Howlgalka Waa in lasoo Afjaraa deg deg insha alaah wiilashaas iyo odoyadaas meesha ku dhuumalaysta dhulka harti land uma baahna in lagu sii dawado umada
@MohamedHassan-c1f bro anaga waxa nahay rer darood ismacil culumada diinta islamka keeynay africa iyo Somalia, dulmina ma jeclin , abdullahi yusuf madax weeyne iyo farmaajo somalia markee aha yeen madax weeyne wax qabriyada faganayo maad aragtay ama shacabka guryahooda ama bussnesskooda duminayo wa maya, hawiye masuul laga dhigay maxa ka sugeysa ? Shacab la dulmiyay shacab wadamada carabta laga ii biyay somali shacab dagal lagu qaaday iyo qabriyo la faagtay, diinta islamka wa ka xaraan tuug inuu wax ma mulo, halaga dajiyo kursiga odayga xassan, shacabka muqdishu hawiye iyo darood ba leh , ma rabno hassan sheikh 1000.000 shacab ba banan baxday
@MohamedHassan-c1f Aniga waxa ahay MAjerteenia bro 100% Abtiyal qabil kale i ah ma lihi ,adeer waxa i ah MAjerteen abtina waxa i ah Majerteen hadan abtirsaday, hadii lala dagaalo, Jubaland ana la ila dagalay, hada lala dagaalo Puntland ana la ila dagaalay, hadii jiga jiga lala dagaalo ana la ila dagaalay, hadii lascaano lala dagaalo ana la ina dagaalay, hadii dhul darood ismacil lala dagaalo ana la ila dagaalay sababto ah darood ismacil wa hal walaalo oo asal ah, mida kale Somalida kale wa walaalaheyna kuwa na jaceyl aniga waxa cadowga ula jeeda kuwa somalida nala dagaasho oo na soo radsato dhib iyo dagal usoo shaqo tago wa kuwaa kuwa aan ula jeedo cadowga axsaan wax kuma laha kuwa cadowga nagu ah laakin kuwa kale somalida waa walalaheyna qabil kasto ee yihiin hadee Somalinimada iyo nabada ya qanan, diinteyna fadliga badan iyo nasteexada badan islaamka ba na nahday in aan difaacano diinteyna, dhulkeyna iyo shacab keeyna , anaga hadaa nahay darood ismacil arki meeysan darood oo shacab somali dagaal ku qaaday ama qabri faktay ama shacab somali xoolohooda ina ka bur burino siduu xassan shaydan sameeyay imisa hawiye ayuu xoolohooda intu cagaf cagaf soo qaatay guryahooda, tukaamahoda iyo guryahooda ka bur buriyay shaydan xasssn shacabka somaliyeed ee muqdishu ku nool sida yahuuda falastine ula dhaqmaan buu dadkiisa somali ula shaqmaa nacas weeyan xassan shaydan.
Xasan sheekh keligii taliye waa in uu iscasilaa Kim Jon unka soomaaliya fashill weyn baa ka soo gaaray cid loo xuray ama iscasilay majirto xasan sheekh iyo general kiisa KOFFI xamza weli isma casilin waa yaab fool xumo la soo taagan.
