11:28. koow iyo toban daqiiqo iyo labaatan iyo sideed ilbidhiqsi oo khudbadaha jimcada ay wadaadadu galaan ka qiimo iyo qaaya badan ayaad noo gashay oo aad ku dhisayso caqliga saliimka ah iyo sunada Eebe Wayne koonka u dajiyay rasuulkiisana SCW uu inoo soo faray God bless you young man 💯
Adeer qof walba noloshisa asaa leh😊ee mawduuca sheekada guda gal mar walba sheekadan dheer ee bilawga iga cun😂😂ani naag ma dhageysto waxa arke dad badan oo waa weyn io rerkeda dhaqata kuwasa iga badan qof dabaalna ma jiro
Mawduuc kalaad gashy qiso idiin ma wader waa idin wacdinaya maad dhahdid😂calafku waa wax xaga alle ka qoran qofkastana marka hore wuu ku tusi kara wanaag badan oo aanu lahyn xitaa guurkana dabciga qofka waxa la ogaadaa mrkaad wada dhaqantaan oo sanado wada noolaataan mrka degdegu waa camal shaydan gabarkstana guurka ka hor mustaqbal iyo riyooyin kle bay leedahay gabar kstana maaha hamigeedu inay guursato uun gurigayaba waanu ku dhawrsannhy o sharaf waan ku lenahy alx❤
Wlhi ifiyow anaa iga hadashay ani waxa jira 19 waxna ma barto hada hadi guur laigala hadlo waxa iso sawirmeso asigoo igu xumaday lisoxfuray ilma laigu dayacay balayo dhan iso sawir ilahay wax qer qabo ha u sahlo nin iyo naagba ❤
Ifiyow waxa nola hadashay si qalbi wanagsan wana ku mahadsan tahy 😊 muhiim mahan in aad waqtigaga iyo cimrigaga aad ku dhameeyso...... in waxbarato oo kaliya aniga waxan AMIN SANAHY labadaba in lagu dadaalo lkn ay muhiim tahy in aad waxbadan ka barato xagga diinta waayo iyada ku bad badinayso adun iyo aanqiro waxana waa jibna saran nan diinteena barani
2020 ilaa 2024tii Gabadh kasto oo somali ah wax eysan arkin ma jiran kuwa xaasskoda qalay gubay kuwa ilma lagaga tgay ayan aragnay wll Hadda addhahay qisada kuwa kale wax ku qaado ileen tada wey ku xananjinesa Allah hana asturo Lkn ilama ahan wax barashada io in mustaqbalka leys ku diyaariyo in eey dhibato lee dahay
Ifiye wd qaldan thy 💯💯 wlhi m inantaada adi dhashe oo jirkaada k soo go’day maa sds u gu bur’burinee nolosheeda maskiinta w ind geesa school k db nh jaamacad hdee iyada rbto w inee aroosta 👍 m a hn ind iyadoo yar u guuriso ee ilmo u dhasho nin wx soo barte oo aqoon leh bari wuu is badali karaa w bili’aadan aamin ma lahan wuu xumeen karaa iyada nin wx kasto k filo mda kle hooyada wiilka dhashe miyaa kaa aqli bdn Faarax 🙅🏻👎😏 adi mxaa sds kuu diide ind dhashaada wx barto shaqeysato iskeeda ani uun m kuu gu raacsani ra’yigaas wx bar caruurtada w inee difaacataa xaqeeda iyo xaqa caruurteyda 😉🤝
Haa wlhi ani xata waa ila khaldan yahay ifiye fikirka kuma racsani gabadho xuquq bay ledahay sido wiilku u leyahay wuxu ku leyahay gabadho waxay u joogta guur gabadho riyoyin badan ayay kedahay oo wax barashado kow ka tahay
Waa runtaa Guurka waa ka cabsada Walahay Nin fican xata aan aqan hadu guur igala hadlo maalinta baa ka carara iguna dambaysa hoyaday inta guurso ayey i dhahda ana marka shaqaysta gursanaya baa dhahaa wayo Naago un baa inta social media ka ooyaya guurkaba waa ka baqaa niyadayda ninka inu carurta iga baxsanaya iga jirtaba ana inte lacag ka keeni hada shaqaysan marka waa ina wax barato kadib shaqaysato 😂😂
Kuma Ekid qof wx a bartay waxad u egthy qof xag jira ee hablaha ka xishood wx kugu xidhan wa haplo ee wnku firsaday be humble iskadda judgement bdn no more 15 guur 2 sana ku dawanaya markii kowad o comment kuso qoro😂
