Sh C/Xayi oo ka hadlaya cabsida madaxda dowlada iney ka hadlaan xaalka Qaza "Dad waxaa jiro.....

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 30 сен 2024
  • Sh C/Xayi oo ka hadlaya cabsida madaxda dowlada iney ka hadlaan xaalka Qaza "Dad waxaa jiro qadiyada Falastiin iney ka hadlaan uga cabsanaayo Mareykanka oo dhahayo Mareykankaa i arkaayo"
    Sh. Cabdi Xayi Official, Waxaad ka heleysaan Muxaadarooyinka Shiikha, Khudbadaha Jimcooyinka iyo Jawaabaha Su’aalaha Diiniga ah.
    Fadlan✔Subscriber ✔Share ✔Comments ✔Like ✔

Комментарии • 276

  • @joomecade5699
    @joomecade5699 11 месяцев назад +3

    Culimada soomaliyeed dalkeena maxeey quraan ugu aqrin waayeen maxeey utaageeri LA yihiin ladagaalanka qawaariijta Wali MA arkin wadaad kahadlayaa dhibaatada dalka heeysta ilaaheey ha ugargaaro falastiin

    • @safiyoabdalahabdalah5289
      @safiyoabdalahabdalah5289 11 месяцев назад

      Somalidu qoq iyo qabyalad isku layni
      Ee qadiyad Islam uma dagalamayn

    • @fariida6236
      @fariida6236 11 месяцев назад +1

      Somalia waxa ka dhacaaya kama duwana waxa ka dhaacaayo wadamada carabta lkin somalida dhiigeeda ma qiimayso qabiil iyo isnacayb dhexdooda ah darteed ah

  • @amareto5772
    @amareto5772 11 месяцев назад +29

    Masha Allah, Soomaalidu waa dad diintooda aad u jecel. Waxa kaliya oo ka maqan, hogaamiyaal jecel dadkooda iyo diintooda.

  • @sahruja5777
    @sahruja5777 11 месяцев назад +2

    Shiiqanaa maxaad ugu hadliweyday Qawaarijta maalinwalba dadkeena xasuuqo kuwaas ayaa ubaahan inaad waxusheetiine tiisa daryeelaa tukale waxutara eetiina aaway faltiin ilaahey dhibka kakaqaado waana uduceyneynaa waa dad muslimiinahe.

    • @fariida6236
      @fariida6236 11 месяцев назад

      Khawaarijta iyo dowlada waa Hal shilin oo labo waji leh

    • @AbdiAden-k9l
      @AbdiAden-k9l 11 месяцев назад

      Dadkan somali jowga dad is wada og waye dowlada iyo shabab Lakin tan gaalo iyo muslin waye wana masjidka barakeysan al aqsaa

    • @nasroali8728
      @nasroali8728 11 месяцев назад

      ​@@AbdiAden-k9l
      Sidaas waxad uleedahay because dadkaga ama deegankaga dhib kuma haayaan sax

  • @Hadahadhow25
    @Hadahadhow25 11 месяцев назад +4

    culumada qaarkood waxa umaleysa in waqica jirta inay la tacali karin. Dalka somalia marku ayada teeda ku filantahay ayay cid kale wax tari karta. Kuwa mareykan iyo yahud ka daran aya malinkasta ummada dhibayo o qarxinayo, maalkoda dacayo. Adigo ka hadleyso ma maqal.

    • @guletgulet3389
      @guletgulet3389 11 месяцев назад +2

      intaa waa kugu raacasanahay, wali isagoo AS ka hadlaya maa arkin.

