Qaabka ubadalay darbiga jikada iyo kuraasta cuntada 😘🥰

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 11 сен 2024

Комментарии • 237

  • @uniquevideos5528
    @uniquevideos5528 4 года назад +5

    MashaAllah xabibty gurigada jiko Qurxoon Ayuu leeyahay iyada sababkeedaa armaan ku dhahaa guru iiga soo Raadi❤

  • @arwaabdurahmanabdurahman5423
    @arwaabdurahmanabdurahman5423 3 года назад

    Nalka gurika waaa kaa daciiif .mcnto inta kle wa perfect 💯

  • @maryanshatiqurux6356
    @maryanshatiqurux6356 4 года назад

    Abaayo murayadaha aad darbiga jikada akteda ku dhajisay see ku helikaraa yurub daganahay magacooda isoo sheeg adoo mahadsan inan kahelo laga yabaa wadankan daganahay thanks

  • @ruhihomedecor2623
    @ruhihomedecor2623 4 года назад +15

    Mashallah my younger sister lots of love ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @HayatInspiration
    @HayatInspiration 4 года назад +3

    Maa shaa Allah Tabaraka Allah keep going abyo qurux ayaad ka dhigtay .

  • @farkaali7395
    @farkaali7395 4 года назад +3

    Masha Allah ayan qurux keep doing wat u love 💓 de most abayo 👍👍👍👍👍👍

  • @tuushofficial6289
    @tuushofficial6289 4 года назад +1

    Waaaw masha Allah waka heelay wlh jiikaada abayo fadhiiga iyo qolka Nala wadaag guul insha allah abayo ❤️❤️❤️❤️👏👏🙏

  • @amiiirah8767
    @amiiirah8767 4 года назад +1

    Masha Allah tabarakaAllah waka helay saa u hagajisatay qurux illahey haku barakeyo

  • @qalbinuura7026
    @qalbinuura7026 4 года назад +2

    Umu amal hdii aan awoodo kun boqolal ayan ku garsiiin Lahaa wlhi waxad thy gbr Qalbi nadiifa 🥰🥰🥰🙏

  • @user-Ismahaan
    @user-Ismahaan 4 года назад +1

    Masha allah abayo gacmahaga allaha kuu barakeeyo aad ayey.uqux badantahay jikadaada

  • @faadumomaxamedmire6817
    @faadumomaxamedmire6817 4 года назад +1

    Masha Alaah qurux a ka dhigtay hore u soco walashey

  • @draishatohow9374
    @draishatohow9374 4 года назад +1

    Umu amal allha ku barakeyo gacmhada

  • @iqrocabdiraxmaan5566
    @iqrocabdiraxmaan5566 4 года назад +2

    Gabar qali eh thy masha alh aada ugu helay shaqadada no hysid

  • @Wardahome712
    @Wardahome712 4 года назад

    masha allah aad ayuu uqurux badn yahay

  • @jacfarabdi940
    @jacfarabdi940 4 года назад +1

    Masha Allah jikadada abaayo way wayntahay wayna qurux badan tahay

  • @naciima_family
    @naciima_family 4 года назад +1

    maasha allaah waaqurux allaha kuu barakeeyo walaasheey
    horay u soco walaalaha ku xeran umu amal decoration house isoo dhaweeya waa codsi

  • @teamqaxweysteoffical6190
    @teamqaxweysteoffical6190 4 года назад +1

    mansh Allah nice video umu amal decoration Ramadan mubarak

  • @Zahara373
    @Zahara373 4 года назад +5

    Masha Allah Very unique style

  • @fatiinhajji
    @fatiinhajji 4 года назад +1

    kalarkaan ayan ugu jeclahay dicirationka garey and white mansha alla

  • @nimoaden3873
    @nimoaden3873 3 года назад

    Mansha Allah umu Amal💕💕💕💕💟

  • @mariamaali5910
    @mariamaali5910 4 года назад +1

    Maa sha Allah abaayo Allah haku barakeyo. I really like how you decorate your house. It's very simple and elegant. Keep up the good work. I am sure a lot of us appreciate your hard work. 👍👍👍👍😍

  • @munahhassan3347
    @munahhassan3347 4 года назад +1

    Mnsh Allah tabark Allah mntaaa iigu kaa horysay xbbty aad baan ug helay wlhi ilaahay ha kuuu barkeeeyo gacanta