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم وسلم الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Alxm ilahay ifiya oo kale aabahay kama dhigin 😂wlhy diinta said ubartay jamacad wan dhigta 12 class wan soo dhaweyayy ifiyow waa runta said mustaqbalka uga cabsanaya guurma markan maqli mustaqbalka kafikiraya 😢
Haa lkn adga nh md kuu gu daro 👍 school xitaa ma ka maar‘maan wiilka iyo gabadha w u muhiim ilmahaada inaad barto ka na dhiibto lacagtaad 2 kliya m a hn nin inuu qalan jabiyo shahaado qaato shaqeysto isaga bes 🙄😼🙅♀️😜 w caruurtaada ha ka la saarin
Nin ifiye oo kala illahayow si hablaha intan guursan
Mahdsanid wll ifiye nuur
11:28. koow iyo toban daqiiqo iyo labaatan iyo sideed ilbidhiqsi oo khudbadaha jimcada ay wadaadadu galaan ka qiimo iyo qaaya badan ayaad noo gashay oo aad ku dhisayso caqliga saliimka ah iyo sunada Eebe Wayne koonka u dajiyay rasuulkiisana SCW uu inoo soo faray
God bless you young man 💯
Tani waa waanadayda
Hadalkaagu waa igu socdda wlhi
Si wanaagsan ayaad noola hadashy huno mcn iifiyye 😊😊
مشكوور ماقصرت🎉
alle qof wanagsan ha na siiyo waanu ku daalnay saanu u raadinaynaye mala inti wacnaydba dumarba haysta
Rabi ayaan ku xamdinaa oo ifiye ibaray alxmdulillah alxmdulillah ifiyow mahadsanid wllkey qaliya kun iyo kowjeer mahadsanid jannadda allah kugu bishaareyo 🤲Saad ii baraarujisey jasaa gal allaah❤
Thanks wllo❤❤❤ qli
Adeer qof walba noloshisa asaa leh😊ee mawduuca sheekada guda gal mar walba sheekadan dheer ee bilawga iga cun😂😂ani naag ma dhageysto waxa arke dad badan oo waa weyn io rerkeda dhaqata kuwasa iga badan qof dabaalna ma jiro
Ma arakte mowdooca shimee gali doonyaa is dhahay, he is a talking too much about other then subject 😅😅
Qisooyinkaga waku sewxda ifiye😂 habeen ima dhafan faral cml
Ku cibro qado abyo yaanan si tar tartiib ah lagugu so galin
Hye aboowe mcn@@ARIZAK766
Is adkee, si aadan dhibane ugu noqon ragga ragnimada nala sheegta
ilmihii eey dhalidonto magacyo ayuu isiibixiyey hye kadibne far lagusaar garabka lagu gudhag finally caloosha lagaaga farisanayaa Gabdhoow isilaaliya. SHEIKH OMAR faruuq Allah janadii Fardowso Geeyo wuxu yiri asagoo Tafsirka Quranka fasiraayo kulanka kowwda watisaamun famoocidatun faliqaaun famadhicirun. 1 waa laisku dhoola cadeynaya 2 Waalabalamayaa 3 waa lakulmayaa 4 caloosha ayuu kaga farisanaya maxaa haray waxba Gabdhaha Somaliyed isogaada no romantic aan diinta ogoleen. Waxan ahay Abe family Wayn leh say masha Allah thanks
Mawduuca bilaw adeer waano haku hayne ciday Dan utahay ha qaataan waanada
😂😂😂😂😂
Tartiiib muusow😂😂
Warka dhageso dadka ka weyn ha horbodin
@@AlisaMoha00-lt4wt ninkaan isku fil banahay saan Filayo hadu iga wayn yahayna wax badan igama watna
Da ahaan hada isla egtihin maskax ahan ama aqli ahan Inu ka weyn yahy @@suldaanka7
Jiil media waaku shalay soo dhigay farax ha aminina
Nin ha aamin 2023 ayan walee meel saray
Ilahey hana wanajiyo o hana siyo nin wanagsan ❤
Mawduuc kalaad gashy qiso idiin ma wader waa idin wacdinaya maad dhahdid😂calafku waa wax xaga alle ka qoran qofkastana marka hore wuu ku tusi kara wanaag badan oo aanu lahyn xitaa guurkana dabciga qofka waxa la ogaadaa mrkaad wada dhaqantaan oo sanado wada noolaataan mrka degdegu waa camal shaydan gabarkstana guurka ka hor mustaqbal iyo riyooyin kle bay leedahay gabar kstana maaha hamigeedu inay guursato uun gurigayaba waanu ku dhawrsannhy o sharaf waan ku lenahy alx❤