    • @nasroali8728
      @nasroali8728 11 месяцев назад

      Waa munaafaq inu na jeediyo ayu la suuroonayaa

  • @osmanahmad8509
    @osmanahmad8509 11 месяцев назад +2

    Sheikhow mashaa allah
    Dhimashada yaan laga cabsanin ayaa leedahay waa war fiican
    Lkn adigu Alshabaab oo soobe oo masaajid kaagu kuyaalo qarxiyey
    1000 qof kudhowaad na wax dhintay iyo wax dhaawac ah ay noqdeen welina alshabaab
    Ay ku hayaan dhibaatadii dad muslim kaa ee soomaaliyeed maxaa ugu hadli waysey
    Mise alshabaab cabsideeda ayaa la aamustay.
    Muslim ka soomaaligaa oo khawaarijtu dhibka ku hayso oo ay qarxinee oo kula jooga dhibkiisa ka hadli maysid
    Oo alshabaab ayaa kacabsanaa
    Kamana hadli kartid miyaa?
    Muslim ka falasdiina
    Waa ka hadlaa oo waa udanqanaa
    Dad kana waxaa leedahay yaan lacabsan.
    Waa hadal aan isqabanayn.
    Muslimka lajooga dhibkooda ka nin kii kahadli waayaa wixii karaan kiisa ah na uteri waayaa
    Muslimiin ka fogna waxba umatarayo.
    Saqadu waa inay gurigaaga kabilawdaa.

    • @nasroali8728
      @nasroali8728 11 месяцев назад +1

      Waa shuqul munaafaq iyo qiiro jabaan malaha dadkiisa gaarka ah dhib kuma hayaan qawaarijta

  • @calinuurwalaal7115
    @calinuurwalaal7115 11 месяцев назад +8

    Allow culimadan inoo XAFID oo inoo BADI .... walaalaheyga Falastiinna 🇵🇸... CADOWGA KADULQAAD 🤲🤲🤲🤲

  • @hassanmohamedibrahim-rv6jp
    @hassanmohamedibrahim-rv6jp 11 месяцев назад +2

    Maaaasha allaah waa run in dowlada dhexe ee somalia ay baqeyso iney ka hadlan qadiyada walahen falastiin ❤siba ninka madaxweynaha ka ah somalia manta waa xassan gurgurte wuxuna ka baqaya imaradka iyo labada shilin inu ku waayo illaahey kuma sahlo insha allaah barlamanki xaranta ahana webey amusan yihin waxa u daran shilimadka lasiiyo ayey diintodi ku bedesheen dhulka allaah ha idinla gooyo insha allaah ❤️🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴Falastiin free❤🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇸🇴🇰🇼🇰🇼

  • @Deqoliban2023-xe1yj
    @Deqoliban2023-xe1yj 11 месяцев назад +4

    Ascww ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar ALLAH akbar

  • @ardacismaan6121
    @ardacismaan6121 11 месяцев назад +2

    MAASHA ALLAAH FAKA ILLAAH KAAMAGOOYO RUNTA AYAAD KASHEEGTAY MAREEKANKU WUXUU ISMOODAY WALAALAHEEY REER FALASDIIN WAAN GARAB TAAGANAHAY GUUL GUUL BAAN URAJEEN

  • @Waayaabay
    @Waayaabay 11 месяцев назад +3

    الله أكبر الله أكبر الله أكبر

  • @NaicmoHussein
    @NaicmoHussein 11 месяцев назад +8

    Ilahayoow Muslimta ugargar rabiyoow aamiin aamiin aamiin yaa rabi 🤲🤲🤲🤲

  • @SabariinCabdishakur
    @SabariinCabdishakur 11 месяцев назад +5

    ❤❤❤❤

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 11 месяцев назад +2

    Gaaladu ma illaawin,Taariikhdii hore ee soo dhex marey marey iyaga iyo Islaamka,gaar ahaan bilowgii Islaamka. Allow Falastiin guuleysii.

