الإمام الاعظم ❤ الرسول الأكرم ❤ مصباح الظلم ❤ جميل الشيم ❤ شفيع الأمم ❤ الصاحب الجهد والكرم ❤ هو محمد بن عبدالله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد المناف بن قسي 🩶 الهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد ⭐️🤲🥹
Wlhi sidaso kale iku dacday abahey iidiiday iska ila hada ikama qusan anika waxan isku daya inan rer sameysto insha allah wan sameysan dona lkin manta waxan iilmeye sidan uilmeye habenki lai dahy ninkas ka har ama rerkena sidasu ku burbura wana ku habara like ani iyo hoyada wan kala tageyna ana wan iska dhafay
Je jure pars allah que je jamais entendu une histoire plus douloureuse que celle ci 😢je n'arrêtais pas de pleurer ce vraiment touchante ah la pauvre s'il vous plaît wllo partager nous les histoires d'amour car elle son les plus belles comme l'histoire de xayat et caasha et merci pour tout wllo
Ifiyow wlhi bowe dar illahy ayn ku jeclahy ani ma ahi dadka badna commentiga so qoro lkn wlhi bekan marku bilowga aha ila hda wan ku xiranhy adiga darta meqa ciwn ayn ku sameyay sidad mel sare u gartid inasha allah meshan mel kasi quexbdn ku rajanya wllkey mcn allah ku cifdyo❤🎉
walhi anaa wiil aan 6 sano wada socony la ii diidy oo intaan sun cabay dhaqtar galay aakhirkii asaa iga tagay oo danihiisa raacdy ane marka arkay in uu is badalay ayaa is ilowsiyy oo nolashayda hore u watay alxm hada reer baa lee yhy lkn dip ayuu iso radiyy marka gursady ma waqti la isi so radiyaa ano xaladan ogaa u galay uu asna iska tagay 😢 marka waalidiinta marmarka qaar waxay kugu noqonayaan caqabad
Run ahaaantii waxaan la yaabahay Sababta ay wadamada Muslimiinta arimahaan uga dhacaan😢😢😢 halka bil cagsi ay wadamada gaalada dadku jaceyalkoodu xor u yihiin❤❤❤
Abayasha horta maxey uciqaban ilmahoda qisadeyda sidan cml aheyd islama gorin lakin3 sano is jecleen lakin abahey u ilahey naku itixamay afaro qabiil cml 😢wlhi wan la ilmeye qisadan xasuus ikalisay ilahow ada naku itixamay o sabab noka dhigay abayashan o amar adag madax adag goan adag alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah
Wallahi anoo isbitaal joga baan dhaeysanayaa ilmada iga so cota dadkaa yaabay sidii qof tacsiyo gashay ax 😭😭😭
الإمام الاعظم ❤
الرسول الأكرم ❤
مصباح الظلم ❤
جميل الشيم ❤
شفيع الأمم ❤
الصاحب الجهد والكرم ❤
هو محمد بن عبدالله بن عبد المطلب بن هاشم بن عبد المناف بن قسي 🩶 الهم صلي على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد ⭐️🤲🥹
😮. Mmm.
