NIMCA IYO FU'AAD OO TURJUMAY HEESTA TUNE SANDAGI

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • NIMCA IYO FU'AAD OO TURJUMAY HEESTA TUNE SANDAGI
    #fuaadalfaghi #nimcoheybe #turjumaad

Комментарии • 262

  • @kingwaaya5050
    @kingwaaya5050 4 года назад +84

    Dad mudan in la garsiiyo 100 millions subscriber

  • @abdisalanaxmed4912
    @abdisalanaxmed4912 4 года назад +35

    Awxaaby Hadaa sheeko Yar official Xushmad uhayso Ana ilaahay Dartiis Like igu Saar

  • @Darwiishsakariyehareer1381
    @Darwiishsakariyehareer1381 4 года назад +14

    Team Sheeko Yar Waa Wiil Naafo
    Oo Jecel Inuu mar uun Horumar
    gaadho Waxaana Ku Gaadhi kara
    waa garab istaagina please isoo
    booqda dadkeygow😭😭😭😭

    • @amalmohamed7073
      @amalmohamed7073 4 года назад

      Sorry wllo mcn Hadaan anigu kuusoosaarayaa

  • @burhanjacfar5971
    @burhanjacfar5971 4 года назад +16

    11:35 meesha kaliya ad qaladeen ...waalidaan hadad soo dhawaysay ma ahee ee waa "adigaan kuu waalanahay, dadka waxay doonaan ha iska dhahaan" keep going guys

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 года назад +28

    Fuad & Nimco❤💯

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 года назад +21

    Jecliyaa Turjumaantina❤❤

  • @zainabhassan6070
    @zainabhassan6070 4 года назад +5

    This is my favourite song thanks sheeko office

  • @halaalmedia3416
    @halaalmedia3416 4 года назад +58

    Reer xamar jilow udaa
    Reer baydhabo tuugsi udaa
    Reer garowe suura udaa
    Reer hargeysa fanka udaa
    Reer jigjiga dhaanta udaa
    Reer gaalkacyo waali udaa
    Reer gaarisa afxumo udaa
    Aniga subscribe ii daa

    • @mahiramin3917
      @mahiramin3917 4 года назад

      🤣🤣🤣🤣 dhab wye arinkaaan

    • @farhandiyadfarhan3944
      @farhandiyadfarhan3944 4 года назад +1

      Hhhh rer garisa

    • @lovellymoha9203
      @lovellymoha9203 4 года назад

      REER GARISA OGAALI ODAA😅😅

    • @halaalmedia3416
      @halaalmedia3416 4 года назад +1

      Reer jowhar bin iyo cambuulo udaa

    • @MohamedAli-lb1pt
      @MohamedAli-lb1pt 4 года назад +5

      Reer Baydhabo ma gaartid nacasyahow qolofka socda. Qabiilkiinana maxaan u deeynaa? Waryaa caqli yeelo, channelka dadowna ha cambaaraynin.

  • @cabdirahmaansiciid7723
    @cabdirahmaansiciid7723 4 года назад +9

    Nimco midaas soodan kaqaba utid narayan ayaa kacod mcn kumaar wlhj heesha ugu mcn ee hindiya filimantii hore udit aya leh midaas aya kaMaqan

  • @ahmedabdirsak5846
    @ahmedabdirsak5846 4 года назад +8

    Please maanta Aan arko in Dalabkay LA aqbalo
    Heestii Jaduu Tere Nazar
    Filmka Darr please noo so turjuma

  • @anushhappy6209
    @anushhappy6209 4 года назад +7

    Daadkan waa iska jacelahay love you ❤❤❤

  • @ahmettapdy7115
    @ahmettapdy7115 4 года назад +10

    Fast one to day I'm Very glad 😀😀

  • @shukricabduqadir535
    @shukricabduqadir535 4 года назад +8

    Wan idin jclhy runti bahda sheko yar qasantan Fu aad sheko yar aniga Fuaad ayaan rabaa fadlan igu caawiya wlh waa runtay

