CEYDA OO KU FARXAY GIFTIGA AAN UKEENAY FARXAD WEYN AYAA KA MUUQATA MAANTA MILLION BOY 🥰💪

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 23 окт 2024

Комментарии • 623

  • @Mulkiyada
    @Mulkiyada 2 месяца назад +137

    Samia qalbi wanaag waliga san kusoco abaayo sida asad cayda iyo amiira ayad hormar gare xaasidnimo waliga iska ilaali ❤

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 2 месяца назад +2

      Sax waye hada waxn arkay teamn27 malizaa jogo dad an uso hamblyn wiilka o kamida dadkay waxa isladubayen

    • @Suuban225
      @Suuban225 2 месяца назад

      @@Fathiibrahim5245 ayagana waligood heer ma garanayaan iska dhaaf maxaad ka rabdaa qofkii qalbi xaasid ah horomar mangaaro

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 2 месяца назад

      @@Fathiibrahim5245 laga yaaba inay si private ah ugu hanbalyeeyeen qasab miya mar walba in public laga dhigo wah somalida waxanay ogayn iska xukminayaan dhanka xun wax malaga eego mar walba

    • @nimcoibrahim4910
      @nimcoibrahim4910 2 месяца назад

      @@Fathiibrahim5245 laga yaaba inay si private ah ugu hanbalyeeyeen qasab miya mar walba in public laga dhigo wah somalida waxanay ogayn iska xukminayaan dhanka xun wax malaga eego mar walba

  • @ARWACABDICALAS-hgq5
    @ARWACABDICALAS-hgq5 2 месяца назад +101

    Samia mahadsanid sidaa ceyda farxada ula qeebsatay qalbi xab xab❤❤ million boy 1M ka badan buu uqalmaa🎉🎉❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 2 месяца назад +66

    Qalbi wanagsan wax afka laga sheegto maha qofka dun wngsn isma qariyo samiya ceyda wll xageda qaali ku ah inu yhy mujisay samiya wadadi ceyda iyo asad bey heysa ayadane kaliya go ahead gacalo❤

  • @Bintulcaqli
    @Bintulcaqli 2 месяца назад +248

    Ilaa goormee ka cararee saliga nabiga scw ❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +153

    Inta zero la so bilawdey king ceyda one love ❤

    • @DahaboAdan-m2w
      @DahaboAdan-m2w 2 месяца назад +2

      HAMBALIYO HAMBALIYO HAMBALIYO king cayda is not easy 1m 🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤

    • @MavioGrily
      @MavioGrily 2 месяца назад +2

      Hambaliyo king ceyda🎉🎉❤

    • @RidwanAbdi-eo8gv
      @RidwanAbdi-eo8gv 2 месяца назад +1

      ❤❤❤❤❤

    • @happywacane8200
      @happywacane8200 2 месяца назад

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @HodanBashe-l3s
      @HodanBashe-l3s 2 месяца назад

      Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw ❤

  • @MaxtoPoy
    @MaxtoPoy 2 месяца назад +67

    Waa jimcee aan ku salino nabigena mohammed scw

  • @inaabdu-j3w
    @inaabdu-j3w 2 месяца назад +62

    samiayadeena walalkeeda say uga farxisay Mashallh Ceyda iyo cadnan ixtiraamka iyo dadnimada ka siman yihin mise waxbay isku yihin
    samia adiga iyo alpha tag meeshaas aad sheegayso habeen danbe ❤😊

    • @Cayuni1
      @Cayuni1 2 месяца назад +4

      Wad aragtay xushmad ❤

    • @Uqtimuslimah
      @Uqtimuslimah 2 месяца назад +10

      Waa isku dhiig 2wiil ilma adeera❤❤❤

    • @maandeeq2121
      @maandeeq2121 2 месяца назад

      @@inaabdu-j3w 🆎️ isku yihiin

  • @QneenkaabaMuniiraLayla
    @QneenkaabaMuniiraLayla 2 месяца назад +60

    Calfa iyo cashaq intaa xasuustay one like 🎉samiya salax iyo cayda

  • @Pretty-s7r
    @Pretty-s7r 2 месяца назад +63

    Samia iyo amiira labada gabdhood ee ugu qalbiga wanaagsan 27 eea aan ugu jecalhyna❤

