Axmed Mooge Liibaan Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "AAN HESHIINO"

Поделиться
HTML-код
  • Опубликовано: 28 окт 2024

Комментарии • 134

  • @AyaanAbdirashiid4631
    @AyaanAbdirashiid4631 Год назад +7

    Hees iga dheh Allah ha unaxariisto labada fanaan 😢🤲codkoda dahabiga ❤️

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 года назад +19

    riwaayadii anagoo waalan waagu nooberi xasan qawdhan codadkii xaliimo khaliif magool iyo axmed mooge liibaan allah hawnaxariisto

  • @ayubahmed3151
    @ayubahmed3151 3 года назад +11

    Ilaahey ajar iyo xssanaad ha kaa siiyo sidda aad u keydisay suugaanteenii. Guuleyso walaal

  • @BashiirSalad
    @BashiirSalad 3 года назад +17

    Riwaayadii Anagoo waalan Waagu Maynoo Baryay
    Curinta Xasan Qawdhan Yuusuf
    Laxanka Iska Garoo waa Bashiir Xaddi
    Coddadka Xaliimo Khaliif Magool Iyo Axmed Mooge Liibaan

    • @mataanyare611
      @mataanyare611 3 года назад +3

      Riwaydaan xagee laga helaa👏adoo mahsan👏

    • @maxamedcllaahi5722
      @maxamedcllaahi5722 Год назад +1

      Laxanga waa saciid xarawo

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад

      ​@@maxamedcllaahi5722walal waa saxanyahay bashiir xaadi ayaa lahaa tan iyo heeso kale ayayuu laxanakeeda lahaa macalin bashiir xaadi allha unaxristee

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад

      Aad iyo sxb bashiir xaadi laxankiisa waa lama helaan mana aha Codadka kuwa kale lagu qaldi karo allha unaxristo macalin bashiir

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +11

    Abwaaniintii hore iyo fanaaniintii iyo kuwii laxanka saaray allah ha u wada naxriisto waqti ina soo mar laga sheekeeyo .

  • @cabdulaahimacalin8836
    @cabdulaahimacalin8836 3 года назад +5

    ilahay ha u wada naxariisto dad waa dadkii hore hadalna wa inta ay dhaheen mahaynooo

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 Год назад +3

    alle ha unaxariisto axmad mooge libaan iyo xaliimo khaliif magool fanantii somaalia kooxda wabari

  • @kingofvoice2442
    @kingofvoice2442 3 года назад +9

    Cajabeey cajiiib dad nasab ah oo murti kuhadlaya maantana socdaan iyo xashiish poy ayaa inoo fanaan ah

  • @cubeyd27
    @cubeyd27 7 дней назад +1

    *Magool
    Aan heshiino aan wada hayno
    I hilow waan kuu heelanahee.
    *Mooge
    Aan is helno aan is hanano
    I hilow waan kuu heelanahee.
    Woof caleyk, Laxanka heesta innaba caadi ma'ahan🥰.
    Intii dhimatay allaha u naxariisto intii nool ilaahay cimriga iyo cafimaadkaba ha u siyaadiyo.
    21/October/2024 11:31 Pm

  • @ijoxasan9132
    @ijoxasan9132 3 года назад +10

    siday dadkii hore inooga qurux badnaayeen
    ayay inooga cad wanaagsanaayeen!!!

  • @osmanyussuf7069
    @osmanyussuf7069 3 года назад +8

    Yaa salaam Allahu yarxamhum xidigihii qaranka ugu mudnaa
    Murugoodayeey magool iyo
    Maxamad ma'an waayey
    Murtideeda heesaha hadii
    Maafish Lagayeelay
    Moogoow maqaar baa kahadhy
    Hodan mulaaxdiiye
    Midhihii macaanaa
    Waa midkaad tidhiye
    Mowloow magantaa kayeeL
    Waakuwaa maqne

  • @farxaannuur2371
    @farxaannuur2371 3 года назад +7

    allah hawnaxariisto magool iyo axmed mooge liibaan

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +2

    Illaahey iyo somaalida ,waxasn ka codsanayaa in la ila xabaalo, xaliimo the first . Arraweelo.

  • @mascuuduurmaax17
    @mascuuduurmaax17 3 года назад +16

    Labada sawir ee aad soo hesheen ayaa ba layaab leh.

