Iswidan ... Maxaa loo gubay Kitaabka Qur'aanka || Khutbah || Sheikh Mohamed Abdi Umal

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 29 июн 2023
  • ✔ Please Subscribe l✔ SHARE ✔ LIKE✔ AND COMMENT ✔ Thank You ✔
    fadlan Subscribbe Salafmedia dhagsii ┇► / @salafmedia
  • ВидеоклипыВидеоклипы

Комментарии • 233

  • @bintuibrahim194
    @bintuibrahim194 Год назад +13

    Ilaahow noo xifdi sheekhena qaaliga ah ❤❤❤

  • @abdullahiabdi5535
    @abdullahiabdi5535 Год назад +6

    M.a ilaahay khudbada macaanka badan hanagu anfaco adiga cimriga, cilmiga, caafimaadka, caqliga iyo carabkaba hakuu barakeeyo. Rag badan oo adoo kale ahna ilaahay hanoosoo saaro. ilaahay dartii baan kuu jecelahay iyo diiinta aad u adeegayso. Sidaanu hadalkaaga u macaansanayno hadaad ogaan lahaydna intaa waad noogasii badin lahayd. Shukran👍

    • @abdallabro11
      @abdallabro11 Год назад

      Masha Allah❤❤❤ Ameen ya Allah

  • @roblemahat1792
    @roblemahat1792 Год назад +8

    سبحانك may Allah bless our sheikh

  • @shaxshaxlowgaxafada
    @shaxshaxlowgaxafada Год назад +4

    😵ماشاءالله تبارك الله شیخ محمد جزاك الله خیر

  • @ashaali5033
    @ashaali5033 Год назад +3

    Alow noo xifdi shekhena cimrigiisana u barakee cadowgiisana alow baa bi I aaamiin

  • @fathima.iloveallah.3853
    @fathima.iloveallah.3853 Год назад +9

    JazakAllahu kheeyr sheikh Umal Allah Mizanka xasanaadka Allah Ha kuu saaro Amiin YaaRab ❤

  • @samaachannel2121
    @samaachannel2121 Год назад +2

    Jazaka Allah qeer sheikh umul

  • @user-gr4qg5zm1d
    @user-gr4qg5zm1d Год назад +2

    ALLAH hayow aduunka inti noolyahay ku gub nacalad ha ku dhacdo

  • @haachannel8793
    @haachannel8793 Год назад +6

    أللهم رد كيدهم في نحورهم أجمعين يارب

  • @____Cumar____
    @____Cumar____ Год назад +32

    Cilmiga iyo caqliga allah ha kuu barakeeyo sheekh qodobo wax ku oola ayaad taabatay walaalaha soo gudbiya sheekha khudbadihiisa alle ha idin barakeeyo idinkana dambigeena alle ha dhaafo gaalo rabbi ha duleeyo muslimkana ale ha ciseeyo🤲

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      Gaalkan nabiga aflagaadeyay maa quraan difaacayo ? 😂😂
      Hala isku ciyaaro waaye

    • @user-ks4bl5jt3q
      @user-ks4bl5jt3q Год назад

      ​@@Kendndndyaa gaal ah subxanalaah waxad,qorayso aakhiradada. Ku seejin

    • @abdullahimahamudbile
      @abdullahimahamudbile Год назад +1

      ​@@KendndndWll wad dheereyneysaye ilahay uga towbad keen hadalkaaga

    • @peaceprosperity3951
      @peaceprosperity3951 Год назад

      Adigu ma waxaad rabta inaad dadka ku sheegto waxa tahay??

