Nasiibka ?! Maxaa Kajiro Nasiib Xumida iyo Naiib Wanaaga .?

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 12 янв 2025

Комментарии • 376

  • @abdirahmaanidirismaxmed7757
    @abdirahmaanidirismaxmed7757 2 года назад +121

    اللهم صل على محمد وعلى آله وأصحابه وسلم

    • @abshircatoosh4334
      @abshircatoosh4334 2 года назад +1

      Scw

    • @maahirchannel2416
      @maahirchannel2416 2 года назад +1

      Scw...war nio ictirafki ma la helAy.

    • @Maxamed_idriz
      @Maxamed_idriz 2 года назад

      @@maahirchannel2416😅😅 May i.a sanadka cusub waan heli zxb.🥺🫂😔😢😨😑

    • @Maxamed_idriz
      @Maxamed_idriz 2 года назад +1

      S.C.W 💔🥺💯

    • @saciid2024
      @saciid2024 2 года назад

      صلوات الله وسلام عليه

  • @ashkir_sports1111
    @ashkir_sports1111 2 года назад +117

    🗣Heesaha waxaa ka macan qur'aan ka, Aleh yaa igu raacsan❤️❤️❤️

  • @ismaip1
    @ismaip1 2 года назад +78

    Waxaan ka baqayaa inaan magacaaga qoro, Rasuulki ilaahayow, mana helin cid u duceysa 💔

    • @Anabeeyyyy
      @Anabeeyyyy 2 года назад

      Allahy haku naxariis ziyaadio Xapiipkeeniyow🥺🤲

    • @Qeybdiid25
      @Qeybdiid25 2 года назад

      Like doon

    • @Haffyy
      @Haffyy 2 года назад

      صلي الله على وسلم 🌹♥️💯

    • @MaxamedNuur-sg5db
      @MaxamedNuur-sg5db Год назад

      Scw scw scw trillion times

  • @haw_6060
    @haw_6060 2 года назад +44

    اللهم يا مقلب القلوب ثبت قلوبنا على دينك

  • @abdiali6334
    @abdiali6334 2 года назад +25

    Mansh allah Cumar Inshaar Allah ya xifduka wll somaliyeed waxa ka mid tahay yutuubara somalida wax ku oolka u ah adiga iyo in kooban yaa dadkaga wax faiido leh u soo gudbiya ❤️🙏🤲

  • @juhdimedia7725
    @juhdimedia7725 2 года назад +16

    Qofkii ugu fiicnaa uguna khayrka badnaa, uguna aqoonta fiicnaa, uguna naxariista badnaa, uguna akhlaaqda badnaa, uguna udgoonaa rabbi inta uu abuuray waa nebi Muhammed SCW ❤

  • @yasinabdirahmanahmed3487
    @yasinabdirahmanahmed3487 2 года назад +8

    Barteedaad dhigtay Masha Allah. Qaacidada Nolosha ilaahay u sameeyey ayaaba ah Halgan Marba Hadii Xubnaha ku dhanyihiin Caafimaadna ilaahay kugu daray. Waakugu Khalad inaad qof edeysid ama aad Calalaacashid Dadaal ilaahayna Talada saaro Aaqiradada Hagaaji xaqiiq aduunkaagana wa ku Hagaaga Insha Allah Ha quusan. Quusta waa guul darada ugu weyn ee Qof Bini aadam Asiibta
    Wabilaahi Towfiiq

  • @captaintime7319
    @captaintime7319 2 года назад +17

    waxaa jiro qof wanaagsan oo aqrinaayo qoraalkeyga hal mar igula Sali xabiibkeena muxamad scw 👍❤️

