BARNAAMIJKA WAAYA ARAG Q1aad

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 окт 2024

Комментарии • 49

  • @kadarabdibalad521
    @kadarabdibalad521 3 года назад +8

    AU Nin Qiimo badan Aya Dunida Nagu Cidleeyay Janaral Galaal Taarikhda Aya Ku Xusi Doonto🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🙏🙏💟💟

  • @MoohaFaarax
    @MoohaFaarax Год назад +2

    Wa waraysi Xiiso badan oo xog badan xambaarsan General galal wa waaya arag wax badan u soo joogay
    Allaha unaxariisto qabrigana Allaha u nuuriyo
    Mahadsanid Wariye sare aways Hassan Mohamed shaqo wacan ayaa noo haysaa ❤❤❤

  • @kingmogadishu3703
    @kingmogadishu3703 3 года назад +2

    Allah ha u naxariisto Jeneraal Maxamed Nuur Galaal Halyeey Qaran bu aha

  • @calicabdiraxmaan1296
    @calicabdiraxmaan1296 Месяц назад

    Alle hawnaxariisto waa nin runta sheega fro buco

  • @sayidcatoosh6515
    @sayidcatoosh6515 3 года назад +3

    Allayaa raxma janaral galaal
    Tariiqda ayaa kuxusi doonta🙏

  • @abdinour8606
    @abdinour8606 2 года назад

    Walee fardihii reer galaal anaaba xasuusta iyagoo bulacle hogan allaha u naxariisto

  • @khalidjama2937
    @khalidjama2937 3 года назад +2

    Ilahay ha unaxaristo generalka

  • @MohamedMohamed-bl2li
    @MohamedMohamed-bl2li 6 лет назад +2

    Hhhhhhhh msha allaah gobgobi dhashay adeero cudoonow cayr maxamed bay cududaadu tahay maxamed nuur galaal guulayso adeer

  • @boomerangchronicle6171
    @boomerangchronicle6171 7 лет назад +5

    wax qiimo ah uu ninkan wariyaha isku-sheegaa oo maskax iyo faa'iido ku dhisan oo uu meesha ku hayaa ma jirto

  • @FarahAbdul
    @FarahAbdul 7 лет назад +1

    Aakhiro sabaan ma istaag ayaa la isku waraystaa mr wariye mar dabe ha u noqon.

  • @ilyaasmaal742
    @ilyaasmaal742 24 дня назад

    Alle hau naxariisto hananka lkn Dilkiisii dil qorshaysan oo aan Dadkii gaystay lagu Maxkamadayn al shabaabna Lagu shaanbadeeyay ayuu ahaa.

  • @HAGETUBE
    @HAGETUBE 6 лет назад +3

    Generalkani Waa Shakhsiyad aan Jecelahay Waa Atooraha film Bosas badna : Siyad Barre, Cali Samatar, Morgan, Gani, Caydiid iyo kuwo kaloo badnaa

  • @hanatosman6075
    @hanatosman6075 7 лет назад +2

    Waryaha talanti u letahay sida wax lowaresto yaqanaa thanks

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 года назад +2

    AUN nin qimo leh

  • @timkristiansson1880
    @timkristiansson1880 7 лет назад +7

    kursi miyay waayeen waa maxay ninka odayga ah ee ay sarajooga ku waray sanayaan ixtiraam daranaa goobjoog,

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 4 года назад

    Janeral Galaal warkisu wa xaqiiq wa in iskoolada lagu barto

  • @sulamanbakool8747
    @sulamanbakool8747 4 месяца назад

    Generalku waa maqaati cad, waxa uu kasheekey inta badan waa dhacdooyin uu goobjoog kahaa.
    Somaalida waxa kale dala markasta dan guud iyo danta gaarka ah, xasad iyo qabyaalada. Waa laga la yahay cid tariilhda runta kasheegta.
    Cidkasta way isl qurx badan tahay,
    Waxey sheegataa iney boqoro yihiin dalka xoreysay...

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 4 года назад

    Adder jananku wa sarkal tababarka ciidankeena heersare gasrsiin laha

  • @deeegaaan45
    @deeegaaan45 3 года назад

    alaha unaxaristo jananka aamiin

  • @sssdddf8508
    @sssdddf8508 Месяц назад

    Wariyuhu maa nin hagaagasan ninku waraysanayaa inu madax u sheeg

  • @taartog
    @taartog 7 лет назад +1

    Odey waa nin shayb ah mana xamili karo istaag in uu taarikh ku sheego haddii aanu Odey isagu dooran wariyuhu waxa ay ahayd in uu Generalka unaxariisto oo fadhi kula sheekaysto .