  • @saamodagan6793
    @saamodagan6793 3 года назад

    Abayoy si wanaagsan notusi guriga si aan ugu helno quruxdisa

  • @naaxiubadchannel9646
    @naaxiubadchannel9646 4 года назад +1

    Abayo murayadaha intee kaheli kara iso jawab

  • @shukrihaaji
    @shukrihaaji 4 года назад +1

    Maasha allah Abaayo waanba helaa sidaa u hagaajisid guriga allaha kuu dhowro

  • @MohamedKaraama10
    @MohamedKaraama10 4 года назад +2

    Masha allah abyo cawa ayaan arkay channelkaada video badan ayaan kaso dawaday masha allah wlh 100%waan kasoo helay sida aad uhagajiso gurgaada allah ku barakeeyo qof ku dayasho mudan baa tahay horay usoco walal qaali qof dadaal badan tahay hadi dumarka somaliyed adi camal ahan la hayeen nolosha wax badan ka fahmi lahayen

  • @samafashosacdiyosafi4263
    @samafashosacdiyosafi4263 4 года назад +1

    Masha allah alle haku barakeyo gaari dumar iso boqo ana abayo adiga iyo asxabtada

  • @daaliyamuna6965
    @daaliyamuna6965 4 года назад +1

    Masha allah Abayo horay u soco hormar wacan

  • @deqamohammed6139
    @deqamohammed6139 4 года назад +1

    mnsha allh waanashad aan caaadi ahyn waan jeclahy nashqadaaa hore usoco qli

  • @deqamohmoud5183
    @deqamohmoud5183 4 года назад +3

    Jikada qurux ah❤❤❤❤

  • @farhiyajamac7797
    @farhiyajamac7797 4 года назад +2

    masha Allah Allah ha ku barakeyo wada hagajisay Anigan yo inti ilamidah Allah ha nasiyo gurigi Anahgasisno

  • @naciimomohammedahmed7595
    @naciimomohammedahmed7595 4 года назад +1

    Maansha alaah wlh caadi ma ahan qurux abaayo ilaahey haku xafido adika iyo family aamin yarabi

  • @truelife6820
    @truelife6820 4 года назад +1

    Msha allh aby qrx wan kahely video ga subs wan kusary hdan arky chanelkaga

  • @umurashaad6869
    @umurashaad6869 4 года назад +1

    Mashaallah aallaha ku barakeeyo umu amal 💕😍😍😘😘💋💕😍😘🥰💓💝💕😍😍😘😘

  • @allowhooyojanadageeamiinum3730
    @allowhooyojanadageeamiinum3730 4 года назад +1

    Masha allahxbbti jikadaada mayara allaha kubarakeeyo gurigaaga🥰

  • @kaltumaabdirahmanmohamed8413
    @kaltumaabdirahmanmohamed8413 4 года назад +2

    Maa shaa Allah xabibty. Waxa la yabanahay dadka video ga quruxda badan unlike sarayo. Qofka walalkaa muslimka ah wa lagu farxaa horumarkiisa adiga ne Allah ya kusinaayo.

  • @difacadalkayguwaawaajibcad4257
    @difacadalkayguwaawaajibcad4257 4 года назад +1

    Maasha allah qurux allah ha ku xifdiyey wll

  • @hibaqmohamed8409
    @hibaqmohamed8409 4 года назад +10

    MashaAllah. Aniga like commentiga maku waayo. 1Million bad u qalantaaa

  • @sarakos123channel6
    @sarakos123channel6 4 года назад +1

    Masha allah xabiibti allaha kubarakeyo gurigaga

  • @amunaxasan521
    @amunaxasan521 4 года назад

    Masha allha abyo hormar wacan ayan ku rajena

  • @ashaismail2024
    @ashaismail2024 2 года назад +1

    Waaaoow mashallah abayo kumee ayamahan vidéo masogalisid badanaa

  • @umucumar7613
    @umucumar7613 4 года назад +1

    Kuuxiisney inbadan macaanto horey usoco

  • @hanimuhumed8160
    @hanimuhumed8160 4 года назад +1

    mahad sanid xbbi hore u soco chenel kaaga waa ku cusubahay dhawr maalmood kula jooga waanan kaa faa iday

  • @dalnurisoofficial2416
    @dalnurisoofficial2416 4 года назад +1

    Mashaaalah abayo ilhay gacantda haku barakeyo

  • @safiyaadan249
    @safiyaadan249 4 года назад +1

    Maasha allah xabbti aad ayaat uqurxisay

  • @user-xq5ei2ho7l
    @user-xq5ei2ho7l 4 года назад +1

    Msha allah umu amal jikadan wasac waye xafade waya xafadan

  • @ifraahabdi9788
    @ifraahabdi9788 4 года назад +1

    Mansh.alha.abayo..inaba.cadi.ma.aha..ani.wan.kaheley..duqadaa.qaliyey..hurey.usuco❤️❤️❤️.