    • @ZoobeEnglish
      @ZoobeEnglish 2 года назад

      Salalaahu caleeyhi wasalam

    • @abdicasiis1351
      @abdicasiis1351 2 года назад +1

      Scwscw scwc scw scwc scw scw scw scw

  • @nuuxmc6525
    @nuuxmc6525 2 года назад +6

    Xeli waxaa jirtey aan isku arki jirey inaan nasiib xumahay weliba nasiib xumada Kala ahe Kan adduunka ugu nasiibka xun aan isku arkaayay micnaha "Dabuur" Dadkuna jaanis ayey U ahayde waxey iyaguna i oran jireen waad nasiib xuntahay lkn thanks to the Internet video yal badan oo luqada qalaad Ku baxaya oo nasiibka ka hadlaya daawadey siduu hadda wiilkan Somaliga ah noogu faahfaahiyayo kale Dadka ufahansiinayo ,waxaan ka bartey halkaas hadaad adiga gacmaha isasaarato qalbigana gashato inaad nasiib xuntahay aad uun iska ahaaneso sidaada ,runtii wax badan baa iskakey bedelay dadaal badan kadib waxaana ogaadey nasiibkuba Inúu yahay 100/1 waxaad Ku dadaashana waqtina aad geliso aad natiijadoda arkeyso 100/99 halka soo hareyna uu yahay iska nasiibkas ,,bal adigu isbarbardhig farqiga udhaxeya 100/99 Iyo 100/1 ,dançan nasiib majiree ninkastaba wuxuu Ku dadaalu helaa.

  • @maxamedcabdi5210
    @maxamedcabdi5210 2 года назад +3

    waxaan ahay qofnasiib badan ayan ahay waayo allah wuxu iwaafajiyey diinta islamka inan qaato . alxamdu lilah

  • @filsanjamac9553
    @filsanjamac9553 2 года назад +4

    Mahadsanid omar ishaar waxyaabo badan ayaad ii ifisay anigu iminka shaqa doon ayaan ahay mana fariisto insha allah mid iqancisa waan heli❤

  • @misskoko19
    @misskoko19 2 года назад +30

    Waad nasiib xuntahay :mad dadalin 👎
    Waad nasiib ficantahy :wad dadashay👍
    Micnaha muqalku Ku socdo 🙋

  • @ahmedyaasiin91
    @ahmedyaasiin91 2 года назад +1

    Ogaansho mahadsanid marka kobad
    Run ahaanti markii hore wan Aamin sana
    Kala nasiib badnaanta
    Lakiin waxa aan ogaaday in helidiisu ay ku xidhan yihiin dhaqaaq, doonis xoogan.
    Wakhtigan Alx noloshaydu way ka fiican tahay wakhti lumidiisu qalbigayga ku jirtay .

  • @shukriinahassan7492
    @shukriinahassan7492 2 года назад +2

    Wxbadan ayu igu so kordhiyay muqalkan .jazakallah

  • @abdalakeynaan4294
    @abdalakeynaan4294 2 года назад +2

    ASC waa Masha Allah Masha Allah waa runta ugaas illahay kuma tiri aqliga illahay ku siyaya Isha Allah waxan ku dhahaya dadkane u fidaaya adiga neh ka fidayso waa kheyr ah Isha Allah

  • @khalidaden5344
    @khalidaden5344 2 года назад +3

    Mahadsanid Cumar wax badan ayaandawanayaye muqaladada

  • @abdirahmanadamsiad442
    @abdirahmanadamsiad442 2 года назад +1

    جزاك الله خيرا أخونا عمر إنشار .

  • @abdimalikabdimalikahmed9986
    @abdimalikabdimalikahmed9986 2 года назад

    dunidan ma soo marin qof lamid ah xabiib keena Muhammad scw scw scw scw scw

  • @kingguled3702
    @kingguled3702 2 года назад

    Jazza kallah sheekh cumar inkasto xalaqadani ka xiiso badan tahay xalaqooyinkii hore

  • @adnamoha3197
    @adnamoha3197 2 года назад +6

    First kalmada nasiib maad qeexin waxay tahay sido kale dadku waxay nasiib uyaqanan waa qadarka qof ilahay wuxu uqoray in uu noqdo daajir qofna in uunoqdo faqiir markaa nasiibka iyo qadarka ayay isku khaldan waa ra'igayga thanks

    • @abdalaali6591
      @abdalaali6591 2 года назад

      Qadarta laguu sheegayo waa adiga dadaalkaaga bro.

