MUUSE BIIXI CEERIGAABO HARTI MAANTA SI YAAB LEH 🙈🙈

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 347

  • @Kaligeed-boqorod
    @Kaligeed-boqorod 22 дня назад +34

    Ka hor baydh madax waynaha😊😊😊

    • @waridaadtv5645
      @waridaadtv5645  22 дня назад +7

      🌹🌹🌹

    • @NaasirCarab
      @NaasirCarab 22 дня назад +3

      Mansh alha. Waridad

    • @zainabdirir8818
      @zainabdirir8818 22 дня назад +3

      🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤ maansha ALLAAH maansha ALLAAH ❤❤

    • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
      @FaadumoMaxmuud-qu9kh 22 дня назад

      Maansadii aqoonsigaan hayaaye xageen kaala soo xidhiidhaa???¿??​@@waridaadtv5645

  • @maryamdirie6842
    @maryamdirie6842 22 дня назад +45

    Wa 76 years old Allah cimriga ha uu dheerereyee caafimaad naa ha ugu deego. Amiin

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m 22 дня назад +19

    Qaranku haa jiiro oo haa joogo xiisbi ga kuulmiye iyo madaxwane muuse iyo shacabka ree somali land guul iyo gobonimo insha Allah ❤❤❤❤

  • @user-wc4nj8fb2m
    @user-wc4nj8fb2m 22 дня назад +18

    Waryadhaheen niinka waridaad waa niin qaran qaran dhalayi. Aha geesi waridaad guul insha Allah ❤❤❤❤❤❤

  • @cabdirizaaqaxmed9701
    @cabdirizaaqaxmed9701 22 дня назад +27

    Madaxweyne sharaf badan muuse

  • @user-fx2sr6oo9u
    @user-fx2sr6oo9u 22 дня назад +16

    I love madaxwaynah walahi anigo weliba xisbiga wadani tageera aragtida muse biixina aad ayan uu jeclahay

  • @user-zy3te4fp7y
    @user-zy3te4fp7y 22 дня назад +26

    Waa Runta Walahi Madaxweynah waajib beye they. In la'adeeco. Guul iyo gobanimo Reer Somaliland ❤❤❤❤❤

  • @sam-xz5tc
    @sam-xz5tc 22 дня назад +10

    ❤❤❤ guuuuuuuuuuuuul muse from ciidagale

  • @Shoeexpert123
    @Shoeexpert123 22 дня назад +13

    Viva muuse biixi cabdi

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 22 дня назад +4

    Guuuuuulayso geesi qar idaad❤❤❤❤❤❤

  • @AsmaQurux-qx9ob
    @AsmaQurux-qx9ob 22 дня назад +18

    Mnsha allaah waridaad geesi qaran maantoodhan baanku sugayay warkaaga waan jecelahay noolow

  • @a.bismail6492
    @a.bismail6492 22 дня назад +4

    Guul musi Bixi! No Huwaanta Gudaha. No waadani.

  • @zahrayonis6553
    @zahrayonis6553 22 дня назад +5

    Guuuul kulmiye again Aboo Muse bixi abdi xildidi Roble kooshiin geesiga tager guul xukumada Somaliland 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥 🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥🔥

  • @queensuqramahamed5971
    @queensuqramahamed5971 22 дня назад +4

    Waridaadow your home town waridaad

  • @fartuunfartuun8784
    @fartuunfartuun8784 22 дня назад +8

    Muuse waridaad magacii lagaa qaad inaabti 😊😊😊

  • @rawdahahmed8102
    @rawdahahmed8102 22 дня назад +4

    Mansha Allah dheh Waridaadow

  • @axmedj7a98
    @axmedj7a98 22 дня назад +20

    Muse muse libaax ❤

  • @IdilMohamed-h3s
    @IdilMohamed-h3s 22 дня назад +7

    ❤ GUL somaliland 😊

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 22 дня назад +11

    waridaad TV wariye qaaliya Alle haku barakeeyo geesi qaran ❤❤❤ Guul Soomalilnd Guul Madaxweynaha qaranka

  • @BadawiAwfaarax-te8bc
    @BadawiAwfaarax-te8bc 22 дня назад +14

    Musow na dhex carar madxwayne

  • @guledxarrago419
    @guledxarrago419 22 дня назад +5

    geesi qaran

  • @BarwaaqoBmw
    @BarwaaqoBmw 22 дня назад +5

    Kuu ogsooni difaacaga qaranka

  • @englandfariid7199
    @englandfariid7199 22 дня назад +4

    Waridaad wa magalo gobanimo leh❤❤❤❤❤

  • @nacimaraage7281
    @nacimaraage7281 22 дня назад +4

    Mansha Allah tabarik Allah

  • @baashemaxamud1256
    @baashemaxamud1256 22 дня назад +8

    Manshaa Allah

  • @SuldaanC.casiis
    @SuldaanC.casiis 21 день назад +2

    Rag Baa Ku Niikiya Faysal Bootaan Muuse Biixina Sidas Faysal Bootaan Baa loogu Niikinaya Malin Dhow❤❤❤

