BUR FARMAAJO XAAJIGA USAMEESO ALLAABTAN AAD UMACAAN AADNA UFUDUD WAAKAN ILA ARKA

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 окт 2024

Комментарии • 84

  • @FADSO
    @FADSO 3 года назад +1

    Walaalaha muslimiinta ah isooboqda wanaaga ayaan faafıyaa allah JANATUL FIRDOWSA HA IDINKA ABAAL MARIYO ADIGA IYO WALIDKAAGA AAMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN AMIIN..

  • @queen1045
    @queen1045 3 года назад +5

    Woow cadey gacantaada rabi haku barakeeyo ❤❤❤❤

  • @munaborechannel5529
    @munaborechannel5529 3 года назад +4

    Waaaaaw masha allah qurux wa igu oktahay inan usameyo xajigega walashey qalii adna masha allah ilxun ma ku arakto💐🌹❤️👑🤗

  • @fatxiyachanel8946
    @fatxiyachanel8946 3 года назад +2

    Manshll asxaba quruxad badan ha la isoo boqodo walahaey mahdsanid

  • @haawaluula7805
    @haawaluula7805 3 года назад +4

    M.a sister gacantaada allaah ku barakeyo keep going sister adna👍👏👏

  • @marwomed5378
    @marwomed5378 3 года назад +1

    Mashaa allaah tabarakallah

  • @Fatimaahmedsaid
    @Fatimaahmedsaid 4 месяца назад

    Bur qurux badan weeye❤

  • @deeqomahdiosoble5001
    @deeqomahdiosoble5001 3 года назад

    Maasha alaah abaayo mcn gacantaada ale hakuu barakeeyo.

  • @makoislaw
    @makoislaw 3 года назад +2

    Masha allaah yummy ishcalaa cafimaad ku cuna xabibti

  • @asunsakun8493
    @asunsakun8493 3 года назад +1

    Masha allah allha idin xafido abyo

  • @Nimcolifechannel1
    @Nimcolifechannel1 3 года назад +1

    Mashalah delicious anigana casho shawarma cajiib ah ban so dhigay Soo dawada

  • @naz.mustaphe7365
    @naz.mustaphe7365 3 года назад +2

    Masha Allh Thankz For Every Thing Dear But Caano zuzuga noso Sawir Markale insha allh 🥰

  • @naciimosalax2679
    @naciimosalax2679 3 года назад +1

    Mashallah allah ku xafido malpo ❤️❤️❤️🥰🥰

  • @safiyosalaam9982
    @safiyosalaam9982 3 года назад +1

    Mashaa Allah walaal bilcaafiya

  • @maryanmuse3478
    @maryanmuse3478 3 года назад

    Masha allh abayo allha ku xafido ilxun kuma aragto xbiibti

  • @umumucaad6196
    @umumucaad6196 2 года назад

    Mashallah

  • @hazbevibing3066
    @hazbevibing3066 2 года назад +1

    Maasha allah 😍😍🥰🥰👍👌

  • @MBmubaarig
    @MBmubaarig 3 года назад

    walaashaye ama walaalkaye illahay darti igu soo booqda 5k igaadhsiya 💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕

  • @luluasad9807
    @luluasad9807 3 года назад +4

    Hooyo aya usameya 😇

  • @bossmoh
    @bossmoh 3 года назад +1

    Masha allah 🥰

  • @fezilejuanjames3572
    @fezilejuanjames3572 3 года назад

    Manshllh xbiiibty💞💞💞💞💞💞

  • @anisacabdicali7398
    @anisacabdicali7398 3 года назад +1

    Masha allaah 👌👌

  • @asmamo1134
    @asmamo1134 3 года назад +6

    Naagaha soomalida
    Badankood caqligoda io
    Wakhtigoodii waxy ku
    Lumiyeen nin iyo madbakh
    I am sorry 👋👋🤣

