“Ninka leh SNM ma jirto Somaliland ma Aqoonsana, Madaxweyne-na ka noqon Maayo…” Wasiir Kaahin.

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 8 сен 2024
  • Gallaydh Media kala soco Warar, Barnaamijyo iyo xogo kale oo xiiso leh.
    Kala Soco Gallaydh Media Barahan
    FB : / gallaydhmedia
    FB : / hassangallaydh
    TW : / hassangallaydh

Комментарии • 66

  • @user-gb5fo2jo5x
    @user-gb5fo2jo5x Месяц назад

    Mansha allah
    Balanteenu waa kulmiye

  • @user-co5qb5kp4j
    @user-co5qb5kp4j Месяц назад

    Guuuuul kulmiye

  • @IsxaaqHassan-z9c
    @IsxaaqHassan-z9c Месяц назад

    Subaxanaa laa

  • @KaysealiShaqale-wo6xz
    @KaysealiShaqale-wo6xz Месяц назад +2

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ ina kaahin guul guul

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Месяц назад

    Geenyo shaaximan Munaafaq caalan caass

  • @Somfox1
    @Somfox1 Месяц назад +2

    Waar Qabyaalada Umada ka daaya!!!!!

  • @Khaadarupdilaahi
    @Khaadarupdilaahi Месяц назад +3

    😢guuuuuul kmye

  • @updifataaxxukun7371
    @updifataaxxukun7371 Месяц назад

    Hayaay kaadhkii SNM AAWAY waa markii ay kulmiye kaadhka SNM JEEBKA KALA SOO BIXI JIREEN

  • @faysalibraahin8737
    @faysalibraahin8737 Месяц назад

    Waa la dhaafayi xiligii s n m

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Месяц назад +1

    No More SNM layira Ma nitro hada waa dawlad jirta yaa Doqon ciyaya
    Caqligii aya fuud lagaga shubay geenyo shaximan Waar iska aamus óo calyada Dadka kala fadhiiso 😅😅

  • @zakirboss143
    @zakirboss143 Месяц назад +2

    Oo SNM ma adaa sheegan kara 😂😂😂

    • @saamiaden7451
      @saamiaden7451 Месяц назад

      Hadaaa m adaaa sheegan kara hhhh indho adag baad la timi mesha Sxb Mahamed kaahin waa mujaahidkiii u horeeyay ee talaabaay SNM

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Месяц назад

      @@saamiaden7451 Mujaahid maahee mujaahidiinta ayuu sabaayada u dubi jiray

  • @user-tr9ii6hs8u
    @user-tr9ii6hs8u Месяц назад +2

    Maxamed kaahinow snm wakhtigeedii wuu dhamaday somaliland baa inawada deeqa snm waxay ahayd halgankii maanta soomaland aqoonsibay ubaahantay ciro waa musharax musa waa musharax siyaasada ayaa laguhu kale duwanyahay

    • @suberh8985
      @suberh8985 Месяц назад

      SNM waa hooyada Soomaalilaand. Hadaanay ina kaahin iyo qerkii soo dagaalaminna Sland may jirteen. Markaa qofkii SNM neceb waa yeelkii

    • @Layla6793
      @Layla6793 Месяц назад

      @@suberh8985dalkaba iyagaa Rogey

  • @abdimajid2893
    @abdimajid2893 Месяц назад +1

    Ina kaahinow ninnkhayr kaa ah haka sheekeen adeer SNM we proud so much lkin adigu booskaagii kulmiye adaa xagal daaciyey hadaad maanta musharax noqon lahayd waanu iskaa barbartaagi lahayn lkin maad nqon macal aasif waxba uma hayno kulmiye calankiisu dhacay the game is over

    • @suberh8985
      @suberh8985 Месяц назад

      Ina kaahin hadaad rabto waakaa oo waa Kulmiye isaga iyo mujaahidka kaleba way soo halgameen imikana ictiraafkii bay kuu sidaan iyo waliba huramr kale ee ama soo raac oo taariikhda la jir ama faqashta raac oo taariikhda ka jir. you choose

  • @abdulraven4970
    @abdulraven4970 Месяц назад +1

    Munaafaq aan aaminsaneyn Somaliland lawada lee yahay Snm wuu isku qarayaa maskaxdiisu waxay ku fadhiisatay 1994. Move on 👞

