045 | 05 | Sirta sumcadda iyo awooddeeda | Xeerka 6aad.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 сен 2024
  • Sumcadda uu qofku caanka ku noqdaa waxa ay u samaysaa awood weyn oo awooddiisa caadiga ah gudub socota, marar badanna iyada ayaa danihiisa badigooda u fulisa.
    Linkiyada bareheenna bulshada oo dhan
    RUclips: / @sahanka97
    Podcast: / @sahanpodcast97
    Facebook Page: www.facebook.c...
    X (Twitter): Aa...
    Instagram: / aadan_sahan
    Snapchat: www.snapchat.c...
    TikTok: www.tiktok.com...
    Buugteenna soo baxday:
    1- Hayaankaygii Rumaynta.
    2- Dabadeed Qofna ma Hadhin.
    3- Loollan.
    4- Faca koraya.
    5- casariye.
    6- Waan ku Salaamay Saaxiib.
    7- Waayaha Daanyeerta.
    8- Ismalure.
    Buugta inoo soo baxaysa sannadka 2024ka idam Alle:
    1- Dagaalka Basaasyada ee Qarniga 21aad.
    2- Saykoolojiyadda Jamaahiirta.
    3- Hadhkii Madoobaa.
    4- الإسلام بين الشرق والغرب
    5- بروتوكولات حكماء الصهيون
    6- المؤامرة الكبرى
    7- الشيطان يحكم
    8- اعترافات عشاق
    9- في الحب والحياة
    10- إسرائيل البداية والنهاية
    11- وبالحق أنزلناه

Комментарии • 95

  • @ASWADXASAN
    @ASWADXASAN 7 месяцев назад +14

    Ustaad inoo soo yara dheeree xalqadaha adoo mahadsan

  • @AliaDirie
    @AliaDirie 6 месяцев назад +5

    Ustad waan ku tagera waana jeclahay tarikh da iyo waliba aqrinta bugagta ❤ lkn hooyo waan ka dhaadhicin la ahay buugaagta 😢 lkn maanta waxafarxad ii ah in ay isoo garen 2 buug oo adigu turjuntay Wanku salamay sxp io loollan waxa rajayna in aan wax badan ka faido❤ thanks ustad

  • @Bakaal988
    @Bakaal988 7 месяцев назад +6

    Marka laga soo tago Hanuunka iyo caafimaadka waxa saddexaad ee qofku u baahan yahay waa Sharafka. Qofku hadii uusan qab laheenna ma ilaashan karo sharafkiisa.❤
    Mahadsanid ustaad.

  • @Abdifitahabdullahi8654
    @Abdifitahabdullahi8654 6 месяцев назад +6

    Mahadsanid ustaad Aadan sahan
    Waxa aad nala wadaagtay xalqad qaalia ah
    Waayo mumcada qofku waa qaali haddii ay kaa luntana si ay kuugu soolaabato way adag tahay.
    Aadan sahan waxa badan baan kaa faaidaystay

  • @user-zo9xn1qi6n
    @user-zo9xn1qi6n 6 месяцев назад +3

    M.a jazakllahu kheer

  • @maslahmohamed1515
    @maslahmohamed1515 7 месяцев назад +4

    Mahadsanid Macalin.
    Lkn buugii aad qortay ee jacaylka ahaa ee aad bishan soo bixi rabay intee bu ka dhacay xog naga sii

  • @AdmiringCosmos-lh4kx
    @AdmiringCosmos-lh4kx 6 месяцев назад +2

    Masha Allah waxaan noo soo gudbisaa barnaamijyo Tayo leh waadba Ku mahadsantahay

  • @hussen4911
    @hussen4911 6 месяцев назад +2

    Adan sahan nin ka mid ah role model yadeyda 🙏
    Guuleyzo wll alaha garaadkaaga haku siyaadsho🤲

  • @cabdimursal5566
    @cabdimursal5566 6 месяцев назад +2

    Masha allah thanks ustaad Aadan sahan

  • @Warsame44
    @Warsame44 6 месяцев назад +2

    Wll aadan
    Da, yar iyo. Aqoon qurux leh ❤❤❤

  • @abdusalaamridwaani9643
    @abdusalaamridwaani9643 6 месяцев назад +2

    Mahadsanid ustaad tusaale waxaa noogu filan qofku inow sumcaddiisa iyo waxa lagu bartay inow ilaashado, xadiiski Nabi muxammed SCW marki ay dheheen saxaabada qaar aan madaxa ka goyno madaxii munaafiqiinta Abdullahi ibnu salool. Suubahanu waxow yidhi: dadka ku sheekaysan maayaan muxammed ayaa asxaabtiisa dila. Sidaas ayow sumacaddiisa ku ilaashaday.

