From Mo🇸🇴adishu Reer Hargeisa ku heestaa wxn ku doortay Isla markiiba horee ka caroonayaan Xanaaqa afka ayuu usaaran yhy wlhi. Inta igu raacsan ismuujiya hee
wooooooooow wiil boqoreed karti iyo dulqaaad ba leh runtiii markaaan arkey siduu shaarkiisa u quuyan ahay misna u degan yahy I love JAJA GOB baad tahay
Cumar Jaaja 😂🤣😂 Waa Idin Qishayaa Fans Keyga Habeenka Ciida Soo Galeyso Iyo Barnaamijkeyga Qaraaxo La Socod Wanagsan Ramadan Mubaarak Somali Weyn Gaar Ahaan Fans Keyga I love you so Much 🙏🏼🥰💯
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga!
Jaaja respect walhi respect an kuu haya aso biyo lagu shubey o si xun lo qooyay ayu si dhahey keen maro an gaariga ka tirtire biyaha respcet wlhi lpxa tahy qof awood lehna ma fantamo wxa tahaa i cadeese
Xasan cabdi kuus aad ban ku salamaya sxb isma adan badalin wali sidadi batahay 2008 yemen igu ka danbesay wana ku farax sanahy inad barnamijkaan kaso muqato
Dadka ilahey abuurey waxa ugu sharaf bdn nabi maxamed scw scw 🥰 hadii aad ogtahy ku sali hal mar scw ❤❤❤
Scw
Acw
Scw scw
Scw 🌹 scw 🌹 scw 🌹💯🥰❣️🥀😘✨
Scw scw
Khadar Keyow waa ninka loogu sugista badanyahy Barnaaminka Qaraaxo
Hda igu raacsantahy horay isomar✅
Naagti kabto booskeda ku jiraa
Gadaala lamarina asagaa ugu dambeeyo 28 sugeynaa😂
@@salaaniofficial5654 haa Wallahi
Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
@@zamzamisemohamed4963 Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
Waaw inta Cumar jaaja inuu dulqaad badan yahay ila aragtay please like
War walah reer xamarka waxoogo samir wu dhaafay salaan sare walaalahy 🇸🇴 from Djibouti 🇩🇯🇩🇯🇩🇯🇩🇯🤞🥰
Sareedo 😂😂
Inta ayado dagaal sugeyso dawaneyso like dhac igu siiya😅
😂😂😀
Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
@@faaizadaahir5709 fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
@@mubaarakchannel5582 a
@@faaizadaahir5709 y
Hada jiif ku daawaneyso like saar✌🌏
Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
😂😂😂
Sheko kle 🤣😎
Fadhi ban ku daawana
Jiif 😁😁
Kii hore umul ayaan ahaa manta wilkeyga wu socdaa manshaallah alle ayaa mahad iska leh
Illah hku deesto apayo
Mansha allah wll ale haku dhowro❤️🙏
Masha Allah
Sido kale ani xitaa Lkn cunugteyda hada ee socod baraneysaa
Masha allah
Barnamijkaan inta ku xiran like ha ila dhafina😭😂
Qumayo😂😂
Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
Waa usoo ordaa intaa soo afuro soo duganaa
Sido kale Anita anigaba 😁😁😁
Qumayo 😂😀 Magac cajiib ah
Reer xamar hda nahay dulqaadka allah no dhaliyay wlhi dadkeygii noolada viva reer xamar muqdisha ❤️
m.a sax way
dhaman dada rer muqadisho dulqaadka Alh aya ku irasaqeya
m.a Alh ha no siyadiyo❤❤❤❤❤
❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️
Dad waxaa jira sanadki hore barnamijka qaraxo si nabada ydawan jiray lkn hada naga hoseya plz aan uduceeno😢😭😭
