Axmed Karaash Waa Dambiile,ceerigaabana Laascanood Maaha,ku Wan Nabada Ku Baqayana.." C/lahi Dahab

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 13 сен 2024
  • Axmed Karaash Waa Dambiile,ceerigaabana Laascanood Oo Kale Maaha,ku Wan Nabada Ku Baqayana.." Cabdilahi Dahab Oo Hanjbay
    Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
    Follow bulsho television 24 hours news update channel
    / bulshonewstv
    / bulshotvnews
    visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
    All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Комментарии • 142

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 15 дней назад +9

    axmed karaash nabad iyo colaad midna ceerigaabo ku ma soo geli karo

  • @ismailismail_mohamed1342
    @ismailismail_mohamed1342 15 дней назад +2

    M.a cabdilaahi dahab the president of the future

  • @HibaaqAinache
    @HibaaqAinache 15 дней назад +3

    ALLAHOOW U NAXARIISO DHAMAANTOOD AMEEN YAA RABBI PEACE AND LOVE ALL SOMALI PEOPLE INSHAALLAH ❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-ou6gy9vx5c
    @user-ou6gy9vx5c 15 дней назад +1

    Alle ha unaxariisto yaa rabi raxmaan
    Guul in sha allh jamhuriada Somaliland

  • @abdimeigag4410
    @abdimeigag4410 15 дней назад

    Waad ku saxsantahay hadalkaas aad u sheegtay dawlada allah ha kudhawro cabdilaahi Dahab Thank you so much

  • @aidgab1196
    @aidgab1196 15 дней назад +3

    Cabdillahi Dahab Wa Rageedii.
    Baryeedii bu Dhigay ❤❤
    WUXU Duray Hadalkii Wasiir Siciid Sulub lol
    Xukumada JSL Dabacsanaanteeda Wa Xaqiiq

  • @Historian-sl2om
    @Historian-sl2om 15 дней назад +1

    MashaaAllah geesi.

  • @yonis1172
    @yonis1172 15 дней назад +1

    Walahi kani waa geesi madaxwaynee buu ku habonaa. Aare xisbigisaa hala soosaro waa madaxwaynahaa mustaqbalkaa

  • @ahmedadan2745
    @ahmedadan2745 15 дней назад +1

    Dowlad somaliland majirto wadankiinaa ilaliya dhaqala anigaa garab joogaa😊

  • @SuleemanAdam
    @SuleemanAdam 15 дней назад +3

    nin..SharfLeh

  • @AyaanWaano
    @AyaanWaano 15 дней назад +1

    Viiva viiva somaliland viiva somaliland

  • @KayseaxmedFaaraxguuleed
    @KayseaxmedFaaraxguuleed 15 дней назад +2

    Wanay garanayne wuxu qalma hogamiye qaran hada laga bilabo wa afhayenka belaha gobolka sanag intoda wanaga jecel wun kasi dalici insha allah

    • @UmuHudayfa-qf7iq
      @UmuHudayfa-qf7iq 15 дней назад

      Niinkani wuxu wataa urur siysadeed ee aan is garab taagno anigu waxan jeclan laha inu muse nasto oo uu niinka inogu wareejiyo ilahay ha guleeyo waa niin cood Kaara oo aragti foog ilahay ha guuleeyo uruur siyasadeedka raajo

    • @NOREDIN666
      @NOREDIN666 15 дней назад

      ​@@UmuHudayfa-qf7iq HJ dhashay kan . FAARAX CABDILLE . dhiigi R. DAAHIR ba Shidaya . Waxan odhan laha ha dheerayn yaany lagugu soo jeesan. Hada way ku wataane. 😁

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 15 дней назад

    Maxkamad Waa Ilasoraago Odaygaa Khaatumoseeg ga’ah

  • @umuahmadmohammed1368
    @umuahmadmohammed1368 15 дней назад

    Waain laiska celiyaa dadka xawayaanka ah ee dilaya shicibka aan waxa u geysanin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @bayleolad9953
    @bayleolad9953 15 дней назад

    Ninkani madaxweyne ayuu ku banaan yahay ilaahay hakudaayo abti

  • @abdullahroubleh6059
    @abdullahroubleh6059 15 дней назад

    Abdillahi Dahab waa muwaadin meel fog wax ka arkaaya. Insha-Allah madaxweynaha soo socda ha noqdo. Ma arko Cid la fikrad ah oo leh aragtidiisa. Shacabka somaliland ha soo saaraan .