  • @Layla6793
    @Layla6793 Месяц назад

    Anigaa kule wax snm la yidhaah ma jirto

  • @sumahwaagullweyn196
    @sumahwaagullweyn196 Месяц назад +1

    KKK geenyo shaximan Waar Wax hada SNM la yira ma jirto yaa kadaab SNM dawlada ayay dhashay doqonyaw Billa caqliga ahi SNM Waxba kamaydan kimis aad dubtaan mooyee Nacasyaw 😂😊😅😊

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Месяц назад

    Munaafaq beenale Ciil gaabe caalan caass ciil qhabe nagargabe 1994

  • @Ayaan_wadaani
    @Ayaan_wadaani 4 дня назад

    Wadaani Guul guul insha allah. Odaygaaniina waa nacas iska hadla oo hadlaadiisan isma dhegeysto waxaasp midian baa qori laa socda war ilaahay ka baaq

  • @user-tp7tk5uj7e
    @user-tp7tk5uj7e Месяц назад

    Tuugbay ahaad waxaa aadsheegaysa

  • @user-iy8jx2ci1c
    @user-iy8jx2ci1c Месяц назад

    SNM QIBKADII LAGU TUKANAYEY MAAHA BUUGANA WAXA LALAABAY 1993 QARANVAA LAGU BEDESHEY

  • @qaniahmed9241
    @qaniahmed9241 Месяц назад

    Aduunyada waa laga danbeya halgamayaasha naftooda u hura , SNM waa Somaliland waa Xoriyada iyo sharafta maanta aynu haysano , Dadka wax ka sheegaya ama ka xanaaqaya magaca SNM waa 2ba ama waa Faqashtii SNM dalka ka xoreysay Ama waa Garac Ka mid ah garacyadii loogu yimi 1991 kii Burco iyo Hargeisa.

  • @sahradhoolchannel8657
    @sahradhoolchannel8657 Месяц назад

    😂😂😂eeyahe adeeer halgankii dhamaa waryaa alle yaqaan

  • @nathra7351
    @nathra7351 Месяц назад +2

    Waa cawaan farmaajo ayaaa sooo direy ciro waa cadow doqona guuul snm iyo qaranka ishalah

  • @mohamoudahmed7822
    @mohamoudahmed7822 Месяц назад +1

    Kadhkii SNM wuu dhamaatay runta hadaynu isu sheegi wayni waa dhib
    SNM waxay butburiyeen dal dhisan
    Waxayse ku fashilnernninay soo celiyaan dalkii ay baabi iyeen
    Iyo inay nolol iyo nabad u hilrgaliyaan dadkii ay waxwalba ka baabi iyeen
    Waa nasiib wax walba
    Maanta na an fileen in SNM lagu ololeeyo
    Shame on you

    • @saamiaden7451
      @saamiaden7451 Месяц назад

      SNM iyada dalkan dhashey lama dhaafay iyo aduunka tariikh la iska dhaafa ma jirto orod buugaagta aduunka soo akhri awowwe

  • @yacinabdo4144
    @yacinabdo4144 Месяц назад

    Kudafad caalan caass

  • @prime10mviews7
    @prime10mviews7 Месяц назад

    Xisbiga cayda iyo dumarka

  • @idiriscabdale2706
    @idiriscabdale2706 Месяц назад

    Inay xisbiga wadani cayaan mooyane wax kale ma hayaan

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h Месяц назад

    Snm waxad uqabatay wadku codwayday oo snm laguma khalfikato ee heegadii sheego koronow.
    Snm, tuugbaad ka ahayd basaas u sh faqshtii.
    Snm,mamarayso ee dadka waxtus ama caacdagur.

  • @salahthefruad9174
    @salahthefruad9174 Месяц назад

    Hooyadaaa ayaa u sheegi Snm iyo xaar Wayne ..
    Usc ayaa riday Siyaad Barre e aduuu wax aad riday ma jiree yaryarka been u sheeg....
    Wakaa Hawiye haysta kursigii Somaliya ee laysku haystay.....

  • @KhalidMohamed-z6e
    @KhalidMohamed-z6e Месяц назад

    Idho beel weye odaygu wali waxa uu jooga sideetamadkii

  • @munasagal2496
    @munasagal2496 Месяц назад

    Nacaskii ina kaahin ee hamaansiga wayna marka dagaalaka la gelayaayo.kkkk waxba ha cabaadin wad khasaartaye😂😂😂

