Maxkamada || Xubi Qaali o Ka cawaneso Cudur dila ah inu ku riday ninkedii hore

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024

Комментарии • 12

  • @faqashdhangax4884
    @faqashdhangax4884 2 месяца назад

    Ilaahey ha caafiyo aamin

  • @saharaduale9058
    @saharaduale9058 2 месяца назад

    Ha loo duceeyo

  • @user-zq3fk7sr1w
    @user-zq3fk7sr1w 2 месяца назад

    Allah ha kaa duqaado

  • @KadidjaFarahSoubaneh
    @KadidjaFarahSoubaneh 2 месяца назад

    Allh cafiyo

  • @user-le9fr1ou8h
    @user-le9fr1ou8h 2 месяца назад +2

    Allh hka dul qaado wll deeq gesood adna cafis waydiso hadde jirto wax lagugu edeeyay xubi qaali wa qof qalpi fcn

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 2 месяца назад

    Gabadhan cudurka ey sheegeyso ma qabto waxey qabtaa cudurka hapetit ama cagaarshowga

  • @ZuleykhaAbbas
    @ZuleykhaAbbas 2 месяца назад

    Ilaahay iimaankeeda iyo Qalbigaba ha u Adkeeyo,caafimaad deg deg ah Allah ha ugu bedelo inshaaallah,adkaarta iyo ilaahay oo aad barido aad u badso.Dkakhtarkaagana si joogto ah ula xidhiidh,Ilaahay ha ku Garab galo

  • @Abshiroabe
    @Abshiroabe 2 месяца назад +1

    Subxanalaha ale haku cafiyo abaayo

  • @DuuduIsmail
    @DuuduIsmail 2 месяца назад

    Daahir walaantahy dhimasho ayaad horkeenaya waxkale Kala hadal

  • @fardowsawarsame1739
    @fardowsawarsame1739 2 месяца назад

    QANIIS CALASEY IYO ABKEY DULI WAXEY ISU SOO RAACEEN DEEQ GEESOOD INEY CUDUR BEENA U ABUURAAN WAXAA HALKAAS KA CAD QANIISAD CALASEY INEY ISKA CELIN WEYDEY AY BEEN ABUUR LA TIMID SI AY SUMCADIISA WAX UGU DHINTO BALSE BEENI RAAD MALEH DAMEEREY DUF KU BAX 60 JIR UU KA CAQLI BADAN YAHAY ILMAHA CAWA DHASHEY AQAS CALEEG

  • @ashahassan3869
    @ashahassan3869 2 месяца назад

    War cuudur.maha.wa.cagarshow.wale.dahir.calasow.hadu.kugu.kaco wa.balayo.ruunti.ninki.saxibki.aha ayuba.fadaxat.uso.ababulo yahuuuuuu ialhey dahir nagumu.so dayo.hana.barando.ilamhey.ha.qadane o.galadey.kuga.geyne.wlhi.iska.jiir cagarshow wa.iska.daweyn .karta Wana.laga.daweya

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 2 месяца назад

      Sheekadaan cagaarshow ma ahn safiican u dhageeyso cargarshow weey ka weeyntahy ayada afkeeda kasheektay waa cudurki dilaaga aha allh hacafiyo😷😷😷