  • @moha.tosane
    @moha.tosane 11 месяцев назад +2

    Hadii dhibaato na gaarto musliminta waan sabarna xanunka oo adkeysanaa, gaaladuba sidaas o kale dhibta waan dhadhansiinaa, adunyaduna tilkall ayyaam, waxaan arkena dad alle rumeysan iiman leh allana shahiidnimo siiyo, ilahey ma jecla kuwa dulmi falayaasha, اللهم انصر اخواننا الفلسطينين

  • @mohamedfarahdirie5649
    @mohamedfarahdirie5649 11 месяцев назад +4

    Masha allah
    Skeikhuna

  • @iftinxaajicabdi791
    @iftinxaajicabdi791 11 месяцев назад +2

    ❤s❤c❤w❤ illhey how hiiliyo falastiin bi idnillahi kariim cadowgana rabi ha jebiyo islmka gcnta koreyso allaha kadhigo aamiin yrabbii aamiin illahow baa bi I yuhuuda iyo lajirenkoda balo allaha kurido degdegah falastiin illhey heydin guleyo yrabbii aamiin❤

  • @saciidaxmed6646
    @saciidaxmed6646 11 месяцев назад +3

    Odaygaan wuxuu ku fiicnaan lahaa in uu ku biiro Kooxda KALAMAAN kama hadlo marka shacabka muqdisho shabaabka xasuuqaayo ayaa falastiin nooga sheekeynaayo

    • @nasroali8728
      @nasroali8728 11 месяцев назад +1

      Ka waran bal

    • @nasroali8728
      @nasroali8728 11 месяцев назад +1

      Qiiro jabaan aala dhahaa alaabtaan😂

    • @ayanelmi7218
      @ayanelmi7218 11 месяцев назад

      Adeerow orod qawaariijta ka hadal 1000 u dila shacabka muqdisho

  • @mowlidnoor8985
    @mowlidnoor8985 11 месяцев назад +3

    Allahu akibar allahayow musliminta falastiin 🇯🇴🇯🇴ayaga ugarlehe guuusha hasejin amiin yarabi amiin🤲🤲🤲 guuul wacan somalia🇸🇴🇸🇴🤲 iyo intaa samaha jacel insha allah
    KUSALIYA RASULKENA SUBAN salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim salallahu calehi wasalim

  • @husseinadan7060
    @husseinadan7060 11 месяцев назад +1

    Ya rabii help Palestine

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 11 месяцев назад +4

    اللهم اجعل لأهل فلسطين النصرة والعزة والغلبة والقوة والهيبة.
    اللهم انصر أهل فلسطين وثبت أقدامهم.
    اللهم انصر إخواننا في فلسطين.
    اللهم حرر المسجد الأقصى، واجبر كسرهم، واشف مرضاهم، وتقبل شهدائهم برحمتك.
    اللهم إني أستودعك بيت المقدس وأهل القدس وكل فلسطين.
    اللهم إنا لا نملك لفلسطين إلا الدعاء فيارب لا ترد لنا دعاء ولا تخيب لنا رجاء وأنت أرحم الراحمين.
    اللهم رد إلينا فلسطين والمسجد الأقصى ردًا جميلاً، اللهم أنصر ضعفهم فإنهم ليس لهم سواك.
    اللهم اجعل نار المسلمين تحرق الأعداء.
    اللهم انصر شعب فلسطين على اعدائك.
    اللهم بسطوة جبروت قهرك ، وبسرعة إغاثة نصرك، وبغيرتك لانتهاك حرماتك، وبحمايتك لمن احتمى بآياتك، نسألك يا الله يا قريب يا سميع يا مجيب
    🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸

  • @mohacade8773
    @mohacade8773 11 месяцев назад +4

    Maanta wadamada islaamka waxey ka baqayaan gaalada 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @amareto5772
    @amareto5772 11 месяцев назад +1

    Geesigana dhimashada uma soo deg-degto, fulaygana dhimashada kama soo daahdo.