Alaah ha u naxaristo ❤❤❤❤❤🎉🎉😂😂😢😢😮😮😅😊😊😊
@@HoodoJamac-v7yfuygugkvikcch
@@safiyaxuseen97wa maxay qosolka subxanallah😢😢
Ramadaan si nabad ah aale nagu gaarsiyo🤲❤
Mr illeys waad mahadsantahy qiso xanuun badan wye runtii 😢😢😢jaceylku waa waali mararka qaar waxyaabaha aan macquul aheynin ayad sameynee wlhi😢😢
Dad is jecel hadesan is guursan ma dad is neceb ayaa is guursanaayo subxanalaah 😢😢😢😢😢😢wiilka abihiis xaasid ayuu ahaa. jecel caruurat ayuu ahaa
Illahay ha u naxristo gabadhas odaygasina dambi wyn bu galay dad dhan bu nloshoda ku ciyaary😢
Jacely ❤❤baa loo waashaa uunban maqli jiray😵🤒😱😭😭😭😭😭sidii leyl io Qeys😭😭😭😭💔
Horaa loo yidhi jacyl xaasid ma waayo alla carabtu xaasid sanaa😢
Ifiyow jacaylka caruunimadu waa cajaayib aniga Wallaalkay Allaah ha u naxariisto eh gabadhyaroo caruur nimadoodii wada ciyaari jireen ayuu wallaalkay markaan dhashay hooyo ku dhahay ugu magac dar hooyana waa ka aqbashay gabadhii yarayd iyo anigu isku magac ayaan nahay
Ax 😢wan is celin wye wllhi illhey ha u naxaristo khaada 🤲abdala illahey ha cafiyo 🤲
ilintiba wayay😢 qalbiga i xanuunay runtii😢waa qisa xanun badan 😢 qadi allh u naxariisto😢
INAALILAHI WA INAA ILAHY RAJICUUN QAADA🥹😭🥺 ABAAYO ILAAHY HAKU NAXARISTO PLZ WALIDIINTA WAXAY SAMEENYAAN HA UU FIIRSADAN
Allah unaxriisto gabdhaas 😭🤲🤲aabahas qalbi adkaa 😢😭😭🥹💔
Carabta waa dad xun😢😢😢inuu jacaylkeyga guuleysto iigu duceeya😢guur iyo shaqo un baa noo dhiman
Ilahay ha isku kiin barakeeyo hadii aad khayr isku tihiin
Carabta kuli ma wada xuma walal anaguba waan lee nahay waalid dhahaya far duco iyo far habaar😢
Allah ha isku kiin calfo kuwo iskuwaara allah ha idinka dhigo 🤲🤲🤲🤲
Qisadan inanan arag ironeed 😢💔ya allah
إنالله وإناإليه راجعون😢😢😢😢😢😢
Wlhi wan oyay 😢😢😢😢xanun nocan oo kale walige manan arag
Waa qiso xannuun badan. Allahu Akbar ❤
Alla dhaqanka xun ee qalafsan muxuu dadban nolosha ka riday😢😢
Hubal gabadhas ayada uunba jeceled ee allaha unaxariisto 😢
Allah agbar walhiy wan oyay oyinan oyin qiso xanubadn😢😢😢😢
Wlhii qisoyinkan balwad camal aay ii noqdeen mar walbo wan dhagaystaa 😢
Ani xtaaa wa qisoyin ku cibra qaadasho mudan😢
Alla illahayoow😭😭adunkan xasad lagama waayo ee allah uraxmado maskinta yarta ah
Ifiyow
Wlhi
Aniga ayaaba ilmeyay mararka qaar waalidka in ay wax yaabaha qaar ka taxadirn waa wax wngsn😭😢
😢💔💔ya rabi Ada iso dafiyay noloshas alxamdulilah
Wlhi waa qiso murugo leh😢
Qada alle Haku naxaristo byo
Somalida xtaa tan oo kle wy ku dhacda waridka qar alle Qalbi fcn ha siiyo
Allah xanuun badana ax ax
inaa lilaahi waina ileyhi raajicuun illaahayow u naxariiso walahi wa qiso xunuun badan
Gabadhu muxuu u guursan waayay hooyadiis halafuro hadii larabee hooyadiis muxuu u wadan wayay oo baastarkaas aabihiis ugu tagi waayay😢😢😢😢😢😢😢
sharaf daro ayaa ka dhici lahyd
Hdda Carabta furiinka agtooda ceeb wayn ayuu kayahy 1950 sidee buu ahaa baad umaleyn waa ceeb ceeb lagu daray oo hdana furinka hoyadaa oo qof wayn ah furinkeda aad adigu sabab utahy 😂😂
Ax😭😭😭😭😭 illaahay janada haku kulmiyo
AllaaH Haw naxriisto Qaada 😭😭😭😭😭