    • @Active2Care-yl7vd
      @Active2Care-yl7vd Год назад

      AMIIN YAA RABI YAA RAXMAAN

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Год назад +9

    اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد

  • @YussufSuleiman
    @YussufSuleiman Год назад +4

    Mashallah sheikh

  • @AbdikarimOsman-fo5zf
    @AbdikarimOsman-fo5zf Год назад +5

    Allahu Akbar

  • @user-ti9ib4dq9j
    @user-ti9ib4dq9j Год назад +1

    Iswidan Allah ahanuniyo❤❤❤

  • @aminaissaka624
    @aminaissaka624 Год назад +2

    Masha Allah Allah hakubarakeyo amiin

  • @cabdiqanicali7947
    @cabdiqanicali7947 Год назад +3

    Masha Allhu sh umal Allle ha ku xifdiyo ❤❤❤❤❤

  • @Simran_ashokAshok
    @Simran_ashokAshok Год назад +2

    Masha Allah jazakallah sheikh mahamed umal

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 Год назад +3

    SallAllahu 3alehi Wasalam

  • @saida2003
    @saida2003 Год назад +6

    Ammiiin yaa Raxmman cimrig dheer iyo cafimad tama Allah siiyo sh umal 😊😊😊😊😊

  • @user-ks4bl5jt3q
    @user-ks4bl5jt3q Год назад +4

    Papa sheikh maxamed cabdi umal alah noo kaa xafido sheikh anaa ❤❤❤❤❤❤❤

  • @SamafalemuseHassan-ny1wq
    @SamafalemuseHassan-ny1wq Год назад +3

    Ilahay haku xifdiyo sh Mohamed ABDI umal ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamsahassan5788
    @hamsahassan5788 Год назад +13

    Asc dhamaantiin umada soomaaliyeed illaaheey haynoo kaa xifdiyo adi inta noola taagan diinteena mcn.Waxaan ka ooyaa oo qalbiga I xanuunaa qof ku dhashay islaanimo oo ka noqday .Illaaheey waxaynu ka baryaynaa inuu nagu sugo diinteena mcn.Allaahumaa Aamiin Yaa Allaah.

  • @fawzan-gr1if
    @fawzan-gr1if Год назад +2

    Asc masha allah jazakalahukhayran barkalahufika❤❤

  • @farxiyoabuukar9612
    @farxiyoabuukar9612 Год назад +6

    Allahu akbar maasha allah shukran sheeqanaa alfaadil geesiga islaamka

  • @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv
    @FarxiyoalbakriAlbaana-sb9uv Год назад +1

    اللهم أعز الإسلام والمسلمين

  • @babaa3412
    @babaa3412 Год назад +2

    M.a sheikha safiican ayoo noka sharxay jasaakalaahu kheer sheikha iyo walalka nosokudbiyo👍

  • @axmednurcabditootole
    @axmednurcabditootole Год назад +9

    Msha allaaah sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @maanafcadde17
    @maanafcadde17 Год назад +18

    Sheikha u tagan mar walba inuu xaqa ka hadlo sheikha maxamed cabdi umal❤ allow cimriga ku barakeey❤

    • @aadamtanbiih
      @aadamtanbiih Год назад

      Aamiin yaarabbi

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      Gaalkii nabiga caayay maa xaq ka hadlaayo

    • @shaxshaxlowgaxafada
      @shaxshaxlowgaxafada Год назад

      ​@@Kendndnd
      Afka Allaha ku Qalociye Sheekha Afkaaga uraaya nooga jeedi Wax xalaal ah matihide maxad nabigu csw ka taqaan adigu gaaal sheegaya

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      @@shaxshaxlowgaxafada ganacsadahaan iyo adigaba lacnadii alle ha idinku dhacdo nabiga aad caynaysaan oo waalidinta nabiga aad aflagaadeyneysan markas aa dad quraan u naxaaya iska dhigeeysaan

    • @fuaadnuur2621
      @fuaadnuur2621 Год назад

      @@Kendndnd jaahilow intee ku caayey bal noo sheeeg cadeyn la imaaw

  • @abdullahiabdinasir6943
    @abdullahiabdinasir6943 Год назад +8

    sheekha Allah habarakeeyee si cilmiyayasan oo rajo badan muujinaysuu uga hadlay.

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 Год назад +4

    Ilahay haa ajaar siiyoo sheekh amin

  • @fatumomacalin9016
    @fatumomacalin9016 Год назад +1

    الله يحفظك يا شيخنا

  • @Youssouf-wu8vm
    @Youssouf-wu8vm Год назад +3

    Allahabad ku barakeeyo sheekh dadka halkaa joogaa ha dhinteen oo qofkii kitaabka xummaan ku maaha kow haga siiyeen

  • @cabdiqanicali7947
    @cabdiqanicali7947 Год назад +4

    Masha Allhu ❤❤

  • @adenhassan9678
    @adenhassan9678 Год назад +3

    MASHAL Alahl sh.Umal xafi Alahl

  • @warisroobo1759
    @warisroobo1759 Год назад +4

    Masha'Allah;ALLAHA XIFDIYO DHAMAAN CULIMADEENA اللهم صلي وسلم على نبينا محمد وعلى آل محمد كما صليت على إبراهيم وعلى آل إبراهيم إنك حميد مجيد