    • @FaadumoAadan-r6m
      @FaadumoAadan-r6m 2 месяца назад +4

      Benta ma ahan MN Sha Allh

    • @Fathiibrahim5245
      @Fathiibrahim5245 2 месяца назад +2

      Wankulaqaba sida dacada ah qofka dacada ah banaaankasa laga gartaaa

    • @alonegirl8
      @alonegirl8 2 месяца назад +1

      Haa waa kula qabàa❤

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +172

    TEAM KING CEYDA 1M CONGRATULATIONS 🎈🎉❤

    • @SumayaSumaa
      @SumayaSumaa 2 месяца назад +2

      Hambalyo hambalyo my brother king ceyda for 1m subscribe ❤❤

    • @nimahassan1798
      @nimahassan1798 2 месяца назад +2

      Hambalyo wllky king ceda 1M❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉🎉❤❤❤🎉🎉

    • @IstahilIstahil-gm4cu
      @IstahilIstahil-gm4cu 2 месяца назад +1

      Mr 1m❤❤

    • @MohametAli-mm5bf
      @MohametAli-mm5bf 2 месяца назад +1

      Koko waan ku taageeraa

    • @CadnaanAbdiQani
      @CadnaanAbdiQani 2 месяца назад +1

      Koko adna inta wax ka badan kasu gayna❤❤❤

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy 2 месяца назад +35

    Intii kufaraxdy ceyda inoo 1mgaaro💞🌚

  • @مريم55رون33
    @مريم55رون33 2 месяца назад +19

    Dad aad isku wad jecel team 27 jir oo joga ilhey ha idin dhowro hamblyo King ceyd I.a 2 M🎉❤

  • @MaarizaMariya
    @MaarizaMariya 2 месяца назад +21

    Wll gabadha aan kor u qaadno si ay haf million gaadhsiiino

    • @najaxabdi8578
      @najaxabdi8578 2 месяца назад +1

      Hadaan awoodo ciyoow gaarsiin laha

  • @cabdallaxidig-uf3ds
    @cabdallaxidig-uf3ds 2 месяца назад +32

    Samiya ahmed team ceyda hadaaa nahy waaaa kaaa qab naaaa
    Adna. Let's go 🚶‍♂️ 💪 1milion subscribe wada dii baaa hysaa

  • @dytffttg6491
    @dytffttg6491 2 месяца назад +16

    Samiya qurx bdn 1year Haleysku dayo in 1m lagu garsiyo plss qofkey thy hadal laguma shegi kare