  • @xigaalchannel8737
    @xigaalchannel8737 2 года назад +16

    2 Maalmood kahor aya nasiibka wax kaqoray waxa iiso baxday in nasiibku yahay Shey aan dhab ahayn, lkn dadku ay iska adeegsadan, sido kale waxan sheegay in nasiibku yahay dedaal.
    Lkn waxa cajiibka ah ayaa aha in ani ahaan an aaminsana in aan kamid ahay dadka nasiibka xun, lkn an isbedelay hada kana mid ahay dadka nasiibka badan, Maadama an wax badan ogaan karo hdi aan baaro, sido kalena waxyaabo aan isku deyey an dad kaga guuleystay.

    • @ahmadu10
      @ahmadu10 2 года назад

      Nasiibku waa calaf ama dheef diintana waa lagu sheegay.
      (مآله من نصيب )

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 2 года назад

      @@ahmadu10 balse waxa fasir u baahan calafku sidu u shaqeeya? Calafku waa Qadar sidan filayo balse Nasiibku waa Fursado, Fursada aan ka fa'ideysanana waxay noqonta calaf

    • @ahmadu10
      @ahmadu10 2 года назад

      @@Sam_Saylici adigoo fursada ka faaiideysana ayay hadana calaf kaaga noqon karin. Waa sida adigoo dhoof xareystay oo waxkaste maray hadana laguu diido dhoof ka

    • @ahmadu10
      @ahmadu10 2 года назад

      @@Sam_Saylici tafsiirkeeda culumada waxay ku macneeyaan macno u dhaw dheef

    • @Sam_Saylici
      @Sam_Saylici 2 года назад

      @@ahmadu10 midaas waa runta wll xagas hadi laga eego balse ka waran hadi meelo badan aad xaraysato dhoofka kabaso qaad 10 dal ayad xaraysatay soo lagama yaabo inay badanayso fursada helitaankaga mid hadi aad waydo aad ta kale heli karto?

  • @khadarmaxamed8396
    @khadarmaxamed8396 2 года назад +2

    Aduunka ma jirto wax layidhaahdo Shaqo La,aan .
    Waa khuraafaad dadka qaar iska aamineen .

    • @ahmedqumbe3644
      @ahmedqumbe3644 2 года назад +1

      Hadduu qofka shaqo waayo mushaari ah, wuu abuuran karaa shaqo

  • @abdunurabdule5179
    @abdunurabdule5179 2 года назад +2

    Always brother jazakallah khayr

  • @abdirahmanmohamudderie9568
    @abdirahmanmohamudderie9568 2 года назад +1

    Mahadsanid si fiican baa noogu qeexday

  • @cabdicasiisibraahimmubaara6263
    @cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 года назад +1

    Masha Allah walaal cumar jazaaka allahu qeyr

  • @abdikhadarmohamed1762
    @abdikhadarmohamed1762 2 года назад

    Jazzaka ALLAH jazzaka ALLAH jazzaka ALLAH Sheikh Omar inshaar

  • @dr.hassansalli8483
    @dr.hassansalli8483 2 года назад +9

    اللهم صل على سيدنا محمد في الأولين وصل على سيدنا محمد في الأخرين وصل على سيدنا محمد في النبيين وصل على سيدنا محمد في المرسلين وصل على سيدنا محمد في الملاءالأعلى إلى يوم الدين.

