QAMAR SUUGAANI 2022 | DARTEED ANIGA U NOOL | HEES CUSUB

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 19 сен 2024

Комментарии • 349

  • @abdirasikgaaz9312
    @abdirasikgaaz9312 Год назад +250

    Heesta inay tahay hees dareen
    Dhaba wata inta ila aragtay one love 😍 💕qamar one the best legend

  • @bahjaabdirashid7484
    @bahjaabdirashid7484 Год назад +136

    Ilaahow rabiyoow qofwallpa jacaylkiisa oo khayrleh allow calaf ugu dar dhamaaan teenba 👏☺️😊

  • @adnakaahin1177
    @adnakaahin1177 Год назад +129

    Heesta dareen bay wadataa lkin hal kalmad oo dambiyaa ku jirta oo ah darteed anaa u nool qofna qof dartii uma noola ee ilaahay dartii buu u noolyahay qof walibah🥰

  • @Ahmed_somalilander
    @Ahmed_somalilander 17 дней назад +4

    Qamar siwalba waa u heesay mawjadaha sare iyo kuwa hosaba. ❤ Fankuba waa qamar iyo qaramigi hore

  • @salmahassan9692
    @salmahassan9692 Год назад +97

    hebel inaan hanto iigu soo duceeya 📃🤴🏽😻

  • @safiyomohamed-zg3yk
    @safiyomohamed-zg3yk 3 месяца назад +13

    Allow ninkeyga iidaa wan kujeclahy ❤️❤️🫂 noloshydi c jacaylow ha iciqaabin ee horey iwad ❤️❤️😭😭😭

  • @khadardaudabdi2175
    @khadardaudabdi2175 Год назад +28

    Maxamed Abdi abdillahi Qamar suugaani waa fanka nool ee dhageysiga iyo ku damaashaada ku haboon❤️🔥

  • @MaxamedYare-vy4tx
    @MaxamedYare-vy4tx 2 месяца назад +17

    Heestan waxan dhagesanayeyy anoo dagaal ku Jira oo gaandhari ah oo jaceylkaygii aan iswaynayy😢😢

  • @MuscabOmarwarsame
    @MuscabOmarwarsame 2 месяца назад +5

    Dajiya xaaskeyga dooja dadow deeqa waa dahabe
    Dulqaadkeda waa dabare ducaan ku hagoogay doora😊❤️
    Allahayow ayada qofaan aheyn kuma qanacsani ee ayada un calaf iigu dar hadimo🤲❤️

    • @DeeqodahirMaxamuud
      @DeeqodahirMaxamuud 2 месяца назад +1

      AMIIN AMIIN ALLAHAYOOW BAARIGEYGAH HA IGA QAADIN MAALIN

  • @Degaliah
    @Degaliah Год назад +17

    Ilaahow idaa odaygayga abaha ubadkayga 😢❤❤❤

  • @zakariahassan5778
    @zakariahassan5778 5 месяцев назад +10

    Hees aan dareemo jacayl😢❤ cid aan jecelahayna aanay jirin😂😢

  • @MaxamadmakyMaxamadmakya
    @MaxamadmakyMaxamadmakya 4 месяца назад +7

    Qamar lagan kib keying lbx😢😊Heesta Way qurux badan dahy Taren bahy iga lisahy Al fanan qamar sugani

  • @Siisay12
    @Siisay12 Год назад +15

    Hestan ayan dhagesta adiga marka ad iga mashqusho xabibti ❤

  • @mamomcn9652
    @mamomcn9652 Год назад +34

    Fanku qamar ama qaraami 👑❤🤤

  • @axmedqani8979
    @axmedqani8979 3 месяца назад +21

    2024 bishii 6 ayaan dhagaysanyaa heestan qofka iga dambeeyow like iisaar😢

  • @jacaylkaapelyrics8993
    @jacaylkaapelyrics8993 Год назад +12

    Qamar suugaani boqorka fanka waxba lagama qabankaro socotee sii soco jiro joog waayo badan dhiga ugu saree uguna horee

  • @hamzacamaar2054
    @hamzacamaar2054 Год назад +17

    Qamar Never disappoint us❤🔥

    • @Hawamohomout
      @Hawamohomout Год назад +1

      🎉😮😮😮

    • @Supr93
      @Supr93 11 месяцев назад

      I’m so happy for you guys that 😂😊

  • @nasrudinmohamud7546
    @nasrudinmohamud7546 Год назад +29

    Celceliska giitaarka Codka Ciilan Qamar Cumaamadiisa lama haysan karoH awoowe halkaad rabto Hore u Gaadh 🔥

