Hoobiyeyaal lagu garaacay degmada Xamarjajab ayaa sababay dhaawaca 20 qof oo u badan carruur .

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 18 сен 2024

Комментарии • 23

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 года назад +1

    Ilaahasy umada haka qabto Xassan CULUSOOW iyo Mahad Salaad iyo Rooboow Aldamulshabaab yaa rabi ilaahaay ha idin qabto qabasho adag.

  • @xasanmalaay8221
    @xasanmalaay8221 2 года назад +1

    2022 Iyo Hoobiyo iyo dagaal somali ilaahey ha u gargaaro

  • @howraarofficial3191
    @howraarofficial3191 2 года назад +2

    inaalillaahi wa inaa ilaahey raajucuun 😭 ilaahow balaayo idinku rid ilaahow cadowgaan naga qabo Arxanka leeen yarabi 😭😭😭

  • @MuhammadAhmed-ny8vq
    @MuhammadAhmed-ny8vq 2 года назад +2

    Yaa allaah inta ku dhawacantay allaah ha cafiyo yaa rabi hada sidaan xaq ma ahan.. Masakiintaan hada maxee galab sadeen Mogadishu oo biryahan danbo amingeda oo saa id usii xumnaayo Somalia allaah ayaa umaqan ilaa iyo hada ma aragno wax ka fikira danta dalka iyo tan shacabka madax weyna kasto dantiisa un iyo tan il mahiisa ayuu ka fikiraa

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada 2 года назад +1

    انا للہ وانا الیہ راجعون
    Inta ku dhawacantay Allha boksiiyo
    subxanallah war sidan maxy tahy dowladii aaway waa yaabe

  • @galmudug1044
    @galmudug1044 2 года назад +1

    Subxaana allah,

  • @boolocadey4661
    @boolocadey4661 2 года назад

    Inaalilaahi wa inaa ilayhi raajicuun alaha idin booga dhayo.

  • @sharmarkesharif7171
    @sharmarkesharif7171 2 года назад +2

    Maxa dadkan maskakinta howiyo logu garaca meelna walagu qarxina meelna moryan howiyo ku garaceyso

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 года назад +1

    *السلام عليكم ورحمه الله وبركاته*
    *👉🏻INSHA ALLAH👉Ha Ilaabin Salat Duha 🌹Waa 3 Daqiiqo kali🌹*
    *💥اللَّهُمَ اَعِنِّيْ عَلَيْ دِكْرِكَ وَشٌكْرِكَ وَحُسْنِ* *عِبَاْدَتِكَ*🎁
    *Khyrka☝️Allah Drtis IXasuusi aan ku Xasusiisay*
    *Barakallahfikum 🎁*

  • @kikialemu7
    @kikialemu7 2 года назад

    Aaaaaamiiiin aaaamiiin yrbi

  • @maxamuudcabdi6690
    @maxamuudcabdi6690 2 года назад +1

    انا لله وانا اليه راجعون

  • @Watermelonxberry
    @Watermelonxberry 2 года назад

    💔💔💔😭😭😭🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻🤲🏻

  • @boqortoyostudio4280
    @boqortoyostudio4280 2 года назад +2

    dowlada somalia awod uma leh iney argagaxisada kahortagta marka waxan dahi laha hashish halasamey dadkan waxan dagal qabob shacibka aya lagugaurdagala

    • @haredayunis1022
      @haredayunis1022 2 года назад

      Walahi wa run ..dowlada waxbo yanan ethin ..tabar iyo tog umahaya ..tetha kale wadanka dagaalo bathan Ayu kusojire ....Marka Iney watha tashathaan oo ey dadka logargaro ...dowladaha kalaqataan..wlhi sithan lamafirsan karo...marki laisdaho alshabab weynaga dayeen qaraxa oo laismahadiyo ey ugudaran tahay

  • @abdallajemal7420
    @abdallajemal7420 2 года назад

    qolada gospitalka o ambalasta soo.diraya ayan umaleyn inaay hobiyalkanayaga soo tuureen wayo waxay ku iibsanayaan daawadoodi

  • @mohamudsharif1288
    @mohamudsharif1288 2 года назад

    Mahad shabab iyo mahad karatey ayaa ka dambeeyay

  • @samarhasanmohamed2820
    @samarhasanmohamed2820 2 года назад

    ilhow masakinta ugar gar

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 2 года назад

    Mahadow hasan shiyo dowlada al shabaab ka daaya umada beenta shacabkiibaa leyneysaan hadii aad rabtaan in aad s hacabka cabsiisaan waad ogtihiin in amaan daro ah ugu ugu talagasheen waad ogeed hasan alshabaabow inaad hargeysa iska dhigeysey inaad ka naxeyso laakiin ilaahii umadan abuurey wuu nool yahey idinkaa kashaleyndoono

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 года назад

    HALA DILO INTA AY KA KULANAYAN KHANISINTA DAWLAD ISKU SHEEGA 15 SANO OO TALLABO ISKA CELIN QADI WAYEEN.

  • @sshirwacaadan7938
    @sshirwacaadan7938 2 года назад

    GUUL GUUL QAWARIJTA WECELADA SHABAB DHAMEYA CIUDAMADA IYO SHACABKA OO ISKA CELIN WAYEN 15 SANO OO MAALIN KASTA SIDA SAGARAHA OO KALE LOO DILAYO KHANISINTI DAWLADA BEEN IYO BOOTO AYAA U HAYAN SHACABKA IYO DALKA.

    • @maxameddheere9627
      @maxameddheere9627 2 года назад +1

      Laxawla walaa quwataa ilaabilah War maskiintaa mexey galabsaneed 😭🥱💯💔

    • @sshirwacaadan7938
      @sshirwacaadan7938 2 года назад +1

      @@maxameddheere9627 MASAKINTA DEYUUS AYEY NOQDEEN WAA ISKA CELIN WAYEN 15 SANO QAWARIJTA WECELADA SHABAB DEYUSNA WAA AHLU NAAR IN LA DILO MAXAA DIUSAY

  • @salwaxasan2594
    @salwaxasan2594 2 года назад

    انالله وانا اليه راجعون