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 15 дней назад +5

    waar isaaqoow ama waxa iska celiya ama is dhiiba habar yoonisna ha eeganina waa xanuunsanayaane

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 15 дней назад +1

      Waa yaab reer kheekh balaayada ku dhacday

  • @MaryamMaxamud-bv4rt
    @MaryamMaxamud-bv4rt 15 дней назад +2

    Kuwa ceeragabo Lago dhex dilay ayagu rag xaqdaro mahan miyaah

  • @Shirejama
    @Shirejama 15 дней назад +1

    Waa ka ugu nacaseysan kuwaa dhintey anigu ma dafirayo laakiin hadaad hadlayso runta laga bilaabaa waxa hawshu halkaa ka bilaabey oo dhaleyey dilkii shiikha ee muuse ismaaciil gurgiisa lagu dilay maxaad u sheegi weydey inta aad sheegayso labadii nin ee shanta aad sheegayso meel kula dhintey maxaad sheegi weydey ninkii isagoo masaajidka salaadii subax ku socda ay reerkiinu dileen adeer xagaya 4 nin baa dhintey xagiinana sida aad sheegtey 6 nin baa ka dhintey markaa dahabna ma tihide daamur iyo maar laysku daray baad tahay axmed karaashkan aad ku qarweysaana ceerigaabo cid ka hor istaagaysa ma jirto maxkamada muuse ina kaahin ka ceerigaabo dagaalka ka ridey baa dhawaan la soo saarayo

  • @IbrahimIndho-yj4bc
    @IbrahimIndho-yj4bc 15 дней назад

    8:05

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 15 дней назад

    What goes around comes back to you inshallah

  • @SiyaadMaxamed-bv3wc
    @SiyaadMaxamed-bv3wc 15 дней назад

    C/laahi dahab waa geysi qaran guleyso axmed karaash waa danbiile diltoogasho maxkamada hakuxunto naaleeye qaxaya yeenugu soonoqon dhulbahante waa gugun dhashay

  • @aminajama7880
    @aminajama7880 15 дней назад

    Ilahay dadkiis wakan derjeyay Odaygi calolguday inta ninkasi gartay buu garan wayay odayga sirta laga haya waynan subxan

  • @Shaafici-g7z
    @Shaafici-g7z 15 дней назад

    Geesi geesi dhalay

  • @Ridwan-jo1wc
    @Ridwan-jo1wc 15 дней назад

    Waa Maalinta kaliya ee aan ninkan qudabadihiisa un bogay, waxaan leeyahay xukuumad wax lagu haleeyaa ma jirto oo waad ogtahaye, intiina bulshada indhaha u ah taga deegaanka abaabula oo baraarujiya dadkiina.

  • @AbdiYare-ff7xw
    @AbdiYare-ff7xw 15 дней назад

    Starting from now anigo wax dili kara duco qadan mayo

  • @NOREDIN666
    @NOREDIN666 15 дней назад

    Ku Cadee ABTI waad nagu banaan tahaye .

  • @fadumoabdillahi9616
    @fadumoabdillahi9616 15 дней назад +3

    Maashaa allaah illaahay Haku xifdiyo madax waynaha mustaqbalka

    • @AbdiYare-ff7xw
      @AbdiYare-ff7xw 15 дней назад

      Inder Aniga ISO dir😂😂Guul iyo Gobonimo ❤❤❤❤❤❤❤ Somaliland

  • @SamiiroCumar-d6b
    @SamiiroCumar-d6b 15 дней назад

    Markii laska laduqaynayaay alle lagama baqaynmiyaa alle markasta halga baqo

  • @nasriina6617
    @nasriina6617 15 дней назад

    Kan waa doqon hada Siyaad I isga dhigaya bahash muse ayaa bilaabe adna waxba ma fahmey bahasha ka leexo duqon baad teheee

  • @abdirahimabdikhalak3592
    @abdirahimabdikhalak3592 15 дней назад

    RUNTA ada sheegtay nolow. GEESI garan Cabdilaahi dahab .cadowaga umaada SOMALILAND. Doonay inay SOMALILAND waa inay iska celisa cadowaga HUWANTA iyo somalia iyo jabuuti ay dabada ka rixiyan. Somaliland guul guul guul guul guul guul

  • @mohamedomat4028
    @mohamedomat4028 15 дней назад

    Waa in adiga lugu soo qabto Afkhashuushle.

