السلام عليكم و رحمة الله و بركاته 🧨♨️🧨SLND HALA GAARO🧨♨️🧨 REER SOMALILANDOW WEY SODHAAFTEY INTII SIYASIINTO GARANAYEN MAANTA DOWLADAN INLASII EGTO MAHA EE FADHIGA HALAGA KOCO SABABTO’A KOW MAHA OLABA MAHA OSATEX MAHA INTA KHALAT OLAGA GALEY SOMALILAND OH CADOWGEGU OAAN LOJAWABIIN WA QODOB IYO DOWLADENA OH MARWALBA WAX LIDIG KUA UMAGA CABEYSA SITA WASI.. ARIMAHA DIBETA XIIRKA TAIWAAN WAR HOY SOMALILAND HALO KACO YAR IYO WEMBA 🧨🧨🧨🧨🧨🧨♨️♨️♨️♨️♨️♨️🚨🚨🚨🚨🚨🚨
WAXAYNU UBAAHANAY REER SOOMALILANDOW INAYNU WADA ILAASHANO DALKEENA OOYNAAN OGOLAANIN INAY DAD AAN CAQLIGOODU FIICNAYN INA GEEYAAN XAMAR TAAS AYNU MEEL UGA SOO WADA JEESANO
*RUNTA INAAN ISKU SHEGNO WEYN WASARADA ARIMAHA DIBADA AYA HAWSHEDI KA CAGAJIDAYSA OO WAXBA QABAN* *WAA HALKA CULUS KU NAGA HAYSTA* *WAXAN LEYAHAY CIROW LA HADAL DADKAN AD XILKA UU MAGACOWDAY ! *WAA SIDE AMUUSNATAN YADO MOWJADO NUGU SOCDA LOMA BAXNA IN GACMA LA LABTO*
Si aan loo maagin ciro markii hore waxa uu ku ololeeyay qabiil ahaan si aduu somaliya inagu daro uu dadkii ku yidhaahdo qabiil ahaan ayaa la inoo rabin iyo inaan wadanka madaxa ka noqono kadiba dadku kala qayb samaan marka waxaba la inoo qaatay kolay inaga oo abaal la inooga hayn inta la inugu dari lahaa inan mar hore shuruudo ku xidhno ayaa dhaami lahayd
@ubaxlemedia wll nin weyn oo qadariyo aya tahay faceboogayga waxa weli saaran muuse biixi cabdi,iima kala dhawa isaaq ,laakin dowladi aan bil jirin dhaleecaynta inta la eg waa ka shakiyey.maantana somalialnd iyo isaaq ka sakow inaga reer burco aya isu baahan.waxay soo xasuustay marki 1989 snm jilicday ninki siyaasada u ciyaaray faqash ee isku diray Somalia ,xitaa maalin hurdo waa diideen kulmiye ,ama calan casti garabki jeegan tii hore,caqli gal maaha in uu xamar inagu wado,anaga dilayna Hadi ay cadaato.
Masha allah aqli iyo caafimaadka hakuudaayi
Ubale Jumca Mubaarak wll ILAAHAY khayr ha kuugu abaal mariyo sida Aad u difaacayso qarankaaga .
WALEE FADHI INOOMA YAALO CIRO WUU BADHEEDHAY TUHUNKII SHACABKA KU JIRAY EE AHAA INAANU QADIYADA JAMUURIYADA SOMALILAND AANU AAMINSANAYN AAY CADAATAY EE HA LOOGU DAATO MADAXTOOYADA CADKAN CADAWGA AH
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
Taaasa run ah!!!!
Waa ayaan daro inay sacad muuse dhahaan garxajis waa cadawga gudaha.iyagoo faqash ahaa.😢😢😢😢
Baaaaac
Meeday Somalilandtii la idiin dhiibay. Cadawfa gudaha ayaad tihiin imilana waabad caddaysateen lkn bal aan eegno waxa aad ka dheeftaan Yusra Hartiyeey.
Mise adiga ayaaba ah cadawga fobadda oo doonaya in aad isku dhufato Sacad Muuse iyo Garxajiska aad sheegayso
Allah hayno badbaadiyo
ILAAHAYOW Adigaa Caadil ahi Noo gurmo dadkayagana toosi oo u midee difaaca qarankooda iyo sharaftoida .
SU AASHAN WALI MA IS WAYDIISEEN
MAXAA ISKU SOO BEEGAY DOWLADA CIRRO IYO XANIBAADA XOOLAHA???????