  • @luulosman2849
    @luulosman2849 11 месяцев назад +12

    آللهم أنصر 🇵🇸 فلسطين و المجاهدين في سبيل الله و ثبت أقدامهم اللهم آمين يارب العالمين

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 11 месяцев назад +7

    Allaahu akbaaaar.Rabooow
    Muslimiinta ugargaar

  • @khalifmukhtarmohamed7920
    @khalifmukhtarmohamed7920 11 месяцев назад +2

    Aamiin yaarabi

  • @mohamedaden-zo9no
    @mohamedaden-zo9no 11 месяцев назад +1

    Mashllah bien dit.cheikh abdi je vs aimez

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 месяцев назад +1

    Allaahu Akbar subxaanallaah allow xaqa adaa u hiiliya yaarabalcaallamiin subxaanallaah 😭😭‼️⁉️ Allow ha nagu darin yaarabalcaallamiin 🤲 Ameen 🤲 Ameen 🤲🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @ahmedquraish932
    @ahmedquraish932 11 месяцев назад +12

    Allaha ugargaaro walalaheyna muslimiinta ee falestiin Alle ayaa nasri uga baryeena in uu guuleeyo cadawgana kaguuleeyo insha Allah 🤲

  • @ismacillapasta138
    @ismacillapasta138 11 месяцев назад +2

    Aamiin yaa allaah

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 11 месяцев назад +1

    Ama Tartar futoda lagal ama buur Futo lagal😊
    Waalaguusoocda kabahaaga hor usiiqaado😊 Tuug tuug dhaley oo Argagixiso ah aa tahey😊
    Sug adiga!

    • @somaliamg8038
      @somaliamg8038 11 месяцев назад

      Bastard gaal lajira ayaad tahay nooga leexo culimada marwalba islamka ayey guushu kudambayn

  • @AliyaAli-ee1lg
    @AliyaAli-ee1lg 11 месяцев назад +1

    Sheikh jazakaallahu kheir. Wan jec lay. Ruunta bu sheega. Allah kheir hakusiiyo shikho 🤲

  • @gamerninja8858
    @gamerninja8858 11 месяцев назад +1

    Masha allah

  • @CabdullahiDheere-ik5ew
    @CabdullahiDheere-ik5ew 11 месяцев назад +1

    Inshaa allaah falastiin weey guuleeysanee mareekan iyo israa iil aduunka weey u dhamaanee

  • @Shin-wu4mi
    @Shin-wu4mi 11 месяцев назад +1

    Inshallahu Sharon nasrtuu ka cabi ⁉️🤲‼️

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 11 месяцев назад +2

    Maasha Allah sheikh

  • @mohamudhassan9388
    @mohamudhassan9388 11 месяцев назад +2

    Aamiin Aamiin Aamiin

  • @SOMALI2024
    @SOMALI2024 11 месяцев назад +14

    كان الله في عون شعب فلسطين وحمايته. اللهم خفف آلامهم ومعاناتهم. فلتغمركم رحمة السماء. اللهم افتح قلوب الناس للعطاء في وقت الضيق هذا. كان الله في عون المنكوبين أينما كانوا. آمين يارب العالمين 🇵🇸🇵🇸🇵🇸🇵🇸🤲🤲🤲

  • @osmangiire1349
    @osmangiire1349 11 месяцев назад +1

    Argagaxisadii ayaa muxaadaro jeedineyso😊
    Balan waxaan idinkaga qaadey inaan miciyaha idinka guro😊
    Tuug tuugdhashey😊

    • @AbdiAden-k9l
      @AbdiAden-k9l 11 месяцев назад

      Waryaa saqajaan edeb yeelo wadaadka kadhamow hadii dagal ubahantahy meysha lowga bahanyahy aad