  • @safiyamohamed735
    @safiyamohamed735 Год назад +5

    ALLAHU AKBAR ❤

  • @yuusuf-cm2mh
    @yuusuf-cm2mh Год назад +7

    ماشالله شيخنا الله يحفظك❤

  • @alinoormaalimali
    @alinoormaalimali Год назад +3

    يريدون ليطفؤوا نور الله بافواههم والله متم نوره ولوكره الكافرون

  • @ismailqanuni3551
    @ismailqanuni3551 Год назад +4

    يريدون ليطفؤ نورالله بافواههم والله متم نوره ولو كره الكافرون

  • @salma.abdule
    @salma.abdule Год назад +1

    Masha alaah shiikh maxamad Abdi umal xifiduhulah

  • @jamilafashe5629
    @jamilafashe5629 Год назад +2

    Jazaakallaahu kheyr

  • @jimishum8343
    @jimishum8343 Год назад +2

    Jazkumu llahu. Khayran. Shkh umal❤

  • @husseinsheikh8074
    @husseinsheikh8074 Год назад +3

    Mashaallah jazakaAllahu kheyra sheikh mohamed Abdi umal.

  • @cabdihadiibrahim9708
    @cabdihadiibrahim9708 Год назад +5

    Masha Allah

  • @zakicade5961
    @zakicade5961 Год назад +16

    May Allah bless our sheikh ❤

  • @maftuuxisha1297
    @maftuuxisha1297 Год назад +1

    Subxanallah allahayow noo badbaadi kitaabkeena

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад

    Baraka Allah Tabaaraka Allah 💯 ♥️ 🙏

  • @ibrahimhassan8501
    @ibrahimhassan8501 Год назад +1

    Masha Allah sheikh Mohammed Abdi umal long life

  • @fartunabdulle6226
    @fartunabdulle6226 Год назад +1

    Jazaakalah qery

  • @zakshire7817
    @zakshire7817 Год назад +7

    اللَّهُمَّ يا مُقَلِّبَ القُلُوبِ ثَبِّتْ قُلُوبَنَا على دِيْنِكَ، ويا مُصَرِّفَ القُلُوبِ صَرِّفْ قُلُوْبَنَا على طَاعَتِك ..♥
    🤲🏽🤲🏽🤲🏽

  • @SomaliPeninsula
    @SomaliPeninsula Год назад +12

    Illaahay ha xafido Sheekhunaa Maxamad Cabdi Umal ❤

  • @Maclinshale-bl9ok8ft9r
    @Maclinshale-bl9ok8ft9r Год назад +3

    ❤❤❤❤❤❤ MashaAllh sheikh

  • @kyrizuenchantrez6289
    @kyrizuenchantrez6289 Год назад

    Masha Allaah sheikh Mohammed cabdi Umal illaahay xifdi amiin yaarabi

  • @kabdi2408
    @kabdi2408 Год назад +2

    Cadowga islaamka Allah ha baabi,iyo Allah ha guuleyo muslimiinta

  • @abdallabro11
    @abdallabro11 Год назад

    Masha Allah jazaka Allah khayran alculumaa ❤❤❤

  • @leilabntuabdullahi9353
    @leilabntuabdullahi9353 Год назад +1

    حفظك يا شيخنا

  • @hamzehassan2652
    @hamzehassan2652 Год назад

    Maasha allaah sheekh xafadaka allaah

  • @ibrahimkhalif4652
    @ibrahimkhalif4652 Год назад +1

    Masha Allah , sheikheena Allah hanoo deeyo cimro dheer io cafimaad lex Allah hasiyo

  • @mahmudahmed2603
    @mahmudahmed2603 Год назад +2

    Baarakalaah, Sheekhuna Umul

  • @luulmohamud
    @luulmohamud Год назад +8

    Xasbunullah wa nimcal wakiil
    Isagoo yaaban oo maskiin ah muxuu ka wadaa Allah muxuu qatalan Rabi ha naga qabto cadowga islaamka

  • @aqoon183
    @aqoon183 Год назад +2

    Cuquubo deg deg ah alle haku Rido dhamaantood

  • @abdirahmanmohamedomar7473
    @abdirahmanmohamedomar7473 Год назад +2

    sh.umul allahayoow cumriga u dheereey janada allahayoo geli aamiin

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      Gaalkii nabiga caayay maa u duceenee 😂