  • @sayidalbanna
    @sayidalbanna 2 года назад

    Shukran ustaad waa video dhiiro galin ah jazaka allaah khayr jazaa

  • @balgisamusa7359
    @balgisamusa7359 2 года назад +29

    Work hard and stay discipline 😎

  • @abdulfatah4359
    @abdulfatah4359 2 года назад +2

    Mnsha allah baryahan danbe dhalin yarta aad ayya ugu badan tahay in ay dhahaan waan nasiib xumahay

  • @cabdishakurdaahircali
    @cabdishakurdaahircali 2 года назад +1

    Wcs wllkyga alle haku dhooro run ahaantii qof nasiib wanagsan io qof nasiib xun midna majiro lkn qof walba waa sida uu udadalay alle nah uu utala saartay
    Allow naga mid dhig kuwa waxwalbo kudhaca kusabra qadartana aaminsan

  • @hurt3094
    @hurt3094 2 года назад +14

    اللهم صل على مُحمد وعلى آل مُحمد وبارك على مُحمد وعلى آل مُحمد كما صليت وباركت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد❤️

  • @axlamdahir2091
    @axlamdahir2091 2 года назад +4

    Waa marki igu horesey aan muqaal ogaansho so dhigo aan comment ka bixiyo
    Waaan ku tageera 💜🦋🌼

  • @ahmedshafii5888
    @ahmedshafii5888 2 года назад +3

    شكرًا يا اخي عمر و جمعة مباركة 🤍😊

  • @abdourahmanahmedhoussein5841
    @abdourahmanahmedhoussein5841 2 года назад +4

    Masha'Allah walaal cumar inshaar walaahi aad iyo aad ayaan kuugu xidhanahay waayo mar welba oon dhageysto barnaamijyadaada saamayn ayay igu reeban Thanks walaal mar kale keep going 👏👏👏

  • @khayrhesho4463
    @khayrhesho4463 2 года назад

    Wll Omar inshaar aad baan kaaga mahadcelinayaa inaad mawduucan ka hadashay wallahi niyada ayaan ku hayey sabaano badan .

  • @mohamudyusuf1353
    @mohamudyusuf1353 2 года назад +1

    Hadii aad aragto qof wax walba isugu hagaasan yihiin o nimco dhex jiifa dheh "ذالك فضل الله يؤتيه من يشاء والله ذو الفضل العظيم"

    • @thetruth-ol3os
      @thetruth-ol3os 2 года назад

      Qof nasib xun jiro ee wax waliba waaa imxataan

  • @hamdiabdullhiali8020
    @hamdiabdullhiali8020 2 года назад

    Mowducaa nasiibka aad ayaan ugu faaiday mahadsanid ustaad Omer inshaar🥰🥰

  • @marwaanyare1892
    @marwaanyare1892 2 года назад

    Haa waa sax wax walba dadalkaga ayay ku xeran yihin nin hurday sacisi dibi dhal
    Cumar inshar mahadsanid wall
    Waxa tahay warbahinta umatul islam
    Gulo badan ayan alla kaga baryeyna
    Iyo horay u socod

  • @faduminabeauty3337
    @faduminabeauty3337 2 года назад +1

    Shukran wll wlhi waxan aha dadka aminsan ina nasib xunyahay lakin imika laga bilabo fursad kasta kafaideysanaya thanks

  • @dhwa3465
    @dhwa3465 2 года назад

    Shekhow waajiryaa nasiib fiican & nasiib xun waana aayadu Quraan ee wax iska hubi

  • @abuqudama4061
    @abuqudama4061 2 года назад +1

    Akhyartaa sharafta leh waan nisalamay😍 أحبكم في الله

  • @abdirizakyahye1419
    @abdirizakyahye1419 2 года назад +1

    M.a thanks walal horay ma eheen qof cajis badan,
    Waa jeclaa in aa wax un ku kurdhiyo nolashayda forsoyinka nah waan gadaa good luck 🤞