  • @hanadkoy8022
    @hanadkoy8022 6 месяцев назад +2

    Ustad waxbadan ayad nafahansisay mahadsanid❤

  • @user-vm5rp9vv4c
    @user-vm5rp9vv4c 7 месяцев назад +2

    Thanks pro

  • @user-lf9yh6yw2d
    @user-lf9yh6yw2d 6 месяцев назад +2

    M.a wll keep going

  • @hamse_saciid_gaariye
    @hamse_saciid_gaariye 7 месяцев назад +3

    SaLaaMa UstaaD Aadan Sahan❤

  • @williamwilliam1337
    @williamwilliam1337 7 месяцев назад +2

    Firts one daqiiqadaha nooso dheere ustaad❤🎉

  • @NasraAbdinuur
    @NasraAbdinuur 6 месяцев назад +2

    Aadan wll codsi yar ayaan rabaaa in aan ku waydiisto❤

  • @xamseaxmed9318
    @xamseaxmed9318 6 месяцев назад +1

    Noogu soo dhakhso xalqadaha kale ustaad

  • @hamdamuhipo9935
    @hamdamuhipo9935 7 месяцев назад +3

    Wacalaykuma salaam. ❤

  • @muhammadzarazara
    @muhammadzarazara 6 месяцев назад +2

    Robert greene waxan bartay 2016 markas oo buugisa 48 laws of power gacanteyda sogalay intaas kadib waxo noqday macalinkeyga oo waxan aqriyay 2 kale oo buugtisa ah
    1.laws of Human Nature: waxo ka hadlaa dabeecadaha dadka iyo hab dhaqankoda
    2.Mastery: waxo ka hadlayaa qofka inu xirfad iyo aqoon sare u yeesho waxo kashaqeyo ama jacelyahay inu barto
    Waxan qorshenayaa inta ii dhiman buugta robert inaan aqriyo i.a

  • @Qisadaallaylkii
    @Qisadaallaylkii 6 месяцев назад +1

    Shukran ustaad ❤

  • @akofficial2203
    @akofficial2203 7 месяцев назад +2

    Si detail ah ugu hdal

  • @NuurYare-xx3ev
    @NuurYare-xx3ev 6 месяцев назад +1

    ما شا ءالله ءادن سهن❤

  • @mohmoudabdi3552
    @mohmoudabdi3552 6 месяцев назад +1

    Mahadsanid ayaan ku leyahay zxp

  • @BarowTube
    @BarowTube 7 месяцев назад +3

    Wll aadanow waxaan ku waydiiyey keebaa haboon in labarto maanta luqadaha kala ah carabiga iyo english ka labaduba aad ayey muhiim uyihiine

  • @nasiyahalimahamed
    @nasiyahalimahamed 6 месяцев назад

    Mahasanid wll 7 sano wn kula socda rabi haku xafido 🎉❤❤

  • @maxamedbakayle1589
    @maxamedbakayle1589 7 месяцев назад +2

    Dagal Aan wx badan ka faaidey

  • @Aminadan-dn6my
    @Aminadan-dn6my 4 месяца назад +1

    Si wacan baan oogu taxanahey ustaad

  • @AbdicasiisAli-md6fe
    @AbdicasiisAli-md6fe 6 месяцев назад

    masha alla wllo aadan buga no dhamaystirba intasina waa iga kaftan 😮

  • @khalidupdyrahman4081
    @khalidupdyrahman4081 6 месяцев назад

    Qofki aan dadka u mahad celin alle na uma mahad celiyo wllkey miisanka xasanaad kaga alle hakugu daro جزاك الله خير الجزاء ❤

  • @Asiaherse
    @Asiaherse 6 месяцев назад

    I lovedddd😂❤❤❤
    I have that question everytime "waad is badeshay" what if ban i dhaahdaa markaaa

  • @Master__Bvlogs
    @Master__Bvlogs 6 месяцев назад +1

    Big respect my brother Aden Sahan ❤

  • @houstro7249
    @houstro7249 6 месяцев назад +2

    Abal ayan kaga hayna ani iyo inta kugu xidhanba wll wngsn ❤

  • @hiigsomedia
    @hiigsomedia 7 месяцев назад +2

    Buugii jacaylka ahaa eed soo saaraysay mee sxp

  • @umalkhayromar8253
    @umalkhayromar8253 7 месяцев назад +1

    Allah haku xafidoh ustaad

  • @mustafemaxamed7092
    @mustafemaxamed7092 6 месяцев назад

    Mahadsanid aadan khadar calow,
    Fadlan noosoo dheeree qaybaha danbe.