    • @musemuse6648
      @musemuse6648 3 года назад +3

      waa 2 masawir oo aad uquroon aniga xataa waan layaabay quruxda masawirada dee

    • @maahir376
      @maahir376 6 месяцев назад

      Waa sawiro cajiiba

    • @shaaniqadarshaani5677
      @shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад

      ​@@musemuse6648sxb quruxdu sawirka maaha waa genetic ilahey soomaali gaar usiiyay midabkeena midib lamida maba jiro salaam szb🙏

  • @abdisheikh8042
    @abdisheikh8042 3 года назад +7

    Wallaahi waa channalka kaliya ee xusuusteyda dib usoo celiya maga uu wato waa karun sheegay waayawaayihii wacnaa waa dhab xasuustuu koriyaa

  • @abdimaxamed3454
    @abdimaxamed3454 3 года назад +11

    Waxaalayaaba leh sawirada aadkeentaan dadka wax ayna fanka ka hayninyaad haysaan maansha allaah today event tomorrow history

  • @CawoiyoAyaan
    @CawoiyoAyaan 3 года назад +5

    Ninkaan waa Mohamed mooge lakiin gabadha heesta qaadeysa waa magool Allow idiin naxariiso

  • @HalisTa..22
    @HalisTa..22 Месяц назад

    ii hogaansan anigaa ku hanuunsane!!! Deep words 🔥

  • @abdirahmanhaydar9481
    @abdirahmanhaydar9481 3 года назад +8

    Allow uwada naxaristo

  • @MrLooyaan
    @MrLooyaan 2 года назад +6

    اغنيه في قمة الجمال والروعه. .... اللهم ارحم حليمه خليف مجول واحمد موجي ليبان والشاعر المرهف حسن قوطن يوسف جميعا

  • @ronny7suii3
    @ronny7suii3 3 года назад +22

    Laxanka macaan waxaa saaray Bashiir Xaddi caafimaad iyo cimri dheer Allah siiyo Aamiin.

    • @usamearwax2999
      @usamearwax2999 Год назад

      Erayada ninma lahay heee?

    • @YaxyeCumar-nd6nm
      @YaxyeCumar-nd6nm Год назад +1

      @@usamearwax2999 cali sugule
      Laxankana siciid maxamed cali xarawo

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 4 месяца назад

      Eryadii aun Cali sugule cali Dun carbeed ,miisigii siciid maxamed "Siciid xarwo .

  • @Axmeddaahir_
    @Axmeddaahir_ 3 года назад +4

    Cajiib ❤
    Allaw uwada naxariiso labadoodaba Axmed mooge iyo magool

  • @guuuregeedi3581
    @guuuregeedi3581 Год назад

    Alle ha u naxariisto Dhamaan magool iyo mooge habeenka waan dawanayaa riwaayadaa

  • @naasircabdi4028
    @naasircabdi4028 3 года назад +5

    Heesihii waayo waayo

  • @janogalechannel9013
    @janogalechannel9013 3 года назад +5

    Su,aal su,aal loogu jawaabayo Somali ugu imooow

  • @muhammadsheikh676
    @muhammadsheikh676 3 года назад +4

    Magool iyo mooge AUN aamiin top hees iyo muusik

  • @AbdirizakObuli
    @AbdirizakObuli 3 года назад +7

    I wish that ican translate every with that words. They both my best. Specially xaliimo

  • @apdinaasirfarhan3687
    @apdinaasirfarhan3687 2 года назад +2

    Allaha uNaxariisTo 🤲🤲🤲magool io mahmed mooge amiin soo🙏🙏🙏 dhaha

    • @mulki6698
      @mulki6698 10 месяцев назад

      ءامين يارب العالمين

  • @captaintripplea4468
    @captaintripplea4468 3 года назад +4

    What a song aun magool iyo Ahmed 🤲🤲🤲

  • @abdilahihassanali9320
    @abdilahihassanali9320 3 года назад +4

    Rabaw u naxariiso aamin

  • @ismailabdi7461
    @ismailabdi7461 3 года назад +4

    Allah ha u raxariisto labada

  • @abdullahim9503
    @abdullahim9503 3 года назад +16

    Saan ayaa looheesaa ama sida aniga oo kaliya ayaa shib la'iska dhahaa.