  • @asiyomohahassan9622
    @asiyomohahassan9622 Год назад +32

    Waxan radiyaba wan helay hestan😩😩😟😩🖤😩

    • @FoosAbdiHusein-rf4hq
      @FoosAbdiHusein-rf4hq Месяц назад

      Ani mnta helay ❤😢😂

    • @bigfansharma1
      @bigfansharma1 21 день назад

      ​@@FoosAbdiHusein-rf4hq anigaba wllhi manta helay dad baa 2025 heli doona😂

  • @abdihakiimabuukar5229
    @abdihakiimabuukar5229 4 дня назад

    Ilaahow Najax calaf iigu dar si dhaban u jeclahaye ❤

  • @istarciisesalad-du9jc
    @istarciisesalad-du9jc Год назад +19

    Heestan wan jeclhy lkn ina qof jeclado wan ka baqa sababto eh waxan ahy dadka jacelka udaran oo dhulka lakalo 1jecladay dhawacu ii keysty ila hada ku jira is ilaawsi ayanbu guursady kadib nin ki niyad wan u wayey wlh 😢😢lkn kii wan hilmaamy hada wiilkan gursady 7sano isqabnay wlh ma aqan waxan ku nooleyn lkn hada wan kso fogaday asne inuu ifuro wuu diiday caruurtisu raba ana caruurta raba ilahey mel qeyr hana tuso😢😢

    • @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy
      @Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyy 9 месяцев назад

      Hada inte ku danbeyseen 😢

    • @RaniAli-h2o
      @RaniAli-h2o 7 месяцев назад +1

      @@Mulkiyeeeeeeyyyyyyyyyyxldada waa sidee😢💔

    • @FarxiyoCabdinur
      @FarxiyoCabdinur 6 месяцев назад

      😢😢😢

    • @supplier892
      @supplier892 4 месяца назад +2

      @istarciisesalad-du9jc xagee ku dambeysey walshayey ? waligey reply ma galin lkn comment kan qalbiga ayaa iga xanuunay wlhi.

    • @anfacmohamed8230
      @anfacmohamed8230 6 дней назад

      😢😢😢😢sorry baayo😢😢❤

  • @farxiyac.raxman4616
    @farxiyac.raxman4616 Год назад +6

    🥺🥹🥹🥹🥹🥹😭fiicnaan laheed qof sida ii jecel inaan dunidaan ka dhex helo waliba ii noqda dunideyda dhan emotional life qofkan is iraah waa kaagii dib ayuu wuxuu ka noqdaa mid aan qimaheyga garaneenin iyo mid Dana gaar ah iga leh rabow sidaan dacad u ahay qof dacad ii ah ii sahal 🥹qof aan daneesi aheen rajeynayaa rabow

  • @Axlo_34
    @Axlo_34 Месяц назад +1

    Dogti kal hore dabki ka shidna dushis hadu dubki helayo🥺 daruur daysa hadeer damise❤🥺 qamaar sugni wa cajib walhi

  • @mohamedabdiduale9246
    @mohamedabdiduale9246 Год назад +18

    Alxamdu lilah waa ayaa jirtay hees kasta oo dareen leh ay itaaban jirtay lkn hadda xoriyada ayaan unoolahay nolosha macankeedu waa bilaa jacaylka jacaylku waa xabsi qofka galaana wuu ku dhibaatooda qofkasta oo dareen iyo qalbi daacada lehna waxaa uu jeclaada qof aan qiimihiisa garan

    • @sumeyamohammed2732
      @sumeyamohammed2732 Год назад

      😢 sorry

    • @rowdahayle4133
      @rowdahayle4133 Год назад +1

      Same😢

    • @mandeeq683
      @mandeeq683 Год назад +2

      Sorry abowe jaceyka wa xanuun lkn mar waan heli doonaa dad na kecel ooo qalbiyadeeena ilaaaliya 😢marnaba nolosha haka quusan wax walba wa cashar dunida

