kkkkk darmuuskii iyo kabihii may firinjeerkii galiyeen yaa allah ala anigaa wlh beerka aya i cadaaday somali maxamed muradkina alaha idin sahlo subscribe iisara 😂😂😂
Caydiid Mire ; bro yes; walow ay jilid tahay hadana xanuunkani waa dhowr nooc oo kala duwan,hadana ku darsoo dadku ku system maaha oo qaar buu u daran yahay.marka digashada jooji .
Much as i don't understand what they are saying but they really make me laugh 😂😂😂
channelka kaliya ee aaan ugu jeclahay youtebka dhan big fan
Ninka qoriga sitaa waa rageedi wa ragi logu talagalay 👏👏👏👏👏
😅😅😅😅😅Corona virus Number 1 Paranoia Good job👍👍👍👍 Keep up guys
best coronavirus film kkkkkkkkk cary on guys thumps up
Walaal BR the only Somali Hollywood, The one only comedian halkaas ka wad shaqada.
Anigaa ugu horeyay manta dawashada riwayadan
Waligey view ugu horeeyo maan arak
kkkkk darmuuskii iyo kabihii may firinjeerkii galiyeen yaa allah ala anigaa wlh beerka aya i cadaaday somali maxamed muradkina alaha idin sahlo subscribe iisara 😂😂😂
Diyar wan ku saray abayo horumar wacan IN SHA ALLAH
caadi maaha, riwaayadahan oo kale noo soo badiya, BR funny weeye
waxan ka heley xata kabahi waxa la gelshey fridge kkkkkkkkkkkkkkk
Waapad araktee like dhac ku zii👌
Sidaani waa waali cas kkkkkkkkkk
BR waxkle waye wuu iga qosliye wlhi 😂😂
Waa Umad buuFis ku dhacey
Coronavirus ilaahay ha naga badbaadiyo
🤣🤣🤣🤣🤣🤣🥰
Br aa iga qoslsiyo Aniga 90ka qori Ayuu wataa😂😂😂😂
Haye wagaranay walal isaar isheer log
Kkkkkkkkkk wlh waad gudubtay Abdihakiin BR ninculus keep going 🙏❤🌹
Asc sxbta m.a waa ruwayad wcn
🤣🤣🤣🤣🤣🤣
Gowsa weeyne ku lahaa Kkkk
😄😄😄😄👍
🤣🤣🤣🤣🤣
Hahahaha
Ruwayadan ma diyaarsano wa dad is ka shekeynaayo malahan sheko xiran mana u eka ruwaayad Tobe honest inta aan ruwayad fiirsanayey
Waa barnaamij tayo leh.
Somalinimo isoboooqo subiscrab naisaar🙏🙏🙏🙏🙏🤝🙏🙏🙏🤝🤝
wan ku saray adna subscribe iyo like iisar
#sacduu waa kusaaray wll ee isaar addo mahadsan Subscriber
@@naimastar9366 . Waa ku saaray ee isaar addo mahadsan Subscriber
@@naimastar9366 anigaa kuu saaraayo adigana ii saar walaal
@@Labadhako walaal ii saar waan kuu saaraa adigana
Ramadan kariim.walalahey inta I aragto allah Dartiis subscribe isaar like share isaar
Meeshaas yeeysan kaa gaarin alla ka baq
Waali cas🤣🤣
Tan waa gadan tahay.
Sifiican ayad u dhigten
Hore u socda
Sheekadani way iga gadan tahay
Best comedy about coronavirus
Maxamed hasan farax jiliinba ma yaqaano ee medha dhalinyaro actaro ah keena
Waa in aan waca ninkii goosaweyna ahaaa
hhhhhhhhh caadi maha waa tob
Dadkani imka ma Corona ayay Sidas oo dhan uu sameynayan fridgeka kabaha lagu Radayo waxay
Caydiid Mire ; bro yes; walow ay jilid tahay hadana xanuunkani waa dhowr nooc oo kala duwan,hadana ku darsoo dadku ku system maaha oo qaar buu u daran yahay.marka digashada jooji .
Dhuusa weyne miyuuu yidhi, si fiican ba uma maqleyne?
Walhy filmkani waa iga gadan yahay kkkkkkk
Oo waa maxay digsiga iyo falaasadii iyo kildhigiiba talaagada geliyey .war was waas ka iska daaya.
Kkkkkkkdigsi waligaa fridge ma galin?
sheko buufis caadi mahan
Labadan nin waa jilayaal dhab ah
qorigaas sax miyaa mise caag waye
TEAM Xogmaal Media
FARTA TAAGA
#LIKE IYO #SUBSCRIBE II SAARA
Qoray ayaa ka diyaar ah
Gosa waybe asaaa qori wata
bishann ramadanta subscribe channelka sar:)
Kkkkkkkkkkkkk
2020 iyo isla sheekeysi ahahahah wallee somali movie makers fucking amateurs waligiin ma aragtee movie aduunka meeshii la rabo halagu sameeyo oo qofka jilaaya isla hadlaaya wax ka badala qaabkan
Yahye Omer ma fahmin waxa uu ruuxani kahadlayo
Waxaan ka wadaa aduunkan hadda filin la daawanayo oo qofku Isla hadlayo ama Isla sheekaysanayo xagee lagu arkay????
Runti wa wax lala yaabo
Kkkkkkkkk talaGada
Waar maraykan baad ku nooshine barta sida film loo matalo..
H
Nimco joker. Ma ku jirtaa....?
I wasted 14mins of my life😩 so boring...
😂😂😂
Kkkkkkkkkkkk