GABADHAN WALASHEED AYAA REERKII KA DUMISAY WEYNA WAALATEY

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 16 сен 2024

Комментарии • 80

  • @hudamohamed6271
    @hudamohamed6271 5 лет назад +1

    I love your video, I learned a lot thanks for the upload. You speak the truth

  • @ruqiyohusseinhayle1262
    @ruqiyohusseinhayle1262 5 лет назад +4

    Masha Allah, walalaha qaar Waa cadow, ee hala iska jiro gabdhow is ilaliya

  • @fadumaduale6989
    @fadumaduale6989 5 лет назад +1

    Nolsshayda ma arg gabadh carbeed oo reer wax ka sugayaan waxy yidhaahdaan hadii ay gabadha ninkeeda iyo caruurteeda ayaa leh waana run.👍👍👍

  • @foziamohamedomar4820
    @foziamohamedomar4820 5 лет назад +5

    Hooyadey iyo abahay mooye qofkale kamadoorten ilmahayga

  • @runeyiskufilin4806
    @runeyiskufilin4806 5 лет назад +4

    illaaheey ha caafiyo caruurta aa ubaahany waa murugo

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 5 лет назад +3

    Aan usoo duceno gabdhaa in Ilahay cafimaad siyo caruurtedana Allah usoo celiyo

  • @samirogurey713
    @samirogurey713 5 лет назад +3

    Waa xaqiqa wllhy arinkas gabdhas illhy hacafiyo maama adna waad mahadsanthy

  • @Palestina.576
    @Palestina.576 5 лет назад +1

    Wankaxumahay wax kudacaay gabadhas😥😥.
    Alxm illahay kii isiiyay walal gabarkeey tagan oo hormar keeyga mar walbo ka fikirto... Walasheey qali🙏🙏🙏🙏
    Adne habo wad mahadsantahay inbadan

  • @zund4
    @zund4 5 лет назад +2

    سبحان الله
    Lacgta caruurta wa Fitnah hadii Hoyoda ay ka fiirsan
    Kheyer ka waxa uu Ku jira qofta dumarka iyo odaygaba in Sunnada Lagu dhaqmo
    Ragana Hogaan Sax ah oo sharci Allah waafaqsan
    Dumarna:طاعة in ay ogalaadaan in la hogaamyo
    وبالله التوفيق

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 лет назад

      Maansha Allah waa runtaada illahay hana xafido

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 5 лет назад +5

    Walalha waxa jira qar cadow ah o isku daya iney rer kaga dumiyaan aniga mid nocas ah aya ila dhalatey markan yarana isoo dhibi jirtey

  • @sahramohamed9643
    @sahramohamed9643 5 лет назад +2

    Maskiin ilaahey swc ha caafiyo Maxey faa, iidey walaashaas walaasheed waashey talow miyey ka maseyrtey nolasha walaasheed, mama Soomaali mahadsanid talooyinkaada waa lagu liibaaney👍👍👍👍♥️♥️♥️♥️

  • @laylaahmed8722
    @laylaahmed8722 3 года назад

    Mahadsanid

  • @dekahaji
    @dekahaji 5 лет назад +4

    Walee caruurtayda iyo ninkayga nomber one ii ah hooyadayna biil baan u diraa cid kale waxba igama galin😡😡

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад +2

    Mashaa allh

  • @fadumaduale6989
    @fadumaduale6989 5 лет назад +2

    Walaale maahmah carbeed oo odhanaysa sharcigu ma badbaadiyo doqonka.
    Xasbiyalaah wanecma wakeel naagtaaseey joogta u.s.a😡😡😡😡😡

  • @gacalo2986
    @gacalo2986 5 лет назад +1

    Asc abaayo aad ayaan uga xumahay waxa kudhacay familigas waa waxyaabo anaga gacanteena kugeysano markey maskaxnagawey koontarolkugu heyso aad iyo aad ayeey uqasaartay waxbana umatarayan eheelkii reerka kaburburiiyey iillahay caafimat hasiiyo abaayo yaa raab amiin

  • @maryamaibrahim5420
    @maryamaibrahim5420 2 года назад

    Illahow caafi gabadha cadowgu helay

  • @ifraaxqali2628
    @ifraaxqali2628 4 года назад

    kaas maad igu soo xidhid ninkaas fiican maama soo maaliyey nin fiican yaaba hela hadeer mcnto

  • @fardowsahasaan6758
    @fardowsahasaan6758 5 лет назад +2

    Kii xasid Ahna Allah melkale kasiyo

  • @ekramabdirahman3746
    @ekramabdirahman3746 5 лет назад +1

    Miskiinta tii la dhalatey baa ka caqli badisey. Ilaahay caafimaad ha siiyo.