  • @businessstory10
    @businessstory10 2 года назад +2

    Shukran wll omar

    • @businessstory10
      @businessstory10 2 года назад

      @MUBAARAK CHANNEL ok lkn waxa ka fiican in aad is ku kal soonatid

  • @mrtoraantr5994
    @mrtoraantr5994 2 года назад +1

    صلو على النبي صلى الله عليه وسلم

  • @mohammedabdullahi5282
    @mohammedabdullahi5282 2 года назад

    Alow arimahyga dhan ii Hagaaji fadlan isoo duceeya asxbta Albaaba badan in Alah ii furo

  • @abdisalamibrahim3173
    @abdisalamibrahim3173 2 года назад

    اللهم صل وسلم وبارك على محمد وعلى آل محمد

  • @amiinahmedhajji4151
    @amiinahmedhajji4151 2 года назад

    Wax muhiim ah ayuu igu soo kordhiyay mahadsanid ustaadii

  • @mohacarab8463
    @mohacarab8463 2 года назад

    Manshallah respect maclin Omar

  • @cabdicasiisibraahimmubaara6263
    @cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 года назад

    Masha allah nasiibkeena aaqiro allah wanaajiyo dhamaanteena mr cumar mahadsanid

  • @maxamednuur7297
    @maxamednuur7297 2 года назад +1

    cumar isharow zxp wxan hami u hayaa inan you tube gul ka garo mrka zxpow codkeyga samyn mku yelana👍

  • @daahirmursal638
    @daahirmursal638 2 года назад

    Thanks brother wax badan ayaad toosh nuugu ifisay

  • @sahankacaalamka2727
    @sahankacaalamka2727 2 года назад

    M.a waa muqaal aad inoo taabanaayo wx tarkiis ogaansho alle ha ku xafido iyo qeerka ka shaqeyso

  • @bahjaahmed936
    @bahjaahmed936 2 года назад

    Yessss ugu danbyn mawduuc muhim thnkz

  • @sharmaarkedayibabdi5198
    @sharmaarkedayibabdi5198 2 года назад +6

    Wpahi xaqiiqdii qofkaa aragti dheer ma ,arag waxbadana waa kaa faaidnay zxbw ustad Omar inshar horey usoco💯✅✅👊👊🤝🏻

  • @Dirir1
    @Dirir1 2 года назад +1

    Masha alh wll cumar chanekkaaga waa faaido socota thnks

  • @creategraphicxy9478
    @creategraphicxy9478 2 года назад +22

    Bro I'm fan of your personality you are really teaching good behaviors to our nation and I appreciate it
    may Allah bless you
    Good luck

  • @nuuryare9982
    @nuuryare9982 2 года назад

    عجبا لكم أيها الناس/
    Kalaankaan ugu horeen waxbadan waan ka faiday allh kubarakeyo ustad
    Lkn marmarka qaar baad uhadashaa sidii nin cilmi iyo waxbadan solaqay
    Lkn fikrado saxan ayaad indhala aan udafirtaa ayadoo lalaqabo inaad dhahdo umada hadaad k fikrad duwantahay taada lshegaa todana lama aflagaadeyo
    Adna waad kudhacdaa godkaas
    Waxjiro ay culimo iyo umada kala duwan qabaan ayaad dafireysaa
    Kolay wixi qaldan waad fahemsaa ustaaf

  • @yahyehasan5132
    @yahyehasan5132 2 года назад

    Mahadsanid cumar inshaar

  • @cabdicasiisibraahimmubaara6263
    @cabdicasiisibraahimmubaara6263 2 года назад +1

    قال رسول الله صلى الله عليه وسلم احرص علي ما ينفعك وستعن بالله ولا تعجز وان أصابك شيء فلا تقل لو اني فعلت كذا وكذا ولكن قل قدر الله وما شاء فعل فإن كلمه لو تفتح عمل الشيطان