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 22 дня назад +6

    ربي يحفظك ويسعدك يا رئيسنا ❤❤❤❤

  • @munajax822
    @munajax822 22 дня назад +11

    Muuse rooble maashallaah

  • @maxamedabwaan2673
    @maxamedabwaan2673 22 дня назад +4

    Ilaahow cirro iyo xirsi iyo ina xaashi talo hanoogu dhiibin

    • @user-jv6pl4lk6k
      @user-jv6pl4lk6k 22 дня назад

      Aamiin. Walaal. Aamiin. Ilaahoow. Dalka. Iyo. Dadkaba. Noo. Badbaadi

    • @somalilandguul9852
      @somalilandguul9852 22 дня назад

      Aamiin aamiin ilaahay cimriga Iyo caafimaadka ha u siyaadiyo madaxwaynaha jamhuuriyada barakaysan ee soomaaliland❤

    • @RoodaAadan-iv9yt
      @RoodaAadan-iv9yt 22 дня назад

      Aamiin Aamiin

  • @SuldaanC.casiis
    @SuldaanC.casiis 21 день назад +2

    War Axmed Karaash Buu Ka Cararayaa Muuse Biixi ❤

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 22 дня назад +6

    Masha’allah u dheh please

  • @NaasirCarab
    @NaasirCarab 22 дня назад +3

    Mansh alha GuuuuuL S.L

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 22 дня назад +8

    76 years sidaa u ordaya ilaahow cimriga iyo caafimaadka kuu daa
    Waxaad noosheegtay waxaan waalidkii nadhala noo sheegin
    Kow cadawgayaga maanaan aqoon isagaa farta noogu fiiiqay

  • @NafiisAbdi-s6e
    @NafiisAbdi-s6e 22 дня назад +3

    Guuul muuse

  • @Halgame334
    @Halgame334 22 дня назад +8

    MUUSE ROOOBLE

  • @IsmailMowliid-ip7kw
    @IsmailMowliid-ip7kw 22 дня назад +3

    Qayrki sariiraha xarka lagaga qada allow cimriga ku barake

  • @user-oq3tv7iv3r
    @user-oq3tv7iv3r 22 дня назад

    I love my Madaxwayne Muse bixi geesi guul inshallah from harayoonis

  • @NuuraZiciid
    @NuuraZiciid 22 дня назад +2

    Mashalah madaxa Wayne jira nolow gobte

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 22 дня назад +5

    Mashallah baarakallah geesi qaran nolow in badan ❤❤❤❤❤❤. Madaxwayne Muuse Bixi Cabdi cadowga ka cabaadi ❤❤❤❤❤

  • @AsmaQurux-qx9ob
    @AsmaQurux-qx9ob 22 дня назад +6

    Mnsha allaah wllo waan ku og nahay inaad muwaadin dadkiisa iyo dalkiisaba jecel ayaan tahy anagaa kar khaatiya wll hore u soco nacab na ha ujoojin dadka dalka lagu aaminayo ayaad ka kow tahay madaxweynaha mustaqbalka ayaad tahy wll isha nacabkukaadadan guul iyo bobanimo

  • @weriscali9103
    @weriscali9103 22 дня назад +1

    Ninka dhiigiisa iyo Naftiisa kuu huray, inaad jeclaato waa kugu qasab,hadii kale wax abaal loo galo matihis.M.W.Muuse Biixi iyo W.Maxamed Kaahin,G.ina Bootaan.❤

    • @ApdicasiisMuuse
      @ApdicasiisMuuse 19 дней назад +1

      Yes that's right ❤❤❤❤❤❤❤

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 дня назад +2

    Masha allah isaaq waa isaaq wll isaaq is not eays ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-il6lr4oo4v
    @user-il6lr4oo4v 22 дня назад +5

    ❤❤masha alaah waridaad geesi qarankiisa jecel guuleyso amiin guul somaalilnd hajabo cadawgu amiin❤❤❤

  • @JamaadCali-n8o
    @JamaadCali-n8o 22 дня назад +2

    M.a guùll io gomanimo reer somaliland wlhi marka an arkay madaxwenihii io shicibkisii o wada faraxsan halke laga helaa sidan o kale masha Allah ❤