😭😭😭😢😢😭😭😢😢😢
Allah unaxaristo
Alah ha unaxriso
Ilahow janadadi kawarabi
allaha unaxariisto inta dhimatay
wlhi waa ka naxay cumar jaja hadi la dagay xtaa wu qoslayaa waa qof ixtiraam badan msha allah
Haddaad muslintahay ilaahey dardii usoomantahy like Sara🤲🤲🤲🤲🤲🤲🙏
Walalahayga Soomaaliyeed Waa bil Ramadan Xaaskii Ayaa iga geeriyotay iigu soo duceeya in illahay Jano fardowsa geeyo Aamin 😭😭😭😭😭
Ilaahay fardowso ha keeyo Adinah qalbiga Ale ha kuuu qabooojiyo wll
😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Ilaahy janadiisa iyo raxmadiisa haka waraabiyi
@@sacfaransusaan7233 Aamiin walal
@@suaadabdirizakahmed6371 aamiin walalo
Wiilaw adoo macawis wadatid hda dawanayso like isar
Gabaray adna baati hada qabto sidokle🥰🥰
Abyo surwal wata makuusara😂✋
Waa sheeko kalee
Nigis aa igu jiro ee jaaaw
Runtii waa wataa hhh
Anoo Wx wadan aa kuu Saara 😅😅😅
Odayga inuu feer ku qaldami doono inta kashakisan like dhac😂
🤣🤣🤣
Hhhh wlle ana kashikasan
@@fahmoahmed1437 😂😂😂
Hhh
Qaraxadii ramadaanka hore sagaal bilood xaamilo aan ahaaa hadana wiilkeyga wuu socda waa ila daawanooyaa maanshalah Alhamdulilaah horay u socda
Wallaahi dadka reer xamarku waa gob. Illaahay ha idin dhowro waalalayaal from hargaysa .
Thanks wll
INTA KHADAR KEYOW SUGEYSO ISMUJIYA 🥰✌
Cawa ayow i balan san yahy
Addapudiicreply
maasha allah wlhy mr jaajaa waxaan qirayaa inuu yhy rageedii dulqaad leh waayo marna macaytamin markii uu arkay in dee indhala.aan lalasoogalay kaftan iyo qosol buu ubaxay jaajaana wlhy waa iikow sawirkiisa hada kadib waataageersan nhy astaan iyo jilayaasha maamulaha howl fiican hor usocod guulaysta somali dhamaanteed guul baan urajaynayaa
Inta reer hargysa sugaysa like ta dhac kusiya
From Mo🇸🇴adishu Reer Hargeisa ku heestaa wxn ku doortay Isla markiiba horee ka caroonayaan Xanaaqa afka ayuu usaaran yhy wlhi. Inta igu raacsan ismuujiya hee
@@mrrespectofficial6067 xanaaq maaha sxb ee Fara taagtaaga waa dabeecadayada
@@mrrespectofficial6067 hhh dulqaadka doqonimada ah maba jeclin anagu wixi naso doonto walaga shaqaynaya
@@muhibomohamed5615 dagal maxa ka taqanin 🤣🤣
@@ibrahimhazzan3260 wax ina kaa barno marabtayna aduu 😅
Intii Niini dance sanadki hore Qaraxo ku baratay ismuujiya oo ine maskiin dulqad badan eheed ogeed😂😂
Anaa ku qaldamay
Ani mrkas igu horesy
Xiligis naag Style leh aye ehed lakin hadda nin ayey noqotay😩😂
@@aragsanmohaa6327 gym ku wx klezy qofta 🤣
Sanadki hore me ku jirte 🤣
Reer muqdisho Alleh samirkiino kale hana siiyo😩
Form burco gobolkii ragga❤🙋♀️
barnaamijka hadaad ku xirneed zi joogta ah like💗💗
1 Axmed tahliil
2 buulo xuubeey
3 malyuun maanka
4 rijaal
5 cumar jaaja💗💗💗
Kula mid ahay Ila last year kuxirna from Nairobi
Rijal ayaa ka badiyay sed ay basan wey ka wayen
Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
@@questionanswer1061 fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
@@abdiqabojiye1927 fadligabisha ramadaan darteed subscribe igu saar
Inta soo AfurtaY like
Fadliga bisha ramadaan darteed subscribe igu saar
@@mubaarakchannel5582 ok
13:18 Darawalka marki🤭 ugu horeeyso aan arko😲 wejigiisa 😁 🙈
Kow biLowga maad is dhaafisaY😂 markaas bn arkaY bilowgaba isagoo xidhanaYa kasoo eeg
Cumar waa wiil aad u samir badan wlhj baburka markii biha ka tirtiray waa colol xumaaday Allah kusiyadaho dulqadka
Haa wlh anaba ka naxay waa miskiin daacad ah alaha usiyadiyo dulqadka
Dulqaad badana cumar jaaja gaariguba ii masaxay wlh daacad. Astan TV shaqo wacan
wooooooooow wiil boqoreed karti iyo dulqaaad ba leh runtiii markaaan arkey siduu shaarkiisa u quuyan ahay misna u degan yahy I love JAJA GOB baad tahay
Cumar jaaja runtii wiil aad udulqaad badan ba thy , markaad tirtirtey biyahana wxy muujineysaa heer xushmadaadu gaarsiisan thy ,well done bro👏
Hada airphone ku dhgesanoso like sar😅👍
wnku dhagesanoya wlhii 😂😂
Ninkaan Haloo Bixiyo Muqdisho Dad Badan Way Heysaa🤣🤣🤣
Oday qasaaye waye bee
😂😂😂😂😂
Oday qasaaye aa ladhaha ninkan
Cumar jaaja waa nin dagan oo qalbi wanaagsan waliba dulqaad badan ixriraam badan maskiin inkastoo prank ahaa lkn dabaacadiisa lagu bartay
Waa qoloma?
@@Wadani924 somali
@@ruun14 soomaali ma aha qabiil ee waa isir.
@@Wadani924 baslook goo qawil ladhoho waye
@@umuabyan4562 waku sugtay wllh 😁 😂
Cumar jaja wlhi waa wiil dulqad badan msha allaha fanny qosol kudhameye
Ma ila aragtay
@@RIIRAASH ha wlhi walalkey salan sare
Cumar Jaaja 😂🤣😂
Waa Idin Qishayaa Fans Keyga
Habeenka Ciida Soo Galeyso Iyo Barnaamijkeyga Qaraaxo La Socod Wanagsan Ramadan Mubaarak Somali Weyn Gaar Ahaan Fans Keyga
I love you so Much 🙏🏼🥰💯
Nio waad nagu fogeesayee adoo xanaaqsan inaan ku aragno rabney😂😂
Www Khadar keeyow Bro Wlhi Waanku Sugi La Ahay
Weynagu Fogtahay Nio Lknsa Car I Taabo Waan Sugayaa 🤣😂
I Can't Wait Wlhi Keeyow 🥰
I can't Wait War khadarow 🤣
😔Miskiin wlhi isagoo san dhan u qoyan ayuu happy iska sii yahy manchlh tabarakalh
Inta ila aragtay xarifkan xasan yufle in uu u egyahay xasan top👍
Aad iyo aad 🤣🤣
Wlh been kuma sheegin xasan top 👍
ha wa u egyahay 😁
😂😂
Xitaa codka
#Fanaankena Cumar Jaaja Masha Allah Walhi Waa Wiil Qalbi Wanagsan Xaqiiq 🙏🎙🎷🎹Halka Fanaan Oo aan heesihiisa Jeclahay Cumar Jaaja Guuleyso insha Allah
Sharma boy yaa igu raacsan farta taaga
Sharma bio iyo astan heshiis maha intuu soo fadhiisto hasugin 😂👊
Dagal ma ka dhexayo
Inuu meesha ku caayo ma rpta hoyada siilked uuu bilaabo hhhh
Baqiilka ha iska maqnaado waxa iga badan adigo walalkeyga/walasheyda ah qalbiga iyo gacmaha furan ee qoralkeyga aqrinaayo hal subscribe isiiya. Thnks walaalahyga!