السلام عليكم و رحمة الله و بركاته
🧨♨️🧨SLND HALA GAARO🧨♨️🧨
REER SOMALILANDOW WEY SODHAAFTEY INTII SIYASIINTO GARANAYEN MAANTA DOWLADAN INLASII EGTO MAHA EE FADHIGA HALAGA KOCO SABABTO’A KOW MAHA OLABA MAHA OSATEX MAHA INTA KHALAT OLAGA GALEY SOMALILAND OH CADOWGEGU OAAN LOJAWABIIN WA QODOB
IYO DOWLADENA OH MARWALBA WAX LIDIG KUA UMAGA CABEYSA SITA WASI.. ARIMAHA DIBETA
XIIRKA TAIWAAN
WAR HOY SOMALILAND HALO KACO YAR IYO WEMBA
🧨🧨🧨🧨🧨🧨♨️♨️♨️♨️♨️♨️🚨🚨🚨🚨🚨🚨
Walaahi waa nin aqli badan
Taasaa runa walaahi waabanhadaldaayay
Sax madaxwayne cabdiraxman cirro farta ku godan dhaliilo qarandumis somaliland aya ka muuqda allaw noo sahal amuuraha wadanka somaliland.
Subeer awalaw wadankan waxa xoreeyay muuse cabdale iyo muuse care.faqash baa ahaydeen berigii snm.layskuma jiree juun baanu nahay waa u daawasho tegi jirnay walaahi oo bilaahi.😢😢😢😢😢😢😢
Faqash adaa ahaa, dagaaladii SNM Ku naafaysay faqash waxaa hogaanka hayay Ahmed Siilaanyo gudoomiyihii ugu mudada dheeraa SNM. Cabdiraxmaan Tuur markii SNM KA halgami kari weyday ayaa loo dhiibay 1990 kii .Gudagalkii dagaalka dhulka Somaliland 1988 Siilaanyo ayaa madax ahaa. Tuur basaas faqash xilka waa lagu fadhiisiyey. Maantana maalintii oo kale weeye CIRO Markii dalkii ku baaba'ay ee uu cadow la soo saftay ayaa loo dhiibay.
Layskuma jiree juun.baanu nahay anaga gabooye iyo faqash naguma jirto ayay ahayd. Halkaad idinki reer Guryasamo oo hada ah Maxamuud HAYBE. Aaad lahaydeen.
Geesiga siyaad iyo golaha sare kuwa garab socdaa waa guryo samoo guul bay wadaan
SUbeer awal Saaxail ilaa Saylac inta ka dhaxaysa ayay xoraysteen sheeg hal magaalo oo Habaryoonis iyo Ciidagale xoraysteen oo.ku dagaalamern sheeg hal guuto oo aad lahayd , sheeg hubka.laguu qarameeyey ee aad faqash ka furatay.
Basaasnimadii Laascaanood Goojacade, waadiga Ceerigaabo maanta la jooga
HUWAN AYAA TAHIIN MARKAAD ISAAQ DHEXDISA ISKU SII DIDHEYSAAN EE OGAADA
FATIINAAD EEDEEN
Hee dheh Habarjeclooy hee dheh kkkkkk
Idinka ayaa jeebay waxan oo ja masuul wixii xumaada
Usheeg hurdaaye iyo xassn dhiiqo iyo huwantaa xaarood dameeer buraace
Run badanaa ilaahay dadkii dalka lexejeclada ka lahaa talada nooguma dhiibin sanadkaa maantaa ah iyo doorashadan. Muuse Biixi & Maxamed Kaahin Waxay odhan jireen labada kornayl iyo dowladooda ina dhaafiya. Maanta dadkii dalka lexejeclada ka lahaa waa dadkaa talada dibada ka jooga.
Waar waxan ku idhi ubaxlaw laanta alaa water iska anigu waxan kuula hadlayaa sida nin wax garanaya dastuurka kolka labadalo ayaa soomaaliya laraaci doonaa ,haday somalia sii jirtaba waan ku salaamay
Habarjecloy waxas oo dhammi waa xirsi iyo ictisamtisa burco maad naga qabatan talabo hadii laga qaado qabiil buu noqonayaaye.