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 15 дней назад +1

    Dadkan markasta ma mirqaan sanyihiin mese waxani waa kibir?

    • @mohamedabdi3468
      @mohamedabdi3468 15 дней назад

      Marqan ma aha saxiib. Wa ragnimo iyo kalsoni ay qaban, wa libaxyo banan cidla jiffo oo dalan dolida ku duul waregey saneyso an dan iyo murad ka lahayin. Markey yara qaninan dirbaxo kulu ku dufta dabaded hurdada iskaga noqdan. Wa fahantay ban uu malenay, gagabso yan gaad laga qaban adhiga qudadha !!! 😂

    • @TogdheerBurco-x3p
      @TogdheerBurco-x3p 15 дней назад

      Ma daroogaysna sidiina Jaadka se waan cunaa adna ku barnay marqaanku waa jaadk sarkhaane waa daroogo iyo khamriga waana idinka kuwa cunaa oo cabaa

  • @kiinjaamac1234
    @kiinjaamac1234 15 дней назад

    Dhiilaa kudhashay

  • @ZahrasalaxGeele
    @ZahrasalaxGeele 15 дней назад

    Geesi masha Allah ilahay somaliland nabad warta hasiyo cadow gedu Allah hajebiyo

  • @user-hw5bt5bj8r
    @user-hw5bt5bj8r 15 дней назад

    Guulayso maxwayna ha 2

  • @saleebaancali9690
    @saleebaancali9690 15 дней назад

    maxay nabad soo dhoweyaan iyagaaba hawsha wadee

  • @irshadnor4840
    @irshadnor4840 15 дней назад

    Nimankani waa yahuudo kale dhibka iyagaa wada hadna victim card ayay ciyaaraan

  • @dalaisacgibril5899
    @dalaisacgibril5899 15 дней назад

    Doqonoow nabada wax dhaama ma jiro maanta 500nin baa inaga xidhan oo waliba ay aheyd in la dilo oo 8bilood oo xidhiidh ah madaafiicda la dhacayay Laascaanod laakin gobonimo ayay qaateen nimankaa dhulbahante ee aynu wada dhalanay ee aynu xumaynay

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 15 дней назад

    One iska amusto mushroom

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 15 дней назад

    Muuse juudan Danville ugu weyn weye maxamed ka hadasho 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @Saajac2024
    @Saajac2024 15 дней назад

    Odeegaan sii waax xuurdoo lagaa soo kaacshaay u eeg ayaa naaga amusiyaa.

  • @MohamedAhmed-t8h2p
    @MohamedAhmed-t8h2p 15 дней назад

    Reerkan hanjabaad badan waana isku wada dhiig mmmm markay dhacdo orod badana

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 15 дней назад

    Mhdsnd mdne chi dahab
    Maxkamadaydnbau u bahsmyihin
    Karash, garaca, ugasyo kushega
    Lasdhigo dhan, agagaski bar
    lamanka iyo kuwa la midka,a
    Iyo oyayaye, shabelnacss, caliguraygi
    Dacawadu cuntay, tobaneyo kabadn
    O kale maxmada dawladu hasarto
    Gudomiye wa runta cadawga waa
    Halkisa hallogu tago o lagu laayo

  • @SNAcomando
    @SNAcomando 15 дней назад

    10qumbulud oo qaad ah ayu isku soo hubsaday war cabtooy baad tehe inta dhimatayna gacan ka saxan baa dishay allah uma naxristo ssc baa cerigaaba xukumeyso isaqland 3gobol ayu leyahay inta kale dalim nimo ayu ku dagan yahay
    Khatuma state of somali waa mamul goboled somalia sh waye
    Idinkana khatumo baad kamid tihin

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 15 дней назад

    Fatabaqle òohinta xejiso

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 15 дней назад

    Cadalad kama aadan hadlin ee dulmigi ayad uhilisay inta aad fikirka qabtana umada nabad I dhaweyn meyse wey kafogeyneysa