Waa qofkii udulqaad badnaa uguna ixtiraamka badnaa ee aan arko❤
ani wanba izka ilaawi lahaa kan😂😂
Gaaljecel is muujiya✌🏾🇸🇴
تحياتي لأبناء قبيلتي و وطني ❤️
Dulqaadkii oo qof ah wlhi 😢💔 cumar jaajaa ❤👏🤩
Xamdi Bilan Soo qabta😁😁 inta xamdi ila sugee like dhac😁
Inta igu racsan captain Para in lo xisay like dhac ku siya💓
masha Allah wiil dagano dulqaad badan waaye fanankena qaaliga legend waa ku wataa wlhi♥️🙏🏻
Qofka ugu dulqaadka iyo xush mada badan
Cumar jaajaa 👌✋
Qaraaxo inta jecel ✌🏽
Jaaja respect walhi respect an kuu haya aso biyo lagu shubey o si xun lo qooyay ayu si dhahey keen maro an gaariga ka tirtire biyaha respcet wlhi lpxa tahy qof awood lehna ma fantamo wxa tahaa i cadeese
Radio manta iyo cumar jaja yaa xasuusta wan u xise wagihii wacnada
Wlhi wa aqana ilaa 2012 ila hada aqan jaja radio manta wu heesi jiray tartan walbo wariyasha kalinta kobaad ayu gali jiray wana majajiliste weyn shekoyinka ayu jili jiray
@@malabsan2633 asi iyo abdirashid . Deeq xusen deeq . Deeqo . Galabkadto aa dhagesa jire radio mantan marke ka kalaltageen aa radio ogu danbese xasuus
Alla ani saa ujcla le markas😟
Maskiin inta aan ba’aadan arkaye wiilkii ugu daganaa masha allah alle ha ku xafido wllalkey.
I can’t wait wllHi 😅😂🤣 Jaaaja cwda wey ku heysaTaaa
Wlhi wiiilkaan gacan utaagey dulqaaadka mansha allaah naagtii hesho nasiiib leh mansha allaah
Omar jaaaja wllHi waa Nin adag dulqaad badan m.a sidaan umaleynaYey ma aHn 🥰✊
Mashallh intaan soo fiirsanyy waa qofkii ugu dulqadka badnaa💯💯💯❤️
Cumar jaaja isagaaba idinka waalay intad isLeedihiin kawaala inta ila aragtay liketa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂
Axxxxx wallahi cumar jaja wa will dulqad iyo ixtiram leh 😓😓 waxan ka qiroday marku yiri maro keen an ku qalajiye
Cumar wlhi Dulqaadki oo qof ah teda kle xuman walbo la dhaho samaan bu ugu badalayy wnka xumdey sida lola dhaqmey 💔✊
Inta Khadar keeyow iyo qamar sugaani sugaysa is muujiya 👇
inta qadar keeyow ila dhararoyso liketa ha ila dhaafina
Ax miskiin wlh wan ka naxay marku dhahay keen saxibow ka masaxee wlh ilma igaso istaagtay🥺🥺🥺
Dulqaad kiyooo qofa omar jaaja full respect ✊
Cabtoy ma tahay wilka maskinka kada biyaha 😢😢😢😢😭wanka xumaday whi
Cumar Jaja Wiilki Ugu Daganaa Intuu Barnamijkan Socday🥰🥰
Otaange ciyaal xamar jadiid xamar ushidan sxbkey I'm proud of you 👏 horey usoco qofkasta waxoo leeyahay Utaange iigeeya
Cumar jaja wa dulqad miranyhay wlhi allha usiyaadiyee wana kanaxay marku gariga tirtiray
Inta khadar keeyow sugaysa farta taag☝️
Dulqaad miiran wlh masha allh cumar rag
Maaha Allah Samir ayaa lee dahay good job👌🏻❤️❤️🥀🥀
Wooow cumar jaja wan ku heesta dulqaad 100 msha allh🙏🥰
Jaaja waa ciyaalka xaafada waa nin dulqaad badan runta umaleeynmeeyn in uu dulqaadkaad leeyahay Astan barnaamijkaan waan kaga mahad celineeynaa iyo jilaayaashaba
