Dagaalka kuwa abiya axmmad la jira oo ethoobiya gacan kahelaya iyo kuwa somaalinimada u himalayas doorashada waxaay u dhaxeeysaa abiya axmad kuwa la jira iyo kuwa xasan sheikh la jira
Wasiir fartaag Waa beentiis ma jiro amar la siiyay ciidamada waayo ciidamada jubaland waxeey ka weerareen jiho aaysan la fileen ciidamada doowlada taa soo keentay ineey kala firdhadaan ( GABTA HA IGA GOOYNIN)
Guul allah siiyo ciidanka xooga soomaaĺliya
Guulayso ahmed madoobe waa kaa gardaranyihiin
Beeen beeen beeen guuuul guuuul insha Allah jubalaaand 💪💪💪💪🦁🦁🦁👑👑♥️♥️🥰🥰🇸🇱🇸🇱🇸🇱🇸🇱
Hooyada beenta kawase bax amxaar yahow
Maxaa jubalan ah fadaraalka ayaa kadagalamayaaye war hadaa wax qawanesaan orda itobiya iska celiya inta Salida hore usiqadataan 😂
Hoyada beenta ka3ase bax saliid qumbo sarso 🥥😂😂😂😫
Guul
Guulesata
gaala iyo gaal raac allaha jabsho
😅maslaxada soomaaliya waxey kujirtaa in itjiopia dagaalagasho sababtu waaykumidobayaan❤
Kidaab beenlow hus hus, ufufufufu ufufufufu ufufufufu ufufufufu ufufufufu ufufufufu.jubbilandguul ❤❤❤❤❤❤❤
Guuleysta . Ciidankeygow . Somaliyed . Ee . Ka .fejik . Nada . itoopiyanka . iyo . Cidanka . Axmed
Ciidankygow . iskaga . Celiya . Hubka . Wawen .
Hana . Ceebeynina
iyagaa curyaa.i bi idni Allah jubaland baa guulaysan bi idni Allaah
Cadawgeenu waa labada deriska ah ithopia too kenya
Dagaalka kuwa abiya axmmad la jira oo ethoobiya gacan kahelaya iyo kuwa somaalinimada u himalayas doorashada waxaay u dhaxeeysaa abiya axmad kuwa la jira iyo kuwa xasan sheikh la jira
Ykp
Wasiir fartaag
Waa beentiis ma jiro amar la siiyay ciidamada waayo ciidamada jubaland waxeey ka weerareen jiho aaysan la fileen ciidamada doowlada taa soo keentay ineey kala firdhadaan ( GABTA HA IGA GOOYNIN)
Beenta Ilaahay waa reebay.
😂❤
Beenalee xarami