  • @InakalaYaac
    @InakalaYaac 15 дней назад

    War.kani.miyuu.dhimanyahay.kkkkkm.wuxuu.yiri..halasooqabto..axmed.laraash.war.ba.mahayo

  • @user-mr6sp3yh7e
    @user-mr6sp3yh7e 15 дней назад

    Ama sida ninkan u hadla ama aamus a kuwa huwantu faraha ka haysow

  • @rasheedgaraad6063
    @rasheedgaraad6063 15 дней назад

    Hadaa oo kalas culumo lagu ordaa. Sagaalkii bilood ee Laascaano madaafiicdu ku hoobanaysay marna culumadaada ma tiri ka hadla dulmiga mr Dahabloow?

  • @hassanfarah1784
    @hassanfarah1784 15 дней назад

    War adkayso ibnu keleb afqadhmuune yaad dawlad u yihiin halkaas ma hooyadaa baa leh.

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 15 дней назад

    Sidii laascaano loogalay waa loo galabta ceergaabo daba cayunow

  • @barlinaden8850
    @barlinaden8850 15 дней назад

    Dambiilaha uu muse juudaan noqon waayay oo Ahmed karaash uu noqday waa loo joogaa. Caqligaagu waa kaan naqaanay.

  • @user-vp6xv2xv5r
    @user-vp6xv2xv5r 15 дней назад

    Waar nin raga oo mawqif leh oon sida qaar liita oo huwan kalkaal ku hadaaqaan ,axmed karaash waa mujrim dab shida ah

  • @bintusalah5449
    @bintusalah5449 15 дней назад

    Dhaman. Alle. Haa. Unaxaristo lakiin. Kuwa. Kale. Dhiigodu. Maa xalalbaa. Yaab. Weye. Ninkii. Lagidilay. Lanbarwaan. Mee. Isaagu Yaaab

    • @HindaAbdulle-fl2jj
      @HindaAbdulle-fl2jj 15 дней назад

      Ninkaaso dagaal buu ku soo galay weerar cidkasta iyo dhanwalba qofka dadka weerara dilkoodu wuu ka duwanahay kiiska

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 15 дней назад

      isaaqu ma cid ay ku duuleenbaa jirta ninkii qori lasoo adaa waa layska celinayaa waana xaq

  • @AbdiqaniArtan
    @AbdiqaniArtan 15 дней назад +1

    Muuse Biixi iyo Habar Awal ayaa ku rarata.waa kuwa ku yidhi xisbi furo oo Garaxajis kala jebi.yaa ku dhegeysanaya duliyahow

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 15 дней назад

      hadaa garxajis tahay cadagude ayaa bilaash kaadhigay

    • @user-mr6sp3yh7e
      @user-mr6sp3yh7e 15 дней назад

      Adigaa duli ah waa xor sharci ha u diiday waakee goormaa garxajis inta meel fadhistay ku heshiiyay nin madaxwayne ah

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 15 дней назад

    How many innocent people you killed them?

  • @YudufAl
    @YudufAl 15 дней назад

    War Daamur istaxyi nafsak ? Yaa bilaabay fitnada? Yaa dilay sheekh Salmaan ? Fitnadu way hirudaa,cida toosisa nacladi ha ku dhacdo. Xadiith saxeex

  • @user-sf2oo1ln4v
    @user-sf2oo1ln4v 15 дней назад

    Kuwa ceergaabo lagu dilay mad kahadashan

    • @MFarahification
      @MFarahification 15 дней назад

      Wali cid lama dilin ee ha dagdagin xasuuq waa soo socdo

  • @HusseinadamHashi-vr5hj
    @HusseinadamHashi-vr5hj 15 дней назад

    BACAAAAAAAAAAAAAAC.