  • @halimoabdullahiadama9572
    @halimoabdullahiadama9572 5 лет назад

    May Allah Guide her and her sister she is going to pay for it her children are to put her in test for what she did

  • @habooncadeey91
    @habooncadeey91 5 лет назад +1

    Wlhi waanka naxay maskiinta

  • @qali0mar645
    @qali0mar645 5 лет назад +2

    maskin gabadha somalid waaan ka xumahay

  • @naturallive8867
    @naturallive8867 4 года назад

    Axxx ilhay ha caafiyo 😢hoyada maskiinta ah

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад +3

    Gabadh ma iheysa anaa rabe ila soo xidhiidh

    • @saynabjimcale3187
      @saynabjimcale3187 5 лет назад

      SRTV MEDIA
      Ma guursaneysaa hhh soomaali maba naxaan wlh qof maskaxda laga galay xitaa hawo ayaaba kagelee. War qoftaas camal waa loo gargaaraa
      Gabar saas camal maskaxda looga galay bey soomaalia uwadeen hada ka hor soomaalidu ku lahaa ninbaa lagu soo derayaa waa reysaneysaaye ninkii haday ku dareena waa reysan weyday. 😭😭😭😭😭

    • @OGAADENIYAHAXEROWDO
      @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад

      Kkk maya tu fiican

  • @asmaaden4810
    @asmaaden4810 2 года назад

    Wlhi anay taasi ihaysata

  • @fatumasaid9037
    @fatumasaid9037 5 лет назад

    Wcs wr wb walaashey waa ku mahad santahey jzkl kheyr

  • @kowsarkowsar7238
    @kowsarkowsar7238 5 лет назад

    mom sharaf ale ha ku barakeeyo

  • @munaabdi3022
    @munaabdi3022 5 лет назад +3

    Nin soomali markaa rer kaaga biisho maseer ayaa gala iyo xaasid nimo yaahu gabadha waa isku buuqday nin soomali waa intuu rabay

    • @mamomamo2827
      @mamomamo2827 5 лет назад +2

      Marba hadad hooyo noqoto dhibtada ugu weyn adey kusowajihi nolashana sidedaba sidad rabto kuma yeesho ee waxaa wanagsan in laiskuwado meel dhaxana ad iskugu kento

    • @fadumocadey9244
      @fadumocadey9244 5 лет назад +4

      @@Nasro_Warsame2023 abayo nimanka somaliyed yaan la cunin naagaha aya aqli yar hadad marhadad guursato wa inad dantada ka fikirta iyo carurtada iyo aabohod adnan kala geynin sababto ah biri hadi lagu furo waxa lagu leyahay nin shisheye carurtis ayey nokentay ee gebdhow is qad qadka jojiya hadi nin fican alah idin siyo heesta hadad ninkaga ilma isku dhashan haldon ayad wada sarantihin.

    • @mommysqueem3793
      @mommysqueem3793 5 лет назад

      @@fadumocadey9244 zax wye abyo ani sidaas ah isqaadqad ween wlibs😨 lkin xadka lgama bixiyo kaliya sometimes

    • @fadumocadey9244
      @fadumocadey9244 5 лет назад +1

      @@Nasro_Warsame2023 xabibti carurta Alah aya nasiya Alaha hano xifdiye intan heysane alaha siiyo carurta jojintoda wa in labada qof isku raacsan yihin hadey naagtu dhahdo wan isdura ninkune ilma raabo wa qayaano hadad ilmahaga ku durto xanano abar gaalo on weliged ilma dhalin aya ku kureyso gaajane ku dileyso. Inreerka wax loqabtana wa mihim lkin ma awodeysid marhadad ilma dhasho digaba masuliyad aya ku saran waalidkane qaban uma noqa kartid. Aniga markii yurub leykeenay waxa abehey igu yiri seedigey udacwo balan ayan ka qaade wa ilmeheyga abtigode hooyane wa diiday marka waxey tiri aniga wadanki jogo ayad igaar iwede marka reer isku keyheesto miyan wax uqaban kara wa inan teyda ka fikira.

    • @somalidhabah1485
      @somalidhabah1485 4 года назад

      @@fadumocadey9244 waaa runtaa wllo 👍

  • @deqahussein2972
    @deqahussein2972 5 лет назад +1

    Xasid waye walashed

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад +2

    Maamo

  • @deeqoahmed1771
    @deeqoahmed1771 5 лет назад +1

    Soomaali waa kuyar tahey gabar walaasheed ama waalidkeeda kudhahdo garigeyga faraha kala baxa waxey moodaan hadalka walaashood ama waalidkooda inuu kamuhiimsan yahey hadalka xaajigooda hadana ma oran karaan naayaa mawaxaa rabtaa inaa gurigeyga dumiso kaagana kuu dhisnaado illaahey waa xaqsoore cuqubada ay kagashey walaasheed ayadana waakasoo bixi doontaa gurigeedana madhisnaan doono

    • @mommysqueem3793
      @mommysqueem3793 5 лет назад +1

      Deeqa what hdalka ninkada wxaa ka qiimo bdn hdlka hoyadaa iyo wllaha yeah gurigaga only number one hku noqdo balse walagu dhalay😉