Kaalay cumar jaaja fanaan mu noqday 2013 iso wariye ah uu ka so qeyb galay qalin jabintaydi dugsiga sare caawa ii laba ah aragtidisa😬
Cumar jaja nin adkeysimo leh m.a #Oneloveomarjaja ❤
Masha alah omar jaja wil dulqad badan 😳🙏🏼
Adeer suunka naga xirta .sida kale waani wadaa sxbayaal 🤘🏽🙏
Wlhi inta dawanayey barnamijkan ee sanadan ninka ugu dulqadka badana cumar jaaja siin lahaa
Rijal mad arkin
@@khadarwadani6289 ninkan biyo lagu shubay hadane gariga ii qalaji la dhahay asigo sidas la yelay uu gariga sii qalajinayy lkn rijaal sidas lama yelin asagaba u shekanayy wx weka qadi wayen 😂😂😂😂
Astaan illahay ka baqa oday qasaye hadii feer lagu xado nosoo daaya hanaga jarina
Cumar jaja intii ku baratau rediyow manta like isara
Masha allah cumar jaaja waa fanan dulqad badan ixtiram badan allah xafido
Wlhi waxaa kahelay soo ayaga hadalka uu udajinaayo sanadkaan wey yaryihiin dhalinyaro dulqaad badan m.a ilaahay dulqaadka hano ziyaadiyo
programka waa dhageysoyaa indhaheyga darawalka lee hayaaan wlh😰😩💋😍
Cumar jaaja inta idaacada maanta ku bartay lik 🙈😁😂👍
Astaan tv fanaanin badan oo aan la aqoon bay soo saartay fananka ani maba aqoon
Inta igu raacsan in babajey lasoo qabto ismuujiya
Uu kujiraa baaba jeey u maleeya because of magaciisa ku dhaganaa darbiga
Wllhi nin kan fananka ah dulqad wuu dhameyay masha Allah.
Nice wahi wan ku xirinahy😂😂😂😂 intii ile jcl like saar😂😂
Inta iyadoo cabitaan cambe ah cabeyso daawaneyso like saar😁
✌️😁🥰 🥭 🍹
Inta barnamijka kuhaysata farta taag 😂😂
Wlh cumar jaaja waa ni dulqaad badan ni asigo biyo lagu shube baaburka sii tirtire 🙆🥰🥰🥰
ᴡᴀᴀ ʟᴀʏsʟᴀ ᴏɢʏᴀʜᴀʏ sʜʙ
@@Abdikadirrmohamett oo lahubaa saxib qali
Cumar jaja hadalkisa iyo qaabkiisa isma laha inta igu racsan👍
Qabiilkisa yawaye
@@najmocadey2630 H.G
Soo u hadloya maxaa
@@najmocadey2630 adigu ma H.G ba tahy
barnamishaka waxa uku xararad badan keyoow walhi inta kale wa bac waxa so racdo shushu inta iku racsan like 👌
RAMADAN Mubarak intaa allah iyo RASULKIS MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll
intii afurka kadib daawanooso like ta aaawihee 😋
Barnaamijkan inta sugta ee aanu dhaafin like ii saara walaalayaal.
Sanadkii hore roosa cade qaatay dulqadka hadane cumar jaja mashallah
Odeygan Xasan Top uu Eeg Waxba kama Xanajin karo 😂😂 Astaaq Furulaah waramadaane 😢😂😂
Walahi wiilkan wuu dulqaad badanyahay biyo isaguu lagu shubay ayuu wali gariga tirtiraya masha allah wiilkan dulqaad iyo samir buu illahey siiyay
Hhhh wlhi waa qaraxo socoto🤣🤣🤣muqdisho dad hesaa
Xasan cabdi kuus aad ban ku salamaya sxb isma adan badalin wali sidadi batahay 2008 yemen igu ka danbesay wana ku farax sanahy inad barnamijkaan kaso muqato
Cumar jaja fanaan ilahay dulqaad siiyey masha Allah 🥺
Baranmijka inta u xisaty farta taga is Mujiya de 😆😆😂😂