  • @aminahassanmsufi3281
    @aminahassanmsufi3281 4 года назад +6

    Filimkan Waan jeclahay waana mahadsan tihiin. Fu Aad iyo Nimca Love you ❤️❤️💕💕

  • @naakishofficial6299
    @naakishofficial6299 4 года назад +10

    M.a tarjumadina waa okay hore usocda wlalayal😩

  • @umuomar1782
    @umuomar1782 4 года назад +5

    Nimca iyo Fu"aad big legend❤❤❤

  • @Mohamed-rk6wg
    @Mohamed-rk6wg 4 года назад +15

    That time i was Primary school life is funny wlahi I still think it was yesterday and

  • @sadaqbakal2982
    @sadaqbakal2982 4 года назад +6

    Nimco iyo fuad alfaqi iniwata markasta team sheka yar guul markasta

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 4 года назад +10

    AKEELEE HUM AKEELE TUM

  • @somaligirl2823
    @somaligirl2823 4 года назад +1

    Walahi filmkaan aad u jeclaaa
    Hada xataaa wan jeclhay 🥰🥰🥰🥰🥰

  • @nouredinmohamed1112
    @nouredinmohamed1112 4 года назад +2

    Number 1 😅 heestan wab sugaye best film

  • @sharkoali3445
    @sharkoali3445 4 года назад +1

    noo soo badiya reactionka oo soo turjuma mujhse neend aaye filmka Dil,

  • @neamaadan6308
    @neamaadan6308 4 года назад +8

    Hesta kliya anjeclahy 🤗😍😍

  • @falastiinaxmed8225
    @falastiinaxmed8225 4 года назад +6

    Waww ana kow ah love dhac ku siiyaa 😁😁😀

  • @zahrasimanmohamed8512
    @zahrasimanmohamed8512 4 года назад +5

    Nimco iyo fu,aad keep going ❤❤

  • @akiilacartoons
    @akiilacartoons 4 года назад +11

    Fuad filimada sida loo turjuma qibrad qibrad wuu uleeyhy balse camerada sida loo fiiriyo qibrad umalahan

  • @saalaxmaxmedyacquub6550
    @saalaxmaxmedyacquub6550 4 года назад +3

    Www masha allh nimco iyo fu,aad keep goinh

  • @maankayare6849
    @maankayare6849 4 года назад +8

    idin wataah team alfaghi 😍😍

  • @fuaadcadde852
    @fuaadcadde852 4 года назад +6

    Udit naryaan filim uusa ka heesin maba daawan karo walee
    Cajiib boqorka codka india

  • @xaajicaamir9703
    @xaajicaamir9703 4 года назад +2

    Hees ma dhageesto lakin wa ligu qasbay maanta sababta wa nimco iyo Mr Fuaad Boss

  • @najmacadeey3930
    @najmacadeey3930 4 года назад +2

    Fuad dooqiisa waa ku heestaa❤😥Aniga dhan jaceyl Jaceyl daroomooyaa😂

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад +1

    Xidigii Alfaghi taageero flimadiinii
    Ilaa maanta wax kale ma daawado srk iyo kajol dib loma heli karo 1996_2005kii flimadii aad turjunten 🌟 ⭐ 🌠 💫 ✡

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 4 года назад +7

    NIMCO WAXAAN KACODSANAYAA JANE JIGAR LAHOO KAHANSE AYUB KHAN

  • @ismahaancumar5099
    @ismahaancumar5099 4 года назад +6

    Waxaan rabaa inaad noo Soo turjumtiin bole chudiyan please

  • @Dhallanka
    @Dhallanka 4 года назад +5

    Markaad filimaanta turjuntaan xagaad soo dhigtaan

    • @zaakworrier6266
      @zaakworrier6266 4 года назад

      Mar hore ayaa tarjumijireen lkn hada uma badno lkn fu ad asal24 ayoo ka shaqeeyaa

  • @wardahaji7260
    @wardahaji7260 4 года назад +2

    Nimco heype fuad my love you ❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️ keep going

  • @m.k.afamilychannel6946
    @m.k.afamilychannel6946 4 года назад

    noo soo badiya afaarahan camal . salaan gobeed ayaan nii salaamay hore usocda

  • @ckarin
    @ckarin 4 года назад +5

    Waaaaaw

  • @aniismohamoudmohamed7013
    @aniismohamoudmohamed7013 4 года назад

    Nimco haybe markaan arko wxaan soo xasuustaa rani mukhrej waan taageeraa weligey wan taageeri jirey inaan arkana waan ku rajo weynahay iyada iyo fuaad iyo jekeyba waa dad aan in badan codkooda dhageestey alle ha idin sharfo madaxaad iisaran tihiin