  • @Sihaammostaphe
    @Sihaammostaphe 2 месяца назад +52

    Vedio waalagaaga soo horeeya amuusnaan ku Saar like 😂

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 2 месяца назад +64

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤️☝️

  • @MuscabCabdiraxmaan-d1i
    @MuscabCabdiraxmaan-d1i 2 месяца назад +49

    Inta aan waligood gift loo keenin 😂😂😂 one like

    • @Hodanisha
      @Hodanisha 2 месяца назад +3

      Wa ikan😂Malaysia intan tagno team kle ma noqona an gift beerka iskga tumne😢😂

    • @Shani.mallin2023
      @Shani.mallin2023 2 месяца назад

      ​@@HodanishaAna I waca😂

    • @FatuushTeeena
      @FatuushTeeena 2 месяца назад

      Haa😢😅​@@Hodanisha

    • @MulkimacalimAxmed
      @MulkimacalimAxmed Месяц назад

      ​@@Hodanisha an tagno wlaley fadhi nomayal

  • @XayaatBintuaxlaam
    @XayaatBintuaxlaam 2 месяца назад +23

    Samiyadaydii inta ilajecel dacad nimadeeda ❤❤❤

  • @2.3.4.4
    @2.3.4.4 2 месяца назад +25

    Team king ceydaConcratulatins wlhi wuu uqalmaa hablyo ceyda qalbi wanahsan

  • @nimcoibrahim4910
    @nimcoibrahim4910 2 месяца назад +17

    Ayyy siday saaamiya ugu keceen wiilasheena saamiya noo ilaaliya from hargeisa ❤😅

  • @Elephanto22
    @Elephanto22 2 месяца назад +18

    Samiya aan gaarsino 1m inta sanadka ka harsan please

  • @AmoulMostafa
    @AmoulMostafa 2 месяца назад +16

    Allah samia qalbigeeda oo kale wan ku duceysta😢😢😢🌹🌹🌹🌹

  • @marwamustafe8270
    @marwamustafe8270 2 месяца назад +24

    Samia yariisteena wanagii oo qof inshalah horumar wacn ayaad ku gaareysaa wanagaaga👸🥰🥰❤️❤️❤️

  • @MssFaraxsan2024
    @MssFaraxsan2024 2 месяца назад +26

    Waaaw m.a🎉 samiyaa 🎉 congratulations million boy 🎉 hambaliyo kabadan Aa ku rajeynaa king ceyda 🎉🎉🎉

  • @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013
    @cabdilqaadirfaaraxdhasovic3013 2 месяца назад +8

    Hampalyo king cayda intaaa inkabadan urajaynaya insha allah 1m❤🎉

  • @alonegirl8
    @alonegirl8 2 месяца назад +5

    Samia sidaa ceyda uga farxisay ❤wx lo dhigo lehen sidaa uun ahaw ha noqon gun dadka isku mid haku noqdan ha kala soocan abayo mcn ❤walalnimo baa heer lagu gaara waana waano uun ❤

  • @SihaamXasan-kj9gt
    @SihaamXasan-kj9gt 2 месяца назад +27

    Ku sali xabiibkeena Muhammad scw ❤❤

  • @NimcoNimco-rv6gs
    @NimcoNimco-rv6gs 2 месяца назад +17

    waaw team 27 waa dad isjecel ilahayow igu biiri anna 🤲

  • @FardowsaSaciid-b9s
    @FardowsaSaciid-b9s 2 месяца назад +3

    Hadiyadda ugu qiimaha badan ee King Ceyda la gudoonsiiyo waa tan Samia ❤❤❤❤

  • @akmiishargsan5521
    @akmiishargsan5521 2 месяца назад +21

    SAMIA qalbi wanaageey ❤m,a congratulation congratulation KING CAYDA FOR 1M SUBSCRIBER'S inshaallaah kabadan waa kaasugaynaa ❤❤❤

  • @LaylaCabdiraxman
    @LaylaCabdiraxman 2 месяца назад +12

    Soo same alpha cuntada intii rabta inay soo tijabiyan like❤

  • @mss_Ziya
    @mss_Ziya 2 месяца назад +24

    HAMBALYO KING CEYDA WIIL WAXBARASHO IYO RUclips ISKU WADO WALLHI QOF SAMEEN KARA MLHN WAXA UGU SO DHOW KOKODEENAH I.A AYADANA COMING SOON WYE HORMAR WCN DHAMAANTIIN TEAM 27 ISN'T EASY ❤🫶🏻😭😍

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 2 месяца назад +14

    The best person ever ❤️ the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Xabibkena Mohamed Salalahu Caleyhi Wasalam ❤❤❤