  • @Farahjama-r3d
    @Farahjama-r3d 22 дня назад +4

    Runtii geesi qaran baad tahay tariikhda ayaa ku xusi doonta,talabaad wax somaliland ahayn inama anfacayo

  • @alxmdulilah7023
    @alxmdulilah7023 22 дня назад +3

    Masha Allah Guul Guul Guul President Muse Bihi Insha Allah 🤲🏾🙏🏾💯💪🏾💪🏾💪🏾✊🏾✊🏾✊🏾💯💯💯❤️❤️❤️💯💯💯❤️❤️👑👑👑💛💚

  • @mariamomar6462
    @mariamomar6462 22 дня назад +5

    WARIDAAD TV HABAALAYO waa Casiimadi WARIDAAD TV. ❤❤❤❤❤👍🏼👍🏼👍🏼 MW Muuse biixi Abdi guulyaso ❤

  • @clraxmaansoodaan8453
    @clraxmaansoodaan8453 22 дня назад +5

    Qaranka somaliland guuuuuuul waridaad tv manta magaladadii ayuu madxweyne muse marayaa ree waridaad guuul somaliland from gabiley

  • @Shaam-mc
    @Shaam-mc 22 дня назад +3

    Hmmm wuu idin dhx carary manta😂😂😂😂

  • @nasserabdi2630
    @nasserabdi2630 22 дня назад +6

    MashAllah guul Somaliland gob gobi dhashay reer Somaliland ❤🤍💚 oo madaxdooda jecel waridaad tv 👍

  • @MohammedMuhumed-yb6uh
    @MohammedMuhumed-yb6uh 22 дня назад

    War idaad xibaax Hambalyo Hambalyo Hambalyo mudane mujaahid magacaa hajiro aamiin aamiin aamiin ❤🎉❤🎉❤🎉🎉❤❤🎉❤🎉🎉❤

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 22 дня назад +1

    Wareedaad TV
    inadeer wlhi waxad tahay
    geesi qaran oo dalkiisa
    iyo calan kiisa iyo madax waynihiisa difaacaya mar walba inadeer illaahay
    Cafimadka iyo caqliga ba
    haaku barakeyo Amiin Amiin Amiin insha Allaah

  • @HindaMohamed-e8q
    @HindaMohamed-e8q 22 дня назад +2

    .geesi qaran jir oojog inshallh Somaliland guul iyo goboonimo inshallh 💚⚪♥️💪💪💪💪💪

  • @BarwaaqoBmw
    @BarwaaqoBmw 22 дня назад +4

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh

  • @amnoali8348
    @amnoali8348 22 дня назад +6

    Muuse Biixi is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂🎩🎩🧢🧢

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 22 дня назад +5

    Waridaad Tv geesi geesi dhalay ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-bo6fz9ub1y
    @user-bo6fz9ub1y 22 дня назад +2

    Cadowgii waqustay ❤❤❤

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 22 дня назад +1

    Mansh Allah Mansh Allah guuuuuul jamuriyada Somalilaan guuuuuul insh Allah SL cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah ❤❤❤gesi qaraan ❤

  • @najahdarajo4689
    @najahdarajo4689 22 дня назад

    Geesi Qaran Weeye Muuse ilaahay Cimriga,Cibaadada iyo Caqligaba Haw Barakeeyo

  • @SuldaanAbusuldaan
    @SuldaanAbusuldaan 20 дней назад

    Waridaad Maanta was lagu waayey Markii Flydubai iyo EToobiya Aarlyn Ay ku Soo Qoreen {{{HAGEYSA SOMALIA}}} Miyaa Ooyeysaa Sida Muusa Biixi U Ooyaayo Guskii Xasan Shiikh la Daba joogey Ayaa Toos Futada Muuse Biixi Ugu Fhamaaday Adigana Miyuu Ku Galay ❤❤❤❤❤❤❤

  • @CabdicigeCabdi
    @CabdicigeCabdi 22 дня назад +1

    Madax waynaha jamuriyada
    Barakaysan ee somaliland
    Mudane muuse biixi cabdi xildiid cimriga iyo cafimaadka illaahay haa ku barakeyo Amiin Amiin Amiin insha Allaah il love you
    jamuriyada Somaliland
    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 22 дня назад +1

    Long live the president ❤ you from Kenya 🎉

  • @faizasaid3803
    @faizasaid3803 22 дня назад +5

    Isaaq Waa gob, hadal miyaa la wadi😂😂😂😂

  • @AbdirashidYusuf-lv6ww
    @AbdirashidYusuf-lv6ww 22 дня назад +4

    Waridaad tv waan ku salaamay muuse na dhex carara kulaha ninrageed ninrageed dhalay buufi cayayaanka keep going

