Naa ma ninbaa mise waa ay ay.naa dhaqan xumada raga ka daaya habaar idinku dhacye .nin igu dhib qaba oo dhib igula noolayn oon i jeclayn maanaa la noolan kara
hada ka hor anigoo norway ku cusub ayaan waxaan u tagnay aniga iyo wiil kale cid markaas ayaa ninkii shaqada ka yimid wiilka ila socdane waa gabadha ina adeerkeed laxmi ah ninkii goortii uu yimid ayuu daba gaab soo gashaday jikadane galay xataa ma fadhiisan wiilkii ila socday ayaa iga geesisanaa oo yiri intaan yaabanaa qaaxo ha idisho hadaan cuno waxoow soo karshay ee ma noo soo karine mase .wey istaagtay karintii markeey aaday ayee waxa ay tiri adeeg soo gad adeegii qeyb ayuu ka soo tagay waxey dhahday maxaa uga soo tagty ma yaaliin ayuu dhahay intey jaakad la booday ayee tiri hadaan soo atko yaa weylak wey baxday ilaah baa mahad leh waa la soo waaye markii la qadeeye ayee wiilkii ku tiri norway saan kuma dhaqmeysid ee is badal balse waxaa ka badan inta dumar somaliyeed oo wanaagsan oo norway ku nool dumarka aan aaminsanahy in ay yhiin kuwa ugu fcn aduunka we love u hablahanaga .
Aboowe i cafi, haddaan cadhooday oo shaydaan farahayga keyboardka kaga gig iyo giiiig siiyay Qof dumaraan ahay, dumar dhashay, la dhalatay oo damqadaa dumarkoo idil---- CAFWAN YAA AKHII Ibni'aadan dakanooyinkuu ka galo aadane Ilaah kama cafiyo, Ilaah tiisuu uunbaa ka cafiya karaa aadane waxii ay Ilaah ka galeen Waan yara cadhooday cafwan yaa akhii Xaq iyo gar Islaamba uma lihi in aan ku aflagaado---Mar mar baa shaydaan allah naarkii wax uun inoo shaandha shaandheeyaa ee raali badan ahoow
Allah wiilasha somaaliyeed waxaad umalayn jaahiliin. Dumarka bas jikada magalaan. Haday xaaskaaga xanuunsantahay am a dhimato yaa ciyaalka wax idiin ku karin.Saan sax maahan wllhy waa inaa wax laga badalaa
WIKH WIKH WIKH WIKH WIKH. Alla maxuu qosolkii iga dhamaaadey Xayraan iyo Xaaji wallee caadi maaha. Xayraan dhagayso hadalkii oo yaroo kujira koomba jaandiya hhhhhhhhhhhhhhh Alla muxuu reer iyo reer mirqaan la aan aawadi kudumiyey. U iyo kay Kulahaa. Ilmaha yar anaa caanaha uqasaya ooseexinaya. wallahi top riwaayad waad ka baxsateen jilayaasha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk
Walhi riwaayadin waxaan daawan jirey anoo yar maanta na allx ruux weyn baan ahy mashalh 💞💞🙏🙏
2021 yaa dawanaya inta iga danbaysa like 🥰👏
Walahi waa ruwaayad cajaaib ah wayka baxsadeen noo soo badiya alaabtaan oo kale waxjira waaye walahi qurbaha naagihii jogay waana dhibeen good job asxaabta
Masha alh Abdi shukri masha lah si profissinal ayuu u jilay waxaan umaleynaya ruwaayado badan inuu jilay
Waxan daawaday 2015 hadana 2023 Alx
2021 daawana xusuus
واو عنجد شي بيجنن الفلم مره روعه
jilayashaa.caankaaah
nakaaleAayuudonaya
ugusiirayasaxibkiiaaya
wakafaaataankkkkkkkkkkkkk
Anoo yar ban daawan jirey riwaayadan wakhtigu wuxu igu simay in cimrigaab rabi igu simy alx weeey
Maaalin hore markaat magaca igabadalaysay safaaradu maxay tiri kulahaa alla beerka
0
waaaaaaaaaaaaaaw wllhi waan ka helaa heestan ilov you somaliya
Fanaanka Magacisa ma Ii sheegi Karta Walal?