  • @umumaajid7435
    @umumaajid7435 4 года назад +1

    Masha allaha abyo ilahay haku xafido

  • @luqmanyare9543
    @luqmanyare9543 4 года назад +1

    Mansho alah dear ilahay haku xifdiyo

  • @zuum.m8428
    @zuum.m8428 4 года назад +1

    Nice xppti caqliga iyo cilmiga ilhy haa ku siydiyo❤

  • @hanaashafici7231
    @hanaashafici7231 4 года назад +1

    masha allah xalay ban fecbook kadawady asago gagaban ayan ibrahim ba nosogldy alle haku barakeyo gurigada abayo

  • @khadroomer842
    @khadroomer842 4 года назад

    masha allaah apaayo qurux allaha kuubarakeeyo qaali

  • @3asalchannel237
    @3asalchannel237 4 года назад +1

    𝐴𝑠ℎ𝑎 𝑎𝑙𝑙𝑎ℎ 𝑖𝑙𝑎ℎ𝑎𝑦 ℎ𝑎 𝑘𝑢 𝑏𝑎𝑟𝑒𝑒𝑦𝑜 𝑠𝑥𝑝 𝑓𝑎𝑠ℎ𝑖𝑜𝑛𝑖𝑖 𝑏𝑖𝑙𝑎𝑠ℎ 𝑘𝑢𝑔𝑢𝑚𝑎𝑦 𝑏𝑖𝑥𝑖𝑛

  • @dekaabdullahi7238
    @dekaabdullahi7238 4 года назад +1

    xabbti qada yare wa jeclahay xage kaso ibsay gurey yare deganahay

  • @falaqfalaqinabalaqbalaq6450
    @falaqfalaqinabalaqbalaq6450 4 года назад +1

    Illahaw guurigena akhira noo Quruxi guuri Aduun waanka tageyyna

    • @mustaqiinmaxamed8384
      @mustaqiinmaxamed8384 4 года назад

      Aamin abyo kaasaa wax loshaqystaa aana dhamanyn alow noqurxi

  • @uniquehooyo
    @uniquehooyo 4 года назад +1

    MashaAllah MashaAllah tabarakalaah qurux Ramadan Mubarak Xabiibti ilaahoo naga dhig ku wii ka qeyb qaato Ramadan Amiin yaRRbi

  • @mahaabdulaziz2587
    @mahaabdulaziz2587 4 года назад +1

    Masha alah abayo ilahey haku barakeyo

  • @umuamaldecoratinghouse
    @umuamaldecoratinghouse  4 года назад +6

    Dhamaantin idinma jwbi kro aaad idin jeclahay la antiin waxba maqaban lahayn ilaahay ha idin jeclaado thanks 🙏 wan idinkaga mahad celina qof walbo I dhiirogaliyay 😘🥰

  • @aminofficial7446
    @aminofficial7446 4 года назад +1

    masha Allah xabibtii Allah yaxfidag

  • @ubaxayaan4811
    @ubaxayaan4811 4 года назад

    Walaashay adoo mahadsan e mailka igala soo xiriir

  • @khadijasheikh4418
    @khadijasheikh4418 4 года назад

    Maasaha allah abayo maskaxdada allaha ku barakeeyo love to dadka colourada simpleka jecel🥰

  • @Ladanlifestyle
    @Ladanlifestyle 4 года назад +1

    Masha allh abyo qurux waaye sticker ka ee online ka aad ka iibise nalaso wadag

  • @farhiadaud5120
    @farhiadaud5120 4 года назад +2

    Pangani heights manshaAllah.waa guri xasuustayda kabaxayn

  • @amiiraabdulqaadir8501
    @amiiraabdulqaadir8501 3 года назад

    Wow wow😍😍

  • @suweessuwees4973
    @suweessuwees4973 4 года назад

    Mnsha allh xabiibti

  • @halacadey2565
    @halacadey2565 4 года назад +2

    Masha Allah sister you deserve more than 100k subscribers InshaAllah wishing you the best ❤️❤️🥰