❤😂❤😂❤😂😂❤😂❤😂❤😂❤😂❤😢😂❤😂❤😢
A HADAL UUN BAYNU WADI FICILBAA LOO NAAHAN YAHAY
WAXAYNU UBAAHANAY REER SOOMALILANDOW INAYNU WADA ILAASHANO DALKEENA OOYNAAN OGOLAANIN INAY DAD AAN CAQLIGOODU FIICNAYN INA GEEYAAN XAMAR TAAS AYNU MEEL UGA SOO WADA JEESANO
Ubaxloow cadow baa ina qabsatee ilaahay baa jira oon waxba ka qarsooneyn. Haduu cafow ku yhy somaliland ilaahay degdeg haaynooga qabto ciro ishalah
Dooladan cusub, waa jag hoose ayay ku dulaysaa shacbigii somaliland way yabayiin, dolada ciro ha is cadeeyso,wayo Aamusnantani waa jaab
Lkn waxa ayaan dara ninkii 7 sano xukumayay inuu jabhad samaysto.uu xukunkii ciro la dagaalamo.😢😢😢😢 lkn subeer awal libaax laydhsanaya ayay isku soo jeedinayaan.habar yonis waa dugaag marka dagaal qaadana china xitaa iskama dhicin karo😂😂😂😂😂😂
*RUNTA INAAN ISKU SHEGNO WEYN WASARADA ARIMAHA DIBADA AYA HAWSHEDI KA CAGAJIDAYSA OO WAXBA QABAN* *WAA HALKA CULUS KU NAGA HAYSTA* *WAXAN LEYAHAY CIROW LA HADAL DADKAN AD XILKA UU MAGACOWDAY ! *WAA SIDE AMUUSNATAN YADO MOWJADO NUGU SOCDA LOMA BAXNA IN GACMA LA LABTO*
Inqikaabkii ay meesha ku qabsadeen mid la mid ah ayaa loo baahan yahay
Si aan loo maagin ciro markii hore waxa uu ku ololeeyay qabiil ahaan si aduu somaliya inagu daro uu dadkii ku yidhaahdo qabiil ahaan ayaa la inoo rabin iyo inaan wadanka madaxa ka noqono kadiba dadku kala qayb samaan marka waxaba la inoo qaatay kolay inaga oo abaal la inooga hayn inta la inugu dari lahaa inan mar hore shuruudo ku xidhno ayaa dhaami lahayd
Cabdi raxmaan ciro waxa u votiyay 67 percent,he is well qualified president and somaliland Will benefit.
Dad badan baa oog ee maxa laga khabanayaa ? Mantaa somaliland way tagtey
Qaylo dhaan jeegaan wa sidii 1991 ki oo kale ,Cabdiraxman tuur dalku xoreeyey ,marki snm ugu liidatay ,Cabdiraxman cirrona dalku u Keenay aqoonsi marki ugu xumayd somaliland ,sheekadaada wax toosi maahe waa Cirro yuuna aqoonsi keenin .waa sheekadi 1991 -91 gi oo kale.
Walaal walaahi Aqoonsigu waa baahida ugu weyn ee aanu Qabno haduu keeno waa farxadayada lakiin Aqonsigii diyaarka ahaa ayaaba laga seexday
@ubaxlemedia wll nin weyn oo qadariyo aya tahay faceboogayga waxa weli saaran muuse biixi cabdi,iima kala dhawa isaaq ,laakin dowladi aan bil jirin dhaleecaynta inta la eg waa ka shakiyey.maantana somalialnd iyo isaaq ka sakow inaga reer burco aya isu baahan.waxay soo xasuustay marki 1989 snm jilicday ninki siyaasada u ciyaaray faqash ee isku diray Somalia ,xitaa maalin hurdo waa diideen kulmiye ,ama calan casti garabki jeegan tii hore,caqli gal maaha in uu xamar inagu wado,anaga dilayna Hadi ay cadaato.
ciro sowkii faqash ahaa waliba ciro aqoon umalihid .ciro markii hargeisa faqash ay garaaceysay ciro safiir ku xigeen ayuu afweyne u magacaabay wiba safiir buuxa muu aheyn halkuu ka diidi lahaa iyadoo dadkiisa la garaacayo. ciro aqoonbaadan ulaheyne soo baro
@osmaanmunasar walasha maxay ahayd beriga sow Morgan muu haysan?
@osmaanmunasar doc ka yeedh iyo dameerba daankaasa la jiidaa ibnu sharmuut adiga aya kugu soo daray bada rag ilma adeer ah markay doodayaan.
Muuse biixi waa la dulmiyay 1952 garxajis ayaa qaxiyay,marna arab baa qaxiyay.abtiyaaladay hiil male hoona laga roon 😢😢😢😢waa cabdi gahayr.
Ala ciil iyo calool xumo waynaaa
Calan casta Alle haka qabto umada kaahin biixi iyo saleebaan gaal.
Muuse biixi ciidankiisii buurta naaso hablood ayay ku qayilayeen.xuseen dheere iyo arab baa hargeysa soo galay, faqash waxay u yaaceen waqooyiga hargeysa.