What song is that called when the video first .comes on what thats song that appears
Asxaabta yaa Iigu Cawin kara fanaanka heesta qaadaya magacisa iyo hesta magaceda?
good director, excellent recording
2016 ban dawaday still hadan 2022🤞💯💯💖
waryaa cabdi shukri waaninsogogo ay ileen
2025 yaa dawanaya caawa 😊 like israr 👍 👈
Waaa
Riwaayad sarre iga dheh waad mahadsantihiin jilyaashe dhamaan
Riwayadan run waaye wllhi dumatka jurub jooga naga mahan
Hal sano aan raadinayay riwaayadan manta aya helay
Wlhi riwayadan anoo yar Dawaday 2014
2019👇
kkkkkkkkkkkkkkkkk
woooow nice Film Made in Nairobi wllhi i like somali Movies
Naa ma ninbaa mise waa ay ay.naa dhaqan xumada raga ka daaya habaar idinku dhacye .nin igu dhib qaba oo dhib igula noolayn oon i jeclayn maanaa la noolan kara
hada ka hor anigoo norway ku cusub ayaan waxaan u tagnay aniga iyo wiil kale cid markaas ayaa ninkii shaqada ka yimid wiilka ila socdane waa gabadha ina adeerkeed laxmi ah ninkii goortii uu yimid ayuu daba gaab soo gashaday jikadane galay xataa ma fadhiisan wiilkii ila socday ayaa iga geesisanaa oo yiri intaan yaabanaa qaaxo ha idisho hadaan cuno waxoow soo karshay ee ma noo soo karine mase .wey istaagtay karintii markeey aaday ayee waxa ay tiri adeeg soo gad adeegii qeyb ayuu ka soo tagay waxey dhahday maxaa uga soo tagty ma yaaliin ayuu dhahay intey jaakad la booday ayee tiri hadaan soo atko yaa weylak wey baxday ilaah baa mahad leh waa la soo waaye markii la qadeeye ayee wiilkii ku tiri norway saan kuma dhaqmeysid ee is badal balse waxaa ka badan inta dumar somaliyeed oo wanaagsan oo norway ku nool dumarka aan aaminsanahy in ay yhiin kuwa ugu fcn aduunka we love u hablahanaga .
+Mohamed Abdulle
Sheekadaada daadda maanjadaa ka maqan , waanagu kor alifatay
Afka alla ku gooy, noocaagoo kalaa ka saa'id caleeysta hablaha-naga
Yaawaaye Noocaagoo kale= Geel-jiradii gar-garaaci jiray gabdhaha, goosaha daadin jiray--Waxaan diin gaal iyo tu muslim qabato qaban kula dhaqmi jiray--
Hal sheey ayaa ma-gudbuhu buun-buunayeen Idinkana boodhadh been badan ayaad intaa daabacdaan--ood Moodi inaad inagu dig-digan kartaan
Waryaa heedhe aniga i maqal,:
Gabadh hooyo gob ah oo diinta garanaysa, guri aqlaaqda islaamkuna dhuuxu ka galay ku soo kortay-- WAXAAD SHEEGI KUMA DHAQANTO--Islaam baynu nahay ha inaga dembi urursan waryaa
+Shalwo Kacaanka abaayo ulama jeedin ceebeen lkn qurbaha dhacdooyinka ka dhaca uun baan sheegay in aad i aflagaadeyso kuuma banaana fikir kaaga waad dhiiban kartaa.
Aboowe i cafi, haddaan cadhooday oo shaydaan farahayga keyboardka kaga gig iyo giiiig siiyay
Qof dumaraan ahay, dumar dhashay, la dhalatay oo damqadaa dumarkoo idil----
CAFWAN YAA AKHII
Ibni'aadan dakanooyinkuu ka galo aadane Ilaah kama cafiyo, Ilaah tiisuu uunbaa ka cafiya karaa aadane waxii ay Ilaah ka galeen
Waan yara cadhooday cafwan yaa akhii
Xaq iyo gar Islaamba uma lihi in aan ku aflagaado---Mar mar baa shaydaan allah naarkii wax uun inoo shaandha shaandheeyaa ee raali badan ahoow
Immortalize Ur Mothrland
Mohamed Abdulle hhhhhhhhh wlhi waa la yaab gabdhihii dhaqan iyo diinkiiba way ka tageeen
Hahahahah Xayraan caadi maaha
Kulaha
- number 8 weeyi
- warkiiyo koobono kaanbo ku jira
- haku mashquulin waa xadhigii tv gee
Lol isaga walee shiday mesha
#Respect
u
Kkkkkk xay raan dilaal iyo gu mysidoon weeye labada nin lkn nice film waan qoslay
2022 yaadawan doona ruwadan 😂
2019 kkk
😂😂😂🤞
@@hamdaapdirahman7965
hhhh ilaahy nafta waa nagu simey ramadaan mubarak
@@ilwaadinasheikh ilwadeey Ramdan kariim wll isma lahay waa la isticmal Aconkan wn ku Salma😻
@@hamdaapdirahman7965 wa kaqadey qali 🤗
Riwayada dhamaadka ayad ka khaladeen inay saas kudhamato ma ahayn naagtii hore inuu sadexdeedii wahiga kasaaro ayay ahayd meherkeediina miiska usaaro halkaa wad khaladeen
Kkk qatar waaye wa riwayad aan caadi ahyn
2014 kii baan dawady anoo 10 jir ah mantana anoo 20 jir ah baan daawan 2024 😂
NimankA jilayaasha caadhi mahan kkkkkk waan qoslay wallahi
excellent video recording well directed great acting
FOUR of them got bright future WELLDONE
Abdiaziz Said -injusticiasufz m dsfgtbcxzytiesz
War riwaayada iyo waqti dhumiska dembiga iska daaya oo waxbarta ama shaqeysta..