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 11 месяцев назад +1

    Aamiin aamiin aamiin

  • @ab7289
    @ab7289 11 месяцев назад +1

    Masha Allah sherkh

  • @SafiyoaliMaxamed
    @SafiyoaliMaxamed 11 месяцев назад +1

    Allahu akbar Allahu akbar

  • @SadiaM-hq2or
    @SadiaM-hq2or 11 месяцев назад +1

    Maashaa Allaah sheekh xayi waa ninka caqli badan oo fahmay xaqiiqda ka jirta aduunka. Allow rageena somaaliyeed oo dhan ka dhig sheekh xayi iyo sheekh mustafa. Iyaga ayaa dhalaan yaryar iyo kuwa waa weyn fahansiin kara xaqiiqda ka jirta aduunka iyo sababta soomaali weyn ay dhibku u haysto. Alow noo xifdi dhamaan culumada iyo inta caqliga u saaxiiba❤

  • @XalaneMohamed-c8x
    @XalaneMohamed-c8x 11 месяцев назад +1

    الله أكبر

  • @halimaomar7967
    @halimaomar7967 11 месяцев назад +2

    Sheegow beydhabo dhexdeeda saas kasoodheh no muqdisho dhexdeeda

  • @SafiyoaliMaxamed
    @SafiyoaliMaxamed 11 месяцев назад +1

    Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin Aamiin

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 11 месяцев назад +1

    Aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin aamiin yaa rabi noo aqbal ducada

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 11 месяцев назад +72

    أَمْ حَسِبْتُمْ أَن تَدْخُلُوا الْجَنَّةَ وَلَمَّا يَأْتِكُم مَّثَلُ الَّذِينَ خَلَوْا مِن قَبْلِكُم ۖ مَّسَّتْهُمُ الْبَأْسَاءُ وَالضَّرَّاءُ وَزُلْزِلُوا حَتَّىٰ يَقُولَ الرَّسُولُ وَالَّذِينَ آمَنُوا مَعَهُ مَتَىٰ نَصْرُ اللَّهِ ۗ أَلَا إِنَّ نَصْرَ اللَّهِ قَرِيبٌ

    • @fouzifouzi3393
      @fouzifouzi3393 11 месяцев назад +5

      Inshaa'Allaah walaal markaa aayad Qur'aan soo qaadato soo raaci inay Qur'aanka kariimka yahay, suurada iyo aayadana soo raaci.

    • @xiireeyxiney5953
      @xiireeyxiney5953 11 месяцев назад

      Pp0pp00

    • @abdulqadirkutub8032
      @abdulqadirkutub8032 11 месяцев назад +1

      INSHA ALLAH@@fouzifouzi3393

    • @fartunmahamud4454
      @fartunmahamud4454 11 месяцев назад +4

      Amiin yaa allaah

    • @abdulqadirkutub8032
      @abdulqadirkutub8032 11 месяцев назад +5

      @Phoenix6Arizona جزاك الله خير الجزاء
      إن شاء الله

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 11 месяцев назад +15

    وَعَدَ اللَّهُ الَّذِينَ آمَنُوا مِنكُمْ وَعَمِلُوا الصَّالِحَاتِ لَيَسْتَخْلِفَنَّهُمْ فِي الْأَرْضِ كَمَا اسْتَخْلَفَ الَّذِينَ مِن قَبْلِهِمْ وَلَيُمَكِّنَنَّ لَهُمْ دِينَهُمُ الَّذِي ارْتَضَىٰ لَهُمْ وَلَيُبَدِّلَنَّهُم مِّن بَعْدِ خَوْفِهِمْ أَمْنًا ۚ يَعْبُدُونَنِي لَا يُشْرِكُونَ بِي شَيْئًا ۚ وَمَن كَفَرَ بَعْدَ ذَٰلِكَ فَأُولَٰئِكَ هُمُ الْفَاسِقُونَ

  • @luulluul1427
    @luulluul1427 11 месяцев назад +3

    ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR FALASTIIN GUUL GUUL INSHA ALLAAH CADAWGA ALLAHA NAGA QABTO MARAYKANKA IYO KUFAARTA KALE INSHA ALLAAH ALLAHA GUBO FALASTIIN ALLAHA U GARGAARO INTA DHIMATAY ALLAHA U NAXARIISTO JANATUL FARDAWSUL ACLAA INSHA ALLAAH INTA DHAAWACANTAY ALLAHA CAAFIYO INSHA ALLAAH