  • @abdifatahismail5632
    @abdifatahismail5632 4 года назад +1

    Waleee.CEELBUUR waa magalo aan ilaweeyn nolosheda aan kusoqatay aadbay uqurxontahy

  • @hismail1691
    @hismail1691 3 года назад +1

    Taariq dhan o umad leehay oo xasuus laguhaayo waqatar. Generalka wax halaga qoro

  • @bashiirducaale6008
    @bashiirducaale6008 2 года назад

    Nuur galaal

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 4 года назад

    Shekh ha hilmaamin NFD iyo Somali Galbeed

  • @ahmedabyn3346
    @ahmedabyn3346 2 года назад

    During Abdillah Esa temporary rule of 1958 The opposition were Magerteen and there support while Italian rulers were supporting Magerteen and Abgal to be SYL majority headed by Aden Abdillahi Adee that why Magerteen and Ogadeen and Abgal clan still r allyed and does not need to unite with Habergadeer tribe.

  • @caaishabashiircabdulaahi7338
    @caaishabashiircabdulaahi7338 3 года назад +1

    Waxan isleyahy wuxu aha nin mudan in laga fa ideysto anan laga fa ideysan

  • @elmnycollin1508
    @elmnycollin1508 7 лет назад +1

    General Galal mar dambe uma soo xisayo ninkan waraysigisa.

  • @saadaatmuuse111
    @saadaatmuuse111 7 лет назад +1

    Anigu Wariyaha Aad baan u dhaliilsanahay

  • @hismail1691
    @hismail1691 3 года назад +1

    Goobjoog waa inaad raaligalin kabixisaan sida aad ubahdisheen genaraalka wayo general wa hantiqaran . qalbigayada umadasomaliyeed baykuyelan. Ee xushmad daridaan maxaytahay?

  • @Amaalgelle121
    @Amaalgelle121 7 лет назад +2

    Warka isii raganimada islan mj kudhashay

  • @khalidcabdi1171
    @khalidcabdi1171 5 лет назад

    anigu ninkan markii hore maan garananay lkn marka uu hargaysa imid ayaan ogaagay level kiisa lkn waa nin wax qarinaya ohadalka dulmaraya .
    Waa aragtidayday cadayna waan uhaystaa !!

  • @jaamack5358
    @jaamack5358 7 лет назад +1

    salaan zare
    general galaal

  • @afraxdaldhis8577
    @afraxdaldhis8577 7 лет назад +1

    wariyahaan ma ahan Nin waaye arag ah maxaa yeelay madaama asagu uu xoog leeyahay madareensana in Generalku uu fadhi Rabo, u fiirso markasta general galaal ayaa socodka bilaabaya waana baaq uu u diraayo weriyaha jaahilka ah o uu lee yahay wr meel na fariisi, weriyuhuna ma fahmi karo xaalda odayga.

    • @bashiirmursalmohamuud4422
      @bashiirmursalmohamuud4422 5 лет назад

      Ninkaan waa general istaag dhib uma arko waayo askari waxaas ma dareemo waxaa laga yaabaa wariyuhu in uu daalo

  • @Xaabsade_
    @Xaabsade_ 6 лет назад

    Odaygan Gen Galaal wuxu iga dhintay goortuu Somalilanad tagay oo wariye Ducaale bahdilay sharaftiisi iyo karaamadii ciidankii Qaranka Soomaaliyeed. Matag ayuu ka wareegay, waxa kale ka sii darran in taariikhda been ka sheego oo uu siduu rabo usheego asna isfaansho.

  • @mahamedaden7237
    @mahamedaden7237 4 года назад +1

    Mahamed Siyad Barre banned political parties, dissolved the parliament and the Supreme Court, and suspended the constitution.

  • @hamzeducale1236
    @hamzeducale1236 6 лет назад

    arimah jiira manta in laga warysto waa daruuri

  • @libanabdi4548
    @libanabdi4548 7 лет назад

    galaal waa sharaf dhacay kadib markii uu la saftay Alhu sunna iyo commentare al.shaab ah ceeb

  • @ashrafbhai4453
    @ashrafbhai4453 7 лет назад +2

    kursi la'an iyo waraysi
    walyaaab!!!!!!

  • @MohamedMohamed-bl2li
    @MohamedMohamed-bl2li 6 лет назад +2

    Waryaa odoga kursi udhig

  • @omarhusseen4501
    @omarhusseen4501 4 года назад

    WAAN KU FARXSANAHAY INAAN KA DHASHAY. 2 DAAS JUFO. HAHHAHA

  • @namiin3034
    @namiin3034 7 лет назад

    woe her very short the General.

  • @khaalidgabiley9775
    @khaalidgabiley9775 3 года назад

    ADEER WAQOOYI LAMANODHANNJIRIN EE XISHOO MISE GOOBJOOG WAA BEEN ABUUR AYEY KA SHAQAYSAA. Somaliland British Protectorate// Somaliland Italiano(Banana Rebublic//French Somaliland.
    😎😎😎😎
    😏😏😏

  • @bashirmire4897
    @bashirmire4897 3 года назад

    Kkkk