Wlhi ifiyow anaa iga hadashay ani waxa jira 19 waxna ma barto hada hadi guur laigala hadlo waxa iso sawirmeso asigoo igu xumaday lisoxfuray ilma laigu dayacay balayo dhan iso sawir ilahay wax qer qabo ha u sahlo nin iyo naagba ❤
Maanta hadalka aan aad uuga helay waxa uu ahaa (waxaan bilowgiisa rabbi raali kanoqon dhamaadkiisa adiga ku raali galin maayaan) waa hadal kaliya uu fahmi karo qof caqli leh runtii
ماشاء الله 😊
Am waiting for you ❤
Ana radinaya waxa kusexdo aa sodhigte😊
Xiligan wakhti dhafar miya
Mahadsanid wllkey ilahey ajar haka siiyo anagana kuwii is qawiyo Allah manafa yeelo alx
جزاك الله خير الجزاء أخي الكريم ❤❤❤😊
Taladaa nadiisayna waad ku mahad santahay☺😊
Ifiyow zxp qisooyinka hordhacan nagu dheerenayso nagadaa
Bilaa calayk
Mr ifiye.
10/10
ماشاء الله تبارك الله ❤❤❤❤❤
I’m the first one ☝️ 😅♥️🙌🏾
Ifiyow waxa nola hadashay si qalbi wanagsan wana ku mahadsan tahy 😊 muhiim mahan in aad waqtigaga iyo cimrigaga aad ku dhameeyso...... in waxbarato oo kaliya aniga waxan AMIN SANAHY labadaba in lagu dadaalo lkn ay muhiim tahy in aad waxbadan ka barato xagga diinta waayo iyada ku bad badinayso adun iyo aanqiro waxana waa jibna saran nan diinteena barani
2020 ilaa 2024tii
Gabadh kasto oo somali ah wax eysan arkin ma jiran kuwa xaasskoda qalay gubay kuwa ilma lagaga tgay ayan aragnay wll Hadda addhahay qisada kuwa kale wax ku qaado ileen tada wey ku xananjinesa
Allah hana asturo
Lkn ilama ahan wax barashada io in mustaqbalka leys ku diyaariyo in eey dhibato lee dahay
Anigaa iga sheekaynaysaa walwalkaas anay ihaystaa😢😢
Mashaa Allah ❤ ❤
Mahadsanid walaal ifiye hore u soco ayaan ku leeyahy❤
من ترك شيئا لله عوضه الله خيرا منه
Ifiye wd qaldan thy 💯💯 wlhi m inantaada adi dhashe oo jirkaada k soo go’day maa sds u gu bur’burinee nolosheeda maskiinta w ind geesa school k db nh jaamacad hdee iyada rbto w inee aroosta 👍 m a hn ind iyadoo yar u guuriso ee ilmo u dhasho nin wx soo barte oo aqoon leh bari wuu is badali karaa w bili’aadan aamin ma lahan wuu xumeen karaa iyada nin wx kasto k filo mda kle hooyada wiilka dhashe miyaa kaa aqli bdn Faarax 🙅🏻👎😏 adi mxaa sds kuu diide ind dhashaada wx barto shaqeysato iskeeda ani uun m kuu gu raacsani ra’yigaas wx bar caruurtada w inee difaacataa xaqeeda iyo xaqa caruurteyda 😉🤝
jaahilnimo weyn wuxu ku hadlayo film ayuu ka dhigay Noloshii dadka mise xamarba meel xun ah🤣
Mid aa ka saxo shqda klia lguma helo jmcd maadi io wxs gbdha hde diinta barto shahdo qdto qls mclinimo ku shaqysn krta wlhi qofka diinta barta kuna dhqma ddka kle wuuka fursdo bdnyhe
Muhiimdu waa inad diintada barto o iska saxdo ado hoya wax baro ok
Adoo waxbaranaya ayaad hooyo noqon kartaa
Haa wlhi ani xata waa ila khaldan yahay ifiye fikirka kuma racsani gabadho xuquq bay ledahay sido wiilku u leyahay wuxu ku leyahay gabadho waxay u joogta guur gabadho riyoyin badan ayay kedahay oo wax barashado kow ka tahay
Thanks wllo ifiye
Aan ku salino xabib kena maxamed scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
Mr ifiye 😁
Wllky qali waan ku saameyn ASC Wll guul iyo gobonimo
War heedhe ifiye waligay cmmty ma ku soo qorin horta thanks sidad wax nogu soo gudbiso 🥰lkn plz qisad markaad bilowdid sheego ayaad noo dhex galin walib sheeko qisad ka baxsan oo dheer nag daa indro 😊😊🫣🏃🏾♀️
Masha Allah wll ilahay khayr badan haku siiyo ifiye
ifiywwa adhiga gooramaa kusaneesa walla❤😊
Walle caawa inigay igu socta wanadaan aniga kacasanjirzg lkn hadaal kacayaa❤
Walalou..wariyenimada.nagađhaaf.eqiso.mase.wakagudubna.