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 года назад +5

    Labadoodaba Alle Hownaxariisto💔

  • @Burcaawi2010
    @Burcaawi2010 3 года назад +8

    Bal kuwa unlike saaray heesta erayada suugaanaysan iyo miyuusiga laxanka waa 100% taloow ma shuccuba baa,

  • @abdirahmanahmeddacaam2183
    @abdirahmanahmeddacaam2183 3 года назад +21

    Ruwaayadii caanka ahayd ee "Annagoo waalan waagu noo beri"
    Abwaan xasan qawdhan AUN

  • @mowlideidle4282
    @mowlideidle4282 3 года назад +5

    Waah waah

  • @alisaid2008
    @alisaid2008 Год назад

    Mirihii x.qowdhan laxankii bashiir xadi codka magool iyo a.mooge

  • @samadoonwiilqaran5333
    @samadoonwiilqaran5333 3 года назад +5

    Murti waxa ku heesi jiray dadkii hore✌️

    • @jamalskp7280
      @jamalskp7280 3 года назад

      Hadna shrma boy baa ku heesa kkkk

  • @abdibashe567
    @abdibashe567 2 года назад

    Allah haw naxariisto labaad fanaan iyo Abwaankii Ali sugule( dun carbeed)erayadii

    • @buuxciise2167
      @buuxciise2167 2 года назад

      may wa xasan qawdhan ereyadu ruwayadii
      anago walan wagu noo beri laxanka bashir xadi

  • @shaaniqadarshaani5677
    @shaaniqadarshaani5677 5 месяцев назад

    Allha unaxaristo bahdii fanka intii dhimatay 😢

  • @abdinaafac8211
    @abdinaafac8211 13 дней назад

    Boqoradii codka xaliimo khaliif mogool

  • @ifk02
    @ifk02 6 месяцев назад

    Iihiloow waan ku helanahee❤❤❤

  • @CabdirisaaqMaxamed-o6r
    @CabdirisaaqMaxamed-o6r День назад

    Good majaajillo❤❤❤

  • @drmohamed6442
    @drmohamed6442 2 месяца назад

    Waxan dawanaya marki igu horese 2024 ano rapo extydi inaa soceshto

  • @mahamuismail4272
    @mahamuismail4272 2 года назад +3

    Caadi maaaha

  • @khadaralimaxamed4629
    @khadaralimaxamed4629 3 года назад +4

    Waaw

  • @maxamaddaahir1043
    @maxamaddaahir1043 3 года назад +5

    Alaha u dadkaan Qaaliga ah

  • @abdigacayte9
    @abdigacayte9 3 года назад +4

    Heestaa yaa sameeyey ayaa laxanka leh?

  • @AxmedDaahir-g4n
    @AxmedDaahir-g4n Год назад

    Alle haw naxariisto labadaba

  • @aliabdi6008
    @aliabdi6008 3 года назад +5

    Mahadsanit

  • @AMAli-kc3qr
    @AMAli-kc3qr 3 года назад +1

    Aan nadat Bay ay. Ahayd is..?

  • @abdiboodhari9944
    @abdiboodhari9944 3 года назад +2

    يا سلم احمد موغ لیبان حسن حليم قایف ممول

  • @ciisecaptanka-kb1qm
    @ciisecaptanka-kb1qm 5 месяцев назад

    Dadka sharma boy hees uma leeyo hees murti leh waa tanaa

  • @maxamedyusuf880
    @maxamedyusuf880 3 года назад +2

    Maxamed Yusuf

  • @AbdulkadirMNur
    @AbdulkadirMNur 3 года назад +3

    Ruwwaayadaan magaceed?

    • @SuperKahin
      @SuperKahin 9 дней назад

      Anagoo waalan waaga manoo baryay xasan qawdhan yusuf baa sameyey allaw unaxariso dhamntod

  • @proudcitizen4883
    @proudcitizen4883 3 года назад +7

    One Of The Best Songs

  • @ahmedabdirisaaq7567
    @ahmedabdirisaaq7567 6 месяцев назад +1

    Erayadi cali sugle duncarbeed laxankii siciid Maxamed cali xarawo

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +4

    Queen ,xaliimo the I.

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +7

    Xaliimadii koowaad, ma waxa jira gabadh soomaaliyeed oo cod kula tartami karta? Maya, isku day ,adaa waalan doonee, wallee...

    • @abdifatahaadan5972
      @abdifatahaadan5972 2 года назад

      Aun sahra axmed jaamac xaged ku ilowdey

    • @nuurhubane
      @nuurhubane Год назад +1

      @@abdifatahaadan5972 magool qof somali ah oo cod ku gaartay maleh AUN all

  • @ibnuhaji1802
    @ibnuhaji1802 2 года назад +1

    Ereyada:- Cali Sugulle Cigaal Dun-carbeed,
    Buuga:Hal Tisqaaday
    Bogga:93-95

  • @musemuse6648
    @musemuse6648 3 года назад +2

    dadkii hore wey qurux weynaayen dee

  • @abdiali7666
    @abdiali7666 3 года назад +4

    Wa laba kamida kuwi somali ugu sareyey

  • @davidwillium371
    @davidwillium371 3 года назад +3

    Why somalis doesn't want show their appreciation to their Queen Xaliimo The I.its unfortunate, billah.