  • @aymanxcabdi7544
    @aymanxcabdi7544 6 месяцев назад

    Allhyow waxan ku weydiizaney Dawolad Caadila Dalkan dadkan soomaliyed ee Burburey zamota bixisa Alle ha inasiiyo Aamiin Aamiin

  • @maxamedabdisamad64
    @maxamedabdisamad64 6 месяцев назад

    #Aadan alle haku sharfo sidaad umadaada aqoonta ugu gudbinaysid

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin 6 месяцев назад

    Legend aadan sahan zxp waa mahadsantahay waa taxane aan la socda.

  • @Badriafaysal7
    @Badriafaysal7 6 месяцев назад

    Mahadsanid wlalo adan sahan wax badan ayaan ka faa’iiday❤

  • @nimcocali-oo4ql
    @nimcocali-oo4ql 7 месяцев назад

    masha allaah adan caqliga ilaahay hakuu barakeeyo❤

  • @yaskacade4350
    @yaskacade4350 6 месяцев назад

    Masha allah ustad aadan sahan

  • @ayanlejj9662
    @ayanlejj9662 6 месяцев назад

    walall ka diig podcastka 20 ilma 30 minutt, innsallah

  • @abokoridiris1742
    @abokoridiris1742 6 месяцев назад

    Qeybii tii kale meedey ustaaad ilaahey hakaa abaal mariyee 😊

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 6 месяцев назад

    ❤❤Dear aadan sahan thank you

  • @Mohamedahmadleabdi109
    @Mohamedahmadleabdi109 6 месяцев назад

    Jazakallah ustaad

  • @duule77
    @duule77 6 месяцев назад +1

    Sixiroole ma ahi Lkn qof ayaa ku hor fadhiya ustaad kaas oo aad ka luga duwanayso kkk

  • @Abdirahmanapdullahi
    @Abdirahmanapdullahi 6 месяцев назад

    Tnkz BrO Alle haku Barakeyo

  • @cherrysmartgenz
    @cherrysmartgenz 6 месяцев назад

    Masha allah guulaysoh hogaamiye

  • @mohafadal2112
    @mohafadal2112 6 месяцев назад

    AQOON YAHAY ADAN ALLOW KU BARAKEE❤❤❤

  • @fatimojacfar6260
    @fatimojacfar6260 6 месяцев назад +1

    Shukran wlll ❤

  • @abdikafialiissack5669
    @abdikafialiissack5669 6 месяцев назад

    Sxb aadanow aaway qeybihii kale sxb soo dhakhso❤😊

  • @user-ld9rm9zs1w
    @user-ld9rm9zs1w 7 месяцев назад +3

    Asc walaalo aadan buugtaada ma i siin kartaa hadii aad awoodo walaalo ilaahey dartii ma awoodo lacagtooda walaalo

    • @Mohamett779
      @Mohamett779 6 месяцев назад

      Somali Books
      Ku qor talegaram xagasa ka helaysa free weye pro😁

  • @ruthwan_Amein
    @ruthwan_Amein 6 месяцев назад

    Ustaad ilahye HA ka Jazza'i sii

  • @yasirtrt5412
    @yasirtrt5412 6 месяцев назад

    Mahadsanid ustaad

  • @CabdirisaqBusuri
    @CabdirisaqBusuri 6 месяцев назад

    M.a usdaad gulayso

  • @mrplan5052
    @mrplan5052 7 месяцев назад +2

    Ustaad muuqaalka midkastaa inaanu 15 minutes ama 20 inaanu ka badan isku day , insha allah.

  • @liibaanabdigaraad1514
    @liibaanabdigaraad1514 6 месяцев назад

    m. a macalin ✅🙏

  • @SahalIsmacil-nl8rk
    @SahalIsmacil-nl8rk 6 месяцев назад

    Mahadsanid

  • @mumtaazmohamet6182
    @mumtaazmohamet6182 6 месяцев назад

    dahirow is dhagyso to youtuber wan ku wtaa indr

  • @user-yw5tw4xb6i
    @user-yw5tw4xb6i 6 месяцев назад

    Mahadsanid
    Sxb

  • @abdiaziiz628
    @abdiaziiz628 6 месяцев назад

    ❤❤

  • @SomaaliyaStar
    @SomaaliyaStar Месяц назад

    👍👍👍👍👍

  • @user-xi4hz2tv6b
    @user-xi4hz2tv6b 6 месяцев назад

    Haraw soco gesi wad gaad.

