@Mohann_11 ok lpx lakin sxb aniga waxa kuqoslay darwish oo waqtigeda dhamaday oo bis u bahan tariikh ahaan iyo habkey u dhaqmen in ladarso nin noqo kuleh kwrn marka ninka garadkiisa kuqoslay mida kale dunida dumiqiradiyad ayey noqotay calmani dunida cusub marka waa faderilsam iyo jamhuuri ayey noqotay marka nin hada darwiish kahadlayo ma aqano waxu damacsanyahay lakin waxa kulayahay darwiishta waa in ladarsa daruus kaqadana cafio sxb
Ustaad wlhy ustaad aankula barbardhigo garanmaayo marwaxaa tahay macalinkayga social media , mar zxpkay , mar abtigay , mar aqoonyahaynka gobolka raga madaxaaasad noosaran tahay
Taliye kalay camera dan 5shan qarni kohor ma sheqeynaysay dadkan an sawiradooda aragno malo ekeysiya Mise waiyagii oo sax ah taliye wa kasugaya jawabta
Aadan Boos Aad uwanaagsan Buu bulshada ugu jiraaa ilaahay haka abaal Mariy0❤
Mr aadan sahan
Waa ninka sedexaad 3 ee aan cilimi iyo aqoon ka kororsade
Intaa kaa salaamaa waana mahadsantahay 🫡
2da kale yaawaaye
Wxaan kugu amaanayaa adanow adigoo wxaas oo ogaal ah ama macluumaad ah haya hadana isla wayni kuguma jirto m.allh 😊
آللهم صل وسلم وبارك على نبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين ❤️❤️❤️
Mahadsanid wllo guuleyso Bulshada somaliyeed kaalin mug leh ayaad ugu jirtaa 💯
Wllo mahadsanid aadan khadar ali gulaydo
Aadanow zxp waan ku salaamay
Nin Aan taageero
Saxiiib Darwiish baa tahay ee soomaalida isku keen Inshallah
😂😂😂😂😂😂
@@buunkahasancade-fe3yr maxad ku qosli jahil yahow manka gabsan
@@Mohann_11 sxb mxa iigu ceyday sow doqeyga ma ahan hada qoslo ?
@@buunkahasancade-fe3yr shb rali ahow wxa layabay ina qof dhirigalin wada aad ka qasto oo ku qososho lkn mar 2aad rali noqo qaladkeyga iga cafi
@Mohann_11 ok lpx lakin sxb aniga waxa kuqoslay darwish oo waqtigeda dhamaday oo bis u bahan tariikh ahaan iyo habkey u dhaqmen in ladarso nin noqo kuleh kwrn marka ninka garadkiisa kuqoslay mida kale dunida dumiqiradiyad ayey noqotay calmani dunida cusub marka waa faderilsam iyo jamhuuri ayey noqotay marka nin hada darwiish kahadlayo ma aqano waxu damacsanyahay lakin waxa kulayahay darwiishta waa in ladarsa daruus kaqadana cafio sxb
Nio siyasada way nala tagi rabtaa ee arimaha bulshada noo raadi wax ka hadlaayo😢
Ustaad wlhy ustaad aankula barbardhigo garanmaayo marwaxaa tahay macalinkayga social media , mar zxpkay , mar abtigay , mar aqoonyahaynka gobolka raga madaxaaasad noosaran tahay
Aadanoow guulayso Walaalo
Ok
Asc ❤
Wcs
Wall Aadan aad umahsanthy
Sahan Podcast kasohadal Buuga AlCHEMIST written by Paulo Coelho . Thank you
0:58
Zxp adamaw aad bd u mahadsanty wxn kaa codsan lahaa inaad podcast cilmaaniyada nooga soo samayso
Guulayso sxp
الغاية تبرر الوسيلة😮
Sahanka Xogaha Pro Aaden Sahan🎉❤ Barta Xogaha Muhimka ah iyo Ifiyaha Aragtiyaha Maskax Furan.
Dhalinta somaaliyeed Waxaaad Bartey siyaasada caalamka iyo qaabka uu ushaqeeyo is Xulufeysiga iyo sida wax laysugu Maleeeego Ama dabinada laysugu dhigo Falgalada caalamka ka ❤🎉 ka socda🎉❤
Mahadsanid siraha sirdoonka noo soo badi Sababtoo waa barta laga jaangooyo Mustaqbalka ummadaha Dunida ku noool🎉❤
Dhalinyaro ninkaan halaga faaiidaysto kutubtii baqdaad oo dhan baa kumaqane
AADANOW MUUSE SI IMAAD GALIN 😅 KLN DOORASHADA MAADAN IMANAYN
Sxp asoo bdf ah Link giisa noosoodhig
Wa lagu wayey malmahan gudomiye
Wll badan waxa ku dawado dhalin yaro badana siyasiin maaha e isku dhax wad books ka hadlaya nolosha halka qod iyo books siyasadda
Nio garan faqiireed uumbaad lasoo fadhiisanaysaaye naga soo cun zhp😅
5ta qof bani aadamnimadoodu wax muhiimad ah malaha miyaa? Dib iskugu noqo bro
😂😂😂dhax galis miyaa , geelayda waba kuma gumaysataha askar u ahaa gumaysate kal kaal ahaayen😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂dhax galis cajiib ah
Tabahan murtadkii cabdi ilay ayaa u adeegsaday dadka degaanka ku nool
Coloshood u shaqays tayashaa Loo adeegsaday somalie, waa qodobka ugu saxsanaa ee soomaliya lagu burburin karo.
Adeerkey faroole 😂
Taliye kalay camera dan 5shan qarni kohor ma sheqeynaysay dadkan an sawiradooda aragno malo ekeysiya Mise waiyagii oo sax ah taliye wa kasugaya jawabta
waa sawir gacmeed say ila tahay mudadu waa 5 qarni ka hor aqligu haku shaqeeyo 😂
Thanks @@williamwilliam1337