  • @maxamuudcumar4322
    @maxamuudcumar4322 2 года назад

    Shukran wll omar inshar

  • @MR.DEBATE
    @MR.DEBATE 2 года назад

    mahadsanid wll wax iga qarsanay ibidhamisay

  • @kheerjecelmedia1059
    @kheerjecelmedia1059 2 года назад +4

    Asc walka kherka jecel muraadkiina allaha Idin saqiro amiin yarp nasoo booqda insha Allah mahadsanidiin

  • @fatumabarre1610
    @fatumabarre1610 2 года назад

    Asc,habaryer maasha’alaah, maasha’alaah, maasha’alaah xafidaka laah

  • @randarayaan3464
    @randarayaan3464 2 года назад +1

    Asc wll cumar video ga iyo xayaysiiska inoo kalasaar video yadana noo soo badi mahadsanid

  • @ClmaalikclqaniHaaruun
    @ClmaalikclqaniHaaruun 2 года назад +1

    Omar inshar waxd kaqayb qadaty inan nolasheyda waxbadan aan kabadalo aad idhiiri galisay waa lidkay kadib 💯❣❣ adiga aad iidhiri galiyay mahd zanid wll qali 💯💯

  • @abucamaar9944
    @abucamaar9944 2 года назад +2

    Guushu 99% waa dadaal iyo halgan fashil hadana kicid halka 1% ay tahy fadli iyo faraj uu ilahay ku siiyo

  • @saacidnusro6340
    @saacidnusro6340 2 года назад

    اللهم صل علي حبيبك سيدنا محمد وعلى آله وصحبه أجمعين

  • @mushtaqismail4112
    @mushtaqismail4112 2 года назад

    thanks wllo wlhi nolashyda wax badan ka badashy

  • @yackoubabdi8214
    @yackoubabdi8214 2 года назад +1

    Assalaamu calaykum waraxmatu Allahi wabarakaatuhu
    Saxiibkey cumar inshaar waxan rajaynayaa inaad cafimad qabto insha Allah .
    Saxib waxan Ahay Arday dhigta jaamacad, maalin dhawayd waxan bilaabay dhagaysiga TAFSIIRKA QURAANKA KARIIMKA ee sheekh maxamed mutawalli Al shacraawi ,
    Run Ahaantii aad Ayaan ula dhacay qaabka uu u fasiraayo QURAANKA KARIIMKA.
    Kadib waxan baaray (waa kuma Al shacrawi) waxan arkay sh. Cutheymin io I ibnu baaz oo wax ka sheegayaan.
    Ka bacdi qaab af Somali camal ayan u baaray qof kahadleyso waa waye ,
    Marka waxan si xushmad io wanaag kaaga cod sanayaa inaad video kasoo sameyso sh. Maxamed mutawalli Al shacraawi 🙏❤

  • @Xamsekobra
    @Xamsekobra 2 года назад +1

    Muhiimada waa waala kala dadaal badan yay ee lama kala nasiib badna 👍

  • @Ap-jw7ki
    @Ap-jw7ki 2 года назад

    Masha allha xaga ka waad wax yer oo dadka so jita ku Dar waxa tahay qof codkar somalida tariqda ma fahanto ama badankod ma xisayan
    2016/2/26
    Baa fariintaan msg kugu so qorey still wan kugu xiranahay Allhamdllh illhay cimri dher cafimaad haku siyoo

  • @zeynapahmed8298
    @zeynapahmed8298 2 года назад

    Jasak allh khyer

  • @umalkhairkhadar7506
    @umalkhairkhadar7506 2 года назад

    Cumaroow mahadsanid walalo.

