One of the most inspirational talks to return to Allah and change course. Are there listeners among our people? Let's hope our children will not be watching this in regret but I hope they will say these kinds inspirational talk were the reason we got our country back. Amen inshaa'aAllah.
Marhore ayaa filahay in ay culumadu xaqa ku aadaanto ayna gartaan in aduunka dadka jooga gaal iyo islaamba inay iyaga xukumaan masuuliyadoodana alle kala xisaabtamidoonaan inay marnaba xaqa kaleexanaynin oo umada wiixii diintu fartana qaataan waxii kareebtana ka hadhaan oo alle ookaliya ka cabsadaan ooy alle oo kaliya raali ahaanshihiisa dalbadan sh umal alle haku xafido culumada inta kalana alle hasoo hadeeyo oo cabsida bini aadamka alle haka saaro oo tii alle oo qudha qalbigooda alle hagaliyo
Im canadian i stayed at Somalia for 13 years and over 4 presidents no change nothing but qabyalaad and no stability in those years mainly because of sectarianism disagreement discrimination and bloodshed if somalia had no qabyaalad it would have looked like Pretoria South Africa at least or Nairobi Kenya
Malmahaan danbee Somali waxa ku so kordhaya Dad Cayaa diinta, Rasuulka, iyo sheikhyada kolka waxa umaleen dad aan musulim aheen inay yihin. Ilaahay ha laga baqo kad dhashay iyo ka kula dhashay mid nah qabri kula galimayo.
Allah yaa cisak sheikh maxamed cabdi umal allow cafimaad iyo cimriga kudheeray amiin jazakallahu khayr dhibaatada ugu wayn mesha ayba naga haysato waa halkas yaa rabbi inoo gargaar
Rabi swt ha xafido sheikh Mohammed Abdi umal❤
JazakAllahu kheeyr sheikh Umal Allah Mizanka xasanaadka ha kuu saaro Amiin YaaRab 🤲
Masha Allah Tabarakallah
Allaw Khaatumada khayr inoogu Khatim
Alhamdulillahi Rabil Alamin Alshukri
Sallallahu Alaihi Wasallam
One of the most inspirational talks to return to Allah and change course. Are there listeners among our people? Let's hope our children will not be watching this in regret but I hope they will say these kinds inspirational talk were the reason we got our country back. Amen inshaa'aAllah.
Yaa allah ilaahoow naga dulqaad adigaa casiisee rabi quluubteena midee umadi soomaaliyeed waa wax aan galabsanay
Sheikh Umal ilaahay ha xifdiye waa Runtii. Ilaahay banu Akhatuma khayr ha inogu Qatimo Xaalku wuusi Xumanayaye Bulsho Siilumaya iyo Dowladd Masuliyadedii Dal iyo Ddba Ka Gaabinaysa inay gudato Masuliyada kasaaran. Yaab.
Subxaanallaah, ilaahay hanaga Samaxo Qaladadkan Diintana ku Dhaqankeda iyo Cabsidiiso Ku Dhaqmi weynay Sababta Anaga leeh. RUNTU WAATAAS.
Jazaakallaah sheekh
Alle ha ku caafiyo sheekh
Cimri dheer iyo cibaado suuban Alle ha ku siiyo:
Sheikh mohamed abdi ummal JazakaAllah ilahey hakuxifdiyo
فضيله شيخ محمد عبد
جزاك الله خيرا
جزاك الله خيرا يا شيخنا الحبيب الغالي حفظك الله ورعاك
Alxamdulilah cala kuli nimca
Allah kuxafido sh.umal
بارك الله فيك شيخنا الفاضل الله يحفظك
JZK LAAHU QEYRAN SH MAXAMED CABDI UMAL ❤
Salalaahu caleyhi wasalam
اللهم صل على محمد وعلى آل محمد كما صليت على ابراهيم وعلى ال ابراهيم انك حميد مجيد
Asc jazakalahu khayran barkalahu fek
Maashalaah sherkha run Buu sheegay waxa ka jira wadankeena
ماشاء جزاك الله خير
maasha allaah sheeq xafidu llaah
Jazakalaahu khayr sh ❤❤
Mashal Allah xafida Allah ❤
Mashallah alaha ku xifdiyo sh
M.a sheekha Allaha xafido❤❤❤❤❤❤❤
Sheekh maxamed cabdi umal xfduhullaah ❤❤❤❤
Asc jazakumullaha kher yaa shekhanaa allhuma baarik cimrigaaga ❤caafimadka
جزاك الله خيرا
Jazakalaah sheekhuna Umal
Aamiin yaarab ❤️ ❤️ 🤲🤲🤲🤲🤲🤲
Jasaka llah Sheikh maxamed abdi umul
Jazakallah Sheikh😊
Sheekh Umul ma aamin Sani unuu jiro aduunka maanta aan joogno unuu jiro Qof ka xikmad badan 😢😢
Jazakallah khairan sheikh