    • @mohamedabdiduale9246
      @mohamedabdiduale9246 Год назад

      @@mandeeq683 mahadsanid wllo lkn dadka qalbiyada ka dhaawacan iyaga unba isfahma

  • @HawoMxamud
    @HawoMxamud 26 дней назад +1

    Inta 2024 dawanaysa one love😢

  • @boqorkacodkaqadar7146
    @boqorkacodkaqadar7146 Год назад +4

    Our big fanaan qamar suugaani lajend laxankiisa wan jeclahy keep on👉👉👉

  • @ahmedhasen149
    @ahmedhasen149 Год назад +4

    Qamar wuu naga walaya fankisu inaba caadi mahaaa keep goig teem qamar ka 😇😇😇

  • @Aragzanupdirahmaan-uj5ec
    @Aragzanupdirahmaan-uj5ec Год назад +33

    Heeztan waxy igu reebtey xasuus aad u weyn mar walpana ayadaan dhageestaa taaz oo eh wxa jeclaa qofaan jeclaa markastuu ii shido waan nici jire waxnan odhan jirey iga bakhtii 😭😭 asna ma diidi jirin ee waa damin jirey jacayl uu ii qabo awgeed 😭😭😭😭🥹hadeer na markaan asaga waayey kaliya wehel waxa ii eh ilaa mudo 3 bilood heestan oo nabbar igu noqotay plz inuu izoo laabto iigu soo duceeya azxaapey 😭😭😭😭😭😭😭😭🤌🤌🤌😭😭😭🤌🤌🤌🤌

    • @adnanziyad1525
      @adnanziyad1525 Год назад +5

      Dadka Isaga Ayaad Ka Taqaanay Miyaa Mise way DhamadeeN Dadkii Aduunka Waxa Lo Baladhiyay Sii Loogu Kala Bazhalo Lkn Cidna Laysma Raaciyo Nolozha Wax Waliba Way Dhacaan Wax Walba Wad Soo Ar Kaysaa Wax Ku Wanaajiya Iyo Wax Ku Xumeeya Markaa Wa Aduunyo Hays Raaacin Dee Awowo🙏

    • @bahjafaysal1158
      @bahjafaysal1158 11 месяцев назад

      alle haku so celliy❤❤

    • @SudaanoMaxamed
      @SudaanoMaxamed 11 месяцев назад

      Oh sorriy 😢💔

    • @abdirizakahmedmohamuud4533
      @abdirizakahmedmohamuud4533 11 месяцев назад

      ​@@bahjafaysal1158jecykkaasi anba wu igu dhacey 😢

    • @abdirizakahmedmohamuud4533
      @abdirizakahmedmohamuud4533 11 месяцев назад

      ​@@bahjafaysal1158 ha lagu daro cashaqa cudurada la dabar jaro

  • @muntaazmustafe1809
    @muntaazmustafe1809 Год назад +2

    Heestan aad ayaan ujeclahy dhagaysigeda waan hees qalbi taabad ah dartaaa aniga u nool xbb ,my husband ❤

  • @yahyebashir4787
    @yahyebashir4787 Год назад +8

    Legend wa Legend Mar walbo
    Magamed Adbi Abdilaahi Bulhan
    Yaaa indri madaxagu kor 💪🏻💪🏻😎😎

  • @qaluudqaluudiidowaxmed1191
    @qaluudqaluudiidowaxmed1191 Год назад +5

    Hestaan ex🥺 iqaadi jiray walhi 💔

  • @xabiibocabdule
    @xabiibocabdule Год назад +7

    Heestan xisaab la aanpan dhagayastaa walahi 😭

  • @queenaa3385
    @queenaa3385 Год назад +4

    Ninkqn heesihiisu makala dhacan cod laxan iyo kalmadaha jacaylku wa nolol 🥰🥰🥰🥰

  • @NaadiyaWacan
    @NaadiyaWacan Год назад +13

    Ma dayrin Jacayloo dayac mahe
    Rabow Kala dile rabow kala dire rabow naga dayr 😢😢abdiwahab 😭😭

  • @abdishakuryusufali4913
    @abdishakuryusufali4913 5 месяцев назад +3

    Qamar Lagend waa Ku Watah Lpx❤🎉😊

  • @hodannisha8053
    @hodannisha8053 Год назад +6

    naftii dooqiyo darenka lulay🥺❣

  • @billecaddebaariyow9510
    @billecaddebaariyow9510 Год назад +6

    Gitaarka Qaabka loo Celcelinaayo Cajiib Waya Qamar Suugani Very very Emotional Personal ✋✋✋✋✋✋✋✋✋✋