  • @NajaxWarfaa
    @NajaxWarfaa 15 дней назад

    War ficil baa loo bahan yahay Nacnac loma bahane dagalka gala

  • @Farah-b9q
    @Farah-b9q 15 дней назад

    Axmed waa ninkii jaaniiska kugug hellay kubacasadey waa cumareyesanayan nalaye Axmed

  • @ugaskawadanka2623
    @ugaskawadanka2623 15 дней назад

    Dulmiga SNM ha joojiso muse biixi sidan ayuu rabay si doorashada dib loo dhigo

  • @R3dS3a
    @R3dS3a 15 дней назад

    Axmed karash cidna kabaryi mayo inta aad muse bixi iyo qatilinta lamida ee dhiiga qamcahoda ka da eysa wa in aad cadalada kentan

  • @SamiiroCumar-d6b
    @SamiiroCumar-d6b 15 дней назад

    Horta markii nin dhulbahante ah hadlo maxay lawada qayliyaan reer waqoyi

  •  15 дней назад

    SReer baad difaaceysaa , reerna waad u hanjabeysaa, Somaliland magaceeda maad meel iska dhigtid, oo cidda
    aad tahay sheegatid,..

  • @siciidaxmedhaariye235
    @siciidaxmedhaariye235 15 дней назад

    mee hubkii faraha badnaa ee jabhadii gacan libaax mise kursibaa lagurabaa

  • @user-nu2pe1go3s
    @user-nu2pe1go3s 15 дней назад +3

    Afku kuma go c/laahi dahab geesi geerida ku disha geedkeed gabo jir oo joog inadeer❤❤❤👏🏾👏🏾👏🏾🇹🇯

  • @halimadirie5301
    @halimadirie5301 15 дней назад

    Xukuumadi ma jirto waa imaaratu sibyaan waa xukun caruureed laba mid uun baa dana in bareeshar la saaro oo la hago ama laga tashado waxa kaleba waa wakhti lumis

  • @cabdinuuromar5088
    @cabdinuuromar5088 15 дней назад

    Somali lander karaash adna waxaad tahey harti lander kkkkkkk

  • @warfaageeddi3128
    @warfaageeddi3128 15 дней назад

    Garxajis waa kuwii diiday ninkan si uu ugu tartamo madaxweyne oo waddani oo qudhun ah ayay daba socdaan

  • @user-un4dl1ch5z
    @user-un4dl1ch5z 15 дней назад +2

    Garxajis waxa guumaynayaa gudida garxajis, ha iska qabtaan. Abullahi, hadii wanaag la doonayo iyo hogaamiye Hanan kara shacabka Somaliland Adiga ayaa garxajis ku dooran lahaayeen😮

  • @abdirashidfarah2474
    @abdirashidfarah2474 15 дней назад

    Maxaa axmed karaash soo qabataa idinkaaba 600 la idin ka.hayaa

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 15 дней назад +1

    You are not government you are tribe land

  • @Sarta100
    @Sarta100 15 дней назад

    Qaa in maxkamad la saara kuwii dilay kasoo qabta.

  • @Farah-b9q
    @Farah-b9q 15 дней назад

    Kkkkkkkkkkk

  • @HainAhmed
    @HainAhmed 15 дней назад

    Geesi qaran ❤

  • @Cabdi.AxmedCige
    @Cabdi.AxmedCige 15 дней назад

    Degaana tacsaad udiray nadal

  • @xidiigtareersool2729
    @xidiigtareersool2729 15 дней назад +1

    Ceerigabo ama qaybtiinad ku ekanaysiin ama waxay noqon saxaare lama deegan ah ku biisharayso Dhulbahante waa kii adigo Qaran sheeganayey 33 sano Afka ciida ku galiyay ee ku qawiiyay ee 500 oo maxabiis ah iyo hub waxaad haysatay ka furtay maydkagii baa doxooyinka Nugaaled wadhan ilaa hada Awood hadad hayso halagu arko Somali iyo Ajinabi ba waa yabay fulaynimadiini iyo sidii laydiin qawiiyay inaad hadashaanba waa idiinku ceeb iidoorow ilma Abaarso Axmed Karaash waa geesi baar qab ah oo sacabolay idiinka dhigay waligiina idin raran jiray waa Awoowgis nin kii Gar,Adag idiinku guursaday car wax iska ceeliya fulayo😂😂😂😂

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 15 дней назад

      idinka meelba kuma lihidiin dabagalbaa iska aheyden xaafadahaa daganeydna shalaa kaqaxdeen. ceerigaabo warsangalaa daga idinmana ogola