  • @fartuunmohamed1062
    @fartuunmohamed1062 11 месяцев назад +2

    Marwalba xaqa ayaa guuleysanaayo ee Allah ha badbaadiyo shacabka falastiin gacantii sareyso marwalba Allah ha ka dhigo yaa rabi ciidankaada ku caawi walaalaha falastiin

  • @siyadmohamed4459
    @siyadmohamed4459 11 месяцев назад +4

    اللهم انصرنا اخواننا في فلسطين وقسا

  • @adamsheek1702
    @adamsheek1702 11 месяцев назад +1

    Masha Allah Allaha ku xafid sheekh

  • @ismahanhaji7700
    @ismahanhaji7700 11 месяцев назад +1

    jazakallaahu kheyr Sh Abdul Xayi

  • @umuraxma7268
    @umuraxma7268 11 месяцев назад +3

    Aamiin aamiin ilaahoow muslimiinta taladooda midkadhig ilaahoow gaalada tafaraaruq kurid ilaahayoow taladooda kala gee ilaahow noo aqbal oo noo aniib

  • @abdulqadirkutub8032
    @abdulqadirkutub8032 11 месяцев назад +8

    أَمْ حَسِبْتُمْ أَن تَدْخُلُوا الْجَنَّةَ وَلَمَّا يَأْتِكُم مَّثَلُ الَّذِينَ خَلَوْا مِن قَبْلِكُم ۖ مَّسَّتْهُمُ الْبَأْسَاءُ وَالضَّرَّاءُ وَزُلْزِلُوا حَتَّىٰ يَقُولَ الرَّسُولُ وَالَّذِينَ آمَنُوا مَعَهُ مَتَىٰ نَصْرُ اللَّهِ ۗ أَلَا إِنَّ نَصْرَ اللَّهِ قَرِيبٌ

  • @ibrahimmahmoud114
    @ibrahimmahmoud114 11 месяцев назад +1

    Illaahow aamiin❤

  • @habiboelmo7877
    @habiboelmo7877 11 месяцев назад +1

    Khalid binu walid sababta sarirta ugu dhintay ilaahey kumagacabay سيف الله marka hadi ladililahaa waxay dhihi lahaayen sayfti alle lajabiyay

  • @foosiyomaxamedxaaji3571
    @foosiyomaxamedxaaji3571 10 месяцев назад +2

    yahuudna waaku jirty dowlada aan ka dagi waynay wallaalky

  • @CumarCqanixanafi
    @CumarCqanixanafi 11 месяцев назад +1

    Allaha ugar gaaro walaalaheen falastiin waan garab taaganahay insha allah

  • @saidomohamed3442
    @saidomohamed3442 11 месяцев назад +2

    Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi Ameen yaa rabi

  • @foxeyplayz7524
    @foxeyplayz7524 11 месяцев назад +1

    Aaamiin yaarabbi ducadaada illahey ha noo aqbalo jazakallah qeyr

  • @walkaaweloo7562
    @walkaaweloo7562 11 месяцев назад +2

    Maasha Allah

  • @baarliincandicali
    @baarliincandicali 11 месяцев назад +1

    Maanshaa allaaah tabaarakalaah

  • @fartuncaliibrahim4995
    @fartuncaliibrahim4995 11 месяцев назад +1

    Falastiin garab allaaha siiyo

  • @laanjo
    @laanjo 11 месяцев назад +1

    wadaadow xaalada falastiin mida somaliya kadaran 😢😢

  • @HamdiAliHassan-u1x
    @HamdiAliHassan-u1x 10 месяцев назад +2

    Aamiin Yaa Rabbi

  • @saadiahussein3659
    @saadiahussein3659 11 месяцев назад +1

    Amiin yaarabi 🤲

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 11 месяцев назад +1

    Yahuuda ALLAAH HA NAGA NASAARO ALLAAH HA NAGA QABTO

  • @tvrarisdanguud4980
    @tvrarisdanguud4980 11 месяцев назад +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @guletgulet3389
    @guletgulet3389 11 месяцев назад +2

    Ilaahow Somali guul sii,oo qaluubtooda mideey.