  • @mssdiamond1544
    @mssdiamond1544 4 года назад

    maasha allah walaahi kooxdan Raga jooga oo uu ugu horeeyo fuaad codkooda walaahi aadban ujecelay , fuaad cod aad umacaan uyuu leeyay , filimadaba codkiisa dartii ayaan udaawadaa , I love you fuAad

  • @abdalletv6517
    @abdalletv6517 4 года назад +3

    Wax nool dad aan jeclahay codkooda muuqalka waa igu socdaa😍

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 3 года назад

    Thanks reer fanproj codsi waxaan rabaa inaa isoo fasirtan heesta ku jirta filimkii Aarzo heesta waa Doosti karte nahi dosti hoo jati he

  • @meenamoh6084
    @meenamoh6084 3 года назад

    Af hindiga wa kasesiin miya Nimco. Aniga xita waan kasa cml🙈😂👍. Nimco waxan kuku arkey Riwayad oo sii film hindi cml lo sameyay. You are so beautiful in the riwayo wallahi. Makaca riwayada waan ilawey😅😂

  • @Mohamed-rk6wg
    @Mohamed-rk6wg 4 года назад +1

    Lol wlahi alfghy group keep going guys wish you all the best

  • @undoking614
    @undoking614 4 года назад +1

    Nimco udit narayan maaba neceb thy king of melody wan kaxumahy

    • @libanabduqaderali3980
      @libanabduqaderali3980 4 года назад

      Tas waxa kasi daran Salman khan ayay jacashy 😂

    • @undoking614
      @undoking614 4 года назад

      @@libanabduqaderali3980 dooqa ka halaabey😂

  • @ibrahimabdirashid5626
    @ibrahimabdirashid5626 4 года назад

    Kumar sanu best nd alka yagni my favourite singer i really love in bottom of my heart ❤❤ udi naryan maka lito

  • @ibrahimabdi1236
    @ibrahimabdi1236 4 года назад

    I am Mohamed Abdi from wajir county (country Kenya) . Waantageera Al-Faghi filimada eey turjumeen waxaan idinkacodsanilahaa in filimka aan uxiisay marhore igudambeysay aan jeclahay in aan fiirsado waa veer-zaara sharu khan ayawaday. Ee fadlan noosoofasira veer-zaara in aan daawanno waan uxiisnay . Mr. Fuaad iyo Marwo ninco fadlan filimkas noosoturjuma idinkoo mahadsan