  • @abdirizakhassan1073
    @abdirizakhassan1073 Месяц назад

    Heestii SNM marka loosho ina kaahin wuu mirqaamaa

  • @InaFreefire
    @InaFreefire Месяц назад

    😂😂😂😂😂😂 war dadku meen in losheego ku fican

  • @MurtidaTv
    @MurtidaTv Месяц назад

    Kkkk aduunyooy xaalka ba bal qofkaa weyn eeg wuxu ku hadlaayo caruurta ka xishoota waxaas oo kale wajigaa gubay waar SNM waa la wada ahaa cidna wax kaa weydiin maysee caanyooy soo dhaaf xaafadaha oo rag waxad iskaga celiso la hor imow

  • @ApdyOmar53
    @ApdyOmar53 Месяц назад

    Gudoomiye 26june xisbiga kulmiye 😂😂

  • @user-vp9sy3uk8h
    @user-vp9sy3uk8h Месяц назад

    Idoorland ma xishoodaan runti

  • @user-mf1no1rb7z
    @user-mf1no1rb7z Месяц назад

    maalinba wax yar u raadi
    ma jirto snm

  • @cartancartan8452
    @cartancartan8452 Месяц назад

    Hhhh hurdaaayee
    Iska ci de

  • @KayseKayse-bx3hc
    @KayseKayse-bx3hc Месяц назад

    Snm maxay tahay soomaaliya way waashay soomalilandna wayxbaabiisaye

  • @user-cj1jk2hd7i
    @user-cj1jk2hd7i Месяц назад

    😂😂😂😂😂 waar mayee wuu jooga miyuu baxay snm isaaq bay ahayde dee xukun hadii kale somaliland lawada leeyahay keen 33 saano in snm lahadalhayo oo lagu olaleeyo

  • @maxamedsaleban9584
    @maxamedsaleban9584 Месяц назад

    Mudane wasiir 7sanadood ayad wasiir soo ahayd maxaad soo qabatay

    • @user-ow2qo9ru3o
      @user-ow2qo9ru3o Месяц назад

      Inu ciro u jawaabo.
      Waxqabad ka wanagsan mad garanaysaa

    • @zakirboss143
      @zakirboss143 Месяц назад

      ​@@user-ow2qo9ru3o Ma jirtoba 😂

  • @sacadismacil1834
    @sacadismacil1834 Месяц назад

    Ninka snm dafirsan ha la waydiiyo qaranimada somaliland yaa sababay iny timaado

    • @salahthefruad9174
      @salahthefruad9174 Месяц назад

      Hawiye ayaa sobobay oo iyagaa riday siyaad Barre...
      Somaliland waa sida puntland ama meelaha kale ee somaliya.
      Maamulo ay beeluhu dhusteen siyaad Barre ka dib.

  • @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf
    @cabdiraxmanmuxumed-sr1yf Месяц назад

    Hooyadaa beenta kawas waxlagaa qorayaa majirto

  • @jurganklopp9755
    @jurganklopp9755 Месяц назад

    Beenale Beenale Dhalay Kuwii Dhahay Ethiopia ayaan wllo nahy ayaga soomahan 😂 inaan gaalo bad badiyayaal noqono ma rabno ayagoogibaa hadda is cunaya ethiopia 😂😂 alxm rabil calamiiin ilaaho ha mideeyn marna 😊

  • @nasirahmed4735
    @nasirahmed4735 Месяц назад

    Uuuuf snm idin na nacsiiye kurasta baneeya snm halkay lascanod marisay waynu aragnaa

  • @halimoibrahimhassan-lg3gg
    @halimoibrahimhassan-lg3gg Месяц назад

    Ina kahin snm bay kaga hadhay ader snm waxa kadan baysay somaliland lawada leyay 😂😂😂 sorry

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 Месяц назад

    Guddomiyaha 26 juun ee xisbiga kulmiye. Maxamed kaahin

  • @siciiddauud
    @siciiddauud Месяц назад

    SNM wa Garxajis maxa ka galay

    • @JohnTheworld-to1ob
      @JohnTheworld-to1ob Месяц назад

      Haday sidaa tahay dalka mayaguunbaa daga 😂😂😂😂😂 adeer ciise muuse ayaa dalka xoreeyay cidwalbana waylahayd ❤❤ runta sheeg hadad badhi ahayn 😂😂😂😂

  • @shiine127
    @shiine127 Месяц назад

    Xaarka day ma kolbaad ahayd adigu kuwii wadanka u soo halgamay, waatii islaamihii aad laxooxda la dubi jirteen idin sheegee 😂😂😂😂😂😂. Aamusnaantaa kuu khayr roon adiga iyo noocaaga

  • @InaFreefire
    @InaFreefire Месяц назад

    Beenal anigu bentad wan naqan cid an ku oqon u sheeg