  • @caanoos
    @caanoos 11 месяцев назад +1

    السلام عليكم ورحمة وبركاته
    ولا تهنوا ولا تحزنوا وأنتم الاعلون إن كنتم مؤمنين.

  • @QalbiCali-ku9gy
    @QalbiCali-ku9gy 11 месяцев назад +1

    Shiiq shabaab ahaa waligey maan arag asoo dhiig somali oo Muslim ah ka hadlaayoo soobe 1400 ayaa malin ku geeriyootay owr hal dhan kararan iga dheh. Falastin ilaah dhibka haka qaado walow dagaalka meshaa ka socdo waa dagaal siyaasadeed oo u dhaxeeyo
    Natayahu maxamuud cabaas bin salmaan c c masar xukumo

  • @mukhtarissakequal.9164
    @mukhtarissakequal.9164 11 месяцев назад +2

    Aamiin yaa Allah

  • @BileAxmedNuur
    @BileAxmedNuur 11 месяцев назад +1

    Waa dhibaato heysato laakiin waa jirtaa laakiin dhib kale naheysto Soomaaliya alle ha u gargaaro ummadda muslimiinta meelwalbo

  • @hargiesa_gira
    @hargiesa_gira 11 месяцев назад +1

    waar maxaa ghaza kaagalay!? waxaad idka dhigtaan dad wanaagsan,falastiin intay kuuchirto ma taqaan
    ma dambiga aad Somaliland kaga sheen baad rabtaaninaad iska dhaqdaan ? dee urud falastiin aad oo dadmbigaa iska dhaq haduu kaa dhaqmayo.
    ?

  • @xasanaadan7019
    @xasanaadan7019 11 месяцев назад +1

    Laakiin Islaamku wey illaaween,taariikhdii soo dhex martey gaalada iyo iyaga,gaar ahaan bilowgii Islaamka. Falastiin guul,insha Allah.

  • @MariamAbdalla-r5h
    @MariamAbdalla-r5h 11 месяцев назад +1

    Allahu akbar sheekhuna qisooyinkaan kugujeclahay jazaakalahu kheyr jazaak اللهم أنصر اخواننا في فلسطين يا الله يا رحمان يا رحيم يا ذالجلال والا كرام

  • @maryanmaxamed35
    @maryanmaxamed35 11 месяцев назад +6

    Allahu Akabar😢😢😢❤❤❤

    • @abdiadan4837
      @abdiadan4837 11 месяцев назад

      My Allah SWT accept the prayers of the sheikh to give power & victory the palestins in their struggles Amin ya rabi

  • @fartunmahamud4454
    @fartunmahamud4454 11 месяцев назад +1

    Amiin yaarabi

  • @waryaaofficialchannel3323
    @waryaaofficialchannel3323 11 месяцев назад +1

    Mansha Allah shiek sida saxd buu u sheegay waa sheik dhalinyarta fahmeeyso

  • @CqaniAxmed
    @CqaniAxmed 11 месяцев назад +3

    أللهم أنصر أخواننا في فلسطين

  • @cabdigedi8145
    @cabdigedi8145 11 месяцев назад +1

    Ka hadal kan alshabab sheekhow cabsida uska daay tan ayaa ku quseyso cabsida iska daay