  • @hudhawarsame2330
    @hudhawarsame2330 4 года назад

    Mash allaah quruxu waaye wax kast hagaajin bey rabaan

  • @fardosofarah9082
    @fardosofarah9082 4 года назад +1

    Abayo ya kuhagajiyay anaa rabe

  • @Salmamommy
    @Salmamommy 4 года назад +1

    Mashllah walshey qurux inaba cadi ma ahan

  • @hamdahassan4185
    @hamdahassan4185 4 года назад +1

    Abayo meeshaa kadalbatay ee olaynka ah maxaa ladhahaa plz magaceed

  • @ifkanolosha9106
    @ifkanolosha9106 4 года назад +1

    Msha allh horo usoco xbbti ❤️❤️❤️👌👌👌

  • @naagiskaadag9041
    @naagiskaadag9041 4 года назад +1

    Mid Aan kugu daro maadaama wax badan kaa faidey kookarka kor usoo qaad soo miiska jikada ula simo horay usoco

  • @marwastarcooking
    @marwastarcooking 4 года назад +1

    Masha allaah xabiibti allaah kuxafido😍😍😍😍

  • @Neiruzz
    @Neiruzz 4 года назад +2

    MashaAllah abaya hada ayu qurux noqde💕💕💕

  • @mulkyabdi4003
    @mulkyabdi4003 4 года назад +1

    Mashaallah xabity luk awesome

  • @gabadhasoomalinimadajacel8859
    @gabadhasoomalinimadajacel8859 4 года назад +1

    Masha allaah alle haku xafido

  • @ayaanjamac8308
    @ayaanjamac8308 4 года назад +1

    Mansha alalh abayo.guraasta qadada intee ka.soo.samaysatay

  • @summayaschannel9436
    @summayaschannel9436 4 года назад

    Mashallah xbbty kurasta fadhiga inten ka heli kara plz

  • @ayaandecortionchenal3384
    @ayaandecortionchenal3384 3 года назад

    Wlllo amal waxaan samaystay channel ee icaawi waa ayaan maxamuud channel

  • @qaaliabdijamac3253
    @qaaliabdijamac3253 4 года назад

    Masha allah wan kahelay wlhi keep going wll

  • @ayanshiekh3347
    @ayanshiekh3347 4 года назад

    Alabtan sharaxada inte ka hali kara abayo Nairobi ayan daganhy

  • @hamdayusuf4893
    @hamdayusuf4893 4 года назад +2

    Mansha Allah beautiful ❤️💯

  • @amalrerjaziiroamuulah3945
    @amalrerjaziiroamuulah3945 4 года назад

    Masha allah qurux

  • @naoualbrit9511
    @naoualbrit9511 4 года назад

    وين استريتي ديكور الزجاج المعلق

  • @hawacookingchannel0
    @hawacookingchannel0 4 года назад

    Masha Allah xabibti waan ka heley

  • @kowtharmohamed8047
    @kowtharmohamed8047 4 года назад +1

    Masha Allah love your deco Abayo. How do I order from you? I need the white fur carpet.

  • @farhiafilsan9859
    @farhiafilsan9859 4 года назад +2

    Maasha allah qaali Allaha ku daayo fikirkaaga ❤😍❤❤

  • @khadramire9543
    @khadramire9543 4 года назад +1

    MashAllah qaliyey horay usoco mcnto

  • @fardowsatawane6975
    @fardowsatawane6975 4 года назад +2

    Mashallah, where did u buy the wallpaper?

  • @HiBOHiBAAQChannel
    @HiBOHiBAAQChannel 4 года назад +3

    Masha Allah abayo qurux

  • @munacookingbeauty780
    @munacookingbeauty780 4 года назад

    Hormar wanaagsan xbbti 🥰👍

  • @dekhaabdi6369
    @dekhaabdi6369 4 года назад +1

    Abayo qali in an kulaso xarero ayn raba
    Maku heli karah waxan jukah mobasa

  • @Xonyangasi_85k
    @Xonyangasi_85k 4 года назад +1

    Hey where do you buy you throw pillows

  • @ummunoor9561
    @ummunoor9561 4 года назад +1

    Maa shaa Allaah Tabaraka Allaah ❤️

  • @اماحمدياسين-ح1ث
    @اماحمدياسين-ح1ث 4 года назад +1

    ماشاء لله تبارك الرحمن بارك الله فيك ووفقك لكل خير نشأ الله حبيبتي

  • @yasmingeelle4085
    @yasmingeelle4085 3 года назад

    Masha allaaah

  • @cookwithkhadraqaali
    @cookwithkhadraqaali 4 года назад +1

    Masha Allaah beautiful Abaayo

  • @Munalalachenell
    @Munalalachenell 4 года назад +1

    Manshallah reall great stahel

  • @RoxyNimmiz
    @RoxyNimmiz 4 года назад +1

    Wow its sooo pretty

  • @aishaadan1920
    @aishaadan1920 4 года назад +1

    maasha alla gabadhan decoriton ka uhaysta hablaha youtelyda ah