Bal ka waran haddii laguugu xeri lahaa xabsigaan | Qisada Xabsiga ugu xun caalamka | CIQAAB Argagax

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 15 дек 2024

Комментарии •

  • @khadromaxmud646
    @khadromaxmud646 5 дней назад +12

    alxamdulilaah waxaan kufaraxsanahay in dadka saa muslimiinta udhibay uu rabi kadanbeeyo abaalkoodana ay heli doonaan malin maalmaha kamid ah

  • @qadrodahir7896
    @qadrodahir7896 5 дней назад +5

    Subxanalah adduunka alah lu ciqaabo kuwas intan aakhiro la gaarin

  • @FarhiyaMohamed-r1j
    @FarhiyaMohamed-r1j 5 дней назад +4

    😢😢
    فَقُطِعَ دَابِرُ ٱلْقَوْمِ ٱلَّذِينَ ظَلَمُواْ ۚ وَٱلْحَمْدُ لِلَّهِ رَبِّ ٱلْعَٰلَمِينَ (الأنعام - 45)

  • @fadumodahir8667
    @fadumodahir8667 5 дней назад +43

    Xasbunallah wanicmal wakiil soomaliyey maan midowno inta aan bishaaroo kale noo imaan😢😢😢

    • @ummumahir7551
      @ummumahir7551 5 дней назад +2

      Maxan midowna😢xasan sheik waxu nagu sameynya wad aragta,hdana mid wlbo jebkisa ayu arka,hdna ilmihi iskolada in kaga burbursje maresa somalia😢somalia sidan waliged gumesi kma bixi donto😢ilahw na badbadi😢

    • @SomaliLander-l1r
      @SomaliLander-l1r 5 дней назад

      Midawgu miyuu jirayaa uun kii horeba lagu qasaarye

    • @Zakariya0070
      @Zakariya0070 5 дней назад

      Qaladka maahan xasan sheikh ee waa anaga oo daawaneyno wax walba ​@@ummumahir7551

    • @nafisladan2225
      @nafisladan2225 5 дней назад

      Xanuun badnaa

    • @osmanrashidomar8703
      @osmanrashidomar8703 5 дней назад +1

      Somalido gormee isfahmi dontaa

  • @Laila-nuraa
    @Laila-nuraa День назад

    Subxanala subxanala subxanala ilahayow hana cathabin Akhiro iyo Atunn Ya Allah unaxariso inntikudimatey Amin ❤

  • @kamalabdulk4765
    @kamalabdulk4765 3 дня назад +1

    Waxa aadan ogeyn kuwa ku yaala isra'il iyo kuwa ku yaala kuwan boqprada isku sheega ilaahey iyaga haku abaalmariyo aduunka dushiisa aamiin.

  • @CabdikariinQaalibCabdi
    @CabdikariinQaalibCabdi 4 дня назад

    Subxanallah wlhy macal gaalada waaweyn ciqaabta noocan ah maskaxdooda kuma soo dhacdo alle ayaa u hiiliyay reer suuriya alx😢

  • @Luul797
    @Luul797 День назад

    Inaa Lilaahi winaa ileyhi raajucuun, yaa Allah umada ugargaar, bal kawaran mucjisadan

  • @AbdullahiXaashi-c8y
    @AbdullahiXaashi-c8y 5 дней назад +1

    Inaalillaahi wa inaa ileyhiraajacuun Illaahi awooda lahaa oo ka dulqaadey dadqalatadaas bini aadan xitaa laguma tilmaami karee ayaa mahadaas iskaleh waa yuhuud iyaka dhan naxariis daranaa xasbiyallaahu wanimalwakiil Illaahey ha idinka abaal mariyo dhibka iyo cadaabka aa ku sameysen intii dhimatey intii waalatey iyo intii naafoowdey oo reer siiriya bi idnillaah .
    Illaahey waxan uga barya inuu kuwa hada jooga oo kabadbaadey iyo kuwa xukunka ka tuurey dhaman quluubtooda isku mideeyo oo dawlad mideysa oo kalitelis aheyn oo shareecada islamka ku dhisan oo qabiyada u qabojisa Alle siiyo oo xoreeyo Aamiin yaa rabbi .
    Xanuun badanaa Aduun iyo Aaqiro Alle idinku cadaab reer asad oo dhan bini aadan ma ahane waa sheyaadiin wal insi Xasbunallaah wanicmalwakiil.

  • @mohamedsandheere6339
    @mohamedsandheere6339 5 дней назад +1

    Sub xanallah Alle aya ka dul qaaday Adun iyo Aakhiro ba Alle ha ku cadaabo Asad iyo wixi la shaqeyn jiray ba inaa lillaahi wa inaa illeyhi raaji cuun

  • @IsraAhmed-jx4ot
    @IsraAhmed-jx4ot 5 дней назад +1

    Waa xabsigii ugu xumaa nolashayda aan maqlo alaha ka soo badbaadiyo inta wali ku xiran

  • @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf
    @SaalaxCabdiraxmaan-fu1lf 5 дней назад +7

    ان الله ليملي للظالم حتي اخذه لم يفلته😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @dahiralim3284
    @dahiralim3284 5 дней назад +2

    Walaahi mid aan mida kale kadarneen majirto waa Ciqaab Aduu midi ugu darned allah ha Ugar gaaro Shacabka syria

  • @AmaalAmalhassan-iw2ox
    @AmaalAmalhassan-iw2ox 5 дней назад +2

    Innaa lillaah alla cawaan sanaayaa kuwaan ayagaaba yahuud kadaran subxanallah wallahi calooshaa igadoonty ilaahyow muslinka ugargaar

  • @ducaaleali3762
    @ducaaleali3762 5 дней назад +1

    Allah yaa manta xabsigas ku xiro rer asad iyo kuwii ilaalin jiray

  • @HalimaIssack-fv6cb
    @HalimaIssack-fv6cb 5 дней назад +1

    Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Subxanallah Allahayow adigaa aya awood badaan o cilmi RABIYOW kuwaas sidaas uiqaabey adomadada Rabiyow awodaada kuqaabo Ya ALLAH alla xanuun badanaa

  • @AbshirAbdulkaadirAli-r3k
    @AbshirAbdulkaadirAli-r3k 5 дней назад +2

    I.a wxn ilaahey ugu baryaa in maalinka qiyaame sida loo cinqaavaayo ahlu naarka asiga si ka daran loo cinqaabo i.a🤲🤲

  • @XalwaMahamad
    @XalwaMahamad 5 дней назад +7

    Ilaaahay baa afka cidda ugaliyeyvmasiibadaas ciqaab baa sugayso insha'Allah 😮😮😮😮

  • @guledhussein4931
    @guledhussein4931 5 дней назад +5

    Subaxanallh 😢😢😢😢 allha Aya agowda leh

  • @AbdiIbrahim-h2t
    @AbdiIbrahim-h2t 5 дней назад +1

    Alaha reer siriya badbadiyay ayaa mahadleh❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AminoHussein-c3e
    @AminoHussein-c3e 5 дней назад +4

    Inalilahi waina ilaahi rajucuun ilahay aduunka idinkuma kaadiyo 😢😢
    Wixi halagas kadenbeyey😢😢

  • @fadumoahmed6170
    @fadumoahmed6170 5 дней назад +2

    Subxanallah 😢walahi aadban oga xumahay in saan loo dhibateyo walalaheen 😢

  • @abdallah22abdi78
    @abdallah22abdi78 5 дней назад +1

    Ilahey kaligii taliye gacanta hanoo gilinin rabiyow raxmaanow waa cadow kaligii taliye

  • @السديس-ه7ب
    @السديس-ه7ب 5 дней назад +4

    سبحان الله العظيم ‏‪😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @AbdinasirIsmail-yy2nv
    @AbdinasirIsmail-yy2nv 5 дней назад +1

    سبحان الله العظيم
    عجيب والله waa mid kadabeeso Asgana udiyaar garoow baan leeyahy

  • @AhmedHassan-k9z
    @AhmedHassan-k9z 4 дня назад

    Ilaahey haunaxriisto intii kudhimatay dadkii sidaas ugalay ha ucigaabo sikadaran

  • @CaaishoXasaan
    @CaaishoXasaan 5 дней назад

    Waan waalan rabaa sidaan qisooyinka xabsiga siidna ufiirsanayay luuqad kasto waan kudawaday yaarabiii inta muslim ah ee xabsiyada dunida kujiraan fadligaaga iyo awoodada ooga soosaar😢😭😭😭

  • @WarsameBunco
    @WarsameBunco 5 дней назад +4

    Subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah subxanalah

  • @nadifayassin5984
    @nadifayassin5984 5 дней назад +2

    SubxanAllah, alxamdululah dalkayaka ba dhama.

  • @abdikadirhaji6852
    @abdikadirhaji6852 4 дня назад

    Dhamaan Waa Qisooyin Wada Xanuun Ah Sxb

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 5 дней назад +6

    Calol xumadan ma firsan karo😢rabow ree suria wlh ciqab adun we marene 😢tan aqira ka badbadi😢

  • @EngCCI
    @EngCCI 5 дней назад +1

    لا إله إلا الله محمد رسول الله صلى الله عليه وسلم

  • @mkhtrcali4386
    @mkhtrcali4386 4 дня назад

    Illahayaw Uu Gargaar Muslimiinta 😢🤲

  • @ShukriCabdisamid
    @ShukriCabdisamid 5 дней назад +7

    Aankusalino nabiga

  • @umutaajudiin592
    @umutaajudiin592 3 дня назад

    Xasbunalaaah alle ciqaabtiisa kadarn alle idin ciqaaab wixii wxs falijirey

  • @IbraahinMuuse-g7h
    @IbraahinMuuse-g7h 2 дня назад

    Ilaahay hacadaabo bashaaral asad

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 5 дней назад +4

    Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @TtgjjjhbTghhhggguffty
    @TtgjjjhbTghhhggguffty 5 дней назад

    Xasbunallah wancmalaah soomaliyee maan midowno inta aan bishaaroo kale noo talin 😢😢😢😢😢😢

  • @AnnoyedRocketship-ev8dv
    @AnnoyedRocketship-ev8dv 5 дней назад +15

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @Somalestine
    @Somalestine 5 дней назад

    أعوذ بالله من الشيطان الرجيم 😭😭😭اللهم لا تسلط علينا من لا يخافك فينا ولا يرحمنا😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @ismailibrahim2376
    @ismailibrahim2376 5 дней назад +5

    Xabsigaas Bishaar al asad kaligii halaguxiro Haduu Ruusha sodhiibo

  • @husenabdimohamed8943
    @husenabdimohamed8943 5 дней назад

    Mahadsant walaalkey maracade show qeer sheeg isriil dhulka allaha lagooyo amiiiin yarabi 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯 ❣️ 🙏 💯

  • @NuuraIsmail-z4f
    @NuuraIsmail-z4f 4 дня назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😭😭😭😭🥵Alxamdu lilaah waxaan yaqiin saday Ale SWT inui iga aqbalay habeeno badan oon Ale u baryay Markaan arkay sida yuhuudu u galay so reer qasa ee jeelasha ku jira inuu Ale kasoo badbaadiyo kuwa ay jeelasha ku fara xumeeyeen kuna ciqaabeen kadib markaan ka daawaday ama ka dhagaystay mara cade waxaanan raacin jiray ducada dhamaan inta jeelasha ku faarta ku dhibaa taysan bale ALe SWT nasrigii u horeeyay waa kaas insha alaah kuwa kalena way soo bixi intii Ale u qoray 😢😢😢😢😢

    • @Luul797
      @Luul797 День назад

      Yaa Allah aamin

  • @syusuf9063
    @syusuf9063 5 дней назад +1

    Subxaan Allah Subxaan Allah waa waxa laga naxo😢😢

  • @DuniaElmi-cu3ze
    @DuniaElmi-cu3ze 5 дней назад

    ENSHA ALLAH BISHAR IYO WALALKIS WALASO QABAN OLA CIQAABI ADUN IYO AKHIRO😢😢😢

  • @kaafiyamohamed8548
    @kaafiyamohamed8548 5 дней назад

    وَلَا تَحْسَبَنَّ اللَّهَ غَفِلًا عَمَّا يَعْمَلُ الظَّالِمُونَ إِنَّمَا يُؤَخِّرُهُمْ لِيَوْمٍ تَشْخَصُ فِيهِ الْأَبْصَرُ😢

  • @nasriin2229
    @nasriin2229 4 дня назад

    Sidee qof muslim ah qof ciqaabta intaa leeg u marsiin kara 😢

  • @nortaabdinoradow262
    @nortaabdinoradow262 5 дней назад +2

    حسبنا الله ونعم الوكيل 😢😢😢😢😢😢😢

  • @MuuseSheekhmaxamuud
    @MuuseSheekhmaxamuud 5 дней назад +3

    imika ree asad halagu xidho

  • @RuweydoFarxaan-b6z
    @RuweydoFarxaan-b6z 5 дней назад

    Dadku dilin way gayaan in la daayana way gayaan lkn ciqibtu waa wax xun marka qofkii qof Cadaba alle Wayne ciqabtiisa ayaa sugaysa allaaahu akbar😢

  • @ruqiyoahmed6582
    @ruqiyoahmed6582 5 дней назад

    Bishaar iyo walaalkiis waa iney Suuriyiinta ka dacweeyaan ICC inshallah

    • @allayaqaan9101
      @allayaqaan9101 5 дней назад

      ICC du waxay raadsataa qofkii gaalo laaya ee ma raadsato qofkii Muslimiin xasuuqa

  • @cabdimajidibrahim9217
    @cabdimajidibrahim9217 5 дней назад +2

    ilaahay hakaso saaro intakujirata hana u naxariisto intiilagu dilay dalka suuriyan hakabad baadiyo burburka u ladamacsan yihiin cadawga muslimiinta e kala ahaa reer galbed iyo qaar caraba o lamida bashaar al asad insha alaah

  • @rashidkhayr6777
    @rashidkhayr6777 3 дня назад

    carabta oo dhan ayaa xabsiyadooda siyaasada dad loo xiro dhamaantood sidan oo kale weeye

  • @Haboon66
    @Haboon66 5 дней назад +2

    Xasbunaalaahi wa nicmalwakiil

  • @ArsenalYare
    @ArsenalYare 5 дней назад +6

    Thanks brother

  • @ShaadiyaMohamed-hd1bs
    @ShaadiyaMohamed-hd1bs 5 дней назад +2

    Supxaanalllah😭😭😭😭

  • @AbdifataahAlii-zh3nk
    @AbdifataahAlii-zh3nk 5 дней назад +1

    First comment and 5th viewer❤❤❤ am happy

  • @ZaynabMOHAMED-y4l
    @ZaynabMOHAMED-y4l 5 дней назад +2

    Imtixaanbaa wlhi qabsaday

  • @zahraajo9869
    @zahraajo9869 5 дней назад

    Kuligeed waa wada xanuun

  • @Darwiish777
    @Darwiish777 5 дней назад +2

    Subxanallah 😢😢😢😢😢😢

  • @Luul797
    @Luul797 День назад

    Was nasiib daro dad ibna adam ah oo weliba Muslim sheekanayo iney umada sidan u ciwaabaan. Runtii waa ninkaas waa fircoonka qarnigan, ogaada weli kuwa kaloo badan baa weli dadka ciqaabayo. Mujeimiinta Allaha qabto meel ay joogaanba inshallah

  • @dhhol77
    @dhhol77 5 дней назад

    inallilah wa ina illeyhi rajicun😭💔

  • @AbdirahmanMuhumad-rm6qh
    @AbdirahmanMuhumad-rm6qh 5 дней назад

    xasbeyallaah wanicmul wakiil

  • @Axmedgaaciyekismayo
    @Axmedgaaciyekismayo 5 дней назад +2

    Asc maracadde show waba suqul yuhuuded oo kale malaga yaaba natanyaahu ciqaabta gaajada ee reer gaaza uku haayyo

  • @fardowsaAli-k7t
    @fardowsaAli-k7t 5 дней назад +2

    Subxanallllah 😢😢

  • @abuimraan2021
    @abuimraan2021 5 дней назад +1

    سبحان الله😢😢😢

  • @NasraHajidahir
    @NasraHajidahir 5 дней назад

    Aalhaa hi Malabar😢😢😢

  • @samiiroahmed4957
    @samiiroahmed4957 5 дней назад

    Rajiim bishar Al asad ciqaab aduun waa utaalaa io mid akhiro 😢

  • @HaliimoXassaN-y9c
    @HaliimoXassaN-y9c 5 дней назад

    Subxanallaah Subxanallaah Subxanallaah 😢😢😢😢😢

  • @kingabdulofficial3000
    @kingabdulofficial3000 5 дней назад +1

    Shukran mohamed cise

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 5 дней назад +2

    Yahuuda wuu kadarnaa bashar balaayo ku aragtey kaas hala daldalo🥲💔

  • @NuuradiinbadriiCabdiAdan-k3m
    @NuuradiinbadriiCabdiAdan-k3m 3 дня назад

    Aluhulmustacaan

  • @abdallexasanyare1231
    @abdallexasanyare1231 5 дней назад +1

    ولاتحسبن الله غافلاعمايعمل الظالمون

  • @nuromohammud8808
    @nuromohammud8808 5 дней назад

    Allah walal nagadaa lama dhegeesankaro

  • @AbdiAhmed-mq4gb
    @AbdiAhmed-mq4gb 5 дней назад +1

    Walahi midekasta oo dadkasku wadhib jiren

  • @Tooni4321
    @Tooni4321 5 дней назад

    Alah 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @mohamedindho8012
    @mohamedindho8012 5 дней назад

    Ina ilayba waa kanolnahy 😢😢

  • @CadarFaarax-qo6tg
    @CadarFaarax-qo6tg 5 дней назад +2

    Layaabi mayno maxaa yeelay shiico yahuud bayka soojeedaan yahuud allaa shegay cadawnimadooda

  • @ZaynabMOHAMED-y4l
    @ZaynabMOHAMED-y4l 5 дней назад +2

    Subxaanallah

  • @sabrinamalim6704
    @sabrinamalim6704 5 дней назад +3

    Am so sad walahi

  • @nuuurcbdii
    @nuuurcbdii 5 дней назад +1

    🥺 🥺.. .. *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waa midka sawir ahaan iigu saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @FatimaAli-yt9zn
    @FatimaAli-yt9zn 5 дней назад +3

    Illahay dulmigas ciqabkisa aduunka haku tuso bashaar ciqaabja aakhirana illahow u libilaab.😢
    xata waxan ninka uquudhi waya magaca asad ina uraciyo magicisa macnaha u xambarsanyhy darted
    Wa ayo ina aamanaya umaleya hada raciyo walhi .
    حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم 😢

  • @hamsepilot8094
    @hamsepilot8094 5 дней назад

    Marka looo eego naarta iyo ciqaabta sugaysa ayga Assad jeelkani wuxuu u noqonaya janno inshalh.😢😢

  • @yoonisyare-tl9yx
    @yoonisyare-tl9yx 5 дней назад

    Sax saree maracade qisada an dhadeystay ee xabsiga qiso kaxanun badan weligey markin sxb walahi ilin Ayan iska celin wayey Lakin ilahey Aya Mahad iskale oo kaqaday bishar al asad

  • @AbdiIsmail-rg3ei
    @AbdiIsmail-rg3ei 5 дней назад +2

    Subx allh 😢😢😢😢😢😢

  • @khadarcali7327
    @khadarcali7327 5 дней назад

    Waa cibaaro wax walba lagah dhex akhrisan karoh

  • @salmajaamac9034
    @salmajaamac9034 5 дней назад +2

    Subxaan allh

  • @KayseHuriye
    @KayseHuriye 5 дней назад

    Ku.scw.scw.scw.scw.scw.scw.❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉

  • @munajama1821
    @munajama1821 5 дней назад

    Subaxallaaha allaaha

  • @mahdiabdi6583
    @mahdiabdi6583 5 дней назад

    😢😢😢😢😢😢 waxan makhali jiray jel ogadeniya oo cabad logo gestay muwadin somaliyed laki kan ayaa iga yabiyay alahi

  • @Maxamuudcabdi-s4c
    @Maxamuudcabdi-s4c 5 дней назад

    Bishan AL asad io kuwa la sheqeyney ma ogeyn miya in la dhimanayo halkee ayey aadi raban aqiro😭😭😭

  • @musa-sc2cb
    @musa-sc2cb 5 дней назад +1

    Xabsiga Goboode ku dar

  • @CabdulQaadir1
    @CabdulQaadir1 5 дней назад

    Somali yaa u keena Bishaar Al Asad oo kale wayo Qabyalad Ayey caabudan

  • @ummumahir7551
    @ummumahir7551 5 дней назад +2

    Bishar al asad in nolosha kagu qabta 😢aye ahed,asagna sidas lo ciqabo ,lkn hada asaga rushka tage haka faido,waxa ku dhici donto iska firsada

  • @abuimraan2021
    @abuimraan2021 5 дней назад

    Ardu shaam ale aya jcladey qofki ale jclado wi imtixama

  • @user-vlogscountery
    @user-vlogscountery 5 дней назад +1

    Alle hacadabo dadka sidaa muslinka ula dhaqmaya

  • @CaliNuur-q9w
    @CaliNuur-q9w 5 дней назад

    سبحان الله

  • @hodoali5714
    @hodoali5714 5 дней назад

    Calaamo addun iyo mid akhiro allow rabow ka muuji Walaahi waxaani waa murugo

  • @snw9257
    @snw9257 5 дней назад

    ا😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢

  • @abdiraxmanmohamed-do3qw
    @abdiraxmanmohamed-do3qw 5 дней назад

    😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢 zubxanalaah