Wlhi qiso tan ka xanuun badan ma arkin ifiyo wlhi oohin iga keentay😭😭
Oday xaasid ah buu ahaa
Wlhi wan ilmeyay😭😭😭
Waa qisadii ii gu xanunuu batanete 😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔💔
Subxanallah 😢 odaYgu xaasidsaNaa 😏
Qiso jecel❤😢
😢😢😢xanun wye allaha unaxaristo gabadhas 😢❤❤wlhi qalbi xanun aya kasi qaadi waxa so xasusti wil isjeceleyn kadib Wilka aabahisa ididhi ilaa hda magursanin 😢😢subxanallh wilkaas aya wali jeclhy 😢marka qaar aabayasha qaar wa qalbi dagax waayo jceyl xita❤😢wsn awodi laahay 😢
Wlhi sidaso kale iku dacday abahey iidiiday iska ila hada ikama qusan anika waxan isku daya inan rer sameysto insha allah wan sameysan dona lkin manta waxan iilmeye sidan uilmeye habenki lai dahy ninkas ka har ama rerkena sidasu ku burbura wana ku habara like ani iyo hoyada wan kala tageyna ana wan iska dhafay
Aabaha waa zppta aysan ujeclayn carurtu mawfic kala dorasho lahayn ayu joojiyey ila uu udhameyay noloshi qaada 😭💔wlhi wan oyay ax😢
Wlhi waa qiso xanuun bdn wlhi caloosha ila rogmty
Alaah unaxariisto qaado
Ax ilaahy ha unaxristo 😢
Subxanallah illahow unahariiso maskiinta walahi waa qiso xanuun badan😢😢
ya allah mexe dambiyo gashe lacnad haku dhacdo odaygas😢
Ya Subhanallah 😭😭😭💔💔💔💔💔☝🏼🤲🏼🤲🏼🤲🏼
Je jure pars allah que je jamais entendu une histoire plus douloureuse que celle ci 😢je n'arrêtais pas de pleurer ce vraiment touchante ah la pauvre s'il vous plaît wllo partager nous les histoires d'amour car elle son les plus belles comme l'histoire de xayat et caasha et merci pour tout wllo
Ça fais mal au cœur 😢
Qisadaann 4bil kadib ayan lakulmey oo dhageystey anigoo awalba broken aha ayan dhageystey zaaidna u ilmeyay ilaa dadka iga yabaan wlhi wabaa cml taariiq aan ila beyn 4ever 13/7/2024 (18:23)😭💔
Wlhi wan ilmeeyay 😢
Alla waan ooyaay walhy alahy ha unaxariist gabadhaas maskiintaaas
Wllhi waa ilmeeyay quluubta dumarka ee naxariista ka sameesan Maxa qalbi jab le oogu danbeeyaan 😭
Nabiga scw dumarka wuxuu ku tilaamaamey inay dhalo yihiin oo ay mudan yihiin la dhowro yacni siday u jabi karaan oo ay u rabaan in dhowro
Ani waa daawan karaa 21baan jiraa 🎉🎉❤❤
Ifiyow wlhi bowe dar illahy ayn ku jeclahy ani ma ahi dadka badna commentiga so qoro lkn wlhi bekan marku bilowga aha ila hda wan ku xiranhy adiga darta meqa ciwn ayn ku sameyay sidad mel sare u gartid inasha allah meshan mel kasi quexbdn ku rajanya wllkey mcn allah ku cifdyo❤🎉
Mahadsanid wll qaali
Same wlhi coments ma qoro
Alla xanuun badanaa ya Allah😢😢😢😢
I listen to you when I’m working and I don’t feel the work and time goes quick appreciate it man ❤
Me too 🤍
Jah qiso yinkeygiiiii☺️😩
Abuu cabdalla xaasid sanaa uff waa sida odayaasha somaliyed oo qabyaalada qalbada kaga buuxda
Waxaan is lahaa adaa u horee balse waa la buuxaba 😂 keep going pro🌹✨
Wlhi waan ooyay😢😢😢
Nin naagtiisa ma dhimato waaye sheekadan
سبحان الله😭😭😭😭😭😭😭😭🥺