  • @maxamedadan-v7n
    @maxamedadan-v7n Год назад +2

    darted aniga unool
    bast song wllhi
    qamarka fanka shida❤❤❤❤❤

  • @caabimaxamedmuxumed6844
    @caabimaxamedmuxumed6844 Год назад +2

    Heestasi Habeen Ayaan Ku Qaatay Wakhti An Inaba Caadi Ahyn 💯 ❤100%

  • @yahyeali7119
    @yahyeali7119 Год назад +3

    100% laxanka, codka, music ga..🔥

  • @ZamzamAbdiweli
    @ZamzamAbdiweli 9 месяцев назад +2

    Ma dayrin jaceyloow dayac mahee🥹❤️ Rabow Kala dile Rabow Kala dire🙃🤭 Rabow Naga dayr Rabooow Kala Dadee😭❤️‍🩹🫶🏻

  • @hibaaqismaaciil5634
    @hibaaqismaaciil5634 Год назад +12

    RabOw kale dilE rabOw kale dirE rabOw naga daYr❤️🤲heeskan wan jeclahaY diB Baan u soo bookhan dooNa markaY riYadaYdu ii rumOwdo❤️🥲

    • @cabdikaafiofficial4120
      @cabdikaafiofficial4120 9 месяцев назад

      3 bilood kadib malin jimca ah ayaan qoraalkaga arkay ilaahey waxaan kaaga baryaa inaad riyaadada hesho I A

    • @hibaaqismaaciil5634
      @hibaaqismaaciil5634 9 месяцев назад +2

      @@cabdikaafiofficial4120 aamiin walalo dhamaanteenBa aad baad u mahadsantahaY adna❣️🙌

    • @hibaaqismaaciil5634
      @hibaaqismaaciil5634 3 месяца назад +1

      05/28/2024 habeen khamiis ah baan diB u dhagaysanayaa anoo riyaDaydii ii rumow day qoFkaan jeclaana illahay calaf iskuugu kaayo daray❤alxamdulih

    • @Tech_gear_
      @Tech_gear_ 3 месяца назад

      Woow mashallah Allaha farxada idin ziyaadiyo❤❤​@@hibaaqismaaciil5634

  • @ApdiraxmaanApdinuur
    @ApdiraxmaanApdinuur 22 дня назад

    Hees qiiro badan 😊😊❤❤qamar is the best legend

  • @simonabdulkadir6531
    @simonabdulkadir6531 Год назад +4

    Nafti darenka doqa lulay😫💗

  • @maazimahmed1971
    @maazimahmed1971 Год назад +10

    Fanku waa qamar iyo qaraami ❤️🎶🎧🥰

  • @FuadApdallah
    @FuadApdallah 5 месяцев назад +2

    Goatkii fanka somaaliyed

  • @dhaqanexusenmuxumed240
    @dhaqanexusenmuxumed240 Год назад +5

    Qamar sugani fanan aan si weyn u tageero cadowgaga hajabo macalin

  • @hamdaabdiinaabdi7993
    @hamdaabdiinaabdi7993 Год назад +7

    Heestan waa dareen dhap walhi 😢Ilaahay lapa qofa OO isa jecel ma kala qaado plz qalpiyada ilaa ilaya waa iga talo😢😢waayo qof adi qlpaigiisa farxadiisa kugu xidhay ilaa 😢😪😭🥺😪😓😥😢😰💔kolay dhiptay uu admaha mariyo jecelku waan arkay 😢😢markaa inaa kapaxo waan rajaynayaa inash Allah 😢😢😢😢😢😢😢2023/9/11 September maalinta Salaasa 1:52dareen dhap ka qoray 📒 🖋️ 📖 walhi😢😢😢😢😢😢😢

  • @MursalMahad4455
    @MursalMahad4455 2 месяца назад +1

    Doogtiii kalhore
    Dabkiii kashidnaa
    Dushisiii haduu dubkii helayoo
    Daruur da aysaa dushiisii haraysay😊

  • @jebrealfarah393
    @jebrealfarah393 Год назад +36

    This Song is so Touching 😢❤

  • @Abzbare
    @Abzbare 11 месяцев назад +3

    Nafti dookhiyo dareen ku lulay ❤️

  • @cabdigermanychannel1600
    @cabdigermanychannel1600 День назад

    The Goat waa la yaabay.