  • @yasinshuceyb397
    @yasinshuceyb397 2 года назад +1

    OGAANSHO 🎤✔️👍
    Ustaad OMAR INSHAAR 🎤 SALAN SARE 👋🎤

  • @awshan571
    @awshan571 2 года назад

    7:01 ❤️cajiib wallahay 👏🏽

  • @khadarmuhumed3803
    @khadarmuhumed3803 2 года назад +1

    Macha Allah ❤️🥰♥️

  • @Ezy15311
    @Ezy15311 2 года назад +1

    9:48 Ereyga, Fursad waa Af carabi
    Af somaligiisuna waa : KANSHO 🥰

  • @faahiye_podcast
    @faahiye_podcast 2 года назад +2

    Nasiibku waxa uu saacida qofka dedaala,
    Markaa dedaasho waxaala kulmaysa nasiibka🥰🙏🏽

  • @hooyocadar8980
    @hooyocadar8980 2 года назад +38

    Asc cumar wan kusalamay, wlalo waxan rabay inaan kaa codsado hal muqaal oo salaada ka hadlayo inaad ani dartey uso sameyso waayo waxan ahey qof joogto qurbo waxaana ila dhashey labo wiil qaan gaar ah mana tukadan salaada sidey u yimadeen halkan aan joogno runtii salaad la'aanta ay ku sugan yihiin darteed guriga aan daganahay barakadi baa tagtay marwalbana shaqo kasta eey aadan walaga soo diraa sababtuna waa iyaga un waayo waxay raban inay habeenki oo dhan shiishad iyo magaal soo wareeg ay ku jiraan maalinti oo dhan wey jiifan ana wlhi ku dhibooday oo wax ma iga maqlaan hooyo iyo Aabana ma noola marka wllo channalkaga ayeey ku xiranyihiino markasto eey game ciyarayan ama eey howl hayaan ba codkagaas ayey iska dhageystaane hal muuqal oo salaada ka hadlayo codsigeyga igu soo sameee wllo🥺🙏

    • @abdinaasirmuhyadiinhassan6582
      @abdinaasirmuhyadiinhassan6582 2 года назад +2

      Walashey koleey waad ka weyntahay sidaan qiyaasay wiilashaa walaalaheyn ah
      Ee ka bad baadi Cadaab intaad Awoodo oo hbn iyo maalinba ku boori in ey Salaada tukadaan
      Waayoo Meeshu waa wadan shisheeye waxaana laga yaabaa in wadankaa uu yahay dhul gaalo degantahay marka Hadeyba salaadi ka tagayaan In ey diintane fududeystaan waa suuragal Alla magane!!
      Salaadune waa Xariga kaliya ee Khaaliqa iyo Makhluuqa isku xeraya.
      Dadaal walashey weliba ayaga dartood.
      Rabbi subxaanahu watacaalaane
      Walaalaheyn hasoo Hadeeyo
      🤲🤲🤲

    • @abuqudama4061
      @abuqudama4061 2 года назад +1

      Wll wilashaa illahay hasohanuniyo wxad sameysaa waani u ducee habeenkii iskuday in aad markasto kudhirigaliso salada balanqadyo usaame ku dheh hdad tukutaan abaal mariin ayaan nisiinayaa

    • @abdi2728
      @abdi2728 2 года назад +2

      Waan ku fahmi karaa wll. Ilaahay ha inoo wada hagaajiyo walaaleheen salaaddaas dadka qaar way fududaystaan lkn waa diinta lafdhabarkeeda. Waan kuusoo ducaynayaa adna noosoo ducee insha Allah

    • @simannuura4194
      @simannuura4194 2 года назад

      Allah haso hanunsho salada allah wafajiyo

    • @abdalakeynaan4294
      @abdalakeynaan4294 2 года назад +1

      ASC abaayo MCN Waxan ku sheegaya in aad aqliga ka sheeqaysiso waxa illahay nasiiyaya culumo si fican uga hadalayan waxa kasto oo diini ah ee Waxa ka firisa RUclips waa ka helesa waxa kasto aad rabto ee iska daa nin nin ka sheekenayo sheekoyin waa ku qaladan tahay Waxa joogo culumadii soomaaliyeda Isha Allah Isha Allah