  • @qadar160
    @qadar160 13 дней назад

    Guul mw biiixi guul guul cadaga hajabodaroodki waa waashete maa bixiba ceerigao yimid guul guul geesi

  • @FadxiyaDaahir-dc9co
    @FadxiyaDaahir-dc9co 22 дня назад +3

    ❤❤guul guul s/ land guul ❤❤❤the🎉❤❤❤❤

  • @sulekhasaid2891
    @sulekhasaid2891 22 дня назад

    Mansha Allah tabarikalah muse bixe cabdi geeeeesi qaran noolow magaca ha jiro cadowga ma cilbaxo waraida TV waxada tahaye geeeeesi qaran cadowga Allah ha jaabiyo ha u jawabine kuwa iska hadleya waxaye Raban inye ku niyada jabeeyan ha u jojena cadowga ka xune inda wadanka iyodadkag garabsiso ha u jojena Allah ha ka qabto ishaa cadowga xasdinta iyo inta ka xune horumarka nabada somaliland kanaxow naftawa waraida TV hore usoco in sha Allah garabkaga Allah ha galo guuuuleso geeeeesi qaran ayad tahaye noolow magaca ha jiro cadowga ma cilbaxo geeeeesiyada qaran

  • @axmedtimacade4693
    @axmedtimacade4693 22 дня назад +1

    Masha Allah guul io gobo nimo jamhuuriyada barakaysan ee somaliland io madaxweyne muuse biixi cabdi xildiid

  • @user-xd4nb8iq7z
    @user-xd4nb8iq7z 22 дня назад +1

    Inaa derkay wardaad wan kusalam geesi libaax baad tahay❤❤❤❤🎉😂

  • @abiibabiib4108
    @abiibabiib4108 22 дня назад +6

    Wadani iyo Ciro ayaa Duunyo Qaata oo Cadow heshiis la galay. Anagu Bilaa Shuruud ayaanu Calanka iyo Qaranimada Somaliland ku Difaacaynaa. Madaxwayne Muuse Biixi Cabdi waa Geesi Qaran.

  • @neimaabdi3206
    @neimaabdi3206 22 дня назад

    Masha allah tabarkalaa muuse biixi cabdi geesi qaran hore u soco insha allah guuuuuuuuuuuul 😂😂😂😂 Waridad TV salaan sare wllkay qali ❤❤❤❤❤🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺🇭🇺💪💪💪💪💪💪

  • @naeemayusuf6464
    @naeemayusuf6464 22 дня назад +1

    MashaAllah tabarakaAllah kanaxoow naftawaa guul Somaliland

  • @SuldaanC.casiis
    @SuldaanC.casiis 21 день назад +1

    Qofku Haduu Baqaayo 76 Sano Baad Sheegteene 120 Sano Haduu Yahay Sida Muuse Biixi Axmed karaash Uga Cararaayo Ayaad U Cararaysaa❤

  • @aminaabukar949
    @aminaabukar949 22 дня назад +2

    Guul guul guul guul somaaliland

  • @user-yc2db4hc9w
    @user-yc2db4hc9w 22 дня назад +2

    Waridaad geesi qaran Guul somaliland ❤❤❤❤❤❤

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 22 дня назад +2

    MAGAAALADA GAR ADAG AYAA UGU SOO DHAWAYN WANAG SANAYD INTII UU MARAYAY GOBOLADA BARI

  • @Ahmedobsiye
    @Ahmedobsiye 22 дня назад

    Fariiin muuse bihii waa caaday ❤ we country somaliland people ❤ cadawgu waa jabayaa😅 one love my country proud of somaliland

  • @choukrihassan9544
    @choukrihassan9544 22 дня назад +2

    Guuull Somaliland 💪💪💪💪💪💪🦁🦁🦁🦁🦁🫶🫶🫶🫶🏆🏆🏆👍👍👍❤️🤍💚🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁🦁

  • @asiyahmed-cs3ft
    @asiyahmed-cs3ft 22 дня назад +2

    Viva somaliland, guul iyo gobonimo

  • @user-km7uo7hm1o
    @user-km7uo7hm1o 22 дня назад +3

    Somaliland guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hibofarah7774
    @hibofarah7774 22 дня назад +1