  • @ahmedl8198
    @ahmedl8198 5 лет назад +1

    Asc Eid mubarik mamo canab sacdia iyo salmaan

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 лет назад

      Khatra waanta reerkaaga iyo adigu ma iifiicantahay

    • @ahmedl8198
      @ahmedl8198 5 лет назад

      @@mamasoomaali alxm aad baan ufiicanahay Manta wan qoslay video markaa tiri Somali kadib qadra Somali ban laydhahaaa

  • @naturallive8867
    @naturallive8867 4 года назад

    Waba hada ilmhayga cidkale ka horaysiyo

  • @miriamfarah5632
    @miriamfarah5632 5 лет назад +1

    Walal canab waa ku salamay waxa weeyi gabadhu miskiin may aheyn lkn naag jilicsan bay aheyd dumarkuna iskuma naxan xaata walasha ku nixi mayso hadaad adigu dantaada garan waydo naago badan oo iyadoo kala buuxa oo furaha lo hayo

  • @halimamohamed9148
    @halimamohamed9148 5 лет назад +1

    Gabadhu weex xanunsaneed ee lama ogeyn waayo nadafada ilmaheed hadeey kasheqeen weyde it means she was depressed and neglected her kids, first priority wa ilmahaga iyo ninkada then qaraboda waxaad uqabankarto is secondary

    • @marianabdulahi6633
      @marianabdulahi6633 5 лет назад

      sax wakugu racsanahay lacagta maha dhibku ee waxanuunsaned gabadho ilahey hacafiyo hadey fiyowdahay maxa guriga wasakh kadhigay oo ilmaha rafadiyay maba shaqeyse mey guriga nadafadisa ka adkaato xanuunba uqarsoona Somalidu iyago wada buka ayey iskadhigayan dad caadiya waqarsadan waalida maryaha sidata weeye Alow nadhowr

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 лет назад

      You are right absolutely

  • @sadiamohamed6887
    @sadiamohamed6887 5 лет назад

    was Sherlock cajiib leh allow u fududee

  • @fahmiinamaxamuud7798
    @fahmiinamaxamuud7798 5 лет назад +1

    Ax dhibadanaa maskiinta weydhibeen

  • @cayuunii3149
    @cayuunii3149 5 лет назад

    Wlhi waayaab iimanka ayaa katagay dumarka qaar gurigeed iyi caruurted ayey gacanted kuburburisay reer somali madhargaan adile walanee moye allah caafiyo walaashena sorry dumarka somaliyeed qurbaha kunool kafiirsada arimahan oo kale

  • @nuuranuura8637
    @nuuranuura8637 5 лет назад +1

    Waa miid aniga ii haystee intaa la iwalin waa inaan tashada 🤣🤣🤣

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 лет назад

      Waa soo wada marney naftaada iyo caruurtada kow

    • @nuuranuura8637
      @nuuranuura8637 5 лет назад

      @@mamasoomaali haaa walhi habo runtaa kugu jecelahaya sawmaha ilahaya hano ka dayo habo

    • @fadumocadey9244
      @fadumocadey9244 5 лет назад

      @@nuuranuura8637 idinka walal ayad ka qeyleysine waalid aya sida nagu haayo intan yurub keenay ayey nin hosgashay habar ayad qabta hee heysheegan aya leydhaahay marka wa inan teena ka fikirno sababto ah bini adm qani makarno hoyo kaliged ilma heyso koley wan aragnay dhib aya heesto marka marba hadi an guursano wa inan nimankeyna iskala degna warun horta dhaqalaha wa yarana lkin Farxad aya ku jirto.

  • @safhs
    @safhs 5 лет назад

    subxanalah

  • @suberzamin6136
    @suberzamin6136 5 лет назад +1

    Hye mamadena somaliyed

    • @mamasoomaali
      @mamasoomaali  5 лет назад

      Salamucaykum habo maansha illaahay haku barakeeyo mahadsanid

    • @suberzamin6136
      @suberzamin6136 5 лет назад

      mama soomaali wcs mama mahadsanid to

  • @abdirashidbarre1602
    @abdirashidbarre1602 5 лет назад

    Waa dhibaato

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад +1

    Sthy

  • @ikhlaas-9678
    @ikhlaas-9678 5 лет назад

    Wcs maamo

  • @OGAADENIYAHAXEROWDO
    @OGAADENIYAHAXEROWDO 5 лет назад

    Wll

  • @unasma394
    @unasma394 5 лет назад

    koley wxaan filayaa jahli ayaa arintan sal u ah jahliguna waa cadaw i’m really sorry 😐gabdhow dadka xaasidka ah halayska jiro

  • @yaqaandhibe7753
    @yaqaandhibe7753 5 лет назад

    Waxaa halkaa ka muuqda inaanu nin somali marnaba hiil lahayn , hadii hooyadii xuska beeshay, inuu caruurta koriyo isagu ayey ahayd oo aanu mustaqbal seejin oo afeika ka tuurin lakiin i think it is too mutch to ask for a somali looser

  • @kadraanood9814
    @kadraanood9814 5 лет назад

    Ilaahow caafimaaf qarqaba sii