  • @Dirir1
    @Dirir1 2 года назад

    @ogaansho guuleeyso wll

  • @khalifcabdi1097
    @khalifcabdi1097 2 года назад

    Mr omar thank you wll

  • @halalpolice23
    @halalpolice23 2 года назад

    Maasha Allah TabarakAllah

  • @mohedothmanofficial7665
    @mohedothmanofficial7665 2 года назад +1

    Alle amuuraha ha noo sahlo🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @mascuudcade454
    @mascuudcade454 2 года назад +1

    Cumar inshar waan ku salamay horay usuco coming son 1milion insha allah wall mcan kuu fiicanahy aniga 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

    • @mascuudcade454
      @mascuudcade454 2 года назад +1

      @MUBAARAK CHANNEL waan kuu saaray wall mcan guulayso zhp

  • @MUSCAABHAJJI
    @MUSCAABHAJJI 2 года назад

    Exactly 💯 Ustad Cumar

  • @omarjama7347
    @omarjama7347 2 года назад

    بارك الله فيك اخي

  • @jibrilmohamed5762
    @jibrilmohamed5762 2 года назад

    السلام عليكم ورحمة الله الاخ عمر انشار الأخذ بالاسباب شيء مهم جدا خاصة نحن مسلمون. قال رسول الله صلى الله عليه وسلم احرص على ما ينفعك واستعن بالله ولا تعجز امر الرسول صلى الله عليه وسلم بالحرص على الاسباب والاستعانة بالمسبب ونهانا على العجز . العجز نوعان الاول تقصير فى الاسباب وعدم الحرص عليها . والثانى تقصير فى الاستعانة بالله وترك تجريدها فالدين كله ظاهره وباطنه وشراىعه تحت هذه الكلمات . الله يوفقنا بالخير كلنا ءامين

  • @zadiiqbrwon3286
    @zadiiqbrwon3286 2 года назад

    M.a allh ale ha ku barakeeyo walalkay cumar✨👏

  • @cabdallashaamil2076
    @cabdallashaamil2076 2 года назад +1

    Ilaahay qadarti ustaad aniga iyo Adigaba meel walba isku mawqif baa nahay🙏

  • @fartuunomar1071
    @fartuunomar1071 2 года назад

    Hormar wacan sxp Advertisementi ayaa Bilowde

  • @ibrahimabdi6731
    @ibrahimabdi6731 2 года назад

    MaashaAllah, Ustaad Omar.
    👍👍💯

  • @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205
    @dadaalintaaadcaafimaadqabt2205 2 года назад +1

    اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا محمد

  • @waxkabarochannel8971
    @waxkabarochannel8971 2 года назад +1

    Ustaad M.a

  • @hamsetaajiro8758
    @hamsetaajiro8758 2 года назад

    My fav RUclipsr 💓

  • @nageyemaxamud6866
    @nageyemaxamud6866 2 года назад

    m.a dhiiri galiye legend

  • @tv.online2615
    @tv.online2615 2 года назад

    Xirsi quraafaad maahan saxib

  • @cabdiwaxidxasan3256
    @cabdiwaxidxasan3256 2 года назад

    Sxp caqligaga wanagsan ilahey hanaga dhigo kuwo ka fa ido ❤❤❤❤❤

  • @faaisoabdulqaadir2018
    @faaisoabdulqaadir2018 2 года назад

    shukran wll

  • @abdikariinali1399
    @abdikariinali1399 2 года назад +3

    Ani ahantayda marxaladaha kaladuwan ee nolosha qofka waxa qoray allaah ma aaminsani nasiibka lkn waxan aaminsanahy aragti taban iyo aragti togan ama guul iyo guul daro ama dadaal badan iyo dadaal yare , marwalboo dadaalkagu badanyahy guushadu waybadantahy marwalboo dadalkagu daryahy qasarahaaga Ayaa badanaya