    • @hassanyussuf6957
      @hassanyussuf6957 Год назад

      ​@@Kendndndaamus af qudhmuune yaaximaar yaadoofaar

  • @balletiofficial5722
    @balletiofficial5722 Год назад +1

    Allah haku xafido sheeq umal

  • @leilabntuabdullahi9353
    @leilabntuabdullahi9353 Год назад +2

    اللهم اعز ا لإ سلام والمسلميين😢 وأذلة الشرك والمشركيين

  • @abdirashiidmohamed2004
    @abdirashiidmohamed2004 Год назад

    mansha allah jazakulaahu khayr ALLAH SWT IIMAANKA HA INOO QUWEEYO

  • @elmigutale7079
    @elmigutale7079 Год назад +1

    JASAAKUMULLAAHU KHEYRAN SHEIKH.

  • @jafarmohamed1353
    @jafarmohamed1353 Год назад +1

    Jazakallah kheyr sheikh Umal.
    Dowladas Sweden hada Islam nahey wa in aan meel uga so wada jeesana wey caadeysten in diinteena islamka ay ku xadgudban.
    Allaha SWT waxa ka baryaya in uu ka abaal marsho dulmiga ay sameyen 🤲

  • @fahmokaahiye2372
    @fahmokaahiye2372 Год назад +1

    Jazaka'Allahu khayr sh. M. Umal

  • @ahmedabdi8248
    @ahmedabdi8248 Год назад

    اللًه یبارک فیک شیخنا

  • @aadamtanbiih
    @aadamtanbiih Год назад +14

    بارك الله في عمرك وحياتك وحفظك الرحمن ورعاك وأمنك من كل سوء ومكروه شيخنا الحبيب ❤

    • @ahmedabdi8248
      @ahmedabdi8248 Год назад +1

      اءمین یا رحمن. اعطاک الّله مثل ما تُحبُّ للشّیخ

    • @aadamtanbiih
      @aadamtanbiih Год назад

      @@ahmedabdi8248
      اللهم آمين وإياكم اخوي

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 Год назад

    Jizaakallaah kheer shiikh Allaha Ku Xifdiyo Aamin Aamin Yaa Allaah reer galbeed DIINTA Islaamka Dagaal Qarsoon iyo mitmuuqda Waxbo umareeban Shartooda Allaha Naga Qabtee Aamin Aamin Yaa Allaah

  • @yusufabdirahmanahmed3838
    @yusufabdirahmanahmed3838 Год назад +1

    جزاك الله خير الجزاء شيخا٠ سلام الله من هرجيسا

  • @mohamudyusuf5073
    @mohamudyusuf5073 Год назад

    Masha Allah, Jazakallahu khayr sh. Umal.
    Beentii reer galbeedka ee aheed freedom of religious, speech, idea.

  • @midnimo.jaceyl23
    @midnimo.jaceyl23 Год назад +1

    Masha Allah Allah haa ku xifdiya Sh umal

  • @umcadil5660
    @umcadil5660 Год назад +2

    بارك الله فيك شيخنا الفاضل

  • @taqwalaah5911
    @taqwalaah5911 Год назад

    Masha Allah tabarka Laah

  • @muktarmursal4862
    @muktarmursal4862 Год назад +1

    Jazakallahu kheyr

  • @sahraguled2677
    @sahraguled2677 Год назад +2

    masha allaah

  • @abdirahmanabbey5914
    @abdirahmanabbey5914 Год назад

    JazakAllah sheik umal

  • @DahirJama-fy1co
    @DahirJama-fy1co Год назад

    Xafidallaahu shiikh umal,

  • @abdiadan1949
    @abdiadan1949 Год назад +1

    Sheekha ilaahay wuxu ku maneestey cilmi iyo xikmad

  • @aminaabshir1495
    @aminaabshir1495 Год назад

    Allaahu Akbar Takbiir.