  • @mohamedbuulobaleey682
    @mohamedbuulobaleey682 4 года назад +4

    Waaww

  • @Thequeen-h2024
    @Thequeen-h2024 4 года назад +1

    We love you ❤️😍❤️😍💉❤️💉❤️

  • @ifrahahmed4290
    @ifrahahmed4290 4 года назад +1

    Heesa hindiga plz weekga labomar kasoodhiga codsi

  • @anyowyare5403
    @anyowyare5403 4 года назад

    Fuaad iyo nimco aashiqui2 heesahooda soofasira mahadsanidiin

  • @munadahir1159
    @munadahir1159 2 года назад

    Abow fuad codkiisa haaah😂💕♥️

  • @ahmedyusuf865
    @ahmedyusuf865 4 года назад +1

    Fu'aad&nimco labadii ugu khatarsanaa alfaghi

  • @nashwamire9684
    @nashwamire9684 4 года назад

    Mahadsanidin yaqeey filinka kaliyeen ugu jeclahay hindiga humraaz ayad nokenteen

  • @kuulkaxuseen4633
    @kuulkaxuseen4633 4 года назад +1

    War ani adinko isla jooga ke hadan arki lahaa filkmba adinka iiga flim 😘😘😘😘

  • @mahatabdi3990
    @mahatabdi3990 4 года назад +7

    Libaxadheena tahe Nimca heybe😅😅😅

  • @zidomarzayga
    @zidomarzayga 4 года назад +4

    Yaqy anaba jacel igalay runtii🥰

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 4 года назад +1

    Kumar .abheejeet batajiya.sonunigum .udit narayan.mohamed rafi.kishore kumar

  • @FatuushKl
    @FatuushKl 4 года назад

    Msh allh

  • @samiajama5417
    @samiajama5417 4 года назад +5

    first view

  • @cismaanxiireey5748
    @cismaanxiireey5748 2 года назад +1

    Sharu khan and kajol ❤

  • @jeestoyare5078
    @jeestoyare5078 4 года назад +1

    Fuaad waa macaliin

  • @mahatabdi3990
    @mahatabdi3990 4 года назад +2

    Sxbkey Fu'aad aadban kusalamaya🤝

  • @queenmaandeeq7130
    @queenmaandeeq7130 4 года назад +1

    Fadlan sheeko yar official
    Akele hum Akele tum heesti amiir khan soo qaada marka xigto inshlh
    Filmkas waxa atoore ka ahaa amiir khan asigo wiil heysta oo ey atariishada ka tageyso cunugeda & amiir khan si ey fanka heer ugu gaarto
    Filmkas wan oyey markan fiirsanayay wa film aan caadi aheyn
    Amiir khan fuad u hdlayay

  • @osmanabdi2369
    @osmanabdi2369 4 года назад

    Papapapa dad aan ixtiraam uhaayo
    Fuaad shahrukhan asagaa ijeclesiyaay waayo haduu hindi kuhadli lahaa gubataa ee ahaanleheed #nimco gabarta ugu codmacaan dumarka somaliya

  • @farhan_taffo
    @farhan_taffo 4 года назад +1

    www alfaghi fuaad

  • @Shorts-sg7xs
    @Shorts-sg7xs 4 года назад

    My fav actor

  • @nimcaanmohameddinimo8766
    @nimcaanmohameddinimo8766 4 года назад

    Adit naramya best hindi singer wllahi

  • @abdiwalibeanchannel1817
    @abdiwalibeanchannel1817 4 года назад +3

    Akahe badhi badhi oo Tum heesta reaction ka pixiya nio

  • @kuulkaxuseen4633
    @kuulkaxuseen4633 4 года назад

    Filimka firsanayay heesta maki lagaray you tube ka kuso labtay si heesta xata ayado turjiman aan usi fiirsado 😍😍😍 dawlo #alfaghi

  • @zakariayamyam9867
    @zakariayamyam9867 4 года назад +2

    Nimco iyo Fuad ❤❤❤

  • @saadaqcosoble4802
    @saadaqcosoble4802 4 года назад

    Barnaamikaan inoo soo badiya

  • @sakibest7693
    @sakibest7693 4 года назад +2

    Markaa Nolashayda kusooo birtay 😍😍

  • @ninweynweeyaan4024
    @ninweynweeyaan4024 4 года назад

    Fadlan wll noosoo turjum heestii ey meri hamsafar ek sara... udit narayan iyo amir khan. Filmkuna waa qayamat se qayamat tak

  • @zidiiqqariib2346
    @zidiiqqariib2346 4 года назад +2

    sharad kapoor heesta uu dhahayo aankh tum wacadala heeska waan ku haystaye macalimiinta mar hadii aad i micnaysaan 😍

  • @mukhtarahmed5450
    @mukhtarahmed5450 4 года назад

    Fuaad alfaghi and nuimco haybe big legend xidigahii soomaliywood 🖑🖑
    Filimka dil ne jise oo dhameystiran iiso sheega #sheeko_yar

  • @shugrimahmoud5293
    @shugrimahmoud5293 4 года назад +2

    Wa idinsalamy wllhy

  • @KINGMOHA5388
    @KINGMOHA5388 4 года назад +3

    walaalaheeyga waxaan idiinka codsanaayaa inaad chanelkeeyga subscribe ii saartaan waa codsi walaalnimo , qof walbo oo susbcribe ii saaro allaha ka farxiyo. insha allah