qofta godka cad xidhane cadi Mahan
inaba caadi maha siba yarka dheer filkiisi hore walhi aad ayuu xiise ulaaha
jilida aad ayaa ugu macan yihn lakin xooga daganaana ku dar bro
Heesta kujirta riwayada yaa qaday
Waawaree eesh calaa riwaayad waaka baxsateen yaqee
Woow I love this
Anagaa soo doonaney kulahaa 😂😂😂😂😂😂
Sxbkay shine wan kusugaayey
Kkkkkkkkkkk sheeko jirta waaaaaaw somaali weyn imsha alaah sideeda hore wee naqon doontaa insha alaah iyo si kafiican
Najiib Ramool
r
Qoftaan waxey rabtaa marna in guriga looga shaqeeyo marna ayada laga shaqeeyo wlhi wa dhibaato
5:00 cunuga waa wiil weyn waa ilaa 10 jir kkkk hhhh
allaah naaga haanaga adakeysiin
Hahaha wow gabadha iyo wiilka dibada jooga wey ka baxsadeen kaliilo good job halkaa kasii wada jilayaal qatar ah hambalyo
Wllahi rewayadan waxa lagu jilay afrika
hassan adan and khadrA
GOOGLE
somalia allow dhawr soo celi sharaftii somalida
maxaa dhacay huno ethiopia maxaad ku nacday anagu waan jecel nahay somalia
diiriye DDS aduunka waxaan ugu necbahay calanka injirta macanaha itoobiyaaka shit fowqol shit
+diiriye DDS fuck eithiopia,
+diiriye DDS Wxa HadlaYa ma Xabashibaa mise Somali Wadada cap nio
Kakiaakoqqooqoqoqoqoqoa
i love it
fhghgj c gfhffrr
Naagta iyo ninkba abaal malaha kawarn. Kulahaa, shaxaad muu kugu bilaabay nin fiican ayaanba ku igaaye!! Binaa adam oo dhan ayaa saas ah wllhi illaa man raxima Rabbii.
This is not even funny. Both stories of husband/wife is too extreme
Wow, best riwaayad
Bro ma nooshahay🙂
Kkkk mr xayraan waa big actar
Biyo kulule😅😅 17 may 2024
waa la yaab europa iyo amerikaba waan arkey wax dadka lagu khukhiyo maha dadkana dhabta ayey ka hadleen
illahow diyaarad somali leedahay tus yaa rabi waan naxa markaan diyaarada dadka kale leeyahay xayaysiinayno
Yarku qurxbadanaaaah he,s sooooooo cute lol
alamaxaa dumarka qurbaha loo gafayaa goormay gurya nadiifiyen ninsoomali dharkoodaba madhaqan karan. lakin waxaan aad uga helay jilayaasha cajiibka maansha alaa
kkkkkkk ala maye walhy walashey waan tir tirnaa madan ogeyn 199 ayaaaa nawalay
safi aden
safi aden y
2024 dawanoyaa😂
bisinkaaga biyo qaboow lagu shubyay kulahaa 😂😂😂😂😂😂😂😂😉
Somali maxamed hadii tol layahay qoftaan kibirsan meel aan kala xiriiro iso qabta kuleyka aan kasaare
ALLA MAXEEY SOOMALI JAAHIL YIHIIN
WAA HANDICAPIIN YARAANTIYA NOLOSHA LAGU HANDICAPAY
adiga maxaa tahay kkk adiga cml jahil la dhahaa wlhy blhi
Ahmed Abdull 887651
Riwaayad iyo nus iga dheh
Libaax Caruurta Adiga uu qasaay Canahaa. Darbiyadaa ina buurashto baas aah ayaa dhimaan Looolz....... Riwayaada Tick waye labadan libaax waa aay jileen Riwayada Mucaradnimada halaga Dhaafo Yaqeey
524,809 oo fiirsada Ayan ahay waa riwadii iigu horaysay oo intaso qof fiirsadeen
ALL THE WORLD good
what is the song at 42:51 called? anyone?
