

    Cilmigaada Allah hakuu barakeeyo
    Sheikh Mustafa

  • @FosiyoIscmaciil
    @FosiyoIscmaciil Год назад

    Mansha allah alle ku barakyo Shiekh mustafe

  • @SynthiFilm
    @SynthiFilm 8 месяцев назад

    جزاك الله خيرا

  • @zamcali7868
    @zamcali7868 Год назад

    Manshallah allah yaa xifdihi Sheikh mustafe

  • @CabdinuurSanka
    @CabdinuurSanka Год назад +3

    Alloow caajiska naga saaran akhriska diini iyo maadiba inaga saar.

  • @sabrinsalimyuusuf4089
    @sabrinsalimyuusuf4089 Год назад

    Jazakumullahu qeyr 🤝

  • @maslahmohammed4444
    @maslahmohammed4444 Год назад

    Thank you shikh mustfa

  • @alihassanhussein5948
    @alihassanhussein5948 Год назад +2

    Jasakallah kheyr

  • @أبونعيمه-ف9ح
    @أبونعيمه-ف9ح Год назад

    جزاك الله خيرا الجزاء

  • @ayuushqali2038
    @ayuushqali2038 Год назад +1

    ManshaAllah jasakallah khay

  • @inauujeyali4028
    @inauujeyali4028 Год назад +5

    Mash allah

  • @CaashoAbdullahi-r3x
    @CaashoAbdullahi-r3x 9 месяцев назад

    Shiikh MustaFa ALLE Haku barakeeyo❤🥺

  • @AxmadNuur-u5h
    @AxmadNuur-u5h Месяц назад

    ماشاءالله الله

  • @aishakaifgacal1018
    @aishakaifgacal1018 Год назад

    This is my second time aan dhageysanaayo darsikaaan kama daalo really alxmd❤

  • @CusmanMohamedxasan
    @CusmanMohamedxasan 11 месяцев назад

    ماشاالله❤😊

  • @sacdiyaahmedofficial4102
    @sacdiyaahmedofficial4102 11 месяцев назад

    MashaAlla♥️🥺

  • @qalbidaya2620
    @qalbidaya2620 Год назад

    Inti nabiga Muhammad SCW SCW SCW igula saliya

  • @nimcoabdi5009
    @nimcoabdi5009 Год назад

    Mashalla tabarakallah

  • @dacwiducaale4225
    @dacwiducaale4225 Год назад +1

    Mnshlh ilhay haka abal mariyo ❤🌏🤲

  • @abdulrahamnmohamed9204
    @abdulrahamnmohamed9204 Год назад +4

    Asc waxan ahay macalin quranka dadka baaro waxan
    doonaya inan baroo dadka donayan iin ey quranka
    raban in ey barta ama ey raban in ey xifdiyan hada
    doneysiid iin aad quranka baratiid waad ila so xirir
    karta

  • @monabeautychannel2931
    @monabeautychannel2931 Год назад +1

    Msha allaah tabarakallaah

  • @jannagasho5591
    @jannagasho5591 Год назад +1

    Maashaa allaah baarakallaah

  • @NajaxaJaamac
    @NajaxaJaamac Год назад

    Alle haku xifdiyo sheekh

  • @najiibmohamed1271
    @najiibmohamed1271 8 месяцев назад

    M.a tabarak❤

  • @anazcade2569
    @anazcade2569 11 месяцев назад

    ماشاء الله تبارك الله الله يحفظه

  • @mohamutibrahim
    @mohamutibrahim Год назад +1

    M.a shekh lahay haku barakeyo❤❤❤❤😊

  • @Cabdi_Indho
    @Cabdi_Indho Год назад +1

    Alle ha barakeeyo Sh.mustafe.

  • @CusmanMohamedxasan
    @CusmanMohamedxasan 11 месяцев назад

    ماشاالله😊

  • @maxamedhassan6649
    @maxamedhassan6649 Год назад +2

    Masha Allah

  • @maxamuudyuusuf4507
    @maxamuudyuusuf4507 Месяц назад

    الله يحفظك يا رب

  • @salmoabdirisak8850
    @salmoabdirisak8850 Год назад +3

    ماشاءالله

  • @niciimanasri6777
    @niciimanasri6777 Год назад

    Ma shallaha allaha kuxifdiyii aduuniyo akhira sha mustafee ismaciil haruun

  • @sadiiqmuqtaar8569
    @sadiiqmuqtaar8569 11 месяцев назад

    صلى الله عليه وسلم 🥰

  • @adnanabdirahmaan5253
    @adnanabdirahmaan5253 Год назад

    Ilaaahay haka abaal mariyo sheikh mustafe x. ismacil haruun