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 15 дней назад

      sidiiniibaad odhan yaa daaroodaay yaa daaroodaay fulay

    • @jamiilaJama-c5c
      @jamiilaJama-c5c 15 дней назад

      gar adG labadii dhulmahante ee isku fuulay 😂😂😂😂 taariiqda ha duwin

  • @Mustafe-mc5ls
    @Mustafe-mc5ls 15 дней назад

    Muuwaadin dhaba

  • @DayibWali
    @DayibWali 15 дней назад

    Gudomiye

  • @fuadsheikibrahimkoohin5970
    @fuadsheikibrahimkoohin5970 15 дней назад

    Waa hogamiyaha mustaqbalka isha Allahu

  • @abdimohamedabdulahi2994
    @abdimohamedabdulahi2994 15 дней назад +1

    Doqon doqon dhalay yaa dadka dhul bahante ah dilay miyey iska dhinteen mise waa cibaado lagu jahaaday !!!???

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 15 дней назад +1

    Dsdkan inay fooraraan caqligodana in la iska celiyo u kuso moqonaayo waxa cadaynaysa kuwi dhanka kale e magaalada dhexdoda lagu dilay marna muusam so hadal qaadin.

  • @Shukri20267
    @Shukri20267 15 дней назад +3

    Libaax isaga ayaan dooranaynaa

  • @Gobsame
    @Gobsame 15 дней назад

    Hadaa doonaysaan in Somaliland cadowga iska celiso reer kiinuna wax noqdo gudida gacan libaax ee gudcur gude baabiya

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 15 дней назад +1

    Waa dhab waa dan biile Axmed karaash Isagoo maqan waa in dil lagu xukumo

  • @Layla-nw8nr
    @Layla-nw8nr 15 дней назад

    Liar, you're the one making problems

  • @MaxamedCabdiqadir-iz2pj
    @MaxamedCabdiqadir-iz2pj 15 дней назад

    Qabyaalad.ayaad.samaysay
    Maxaad.ugatagtay.salmaan.
    Isaaqkaliya.miyaad.uducaynaysaa

  • @axmedgalas9695
    @axmedgalas9695 15 дней назад +2

    Waar ninku libaarsana, reer Somaliland waxan leeyahay doorta ninkan.

  • @hooyoosman8308
    @hooyoosman8308 15 дней назад

    Mansha allaah sidaad uhadashay wa dhab cadowgaa ha jabo

  • @ahmedelmi8862
    @ahmedelmi8862 15 дней назад +1

    Ninwalba qiimihiisu intu yahay baa miisaankiisu yahay

  • @abdirisaqhasan8118
    @abdirisaqhasan8118 15 дней назад

    Maxaay qabanayeen caano miyaay gadayeen u sheeg muuse biixi nacaso so gal dagaalka

  • @UmuHudayfa-qf7iq
    @UmuHudayfa-qf7iq 15 дней назад

    Ilahay haku daayo halyeey qaran geesi dalku u bahan yahay muse niinka ha nogu wareejiyo xisbiga waanu ku farxii lahayn dhamaan reer somaliland waa geesi aragtii foog oo coodkara ManshaAllh wlhyi waan ku farxaa hadalkiisa ManshaAllh

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 15 дней назад

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @KhadarCilmi-wv9cn
    @KhadarCilmi-wv9cn 15 дней назад +1

    GEESI G.DHALAY TAABSI BAAJUUMA ILEN WAY INAGA DHAMAN WAAYENE

  • @user-vo4tj3zi6h
    @user-vo4tj3zi6h 15 дней назад

    Abdillaahi dahab allaah ha ku gadhsiyo madaxwaynah dalka insha qof kastaba waxaa lagu qimeeya sidu u difaaco dalkiisa gulaayso cabdillaahi dahab ❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @user-sr86ui3xsuhsw
    @user-sr86ui3xsuhsw 15 дней назад +1

    Xalka ceerigaabo kuma jiro NIN cod doonaya oo mediaha ka qayliya.... Raali ahow adigu xalkii ma hayside

  • @B.abokorAderea
    @B.abokorAderea 15 дней назад

    C/hi Dahab wa Dahab,waa xalaala,Cabdilahi dahabow ku biiro ururkaga Xusbiga Kulmiye.

  • @user-di1po6rj9r
    @user-di1po6rj9r 15 дней назад

    Dawladii Somaliland ee dadkan matali jirtay aaway