    • @eternalbliss1767
      @eternalbliss1767 2 года назад

      Halima Magool (Allaha unaxariistee) disappointed many Somali people when she started openly supporting the USC and their Massacres of innocent Daarood civilians. Not only did she support them but she was a very active member of their propoganda wing.

    • @Hobyosultana
      @Hobyosultana 11 месяцев назад

      @@eternalbliss1767The USC were freedom fighters against a tyrannical dictatorship and avoided Somali death at all costs. The movement started off with a noble cause, although it may have been askewed during the end of the war. Magool supported the freedom fighters, not the warlords.

    • @Hobyosultana
      @Hobyosultana 11 месяцев назад

      @@eternalbliss1767Just as Saado Cali, another female artist, had supported the SSDF, which could have also been said to “slaughter innocent Isaaq civilians”.

  • @gaadacoahmed2371
    @gaadacoahmed2371 3 года назад +4

    Laxanki siciid xarawo

  • @shariifrooble2758
    @shariifrooble2758 3 года назад +5

    Waxaasaa la sameeyaa ama iska aamusa .

  • @darbomaxamud5937
    @darbomaxamud5937 3 года назад +4

    Xaaji lfohore

  • @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi
    @SuugaanDhaadhiSuugaanDhaadhi Год назад +2

    Hees xusid mudan.

  • @hoygaxulkiihore5460
    @hoygaxulkiihore5460 Год назад

    Ereyada yaalahaa

  • @AbdirizakObuli
    @AbdirizakObuli 3 года назад +1

    Best ever

  • @alimuse9541
    @alimuse9541 3 года назад +3

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭👍👍👍

  • @saacidfaaraxsiciid6115
    @saacidfaaraxsiciid6115 3 года назад +3

    Cajiip

  • @xaajiaaminamohamudawhassan2244

    😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @Tubeec699
    @Tubeec699 3 года назад +10

    Riwayadii Dumistii Aqalkeyga
    Mirihii :Hassan Qowdhan
    Laxankii: Bashiir Haadi
    Qabasho: 1969
    Aaad iyo aad baad u mahad santahay
    (WAAYO WAAYIHII WACNAA)🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰🙏🥰

    • @mahaddirirgeesood9556
      @mahaddirirgeesood9556 3 года назад +5

      Anagoo waalan waagu no bari weeye malaha iga sax sxb miraha xassan qowdhan

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 3 года назад +5

      Dumiste aqalkeyga waxa sameyay xasan ganey sxb mana ahyn 1969 wa dhowr iyo todobatanki marka wa ruqaydi xasan qowdhan

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 3 года назад +4

      Walaal iska sax riwaayadda magaceeda.

    • @husseinabdille
      @husseinabdille 3 года назад +1

      @@ronny7suii3 sxb adu maxay kula tahay

    • @ronny7suii3
      @ronny7suii3 3 года назад +3

      @@husseinabdille walaal riwaayada waa" anagoo waalan waagii noo beriy" waxaa sameeyay abwaan Xasan Qawdhan AUN

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 3 года назад +3

    Erayadii abwaan Cali Sugulle,laxankii Siciid maxamed Xarawo.

    • @aminomar9569
      @aminomar9569 3 года назад +3

      Qalad labadaba ilahay hawnaxariisto labadoodaba cali sugule iyo xasan qawdhan heestan xasan qawdhanbaa sameeyay

  • @nurabdiqadirahmed8294
    @nurabdiqadirahmed8294 Год назад

    Abwanka erayga hubqaad = waxaa iskaleh dumarka
    Ragga waa gole joojis.
    Afsomaliga saxdaa.

  • @xasanmagafe5780
    @xasanmagafe5780 3 года назад +3

    Dadkani been weynaa waar ereyada Cali Sugulaa sameeyay laxankana Siciid Harrawo. Salaan from hoyga fanka Hargeysa

    • @khadarmohamed2676
      @khadarmohamed2676 3 года назад +4

      Xasan magafe
      Adigaa qaldan
      Xasan qawdhan yuusuf ayaa curinta heesta leh
      Laxanka ama codka waxa u sameeyay.
      Bashiir xaddi.
      Waxay ku jirtay riwaayaddii.
      Annagoo waalan waagu noo beri.