Anigu telegram ma isticmalo but wn jeclanlaha inan ka mid noqdo teamka ifiye❤😊
Waa runtaa Guurka waa ka cabsada Walahay Nin fican xata aan aqan hadu guur igala hadlo maalinta baa ka carara iguna dambaysa hoyaday inta guurso ayey i dhahda ana marka shaqaysta gursanaya baa dhahaa wayo Naago un baa inta social media ka ooyaya guurkaba waa ka baqaa niyadayda ninka inu carurta iga baxsanaya iga jirtaba ana inte lacag ka keeni hada shaqaysan marka waa ina wax barato kadib shaqaysato 😂😂
M.a allah
Kuma Ekid qof wx a bartay waxad u egthy qof xag jira ee hablaha ka xishood wx kugu xidhan wa haplo ee wnku firsaday be humble iskadda judgement bdn no more 15 guur 2 sana ku dawanaya markii kowad o comment kuso qoro😂
Ra yigiisa ayuu kahadlay baayo kadhac wiilka
Waa sunno in yaraanta in lagu guursado, taasi ma xagjirnimaa
Sxp qusoyinkan oh kale noso badi ifiyow ❤
Masha allah baraka allah
wcs sxb qali ❤❤❤❤❤❤❤❤❤
صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم وسلم الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم صلي الله عليه وسلم ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Ifiye fadlan so qaado sheekada Christian balla ee Poland 🇵🇱 thanks
Me 26 yrs jamacdna wan sodhameeyay mana aamin sani inaan weynadey
Wks warahmatoullahi wabarakatouh 🎉🎉🎉
Fadlan hadal ka badan ha dhex galin sheekada 😅
Ifiyoow guur haygu dhiirigalin sanadkii saddexad bn ahayd hal Sanaa ii dhiman hay waalin😂
Mahadsanid walaal sxb.
Alxm ilahay ifiya oo kale aabahay kama dhigin 😂wlhy diinta said ubartay jamacad wan dhigta 12 class wan soo dhaweyayy ifiyow waa runta said mustaqbalka uga cabsanaya guurma markan maqli mustaqbalka kafikiraya 😢
Wllhi waa runtaa hadalkaaga mid aan dhalay ayaan isku heysanaa waa inaan bari hadii la isoo furo ma adigan ilmaheyga aan kugu dhibo waa inan wax barta
Qadarta ilaahey u dhaaf, adiguna dadaal.
Hadii aad waxbarato ma waxaad ka war qabtaa inaadan noolaaneynin markaa dhameynayso jaamacada
Mashallah ❤️
Keep going
Ifiyow hordhac dheerida 😂😂😂
Qisoyinka soobadi😂
Sxb qur’aanna wabarny blse adiga waxa umlyna waxbarashada gabdhaha inaa kasoo horjedo✊🏼🙂hada rabto adiga kuwaga waxbarashada hagesan waku kaliga sxb adinkana kudeste hee😒qofkaan kliya fikirkisa bukahadly ok 👍🏼
m,a allaheyow gabdhahena sidas oo kle ka dhiG❤😢
Amin wllo qli❤❤❤
Thanks you saaxiip❤
Ifiyoo wad wada so baxday
Ifiye m.a shp caqliga kuu Kala go,ay😊
Nio hadey donan dumarku yey guursan marka lo eego ragga iyo dumarka raggu kuma dhib qabaan ka daahida guurka
❤❤😊❤😊
Ifiye shekadi duqoshinka keenty😂😂
Qisoyinkaga la,antod mabasexankaro nio. wan kuwata. Videos- kada marku bilowdo like Sara wllhi❤
Qisada danbe gabadhaas nafteeda ayee goysay waaba ahlunaaree? Ayado badbaadi karto miyee dhimasho dooratay waliba ay kabaaqsan kartay allahu aclam!