Marhore ayaa filahay in ay culumadu xaqa ku aadaanto ayna gartaan in aduunka dadka jooga gaal iyo islaamba inay iyaga xukumaan masuuliyadoodana alle kala xisaabtamidoonaan inay marnaba xaqa kaleexanaynin oo umada wiixii diintu fartana qaataan waxii kareebtana ka hadhaan oo alle ookaliya ka cabsadaan ooy alle oo kaliya raali ahaanshihiisa dalbadan sh umal alle haku xafido culumada inta kalana alle hasoo hadeeyo oo cabsida bini aadamka alle haka saaro oo tii alle oo qudha qalbigooda alle hagaliyo
Ameen Yaa Rabb
Amiin Amiin yaarabi ❤
Jazakaallah sheikh
الله يحفظك يا شيخ محمد عبد امل
آمين آمين يارب العالمين
Sheikh mohamed abdi umul ciziyo karaamo ku sugnoow waligaa
Aniga qofkasta dhibatada nayasa😢😢😢
Jazakumlah qeyr❤
Aamiin Aamiin
Masha allh
لقد أنزلنا إليكم كتابا فيه ذكركم أفلا تعلقون
Sh mohamed abdi umal
الله اكبر
M a❤❤❤❤
Xafidaka lah
Masha Allah
😢😢😢 waa haqiq
Masha Alah
Xaqiq 😢
Kalmad aad u qiima badan
الان جئت بالحق
❤
Asc Shiikh umal shiikh waxaan Ku riyooday 2 geel oodhalaya oo ii jogay gabar yar haraga kasaarayso oo qalayso io ciyaalka abohood oo dhitay oo nala jooha
Sheekhu ma daroodbaa
@osmanhassan-np2do marka hore wa in la ogaada
❤❤❤❤
Sheikh mar walba waxaa tahay mid Xaqa u tagan
😢
Abdirizaq Qorleex magaxagu maahee waa Abdiwasakh daa culimada bilaa akhlaaqbaatehee
Waa halkaas halka nr ku nooga qaldamay ilaahaw cidaan amarkaaga u hugaansamin wax ha noogu dhiibin
Amiin
Im canadian i stayed at Somalia for 13 years and over 4 presidents no change nothing but qabyalaad and no stability in those years mainly because of sectarianism disagreement discrimination and bloodshed if somalia had no qabyaalad it would have looked like Pretoria South Africa at least or Nairobi Kenya
culomo caada qaatayaal iyo odayaal dhaqamayd iyo madax ka leexatay manhajkii iyo shareecaadii rabi yaa sababaha umada dhibka u soo jiidey ugu horeeya reer galbeed markay soomaali utashanayeen waxay isweydiiyeen soomaali yey wax ka maqashaa jawaabta ay heleen baa waxay noqotay wadaad iyo oday dhaqamayd labadaas baan ubaahnahay buu yiri siyaasi awalbu qoorta iiga xirnaaye wadaadadii iyo iyo oday dahaqameedyadii dhaqaale iyo inuu nabad geliyo bay ku hishiiyeen qoladii heshiiskaas dideyna cagahaa dhulka loogu dhuftay in badan oo ka midana waa isdhiibeen (واذا اردنا ان نهلك قرية امرنا مترفيها ففسقوا فيها فحق عليها القول فدمرناها تدميرا )
Shiiqa inta suaal Malaga waydii karaa please 🙏
Iweydi aniga😂
Cajiib hadal xaqiiqa ah
Asc
35 Suno ilaaa mnta dadkeenu magarannayaan miyaaa dhipta heysta wxa kadanbeeyo innagoon cidkle eeedsan???
33 years and counting .WHEN?
{ لَهُۥ مُعَقِّبَٰتٞ مِّنۢ بَيۡنِ يَدَيۡهِ وَمِنۡ خَلۡفِهِۦ يَحۡفَظُونَهُۥ مِنۡ أَمۡرِ ٱللَّهِۗ إِنَّ ٱللَّهَ لَا يُغَيِّرُ مَا بِقَوۡمٍ حَتَّىٰ يُغَيِّرُواْ مَا بِأَنفُسِهِمۡۗ وَإِذَآ أَرَادَ ٱللَّهُ بِقَوۡمٖ سُوٓءٗا فَلَا مَرَدَّ لَهُۥۚ وَمَا لَهُم مِّن دُونِهِۦ مِن وَالٍ }
@@Vantasticgiraffeď0
?
@@mohamohamud4039ومن اصدق من الله قيلا ❤🥺
Oo miyaadhan khutbadha dhagaysan?
Kan sacuudiyo ayuu unacmileyaa
Aamus ya.axmaq
Afkaafa kaleexi culumda
Kan waa Jaahil misna qabyaaladiste ah fircoon iyo abujahal macigooda Allah haka dhigo
Maxad kucayi shikha mise muxu ka haysta haku akhira seegin
Nacas hospital u bahan amatahy jahil jahil dhaly wa adiga
Malmahaan danbee Somali waxa ku so kordhaya Dad Cayaa diinta, Rasuulka, iyo sheikhyada kolka waxa umaleen dad aan musulim aheen inay yihin. Ilaahay ha laga baqo kad dhashay iyo ka kula dhashay mid nah qabri kula galimayo.
Akhiro kulay ilaahy kula xisaabtami ninka awliyada hadalka ka sheegtay
Adigaa jahil ah oo xayawaan ah sheikh bananka kamar,xayawan faqul jahil
جزاك الله خيرا
Masha allah
❤❤❤
❤
Masha Allah
جزاك الله خير
❤❤❤❤❤