    • @farxiyoxasan7632
      @farxiyoxasan7632 3 года назад +1

      👍🏻👍🏻 wlhi beenta mahan ilmaha xajiga laga hormarinaa mar horaa yaabay🤣🤣🤣

    • @anabh5771
      @anabh5771 3 года назад

      Hhhh waxey ogyihiin waxaan xaajiga u samey meel kale ma aadiyo ama waa lagugu jeclanaa hadii leedin dhaho in aad mesha isku so jiireysaan waligey nin somali ama mid carab xaaskaga waxaan hadaa sameysid waa kugu jeclanee kama maqleysid abaayadan maba u badno ereygaas laakiin kuwa kaloo badan arkay oo wax kasto ey so dhigaan xaajigii uun ku haayo waxaana laga yabaa in eysan daacad ka aheen lakiin cinwaangaas waa u shaqeyaa 😅

    • @farxiyoxasan7632
      @farxiyoxasan7632 3 года назад

      @@anabh5771 😂😂😂😂 adiga xajigada cunto fcn Ukri he ilmahana qolka ku xeree intu kacunayo

  • @aminaahmed2508
    @aminaahmed2508 3 года назад

    Maasha alah tabaaraka lah casariyo wacan oo wanaagsan yami yami yami 😋👍

  • @goodadvicemedia7439
    @goodadvicemedia7439 3 года назад

    Hhh farmaajo runtaahaayaa hello mucaaradkii.

  • @noora2470
    @noora2470 3 года назад +2

    Masha allah horiusoco abaayo mcn 😍😍😍😍😍😘😛😛✌✌✌

  • @maiida809
    @maiida809 2 года назад

    M.a abyo adnaa 🥰🥰

  • @faayabuukar1836
    @faayabuukar1836 3 года назад

    Qofkii rabo saliid ma ku darsan Karoo xppti adna❤💚💙

  • @DAARULIIMAAN
    @DAARULIIMAAN 3 года назад +5

    Aniga dad idaawado ma Haysto diini soo gudbiyaa walal isoo booqo ifka walal lagu yahaye

  • @ayaanxaaji3600
    @ayaanxaaji3600 3 года назад

    Msha alh xabibti shugrn

  • @drsmuxdarosaidali8413
    @drsmuxdarosaidali8413 3 года назад +2

    Viva mudane farmaajo guuuuuuuleyso❤💚🇸🇴🇸🇴✨✨✨🤲🤲🤲

  • @hanifahamud4698
    @hanifahamud4698 3 года назад

    Msha allh xbbt keep going

  • @selmanoorstories260
    @selmanoorstories260 3 года назад +1

    Masha allh so yummy 🤤

  • @caniitamoh2839
    @caniitamoh2839 2 года назад

    Cusbo lacaan se lo cunaa🤔 maasha allah

  • @aaminocabdullahi8109
    @aaminocabdullahi8109 3 года назад

    Masha Allah abaayo

  • @farhiaali5107
    @farhiaali5107 3 года назад

    Maasha alaah abaayo mahadanid

  • @maryammohamed8191
    @maryammohamed8191 3 года назад

    Mashallah xabibti lkn burkan fornada aya lagu duwa sas usamestan carabta

  • @adnafans2305
    @adnafans2305 3 года назад +2

    Maxa nin ugu samenaa baqtiga carurte aa usamesahaa

    • @amiirashariif2513
      @amiirashariif2513 3 года назад

      Wallaahi waa iga qosolsiisay ninlee dhagu waaleen dulufka xun

  • @barlinyusuf8803
    @barlinyusuf8803 3 года назад

    Masha alaha waye xabibti

  • @Maankoos_
    @Maankoos_ 3 года назад +1

    Asc wll qaali waxaa kaacodsanaa in aad shoor awud iisameeyso hadaad iiawoodina waxakaacodsanaa in aad iisheer gareeyso wll qali hadoo dhiig soomaali🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴nimo kujiro in aad icaawiso mal mo badan waa kulasoohad lay maidaneehoosid wll mcn marka codsiyee igatahay hadaa aduunka leskugargaarin inteekala lees kugargaarawll mrka jawasba kasugooyaa adoo mhadsan wll mcn

  • @omaamir1444
    @omaamir1444 3 года назад

    Adna hubi burkan niyada iiga taagnaa anaa gym ku jiro waa iska dhaafey hadaan qaso anaa isku deynaayo ma iska qaban karo hal xabo fiiri is leeyahey waa igu sii soconaa