  • @imaammaxamed7845
    @imaammaxamed7845 4 года назад

    Aabo Fuad iyo hooyo nimco wan idin salaamay

  • @amiinyuusufmuudey5860
    @amiinyuusufmuudey5860 4 года назад +1

    Xalwada Lee waye kkkkkkkkkkkk nimco

  • @mahdiahmed3769
    @mahdiahmed3769 4 года назад

    Nimco qurux alle ha idin xafido adiyo asxabtadaba

  • @mohamedabdirahman7746
    @mohamedabdirahman7746 4 года назад +1

    Masha Allah wan ni salamey aniga ah abdirahman sheikh abu

  • @engabdukadir7899
    @engabdukadir7899 4 года назад

    Noo soo badiya Reactionada heesaha hindiga hit ba ku tihiin

  • @muxudiinyare6281
    @muxudiinyare6281 4 года назад +2

    barnaamij Yadan Oo Kale Soo Badiya Heer Sheko Yar Officail

  • @ismacilwarsamexamuud2121
    @ismacilwarsamexamuud2121 3 года назад

    Waa sax fuad

  • @cadcedgalbedProductInsight
    @cadcedgalbedProductInsight 4 года назад

    Jekey ma helikara linkiga Green screen studio ad istamcashay

  • @cheifabdulahimohamud286
    @cheifabdulahimohamud286 4 года назад

    Dad culus aan laga marmin ayaa tihiin team studio alfaghi

  • @Fortnite-mc6lx
    @Fortnite-mc6lx 4 года назад

    Nosobadiya Jadwal Noyela please waanka Helaa Heesaha Laturjimo

  • @alikaraama5973
    @alikaraama5973 4 года назад +1

    Udit waa nine time awards

  • @ahmednurayanle
    @ahmednurayanle 4 года назад +2

    Wwwww nimca hybe soo wad

  • @yuusufmaxamed4199
    @yuusufmaxamed4199 3 года назад +1

    Aniga waxan ahaye tagero nimco axmed heybi

  • @alikaraama5973
    @alikaraama5973 4 года назад

    Humraaz movie waxaa ku xasuustaa laba kumi hadaa yeelato cadow badanaa yeelanee cayuumanaas hadii wax lagaaga qaadi waayo waa lagu soo weeraraa qoor iyo ciidamadiisaa masar kadalbay

  • @yasminali74
    @yasminali74 4 года назад +5

    Nolosheyda is badashay Lee ba ka fahmay😁

    • @Facelessuplouder
      @Facelessuplouder 4 года назад +1

      Hhh iyo qofkii kaa hadlo waan dilaa , qof kula mid ah hadaan arko qayaamaha ayaa dhacaya , iyo waan kugu waashay 😂

    • @yasminali74
      @yasminali74 4 года назад +1

      @@Facelessuplouder 😂😂😂😂

  • @shaqallechannel629
    @shaqallechannel629 4 года назад +1

    Kumar sanu the legand

  • @hodanbae5413
    @hodanbae5413 4 года назад

    Mnsha Allllh horey usocda

  • @burcicadde2118
    @burcicadde2118 4 года назад

    Nimco waka diiday udit aa cod macaan iyo kumar xitaa heesaha top film waxaa ubadan udit

  • @ahmedabdirahmanakramsheikh5230
    @ahmedabdirahmanakramsheikh5230 4 года назад

    Asxaabta alfaghi wan idin salaamay

  • @ridwaanhusseinapdirahman358
    @ridwaanhusseinapdirahman358 4 года назад +12

    Qofka 19 Ahy Like Iizar Hdad sheko yar xushmad Uhesid

  • @abdirahmanstyle5218
    @abdirahmanstyle5218 4 года назад +1

    Asxabta alfaghi waxaan idiinka codsanlahaa aflaaantii aad sameen jirteen inaad sameysaan sida shalaay axdi waalid iyadoo casrigaan lagu jiro loo sameeyo media qaas ah sido Kale lagu soo duubo hotelada casriga usameesan iyo meelaha dalxiiska lootago xeebaha iyo dhamaan bilicda xamar sidoo kle cameradana wey kacasrisantahy sidii hore marka kaliya waa iga talo waayo waan idiin jeclahy team Al faghi

  • @saalaxmaxmedyacquub6550
    @saalaxmaxmedyacquub6550 4 года назад +3

    Aniga hadii aan Ku xeranhye waxaan codsanayaa heestaani in aad ii turjimtiin waa kuji kuij hootaa heee

    • @ilyasadam1414
      @ilyasadam1414 4 года назад

      Kuji Kuji Hora loturjumy gadal u rac jekey a turjumay