  • @SacdiyaCabdi-o6c
    @SacdiyaCabdi-o6c 2 месяца назад +11

    Samiya qof qalbi wngsn sida cayda farxada ula qadatay

  • @sicidoomarabdi2152
    @sicidoomarabdi2152 2 месяца назад +14

    M.a gabar iyo walked ceyda iyo samia jiroo jooga oo is ilaashada

  • @xamzataatiko-bs1yq
    @xamzataatiko-bs1yq 2 месяца назад +13

    Dunidan Ma soo Marin Ruux Ka Sharaf Badan Kana Run Badan Nabi Muxamed SCW❤ﷺﷺ📿🕋

  • @MasturaMohamett
    @MasturaMohamett 2 месяца назад +10

    Jah samiyadeena caawa way noohagarbaxday❤❤🎉 xitta english ayey nagu garacaday😂

  • @SimranAbdiNor
    @SimranAbdiNor 2 месяца назад +14

    Ayy funanada iga gadan Samia kabadn a ka sugena adna ❤

  • @ApfifataaxAHmed
    @ApfifataaxAHmed 2 месяца назад +11

    Saamiya haday iska dayso isticmalka social media
    Ana waaan dayanayaa daawashada social media🎉❤

  • @BarkaAbdi-j9p
    @BarkaAbdi-j9p 2 месяца назад +12

    Hambalyo Hambalyo king ceyda hormar wacan intaan iyo inkabadan waad uqalantaa wll❤❤❤

  • @zeynabmaxamed3317
    @zeynabmaxamed3317 2 месяца назад +5

    King ceyda hambalyo hambalyo 1m waa uqalanta intaan iyo in ka bdn ayaa uqalanta 🎉🎉🥳🥳❤️

  • @aliaddow1465
    @aliaddow1465 2 месяца назад +17

    Waxaa ahay qofkii ugu horeeye ee daa wada🎉🎉🎉❤❤❤

  • @MASTARMASKA
    @MASTARMASKA 2 месяца назад +11

    Million boy congratulations 🎊 👏 hambalyo hambalyo hambalyo 🎉🎉🎉❤❤❤

  • @samiirshow3238
    @samiirshow3238 2 месяца назад +3

    Kind ceyda, congratulations 🎊 👏
    💐
    One like 👍

  • @Cayuni1
    @Cayuni1 2 месяца назад +7

    Congratulations million boy king Ceyda waa u qalmaa🎉🎉❤

  • @Akwadani
    @Akwadani 2 месяца назад +8

    Lawadaada waalid janada fardowsa Allaha ugu deeqo iso booqo channel keyga ❤️❤️❤️❤️❤️❤️

  • @NajmoCabdi-kw8hy
    @NajmoCabdi-kw8hy 2 месяца назад +7

    Hambalyo hambalyo hambalyo wllkeyga qali ceyda mr 1M intan io kabadana uqalanta farxadada waa farxadena❤❤❤❤❤

  • @Queennahiila
    @Queennahiila 2 месяца назад +6

    Hamabalyo wll king ceyda 1m inta io in kabadan uqalan🎉🎉❤

  • @Tuneyyyyyy
    @Tuneyyyyyy 2 месяца назад +17

    Team samia only like 🎉❤

  • @Sahrayaan
    @Sahrayaan 2 месяца назад +7

    Hambalyo ceyda intan iyo in ka bdn ayaad uqalantaa❤🔥🎉

  • @SihaamhussienIggeh
    @SihaamhussienIggeh 2 месяца назад +9

    Team king cayda 1M🎉congratulations

  • @atsuyasamford4955
    @atsuyasamford4955 2 месяца назад +2

    King ceyda iyo walaalaha 27 nolaada ,mama samia halkan ku soo noqdaa from Djibouti

  • @NasiibAhmedcumar
    @NasiibAhmedcumar 2 месяца назад +11

    Congratulations king ceyda 1M 🥺😩🎉

  • @XaliimoBuuwehilowleHilowle
    @XaliimoBuuwehilowleHilowle 2 месяца назад +10

    Samia saa adi kuutaageero Messi utaageera samia saa adi Ronaldo utaageerto Messi utaageeraa plz hacaayin😢