Si wayn bd wlhi xaqiqada uga hadashay
💋💋💋💋
Ilys zxp Qisada wxa iga soo baxy jwb intisti garamka kala soo hadlaa🥺
Wlhi ifiyow xaqiiqada ka hadashay mistaqbalki ba ka cabsi qabnaa San uargeynay maamo oyneyso gabar la dilay mid ilmo laku dayacay mid laka qatay murugo socoto idhaaf dheh ilahey mustaqbalka hano ha gajiyo
Nio ifiyoow naag zaani ah qiiil ha uraadin
Gurka ma didaniin lkn wx nagursado Oo wngsn baa la'anahy😂😂
So maalha😂
Insha ALLAH habeen duceyso.
Lkn waa qalad inaad tiraah hablahayga maadi kama dhiseen qofka bini adamka ah waa inuu diin ahaan iyo maadi aahaanba barta guurkuna wxbarashada ma diidin saas dumarka wx haka dhadhicin
❤😢😢
😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
20 sano jiraa wali mayariyoo 😂😂ifiye
Waad weyntehee 😅 5 ilmood ayaad khasaarisey
Dabcan waa yar thy😂💯
Afkaaga caana lagu qabay"
Wala jananakisa maxa ugu qoran teregaramka😢😢ifiye😢
Ifiye nuur ugu qoran
@IbraHim-Ajep war zxp iso biximaye
15 haa yuu😂
السلام عليكم ورحمة الله وبركاته ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Lkn Ifiyoow Adi le Soo ma Oran Qufkii Shartada Durayo Oo Aad Wxybhna ookle Waa Dikikaraa Danbi Mhn 😮soo ma Oran
Allah aabo nooga kaadhigo gabdha waad necebtahey bisinka
Bay.bay
Sxb Mia khaliifa maxaad ka rabtaa 😂😂😂😂😂😂😂
Cajib, aduunyada mar-walba labo iqtiyaar ayeey ku siisa.
Balse aduunka intuu qof saaranyahay, waxaa uguu qalisa oo qofi soo saaroo meeynaan aheen insan, adiga naftaada ah. Cjiib, zamanka waa cajiib.
8:18 shaqsi ahaan ma dhagaysto gabdhahaas kamana cabsado mustaqbalkyga ragoo dhana isku mid ma aha❤
Wll hadalada soo koob 😮
Ifiyow wllo tas kuguma raacsani gabadha iyado yar waxbarasho hala geeyo si ay 20-22 jamacada ugu dhamayso jidh ahan iyo maskax ahan iyado guurka u diyara hala guursado qof school aadaya hadana hooyo ah ilmaha yar xaquuqdisa masiin karta jamacadana habla dhawrsani cilmi ayay ka doontane adu ma teamka kalunbad aragta😒
Haa lkn adga nh md kuu gu daro 👍 school xitaa ma ka maar‘maan wiilka iyo gabadha w u muhiim ilmahaada inaad barto ka na dhiibto lacagtaad 2 kliya m a hn nin inuu qalan jabiyo shahaado qaato shaqeysto isaga bes 🙄😼🙅♀️😜 w caruurtaada ha ka la saarin
Waiting a minte
Asc wr wb somali maxamed
Gabadheda oo 15 jirto see nin ku sinaa wayabee 15 iyo 16 iyo wax lamid waaba cunug yaree dhib kee hoyoyinkena soo maren maa carurtena mar siinena
Ninyoow sheekada noobiloow qudbada kale nagadaaye
Wax lo Bahan yahy ayu ka hadlaya dhageyso
9:37 dumarka eeda hawada saarin wll markaa wax sheegeyso majirto wax ay dumar kaliya sababi karaan raguna masuul ayey ka yihiin oo rag bdn masuuliyadooda mayaqanan iyo xaqa lagu leeyahey ee xishoo adigoo fikirkaga ka hadlaya hadana dumarka eedeyn haugu dhex qarin
❤❤
ifiye walidba ku dhagesto ha isku dirin waalidka io ardyada daacada ah e wax barta biisnkee dhinaca fcna sheeg
Kusalya nabigeena scw😢