  • @Gulmudagirl
    @Gulmudagirl 11 месяцев назад +1

    Cabdi xayiyow adiga iyo umul waxaad iskudadaysan ma idinmasocontoonto in aad terrorest cusub kabilowdaan soomaliya cid idinkayelaysa majirto naftiigabe nafkale makalkaalo dadkiinii baa labolabo iskuhasta oo idinkuna lakalasafan tihiin oo midba midkakale bam dabada uguxirayaa waxay rabaan in aay wiilasha soomaliyeed oo geesi yaash ah intay yaacaan oo falastiin intaysangarin midba mel laguxiro oo midba meel lagudilo garaaraheer waxay donayaan in aay dad ilmahoda Mishiman ayagu meel uma socodaan terrorest 🤮🤮🤮🤮🤮😡😡😡😡😡😡😡

  • @AhkAboubaker
    @AhkAboubaker 9 месяцев назад +1

    انا اوريد أن اروح في غزة أنني لا اتحمل والله يا خوتي يا اومت محمد

  • @sadionor800
    @sadionor800 11 месяцев назад +2

    Insha alaah weey guuleeysan doonaan walaalaheena reer falastiin bi idini laah gacanti koreeyso ayuu ilaaheey ka dhigi doonaa insha alaah

  • @Dahir121
    @Dahir121 11 месяцев назад +1

    Mashallah

  • @NuuraCumar-zo8vd
    @NuuraCumar-zo8vd 10 месяцев назад

    Waxnbaiygaainoken. Sianiskugmshuuln oayniskugu hailing kallgeenanmaha. Wacalmuislam. Oodhan. Labalbayay madxa. Iskugu galiyeen

  • @rahmasharif5592
    @rahmasharif5592 11 месяцев назад

    MashaAllah may Allah reward you sheikh

  • @freestress7321
    @freestress7321 11 месяцев назад +1

    Mashallah sh Cabdul xayi Allaha ku karaaameeyo aad baad u xikmad badantahay

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 11 месяцев назад +4

    اللهم انصر في اخواننا الفلسطين امين يا رب العالمين

  • @adammohamed5339
    @adammohamed5339 11 месяцев назад +6

    ما شاء الله تبارك الرحمن بارك الله فيك وجزاك الله خيرا الشيخ عبدالحي

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 10 месяцев назад

    Allahu Akbar walilahil Hamdu,IAllah Beitul Aqza Yuhudd Natinyahu oo ah midka Aqoonta daran,Bideyn Shameles Pelican PM Britain Germany Italy iyo kuwa munafaqyada madaxda Carbeyd,Urdun Masar Sheikhuna waa in shacabka lawacyi galiya

  • @mychannel-bq1mq
    @mychannel-bq1mq 11 месяцев назад

    Sheeikh ii ducee in uu alle iga dhigo Kuwa uu oofsado iyagoo Ku jira wax uu alle raali ka yahay

  • @MaxamedGeedi-gr7eq
    @MaxamedGeedi-gr7eq 11 месяцев назад +1

    Masha Allah sheekh halkaa nooga waa allahu Akbar insha allah

  • @Umumahamed1
    @Umumahamed1 11 месяцев назад

    Ranjalis ma rotiya shacabkiya ba ramsade hal heyski xiligi mAraykan ka lalayy insha allah yuhudane wa laramsa dona

  • @xalinta2
    @xalinta2 11 месяцев назад +1

    Ilaahay khayr badan ha ku siiyo anagana wanaada nagu anfac. Ducada aamineen

  • @maandeeqcookingmuxadrahcha7392
    @maandeeqcookingmuxadrahcha7392 11 месяцев назад +1

    Shabab ma ka hadshay dagaalkaan??

  • @AJYahye
    @AJYahye 11 месяцев назад +2

    اللهم انصر اخواننا المجاهدين الفلسطينين في غزة.. امين يارب العالمين

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 9 месяцев назад

    Imisajeerban Arkay Adoo Marka Dadkaas Kula Diinta Iyo jiiraankakula Ah markeynuusadaanba
    Lecture Kasoosaara .
    Ilaahayoow Nalabaxso 💔

  • @mohamedismailIbrahim-u8j
    @mohamedismailIbrahim-u8j 11 месяцев назад +1

    guul falastiin insha,allah