  • @Maankoos_
    @Maankoos_ 3 года назад +1

    Fariinteeda kasoofalceli wll mcn ok

  • @hawaessa3243
    @hawaessa3243 3 года назад

    Masha allah

  • @farxiyosimanfarxiyosiman882
    @farxiyosimanfarxiyosiman882 3 года назад +1

    Subaga magacii wll farmaajada maka maarmi karaa wll

  • @ayaanxrko3902
    @ayaanxrko3902 3 года назад +1

    Gacanta alle kama goyo

  • @ikruushalli9050
    @ikruushalli9050 3 года назад

    Mash allh gacmo dahap 🥰🥰💋💋💋❤❤❤

  • @fariidafaraxchannel7739
    @fariidafaraxchannel7739 3 года назад

    Waaw masha allah

  • @bubuqurux4672
    @bubuqurux4672 3 года назад

    Bur farmaajo marabee bur roobleeysan amaa noso sameenee adnaay🩸😅😅😅😅

  • @safiyoxaaji132
    @safiyoxaaji132 3 года назад

    M.a

  • @fadumomohmmed7204
    @fadumomohmmed7204 Год назад

    Adna mishmash sogeli

  • @Daganteyda
    @Daganteyda 3 года назад

    Abyo biska sida uso masaya naso gali plz

  • @munojowharofficial2483
    @munojowharofficial2483 3 года назад

    Adno wlhi sidaan ku jclhy wlhi hadaan gawar dhalo waxaan ubixinaa adno waxaad tahay Mamada RUclips yada somaliyeed

  • @azzam.9848
    @azzam.9848 3 года назад

    Masha allah 👍❤️😋

  • @cayniqurux6374
    @cayniqurux6374 3 года назад

    Adno channelna

  • @umibrahim4301
    @umibrahim4301 3 года назад

    Waxi carabta kaso aragtid u sosamey xawasho camudiye

  • @Aamino-my7pr
    @Aamino-my7pr 3 года назад

    Masha allah hormar wacan adna ccadey

  • @hafsaabdi4972
    @hafsaabdi4972 3 года назад

    M.a adna

  • @farhiyakassay5999
    @farhiyakassay5999 3 года назад

    Mashallah mcnto 💜🤎

  • @xamsuunihenna6230
    @xamsuunihenna6230 3 года назад

    Waxan ahay hooyo soomaaliyeed isoo booqda waa iga codsi

  • @dheereye4040
    @dheereye4040 3 года назад

    ruclips.net/video/n607UaVvrE0/видео.html
    Yahye hunter iyo magalada hargeisa

  • @faysasiciid847
    @faysasiciid847 3 года назад

    Masha Allah adna 🥰

  • @shiiddo
    @shiiddo 3 года назад +2

    Hashac calol hakaso dhacdo moho 😜😜

  • @hibaaqmuhakayf6265
    @hibaaqmuhakayf6265 3 года назад +1

    Hhhh caasha bur

    • @AdnaHenna
      @AdnaHenna  3 года назад +1

      Caaha comments 😂

    • @hibaaqmuhakayf6265
      @hibaaqmuhakayf6265 3 года назад +1

      @@AdnaHenna abaayo wllhi aad baan kuu rageera wax kasta adiga ayaan kaa barty hore usoco abaayo amiira qurux ayadana aadban u tageeya nolol quruxbadan ku nolada qli

  • @ayaanxrko3902
    @ayaanxrko3902 3 года назад

    🥵🥵🥵

  • @nasriincadeey4540
    @nasriincadeey4540 2 года назад

    Abaayo foornada qaabka loo isticmaaalo taraqa lagu daaro sookali

  • @fatushahawaay3860
    @fatushahawaay3860 2 года назад

    Aay faay musmaar iwran heee wilka ma i korisay heee wan sugoyahee

  • @xakiimoaxmed8090
    @xakiimoaxmed8090 3 года назад

    Kkkkkkkk

  • @jijafashionbeauty
    @jijafashionbeauty 3 года назад

    Masha allah ❤️❤️😍😍

  • @baanabakaribaanabakaari7455
    @baanabakaribaanabakaari7455 3 года назад

    Faay musmaar iwrn heee

  • @hawoabdiabukar9662
    @hawoabdiabukar9662 3 года назад

    Mash Allah