  • @abdisalanadem
    @abdisalanadem Год назад +5

    🎉 wakah wakah wllka qamar kornelka fanka 🎉 fanan faraha lagu dhigi karin tahay runtii wllka

  • @sumayomohamed8621
    @sumayomohamed8621 20 дней назад +3

    Raboow kala dile 😢
    Raboow kala dire 😢
    Raboow naga dayr 😢
    Raboow kala dade 😢❤
    Allow calaf igu dar 🅰️ aad baan kuu jeclahay
    FRIDAY 30/AUG/2024

  • @user-sv3ie4gi2s
    @user-sv3ie4gi2s 4 месяца назад +1

    Ilahey codka Haku barakeeyo nio wxani uu macaan dhafe❤

  • @rodaismail8151
    @rodaismail8151 Год назад +5

    Qamar, brother, you did it again. Amin

  • @ShakirAitarus
    @ShakirAitarus 4 месяца назад +1

    King of singers ❤

  • @ifraahdaahirifraahgoodir
    @ifraahdaahirifraahgoodir Год назад +8

    Favorite song 😩💔

    • @naafyar__
      @naafyar__ Год назад +1

      Hhh

    • @manaalmankah7587
      @manaalmankah7587 Год назад

      𝐉𝐚𝐡 𝐡𝐞𝐞𝐬 𝐬𝐡𝐢𝐝𝐚𝐧 𝐰𝐚𝐚𝐚𝐲𝐞𝐡❤

  • @yaasirbocorey9798
    @yaasirbocorey9798 Год назад +3

    Hees wey dhaftay tan🥺

  • @salwacarabsheekh6496
    @salwacarabsheekh6496 11 месяцев назад +2

    Hees murti leh 😊❤

  • @hodo4516
    @hodo4516 Год назад +1

    Ilahayow qofkaan jecelHy calaf igu dar❤😢

  • @suldaanupthiali1325
    @suldaanupthiali1325 Месяц назад

    Mucjisada fanka❤

  • @dekaosman9412
    @dekaosman9412 4 месяца назад +2

    29/April/2024 hbnimo 10:05 heestan love Lee ku ahy saka tiktok kusoo arky cawana mrkii 3ad dhgysngaa wayo hda janis usoo hely😅

  • @saadiqkamaal
    @saadiqkamaal Год назад +3

    adigoo noqon kara roob qalbiyada qaboojiya ha noqon dab guba qalbiyada😢

  • @MushtaqMawliid
    @MushtaqMawliid Год назад +8

    So this song is very Emotin❤😢😢

  • @mohamedtimiroffcial
    @mohamedtimiroffcial 14 дней назад

    Zamzam ali mohamed dadalkeda wa adar alle darted aniga u nol❤😢

  • @cabaassaalax520
    @cabaassaalax520 Год назад +3

    Fantastic fanka qamar ama qaraami 👍👍

  • @Nawaalkaamil
    @Nawaalkaamil 8 месяцев назад

    Heestan dareen ledahey wlhi ❤❤❤

  • @ahmednuur2920
    @ahmednuur2920 27 дней назад

    Qamar suugaani legendary 🦁🦁🦁

  • @inanor4353
    @inanor4353 Год назад

    Allow qof wansgsan calaf igu dar
    Nolol waraarta imaddan shar lhyn🤲❤️

  • @AnisoAbdi-bp6sx
    @AnisoAbdi-bp6sx Год назад +3

    1/12/2021 waxa ka tagay magalda ku noolaa waxa aaday gobal ka mida aha gobalda somaliyeda halkaas oo iga bilabatay nolol qurux badn 15/4/2022 waxa baratay wiil aad u wangsana Kaas oo nolosheyda farxad u dameysatiray wiilka waxa uu laha reer iyo xaas sidaa ey tahy aad aayan u jacel asiga sido kle balse waqtiga ayaa nag adkaday oo wiilka wan kala foganay waxan aaday gobal kle Aniga oo ka xun lkn waxa niyadeyda ku jiraty ina mar kle kulmi dono wey dhacady oo mar kle ayaan Kulanya halkas ayaan farxadeni ka sii wadanay mar walbo waxa dhagesan jire heestan isgana sido kle ugu danbeyan tii wan ka so tagay oo waxa ku so labatay magaladeydi ila hadan wan jecalhy wiilka 🥺🥺🥺