  • @FatmaAbdinasir-ct6jp
    @FatmaAbdinasir-ct6jp 2 месяца назад +8

    Team ceyda hambalyo hambalyo❤

  • @Cabdixakiimmuusecige17
    @Cabdixakiimmuusecige17 2 месяца назад +8

    IFAHMA OO IDAREEMA 1K❤❤❤
    Walaalaha Soomaaliyeed Allah Dartii Cimaamada igusoo Tuura Kii Hore Ayaa Layga Xidhaye❤❤❤❤

  • @saynabdaauud5679
    @saynabdaauud5679 2 месяца назад +2

    Samiya qalbi wanag Wllka waa u hagar baxday si fcnba ugu hambalyaysy iyo gift special ah hore u soco waxa tahay qof Daacada wad guulaysanaysa hore u soco❤❤❤

  • @AbdiladhiifIshaan
    @AbdiladhiifIshaan 2 месяца назад +15

    TEAM SAMIA ONE LIKE 👍

  • @FarhiaW-fn2wi
    @FarhiaW-fn2wi 2 месяца назад +6

    Mash Allah Samia qof Qalbi fiican Hore usoco miskiinay

  • @SuldanUg
    @SuldanUg 2 месяца назад +6

    Samiya wlhi wxa thy gabar qalbi wanagsan

  • @MufakirMowliidbarkhad
    @MufakirMowliidbarkhad 2 месяца назад +8

    Cadnan walhi kama hayno hanpalyada samia waxle kadheh cayda hanbalyo pro❤❤❤

  • @Abdullahimahamed-t3f
    @Abdullahimahamed-t3f 2 месяца назад +12

    Congratulations King ceyda 1M subscribe more Than that 🎉 👏

  • @Halaazi7
    @Halaazi7 2 месяца назад +4

    Samia AHMED 1 year 1m maalintada waa sugi la nahay Insh.allah 🎉😢❤

  • @xaawoluul265
    @xaawoluul265 2 месяца назад +4

    Score ka wllnimada ceyda iyo saamiyo aa siiyay m.a ❤🎉❤🎉

  • @SalmaAadan-xv5dc
    @SalmaAadan-xv5dc 2 месяца назад +7

    Hnpaleyo king ceeda ❤

  • @nurtaadan-zt3fl
    @nurtaadan-zt3fl 2 месяца назад +2

    Congratulation 🎊 🎊 king ceyda you deserve more than that brother 👏 🙌 ❤️ 💙 🙏 ❤❤❤

  • @NadiaNada-gn6ze
    @NadiaNada-gn6ze 2 месяца назад +1

    Dunida masoo marin qof Ka wanaagsan Nabi maxamed scw ❤️❤️♥️♥️

  • @umulkheyrolate2418
    @umulkheyrolate2418 2 месяца назад +5

    Samia qurux qalbi xab xab keep going xabibti 🥰❣️

  • @Saabo607
    @Saabo607 2 месяца назад +1

    Congratulations king ceyda 1M keep going

  • @f.mohamed4638
    @f.mohamed4638 2 месяца назад +2

    HAMBALYO HAMBALYO HAMBALYO ayan kuleyahay walalkey ceydow the one and only you did it and you can do it keep going walalkey qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ samia is so sweet MashaAllah Allah barik haa ❤❤❤❤❤❤

