SU’AAL KU SAABSAN DALKA QATAR 🇶🇦

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 26

  • @AdnaNuur-z4b
    @AdnaNuur-z4b 17 дней назад +4

    Part twoo shaqo see loohelaaa❤

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 16 дней назад +1

    Masha allah ❤❤

  • @NafisoMohamed-yg5ws
    @NafisoMohamed-yg5ws 17 дней назад +3

    Abayo shaqooyinka yaala inoo soo sheeg adigoo raali ah 😢❤

  • @UmuAalaanAlaan
    @UmuAalaanAlaan 10 дней назад

    Walashayda qaaliyeey xijaabka saxda ah xidho oo xijaabka waxaa waaye mid asturaya jidh koo dhan wajiga iyo inta yar ee qacanta kafkeeda ah mooyee waana mid aan khafiif ahayn waana MID ADAG WAANA MID AAN SHABIHIN DHARKA RAGA WAANA MID AAN QURUX LAHAYN YACNI DAD KA SOO JIDANAYSA WLL DUMAROOW AAN XIJAABKA SAXDA AH QAADANO JANO HADII AAN RABNO RAGOOW IDINKUNA SURWAALKA AAD DHULKA JIIDAYSAAN ISKADAYAA OO AANQAWGA KASARAY SIIYA WALAALAYAAL

  • @AishaAbdulaahi-tc7tj
    @AishaAbdulaahi-tc7tj 17 дней назад +2

    Abyo qof shahado dugsi dhexe haysto secondary Maka heli kraa qadar iisoo jwb abyo❤😍

  • @ceydaruuscusmaan
    @ceydaruuscusmaan 17 дней назад +1

    Mahadsanid

  • @wllfofana2337
    @wllfofana2337 16 дней назад +1

    Dadka an Shahadada heysan maxay ka shaqeyn karan

  • @Fatmachannel-kf8
    @Fatmachannel-kf8 16 дней назад

    Isoo racaa channel one like 👍 ❤

  • @Mabruukashaqale
    @Mabruukashaqale 17 дней назад

    ❤❤❤❤

  • @user-de6ld8mp3r
    @user-de6ld8mp3r 17 дней назад

  • @FarxiyahassanKulmiye
    @FarxiyahassanKulmiye 9 дней назад

    Shaqooyinka kasoo hadal apaa

  • @marwojanno6316
    @marwojanno6316 16 дней назад +1

    Abyo meel aan kaala so xariiro iisheg snap maledahy

  • @feis9082
    @feis9082 16 дней назад +1

    asc se tahay

  • @afrah5198
    @afrah5198 17 дней назад

    Qisoyinki walal

  • @ZalmoAli
    @ZalmoAli 15 дней назад

    Shaqooyinka yaala ka soo hadal wall

  • @CaaliyoCayni
    @CaaliyoCayni 16 дней назад

    Guruyaha qatar meeqaa lagu dagaa

  • @nasranalka8989
    @nasranalka8989 17 дней назад

    Videoga xiga qiso nosogali🎀💐

  • @TAARIKH202
    @TAARIKH202 16 дней назад

    SHAQOOYINKA UGU BADAN GABDHAHA NOSOO SAMEE

  • @CashaCabdi-tp7oz
    @CashaCabdi-tp7oz 17 дней назад

    Lacag intee leeg ku iman karnaa

  • @mahdaqueensiman
    @mahdaqueensiman 16 дней назад

    Abtigey maa iso diri kara

  • @RahmoHassn-z7l
    @RahmoHassn-z7l 17 дней назад

    Abaayo xld

  • @RaOu-wv9to
    @RaOu-wv9to 17 дней назад

    sxa ani wax ku nooshay Dubai

  • @cabdiciltire7191
    @cabdiciltire7191 17 дней назад

    Lacagta oogu yar meeqo waaye

  • @ayaandirie2330
    @ayaandirie2330 15 дней назад

    Shaqo malaga helaa abyo

  • @cabdiciltire7191
    @cabdiciltire7191 17 дней назад

    Lacagta Oogu Badan Laga qaato meeqo Dollar waaye