  • @apdirahmanmahamed8896
    @apdirahmanmahamed8896 Год назад +4

    amazing dareen

  • @SaycalicismaanCusmaan
    @SaycalicismaanCusmaan 4 месяца назад +2

    heesti Darren Ieh iga dheh 🇸🇴

  • @sharmarkeaxmed5373
    @sharmarkeaxmed5373 Год назад +3

    Nice 🎶
    Haka ReepiN Video Editing ka Laozcda codka😍🥰

  • @Kornelsaid
    @Kornelsaid Год назад +3

    Daneeya Xaaladayda Dhowra
    Damal Deeqa Waa Dahabee
    Dadaalkeedu Waa Dar Allee
    Darteed Anigaa U Nool😘

    • @Kornelsaid
      @Kornelsaid 2 месяца назад +1

      9billood kadib waa habeenimo isniin Soo galayso 11:11 pm 30/jun/2024

  • @mssistaahil6281
    @mssistaahil6281 Год назад +1

    Naftii dooqiyo darenka luley😭❤️

  • @ayaanmahubo5291
    @ayaanmahubo5291 Год назад +4

    Waaaaw Xidiga hargeysa 🤜🤛

  • @kprp7124
    @kprp7124 10 месяцев назад +4

    This song is melting me😮

  • @abdirisaqdeeqsi5956
    @abdirisaqdeeqsi5956 Год назад +8

    Allow calaf igu dar adaa daain ahe

  • @fatimamohamed4426
    @fatimamohamed4426 Год назад +2

    Heesteyda 😢❤

  • @Shankarooneeyy
    @Shankarooneeyy 17 дней назад +1

    Qamar ama qaraami 😢

  • @maazimcadde1239
    @maazimcadde1239 Год назад +2

    Heeztan waxaan jeclhy markasta inaan dhagaysto💔😰

  • @FarhiyoYonis
    @FarhiyoYonis 2 месяца назад

    Danteyda hade diyar utahoo😢😢😮❤

  • @queenhanaa833
    @queenhanaa833 Год назад +4

    Ayyy🥺jaceylku waa nolol😔💔

  • @mukhtaar2391
    @mukhtaar2391 4 месяца назад +2

    Qamarka Fanka🎉Dareeen Jacyl iyo glb Rooban🌦Hargaysa Cadeey❤24/04/2024❤🅰️💋🌎

  • @Jamilajiya-k8y
    @Jamilajiya-k8y Год назад +1

    My husband alow idaa😢❤️

  • @SundusC.qaadir
    @SundusC.qaadir 5 месяцев назад

    Qalbiga ka dareemay😢❤

  • @Abdullahifiigaay
    @Abdullahifiigaay 11 дней назад

    Codka iyo music, music dheer

  • @kalgacal123
    @kalgacal123 Год назад +4

    What asong I feel love
    10:08 pm 26/4/2023 Thursday night 😢💔💔🥹😫😫

  • @mustafecabdiraxmaan
    @mustafecabdiraxmaan Год назад +2

    This my song 😫

  • @ubaxaragsanamaansan5801
    @ubaxaragsanamaansan5801 Год назад +2

    Waxn radiiyba wan hely🥰

  • @Hodan-Cabdi328
    @Hodan-Cabdi328 4 месяца назад +1

    Qamar ama qaraami😢❤

  • @ahmednuur6361
    @ahmednuur6361 4 месяца назад +2

    QamR suGaani the legal
    Codka 100
    Heesta 100

  • @qarnimedia3110
    @qarnimedia3110 Год назад +3

    Cod halaasiya music macaan qamar suugaani fantastic👍 suhayb fuaad c/qule

  • @Zaky_garad
    @Zaky_garad Год назад +1

    More than a song😣🎧

  • @somali.boy-002
    @somali.boy-002 Год назад +2

    Qamr sugani heesihii jeceyl bey igu abuuran xsuus glaa

  • @zacadizmail2789
    @zacadizmail2789 8 дней назад

    Ana saaka dhagaysanayaa kawrma 2024 bishii 9 12

  • @akramfarah8978
    @akramfarah8978 Год назад +3

    fanka waa qamar ama qarami❤

  • @ramloqueen1184
    @ramloqueen1184 Год назад +1

    Hestaan wan kahelay wlh mcn

  • @nasriincaafinasriincaafi6948
    @nasriincaafinasriincaafi6948 Год назад +2

    😢💔Danteda hdey Diyar u tahy