ASC Masha Allah Allhamdulilah Allahu Akbar 🙏💯 VIVA 5 Daroor GUUL puntland Allaha xafido Harti SSC KHATUMO GUUL iyo gobanimo Insha Allah 🙏👍🐎🙏👍🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🦁
All huakbar❤❤
Mashallah tabarakallah D5 guul iyo gobonimo guulesta abtiyasha inshallah Kheira hore u socoda❤❤❤❤❤🎉
allaha guuleeyo ciidankeena ❤❤❤❤❤ puntland ❤❤❤ 👍
Viva puntland state of Somalia guuleysta inshallah khawarijta hala layo o ya xabsi la geynin
Maansha Alaah tabaarkalaah Alaahu Akbar Allaahu Akbar Allaahu 🤲☝️☝️🤲🤲🤲🤲☝️❤️❤️🇸🇴
MAASHALLAH GUUUUUL HARTI 🇸🇴 ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Puntland guuuul guuuul inshallah ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Guul ciidanka difaca dowlada puntland guuleysta shacabka ssc khaatumo guuleysta
Guulaysta guulaysta puntland army
Telegram
Telegram
Buntland viva
guul cidanka buntlind
Guul guul guul❤❤❤
Absolutely waxaan kudarsanlahaa xasan waa musiibo kuhabsatay Somalia, ilaahayow nagaqabo si deg deg ah 😢😢😢😢😢😢😢😢
Guuuul ciidanka difaaca putland allaah garabkoda hagalo
Guul.guul.guul..hais.casilo❤❤❤❤❤❤❤
guuleysta ciidanka puntland
Insha allah guuleysta ilaahow cadowga naga qabo illahow noo hiili
MaanshaaAlla guull balsi shacabka tusa waxacad OO ku qancan natusa.waxan rajeneyana xeyihi ay daganay qawariijita oo cidamada puntlan dagany❤❤❤ihin wa inan anra❤❤❤ garnaya ❤❤❤❤inshallah guull guull ❤❤❤❤❤❤❤
Mansha.alaah❤❤❤❤
MAASHAALAAH CIIDAMADA GEESIYAASHA MAJEERTEEN GUUUUUUUULEYSTA VIVA PUNTLAND VIVA GUUUUUUUULEYSTA IDIN ALE AAMIIN FROM JUBOLAND RAASKAMBOONI VIVA
Until and guul guul guul
Waa xaq in Xassan Sh Maxamuud dalka laga qabto waa musiibo umada somaaliyeed lagu imtaxaamayo waa nin musuqmaasuq iyo colaad wata.
Maasha allah
Allaahu akbar ilaahow guul iyo
Howlgalka Waa in lasoo Afjaraa deg deg insha alaah wiilashaas iyo odoyadaas meesha ku dhuumalaysta dhulka harti land uma baahna in lagu sii dawado umada
Alhumdullih
❤❤❤❤ Guul
Ilahaay.guulastayalo.ingar.oo.guusha.iyo.libintuh.garbihinah.kamadan
Cadawgah.daxishnah.ilahaay.guuladaroh.hakuh.ridoh.xakhaban.ku
Habartameynah.idil.halal.habarkuh
Dardaradey.layimadan.burah.gal.galah.halagah.raboh.ee.ilaad.radkudah.marising.hakah.harinah.runtunah.markih.rugah.lasuh.dhigoh.ilaad
Madkodah.marisin.harikhaninah
Gasiyah.rer.butilanoh.ducadan.udin.haynah.hadanay.shacabkah.rer
Butilan.ee.kusugan.khubah.ilahaay.nah.hadin.akhabaloh.ducadaynah
Amiin.yah.alaaaaaaaaaaaaaaaaah
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲
❤❤❤geesi guul insha Allah
Dhaammaanteen Guul
Iyo Gobanimo.
