BARASHADA DHAQASHADA DIGAAGA / Ku Baro Af - Somali Poultry Farming
HTML-код
- Опубликовано: 10 фев 2025
- DOWNLOAD CAALIN ACADEMY ANDROID APP
play.google.co...
Kuliyadan waxa aad ku baran doontaa wax soo saarka digaaga iyo habka looga faaido .
kuliyadan waxa aay socon doontaa mudo kooban oo 2 bilood ah labadaasi bilood ayaa laguugu soo koobayaa dhamaan dhaqashada digaaga iyo qaabka loo bilaabo beer digaag ah .
Talaal ka digaaga
Barashada noocyada cudurada ku dhaca digaaga .
Daawaynta Iyo Ka Hortaga Cudurada ku dhaca digaaga .
Nashqadaynta goobta aay digaagu ku noolaanayaan
Sida loo sameeyo mashiinka digaaga lagu dilaaciyo .
Iyo in kale oo badan ......
Salaam Alaykuma first one thanks my dear teacher 🎉🎉🎉🎉🎉🎉😊
Muqdisho mukuyaalaa schoolka macalin
@@faynus_electric Waa online waaye. caalin.com
@@Caalinonlinemacalin inaan bartaan Rabaa seen kubartaa
Maashaa allaahu mahadsanid
Wan ubahanahay wll
Runtii waa fikrad aad uwanaagsan
Mahadsanid
Diiyar ban ahay❤❤❤❤❤
Walaal musica ka dhaaf war bixintaada, hadalkaadaba musicaa ka cod dheereeya.
4sano maku soo safari karaa😢😢😢😢😢😢😢😢😊😊🎉🎉🎉🎉
Haa wllo so dhowowo nagala soo xiriir whatsapp:+252634853169
M.A mcln
Guud
Waan ubaahanaa walaal
Diyaar ahay❤
Waxad ishegtaa macalin hunyada gasha digaaga sidee loga daweeyaa
Waa.inte.mashink.waa.inte.lacagta❤
❤❤❤
Wll waa lagu barayaa waxaad nagala soo xiriirtaa whatsapp kan👉 +252618411631
Asc macalin waan ubaahnaa
aniga bartay lakin waxniga sifaidoraba waxan hy nin baratiko xata ubartay
iphone ka kuma jiro caalin academy app maxa si ah
Coursada malacagbaa?
Ofline rabaa on line marabi
Wll waan rabaa sida loo daaweeyo soo sifcn la,ii ma baraaayo
Waan ubaahanahay wll