hai raadsan
thanks
20:22 xagga dumarkanna meel uu ku yaallo muu arag kkkkk kkkkk wlhy kan dheer waa funny
Khadar hassan i
Kan xeyraan la dhaho reer dhisan uu dumiyay sxb ma galo walaahi hahahahaha
2016 ayaad dawan jiray ruwaayadaan
Cadi mahan
Kkkkkkkkkkk
yarka gaban waka baxsaday ..kan dheer sida dumarka u yaalaa😕
Kkkk wlahi cadi mahn arintaan waxaaba umaleynaa iney igusocoto lkn hal mid aan kufukaday naag malihi lkn kitchenka anaa kalo oo baderkeyga sameysto.😄😄😄
Waa madadalo iyo waxyaabo iskasii ilaalin ubaahan kkkkk
qoftan saan u kibirsan ciwaan keeda ayaan u baahanay europna saas u jecel
ha ha ha ha
Waxa iigu qosol badnayd (28:20 to 28:27) Marku yidhi:
Waxani makuwii laydhakaa "Waar waa Tiifiigiiye ha ku mashquulin waxane kkkkk" Anaga dhulkaa lageliyaa ma'ogtahay kkkkkkkkkkk "yaa kkk" Xagan maba maraan ba kkkkkkkkkkkkkkk
Shaqeeso eedo mcn
Kkkkkkkkkkkkk wale hawshasi Waa tan nugu haysata America kkkkkkkkk
Waan qarsanayee mooyee Alla maxa qurba ega qabse. ................888888888
axsan riwaayd
waa run because markii an imid qurbaha 1 horaysay xafad aan tagay nin aa idhahay shaah maan ku kana mase biyo sidaa darteet waa run
horta nagaha nairopi mxy inmda ka yar kujeclyihin hhhh yapey wale anu😂😂😂😂
Hees wadaniya dhulkaga hoyo xasuus qaliyah. 🐏🐪🐓🐎🐂🐐🐄🐃🐒
Okkkk
Wax jira bey kahadleysaa riwayadan alaha hanuniyo dumarka yurub
wow like ni
Ali Muhumed amimal
ninka xaraabada badan waa reer laascaanood
Zakaria Hussein rer laascaanood sidaaan uma hadlaaan
Waa reer Gaalkacyood.
@T dots realest sax reer mudug waaye
Kkkkkk afta 5 sano yaa dawanaya 2020 kkkk
ilov you
waw
Allah wiilasha somaaliyeed waxaad umalayn jaahiliin. Dumarka bas jikada magalaan. Haday xaaskaaga xanuunsantahay am a dhimato yaa ciyaalka wax idiin ku karin.Saan sax maahan wllhy waa inaa wax laga badalaa
Waa runtaa lknse Ragga waxaas ma yaaQaan
naagaha somaliyeed asxaan malaha walahy inteey diintu sheegtay hadaad usameyso ada unoqonaayo qof usixran o jikada kabixin ee laadka wax udhaamo dumarka somaliyeed lawaa baaritaan dheer o lasameeyay
Good
Abdifatah Hussein n
RIWAYADA WAA FICANTAHAY EE DHAMADKA WAAD QALDANTAHAY NINKA CADKIISA NA GOOSAN
Abaal Malaha Kuwaan Xayraan Wiilki kasoo saarey Dhibta sas ba loogu abaal gudey
we ilove too hablaheena iyo wilashena?
naagaha somaliyeed asxaan malaha walahy inteey diintu sheegtay hadaad usameyso ada unoqonaayo qof usixran o jikada kabixin ee laadka wax udhaamo dumarka somaliyeed lawaa baaritaan dheer o lasameeyay
bahalku meel uu ku yaaloba muu arag miyuu yidhi mise anaa moodey?
Kanda Rabi
Haa sidaas ayu yiri
Mohamed Ali Oo hadaa waa daahir yaa shamise, miyuu waashay
Kqqkkq
Oqkqooqoqqloloqq9
😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊😊🇦🇫🇦🇬
hoo baruud
ragii qurbuhu way dhibnyhn wlli
nimankaan hadaa daawato ilig kugu harimayo
super
WIKH WIKH WIKH WIKH WIKH. Alla maxuu qosolkii iga dhamaaadey Xayraan iyo Xaaji wallee caadi maaha. Xayraan dhagayso hadalkii oo yaroo kujira koomba jaandiya hhhhhhhhhhhhhhh Alla muxuu reer iyo reer mirqaan la aan aawadi kudumiyey. U iyo kay Kulahaa. Ilmaha yar anaa caanaha uqasaya ooseexinaya. wallahi top riwaayad waad ka baxsateen jilayaasha kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk