Wayaabixii Adduunyada ka yaabiyay ee loogu tagay Madaxtooyadii laga eryay Madaxwaynhii Suuriya

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 14 дек 2024

Комментарии • 9

  • @abdullatifjusuf6650
    @abdullatifjusuf6650 5 дней назад +5

    Waad saxantahay waxaa loo dhisay in duqaynta yuhuuda lagaga gabado, laakiin cadowgii ayey tusayaan markaa waa inlabedelo madaxtooyada.

  • @mahamedgooni9139
    @mahamedgooni9139 5 дней назад +2

    Waxaan dadka aanan aanan wax fahmi karin ayaa burn buuniyo ee waa wax jiro aduunka dhan inay soo duubaana waa qalad maxaa yeelay waa sir uu dalka leeyahay Bashaar waa tagay madaxtooyada reer Suuriya ayaa leh meeqa ayaad maqashaan maalin kastaa xukuumada Israel dhulka hoostiisa ayay ku shirtay marka madaxtooyo kastaa kor intay u dhisantahay laba jibaar ayay hoos u dhisantahay.

  • @jamaccabdilaahi2398
    @jamaccabdilaahi2398 5 дней назад +1

    May Ahayn Xogtan in aybaahiyaan waayo. Waxaa ogaanaya Cadowga. Waxay ahayd in ay Qariyaan oo aay ka faa idaystaan

  • @mukhtaarmaxamed7165
    @mukhtaarmaxamed7165 4 дня назад

    Waxas Wa lacagta😂

  • @AbdullahMohamed-h2z
    @AbdullahMohamed-h2z 5 дней назад

    Madaxda hada joogta oo dhan godad ayey isticmaalaan

  • @zamzamxuseen961
    @zamzamxuseen961 6 дней назад

    Subxallah

  • @HalumIbrahim
    @HalumIbrahim 4 дня назад

    Qofkasto tiktstera sidaa saa u danbaysa 😂😂

  • @fahmoyeelo5371
    @fahmoyeelo5371 5 дней назад

    Wax shams bishaar asad imanmayo

  • @jujuqoolif4517
    @jujuqoolif4517 5 дней назад

    Hadaa laga baqayaa in uu ku dhoco mid Ka daren tii hore