    Asc madaxda wadanka waa la maamuusaa dawlada waxaa ku jira dhamaan reer somaliland dadka reer somaliland waa muwaadiniin xaqna waxaa loogu leeyahaye ineney madaxdooda iyo wadankoodaba ixtiraaman ama karaameeyaan,xusubiyadu waa reer somaliland kii noo soo baxaba waa madaxwayenaheena waanan maamuusayenaa iyo soo dhaweyen, Maanta uma baahninin dhaliil ee waxa ayenu u baahanahaye isku duubuni sidii layenagu yaqiin nin kastoo dalkiisa u daacada wuu helayaa abaalka alle iyo dadkiisaba, adiga waridaada ilaa malintii sida maska halaqa loo yaqaano madaxa godka lagalasoo
    jeestaye waxaa lagaa jeedinayaa ujeedadada hawshaada wado cadawgaagana cagta hoosteeda inshallaa ❤❤❤❤❤

  • @Starlightinthenight123
    @Starlightinthenight123 22 дня назад +1

    Maasha. Allh. Guulaaso. Bloomer. Mw. Muuse. Guulaso❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
    @CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 22 дня назад +3

    MANSHA ALLAH GUL SOMALI LAND

  • @abiiboladjama1659
    @abiiboladjama1659 22 дня назад +1

    Mshaa allah hadalka runta ayaad kasheegty madaxwaynaha Somaliland dadkisa waa jeclhy dadkisuna waa huwantii huwantii kalkaashii waa jabty Wlee markay muse bixi sool dhex dhaantayna viva Qaranka Somaliland

  • @user-ev8db3xq6r
    @user-ev8db3xq6r 22 дня назад +3

    Madax wayne hayga wan jecelahay❤❤❤❤❤

  • @user-bc3yd8ts1q
    @user-bc3yd8ts1q 22 дня назад +1

    Somaliland hanolato aamin waa guulguulguul somaliland hanolato 💪💪💪💪💬❤💚

  • @MaaslaxMaxamed31
    @MaaslaxMaxamed31 22 дня назад +2

    ❤❤❤❤masha aallaah republic of somaliland guuuuuul ❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @SuldaanC.casiis
    @SuldaanC.casiis 21 день назад +1

    Ceergaabo Ma Tegi Karo Muusa Biixi Waayo Axmed Karaash Baa Jooga ❤

  • @abdiqadirnuh9912
    @abdiqadirnuh9912 22 дня назад +3

    Muuse lion 🦁🦁

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 22 дня назад +3

    Wll oo abti raali noqo ok isaaq waa isaaq ❤

  • @zainababdi-salam3015
    @zainababdi-salam3015 22 дня назад +2

    Mahadsanid War-idaad TV

  • @SakiAli-u8n
    @SakiAli-u8n 22 дня назад +2

    Asc Ana wll Ale dartii ayaan ku jecelahay farxad iyo badhaadhe ku waar inta nololo jirto cisi iyo cfmd idam Aleh

  • @user-sw4oi1ou5e
    @user-sw4oi1ou5e 22 дня назад

    Guuuuul guuuuul soomaalilndre ciidanka qaraka 💚 🤍 ❤💚🤍❤️✌️✌️✌️✌️💪💪💪💪💪💪💪🥰🥰🥰🥰🥰🥰

  • @mustafexasancalikaabanka4332
    @mustafexasancalikaabanka4332 22 дня назад

    najiidh muusow na jiidh waaka na dhex caraaray muuse 😂😂😂😂😂

  • @AaminsMaxamed
    @AaminsMaxamed 22 дня назад

    Maanshaa alla illahow cimrga u barkee cadowgiisana jebi xasan sh iyo ina cumar gele Sidhu oradka uga dheeraynayo ayuu feedhkana uga badinayaa career ninkee iska celin Kara nin raga dheh

  • @najaxahmed867
    @najaxahmed867 22 дня назад +2

    waa nin adag bal maanta ciyaalka saa uma ordi karaan iskadaa dadwaweyn muuse malaha hulibkuu aad u cunaa waliba hilibka idiha waay toxication jidh ka kasaaraan laakiin xiliga kulaylaha mawanaagsana

  • @saeddahir7600
    @saeddahir7600 22 дня назад +3

    Duriyada nooolaaada

  • @mcnncm1318
    @mcnncm1318 22 дня назад

    Maasha allaah Dalka ileen hayada iska leh inta ilaahay ka sokeeysa

  • @FaadumoMaxmuud-qu9kh
    @FaadumoMaxmuud-qu9kh 22 дня назад

    Waad kumahasantahay intaad codkaga noogu hadasho daakiroow anana waanu kuu ognahay🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤

  • @faysalibrahim2537
    @faysalibrahim2537 22 дня назад +3

    Wariye wacan