  • @Kiki_afcad-m7c
    @Kiki_afcad-m7c 2 месяца назад +10

    One like team king ceyda mr 1m. 👊👊🫶😊🤍🧡👀

  • @ikraam_72
    @ikraam_72 2 месяца назад +3

    King ceyda congratulations 🎉❤samia qalbi saafi 💋🥰

  • @Asma1234-c4i
    @Asma1234-c4i 2 месяца назад +5

    Hamplyo ceyda one million 🎉

  • @ikraansultaan8309
    @ikraansultaan8309 2 месяца назад +6

    1 milion is here omg keep going my bro😮😮😊😊😊

  • @yaxyedaacad2022
    @yaxyedaacad2022 2 месяца назад +6

    Million Boy ayaba iga gadan ✅

  • @SamiiroAbdule
    @SamiiroAbdule 2 месяца назад +3

    Million boy congratulations 🎉🎉👏🏻👏🏻

  • @faadumomacalim4073
    @faadumomacalim4073 2 месяца назад +3

    Samia qalbi wnagey mahdsanif ❤🎉

  • @CaliYuusuf-vd4eo
    @CaliYuusuf-vd4eo 2 месяца назад +3

    M.a allah king ceyda ❤❤❤❤❤❤

  • @farhiafagadhe1273
    @farhiafagadhe1273 2 месяца назад +1

    Wadadii ceydaa heysaa saamia ha seexan dadaal😂❤

  • @mohamednooreymoi-st9wq
    @mohamednooreymoi-st9wq 2 месяца назад +3

    KING GEYDA 1M CONGRATULATIONS ❤

  • @Asma1234-c4i
    @Asma1234-c4i 2 месяца назад +10

    One like team koko ❤️

  • @NafisaMohamed-wc4mw
    @NafisaMohamed-wc4mw 2 месяца назад +1

    Hambalyo king Ceyda 🎉🤴🎊🫶🏻

  • @leyloomar5004
    @leyloomar5004 2 месяца назад +9

    Team Samiyah one like❤❤

  • @hafsomuun9978
    @hafsomuun9978 2 месяца назад +1

    Team saamia hada nahay hambalyo king ceyda 🎉🎉🎉

  • @Munasar17
    @Munasar17 2 месяца назад +2

    Young Million congratulations 👏❤king 👑 Ceyda

  • @mohamadomar4591
    @mohamadomar4591 2 месяца назад +4

    Hambalyo ceyda 🎉🎉 Iyo dhamaan Team 27🎉🎉❤

  • @AyaanXuseen-tk1to
    @AyaanXuseen-tk1to 2 месяца назад +4

    lata ku farxasan 1m king ceyda 🎉🎉🎉

  • @Asma1234-c4i
    @Asma1234-c4i 2 месяца назад +9

    One like team king ceda

  • @RamloXusein
    @RamloXusein 2 месяца назад

    Congratulations King ceyda for 1 M mudo badn sugaye ado 1M garo congratulation millions times wad uqalanta 1M io kabadn hori usoco pweh mcn guuleyso abidka I.a ceyda GIFT fcn ugey Samia Qurax 🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤🙏💯

  • @Asma1234-c4i
    @Asma1234-c4i 2 месяца назад +8

    One like team Samia

  • @Shamsocayni1667
    @Shamsocayni1667 2 месяца назад

    Masha Allaha team 27 Congratulations sidaa isku garabka istaagaan walaalo is jecel farxad kuwada noolada oo bilyan wada gaara 🎉🎉🎉

  • @zamuzamu9194
    @zamuzamu9194 2 месяца назад +1

    Congratulations ceyda will waiting Gift a samiyaa

  • @MaxamedNuur-sc7qb
    @MaxamedNuur-sc7qb 2 месяца назад +4

    Hambalyo hambalyo hambalyo King Ceyda ❤❤❤❤

  • @nasrakarshe3401
    @nasrakarshe3401 2 месяца назад +2

    king Ceyda congratulates 🎉🎉🎉🎉

  • @TuneyShariif
    @TuneyShariif 2 месяца назад +1

    Hambalyo king ceyda 🎉

  • @maandeeq2121
    @maandeeq2121 2 месяца назад +7

    Alpha waa curadka cadsaam intuu aabihiis cadnaan maqan yhy hoyodiin samiyo wu ilaalinya😭😂😂

  • @AaminaMawliid
    @AaminaMawliid 2 месяца назад +2

    Walshey samiya ale ha ku xafido❤❤❤❤❤❤

  • @SaabiriinAhmed-mg8dy
    @SaabiriinAhmed-mg8dy 2 месяца назад +21

    Zamiyo amiiro prank kusoo samee😊inta igu racsan 👍

  • @safabashiir-sw8fi
    @safabashiir-sw8fi 2 месяца назад

    Samia iyo koko labada gabdhode ugu jeclahy team 27❤❤❤