walhi anaa wiil aan 6 sano wada socony la ii diidy oo intaan sun cabay dhaqtar galay aakhirkii asaa iga tagay oo danihiisa raacdy ane marka arkay in uu is badalay ayaa is ilowsiyy oo nolashayda hore u watay alxm hada reer baa lee yhy lkn dip ayuu iso radiyy marka gursady ma waqti la isi so radiyaa ano xaladan ogaa u galay uu asna iska tagay 😢 marka waalidiinta marmarka qaar waxay kugu noqonayaan caqabad
Axxxxxx naxdin badanaa 💔😭
Runtii waa qiso aad u xanuun badan
waa qiso xanuun badan wllhi😢😢😭😭 jacaylku waa xanuun
legenoow Dark web ka soo hadal😢😢❤❤
wan ku tashtaa fidiyowyada ileys bila caajis ayan dhameestaa ❤❤🎉
Arxan darana odaygu qalbigu Ku jab uuuuf 😢😢😢😢😢
so heartbroken 💔 😢😢
Ifiyow ii sheegta ninka arabka ee aad ka soo dhageysta❤
Ku qor RUclips قصة غادة وعبدالله ka waaka helee
Waa qiso xanuun lkn cadaalado waxay ahayd inoo isna waasho 😢
Maxa ka qaldan wll
Ma sha Allah
Alaa xanuun badnaa😢😢😢ah
Waa qiso aad u xanuun badan ilmada wa ceshan kari waayey jaceylka waa xanuun wlhi😭😭
Markan maqlay 18 kayar mafiir san karo baan sifican udhagaystay❤
Maqaan sababta qisadii oohin ayaan ku dhamastay wlhi 😢waaba is celin wayay idhihii gaduud
Anig waxa 16jir😢waa dewah
I.n janada ayaad Kuwada Kulmesaan i.❤n
Waligey qiso sidaan maysan iitaban😢😭🥺
Alla wuxu axmaarsanaa gabadha maskinta ah mexey saas ugu galen🥺💔😭😭😭😭
Run ahaaantii waxaan la yaabahay Sababta ay wadamada Muslimiinta arimahaan uga dhacaan😢😢😢 halka bil cagsi ay wadamada gaalada dadku jaceyalkoodu xor u yihiin❤❤❤
Hadii aad tahay qof qallafsan islaamnimadu waxba kaa bedelimayso hadaa adiga isbedelin
Islanimo haday fiirinayan saan Uma qalbi adkaadeen carabtaan dhaqamo baas bay ku dhagan yihin😢
Qisoyinka dambi barista noso badi ❤
Anigu adan Ku jeclahay ileysow
Jacayl❤ xaasid mawaayo😢
😭😭😭😭😭 alla xanuun badanaaaa inta qiso an abid dhagesanye saa,id iga oooyisay 😭😭😭💔💔💔
Waa qiso murug dhashay
Aniga 15 jir ah ayan dawaday 😢 qiso xanuun badana 😢😢
وعليكم السلام ورحمة الله وبركاته
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭qiso xanuun badan
Jaceel ka la shegaba hadayay nucaan ilahey baan kamagamgalay jacelow hadaad tahay nucaas ha isomarin👊👊
Ani adi qisaa soo dhigtay mawa iska daayi kari ilaa hey amarkiuis ❤😂🎉
Odeyga xaasid sana 😂
Raga soomaalidu waxay nagu xifaaleeyaan naag jaceyl udhimatay majirto lkn raga Boodhari arag qays arag hada kadib waxaan leenahay (Qaadah) jaceyl baa naga dilay😢
😭😭😭😭😭😭ale ha unaxristo walahi qalbiga ixanuun😭😭😭😭😭
Apowe cawa wlhi wn la imleye qisadn iyo qisadi gawadi daqtarada ehed ee is dilyse 😢😢😢
Asc.qiso aad u macan xanun keda leh laakin waxa dareemi kara qofkii j.soo maray shukran
golden voice
Guul dhiigeygii❤❤❤
Abayasha horta maxey uciqaban ilmahoda qisadeyda sidan cml aheyd islama gorin lakin3 sano is jecleen lakin abahey u ilahey naku itixamay afaro qabiil cml 😢wlhi wan la ilmeye qisadan xasuus ikalisay ilahow ada naku itixamay o sabab noka dhigay abayashan o amar adag madax adag goan adag alxamdulilah alxamdulilah alxamdulilah
Ifiyow quruxdii waad inacsisay wxd ledahay mid kasta waa qurux badnayd
Ilinta iga dhamaate wlh jecelka xanuun ooka bate😢😢
Aar wallaahi waan la ilmaynay