  • @mohamuudyousud
    @mohamuudyousud 6 месяцев назад

    Garankan mindha ma bixisid mise dhawr video bad maliin bad wada dubtaay😂❤

  • @faz1X16
    @faz1X16 6 месяцев назад

    Caqli badnidu wa hibo illaah bixiyo

  • @diishlone111
    @diishlone111 6 месяцев назад

    Mahaadsanid ustad

  • @-SOM-SANDY
    @-SOM-SANDY 6 месяцев назад

    great wa fikrad wax ku ool ah SUMCAD bulshada kugu harereysan iney ku qadariyan wax la kasbado weyan iska hel ma,aha

  • @user-nq2wn2li7v
    @user-nq2wn2li7v 6 месяцев назад

    Thanks

  • @user-vm1mo3yl7w
    @user-vm1mo3yl7w 6 месяцев назад +1

    War 1hr mad kasoodhigikartaa xalqadii 🙏

  • @sadamali8630
    @sadamali8630 6 месяцев назад

    Aadanow walale waxaan rabay in aan kula wadaago dhigane aan hubo in aad u riyaaqi doonto se surin aan kuu soo mariyo baan la'sanahay.

  • @MuNiirah12
    @MuNiirah12 6 месяцев назад

    🖤🤴🏼

  • @AbdirizakkMohamett
    @AbdirizakkMohamett 6 месяцев назад

    Ustaad qaybta kalena lasoo dhaqso

  • @GaradAli-id2uf
    @GaradAli-id2uf 6 месяцев назад

    Saas weeye😂

  • @hamsekandaria6958
    @hamsekandaria6958 6 месяцев назад

    Mhdsnd ustaad

  • @Abdirisaaqmaxamuud-e1z
    @Abdirisaaqmaxamuud-e1z 6 месяцев назад

    Macalin aadan qabtii shanaad maxaa helay

  • @mrplan5052
    @mrplan5052 7 месяцев назад

    #Sahan_podcast aadbaanu ugu xidhanahay waanan ka faa’idaysanay ku Mahadsanid. 👏

  • @abdirahmanmahamud1083
    @abdirahmanmahamud1083 6 месяцев назад

    Waad mhd san thy ❤😊

  • @asadbulle8472
    @asadbulle8472 6 месяцев назад

    Wll qli waxan kaa codsanayaa in aad barnaamij nooga soo diyariso waxa lagu magacaabo scientology 😊 aado mahadsan ❤

  • @muxiyadiincabdisalaam1443
    @muxiyadiincabdisalaam1443 6 месяцев назад

    Makatabad dhan weeye ninkan xaqiiqdii

  • @jowhar9388
    @jowhar9388 6 месяцев назад

    Mansha Allah

  • @Mohamed_Qadar
    @Mohamed_Qadar 7 месяцев назад

    M.A❣️❣️❣️

  • @ZiyeshJiin
    @ZiyeshJiin 6 месяцев назад

    Adan sahan wll buugii aad aa shegaysee oo ahaa buug jacayl ah oo aad podcastigii ay gabdha ku wareysanaysay aad ku sheegty awey wll. Waanu sugaynaa ee goormuu soo baxayaa?

  • @Nora__mohen
    @Nora__mohen 7 месяцев назад

  • @Shaydanwase
    @Shaydanwase 6 месяцев назад

    Sxb erwin rommel dagaalkii 2aad ee aduunka ayuu general ahaa. Dagaalkii 1aad maaha

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 6 месяцев назад

    book gan asaga afsomali ah mala helaya??

  • @XaawaMuuse-r2q
    @XaawaMuuse-r2q 6 месяцев назад

    Wcz

  • @xadiiscabdi-kf2bt
    @xadiiscabdi-kf2bt 6 месяцев назад

    Ugas horusoco

  • @AMiNBushuP
    @AMiNBushuP 6 месяцев назад

    Thankz pro

  • @Suldaansaid
    @Suldaansaid 7 месяцев назад

    Thns ustaafi

  • @kowtharahmed7397
    @kowtharahmed7397 6 месяцев назад

    ❤❤❤❤

  • @Warsame44
    @Warsame44 6 месяцев назад

    ❤❤