Dalaxa waxatahay wariye dacada
Allah ku xafido
Kusoco geesiga❤❤❤❤❤😂
Aamiin
Puntland iyo Jubaland iyo khatuma cadowga ha iska difaacan wixii soo weerarana ha toogtan yee xabsi geeynin
Wad abtirsatey awey Somalidii kale maxaad inoo lala saareysaa awey Reer abtigiin? Kkkkk
@MohamedHassan-c1f bro anaga waxa nahay rer darood ismacil culumada diinta islamka keeynay africa iyo Somalia, dulmina ma jeclin , abdullahi yusuf madax weeyne iyo farmaajo somalia markee aha yeen madax weeyne wax qabriyada faganayo maad aragtay ama shacabka guryahooda ama bussnesskooda duminayo wa maya, hawiye masuul laga dhigay maxa ka sugeysa ? Shacab la dulmiyay shacab wadamada carabta laga ii biyay somali shacab dagal lagu qaaday iyo qabriyo la faagtay, diinta islamka wa ka xaraan tuug inuu wax ma mulo, halaga dajiyo kursiga odayga xassan, shacabka muqdishu hawiye iyo darood ba leh , ma rabno hassan sheikh 1000.000 shacab ba banan baxday
@MohamedHassan-c1f Aniga waxa ahay MAjerteenia bro 100% Abtiyal qabil kale i ah ma lihi ,adeer waxa i ah MAjerteen abtina waxa i ah Majerteen hadan abtirsaday, hadii lala dagaalo, Jubaland ana la ila dagalay, hada lala dagaalo Puntland ana la ila dagaalay, hadii jiga jiga lala dagaalo ana la ila dagaalay, hadii lascaano lala dagaalo ana la ina dagaalay, hadii dhul darood ismacil lala dagaalo ana la ila dagaalay sababto ah darood ismacil wa hal walaalo oo asal ah, mida kale Somalida kale wa walaalaheyna kuwa na jaceyl aniga waxa cadowga ula jeeda kuwa somalida nala dagaasho oo na soo radsato dhib iyo dagal usoo shaqo tago wa kuwaa kuwa aan ula jeedo cadowga axsaan wax kuma laha kuwa cadowga nagu ah laakin kuwa kale somalida waa walalaheyna qabil kasto ee yihiin hadee Somalinimada iyo nabada ya qanan, diinteyna fadliga badan iyo nasteexada badan islaamka ba na nahday in aan difaacano diinteyna, dhulkeyna iyo shacab keeyna , anaga hadaa nahay darood ismacil arki meeysan darood oo shacab somali dagaal ku qaaday ama qabri faktay ama shacab somali xoolohooda ina ka bur burino siduu xassan shaydan sameeyay imisa hawiye ayuu xoolohooda intu cagaf cagaf soo qaatay guryahooda, tukaamahoda iyo guryahooda ka bur buriyay shaydan xasssn shacabka somaliyeed ee muqdishu ku nool sida yahuuda falastine ula dhaqmaan buu dadkiisa somali ula shaqmaa nacas weeyan xassan shaydan.
Xasan sh wuxuu.kadhergay.7 wax.qabyalad.wqaybinta Somalia xatoyo iyo xaraash hantiqaran.babi inta.ciidanki qaranka.heshisyo iskahor imanaya.beena.wamadaxwaynihi uguxuma ee inasomara Somalia illaahbayledahay
Mnta waxa kawanka saaran xaraash ah suqii sinaay shacabka kuganacsan jiray hooyoyin waa lagu kala baxay cajaib sheikhow
Qayr ka hadal
Cal cal
Inteey kubulaalayeen cal cal ka Putland maxeey qabaneeysey
Waa runtisa
Hassan Dhiiqo waa lagula Xisaab tamayaa wax alle wuxuu Boobayna Guryo iyo lacag Dhul waa laga soo Celinaya Somalida waxey arki Doonta Hassan oo la Xabisay 👍🏻🇸🇴😡😡😡
Xasan sheekh madxweene uma aha reer laascaanood ee ha qasbina talka uu xukumaa idiinma dhowa
Itus oo itaabsii caaqyada.
Waa runtooda isida reer ssc xassan munaafaq hana dhaafo waa dal halaage laharay dadka iyo dalkaba
Xasan sheekh keligii taliye waa in uu iscasilaa Kim Jon unka soomaaliya fashill weyn baa ka soo gaaray cid loo xuray ama iscasilay majirto xasan sheekh iyo general kiisa KOFFI xamza weli isma casilin waa yaab fool xumo la soo taagan.
Nacaal kuugu taala wasaq
Waaruun. Haiscasilo
Xasan fashilaad xaaskiisu wadhafay ee wax dalka kabadbayiya Ayaa lobaahanyahay hadal ninmiyir qabaalayirahdaa xasan mamiyirqabo ee wax iskaqabta Ayaa lobaahanyahay
Waaruntooda xasan sheikh xilka waa inuu iskadhigaa fashil waxaa ugufilan maanta oo jidadka dhexdooda ladhisanaayo markii ladhameeyay dhulkii dantaguut iyo kuwii dowladeed qubuurihi hada jidadkey mareysaa
Beenale aaway hubkad sheegeysey ma wuxu noqdey hal qori.