  • @WarbaahintaIslaamka
    @WarbaahintaIslaamka Год назад +5

    Muslimiiinta Hor Allaha Ka Dhigo Gaalada Hoos Allaha Ka Dhigo Musiibo Dhul Gariir Ah Si Deg Dega Ilaahey Ha Ugu Keeno

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      Umul waa gaalkii nabiga caayay

    • @xashicali9633
      @xashicali9633 Год назад

      @@Kendndnd adaa ah mulxid raba shiika inuu dadka kudiro nacalad kugu dhacday

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      @@xashicali9633 mulxid aaba idin dhaamo adiga iyo umul laba wahaabi ku caan baxay cayda suubanaha aa tihiin lacnadii alle , mida malaa'igta iyo dadkoo dhan dushiina ha ahaato

    • @xashicali9633
      @xashicali9633 Год назад

      @@Kendndnd maya anigu waxan kaga shakiyay markii ad reply usoo gashay qof an umal hadal hyn oyiri bas musliminta alaha ciseeyo

    • @xashicali9633
      @xashicali9633 Год назад

      @@Kendndnd shiici wlle waa qof muslima marka rali ahow hadad khalad iifahamty

  • @munoabdullahi1216
    @munoabdullahi1216 Год назад

    Allah yaxfadka sheekh

  • @hamdiali1498
    @hamdiali1498 Год назад +1

    Mansha allah ilahaw dinta ❤hanagu sugo

  • @maryanabdimohamed1334
    @maryanabdimohamed1334 Год назад

    God bless you sheikh umal

  • @mulkisiyad6785
    @mulkisiyad6785 Год назад

    Masha.allaah Tabaarakallaah Xaqa Allaha Nagusugo Aamin Shiikh Allaha Ku Xifdiyo Aamin Masha.allaah Ku Taaktaakso Nuurka iyo Kheer ka kuwa umada Daciif nimada kula naacnaaleeya Shayaadiinul insiga Kuwo aqoonyahano sheegan jiray Caac dooda down down down down

  • @hudaabdullah3447
    @hudaabdullah3447 Год назад +1

    Illahey hanagusugo diinteena macaan

  • @Vibes799
    @Vibes799 Год назад

    Illahy haku xifdiyo sheikhow ❤❤

  • @shukriabdikariin6362
    @shukriabdikariin6362 Год назад

    Wlhi waa aqur saman 😢😢😢 alle gacanta haka gubo nacalad rabbi haku dhacdo nijaaska😢😢😢😢😢

  • @geeskaafrica3597
    @geeskaafrica3597 Год назад +4

    sh maxamed capdi umal shiek Kalia e xogogalka.ah Allah cimrigiza ha dhereeye ❤

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      Ninkii nabiga caayay baa quraan difaacaya ku lahaa 😂😂

    • @fuaadnuur2621
      @fuaadnuur2621 Год назад

      @@Kendndnd qof nabiga caayn karo ma jira sheikh amaan sii

    • @hassanyussuf6957
      @hassanyussuf6957 Год назад

      Ddd tuuug daan. Yeer doofaar aamus dameer iyo ximaar bahaahin

    • @hassanyussuf6957
      @hassanyussuf6957 Год назад

      ​@@Kendndndaamus yaa daan yeer yaaximaar

    • @Kendndnd
      @Kendndnd Год назад

      @@hassanyussuf6957 diin laawe iska caytan aniga ima daaheysid rag nabig aflagaadeynya baa tihiin

  • @fadumoxasan5995
    @fadumoxasan5995 Год назад +1

    Masha allaaah shiikh umul allaaha ku xafido

  • @maxamedcadaani3436
    @maxamedcadaani3436 Год назад

    Subxanalaah alleh masibo haku rido inti gubtay iyo intii tagertay ba

  • @adanothiyow6239
    @adanothiyow6239 Год назад +13

    May Allah protect our sheikh

  • @aaminasalah3711
    @aaminasalah3711 Год назад +1

    .maanshaa alaah ilaahay haku barakeeyoo

  • @ayanmahmoudphadif1269
    @ayanmahmoudphadif1269 Год назад +1

    Amin amin

  • @hatimhamse5180
    @hatimhamse5180 Год назад

    Alle haku xifdiyo shekhanaa❤

  • @aliabdiiid2
    @aliabdiiid2 Год назад

    Asc sheekh m.mad masha allaah wsxa aad sheegeeyso waa sida runtaa ee & waxa maanta Ina heesta ee yaa alaahuma saacid naa fii diininaa wa calimnaa yaa allaah alaahuma saacid fii umatina al islam yaa allaah alaahuma amiin

  • @Dr.nadiif
    @Dr.nadiif Год назад

    الحدالله علا نعمة اسلام

  • @user-ho6ut2he1x
    @user-ho6ut2he1x Год назад +1

    Allah haku xifdiyo